Xogta DFS oo ku dhawaaqday in 2 Sharuud ku xireen Kooxda AS, Fiqi oo yiri waan Aqoonsa doonaa AWDAL

  Рет қаралды 9,376

Suldaanka TV.

Ай бұрын

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Пікірлер: 17
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 Ай бұрын
Waqooyi miyaa loo dhan yahay??
@CabdikariinIbrahim-kj9cw
@CabdikariinIbrahim-kj9cw Ай бұрын
Riyo ayaan modaa hadalkaas
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 Ай бұрын
Adiga laftigaaga Ayaakaqeyb Ah Naceybka& iskudirka umadasomaliyeed???
@Terza56
@Terza56 Ай бұрын
Muse Biixi iyo xaafadiisa keliya waaye oromo e maa la soo xiro awey Taliyaha boliska gobolka banaadir ✅✅
@AbdullahiAli-pn8kh
@AbdullahiAli-pn8kh Ай бұрын
Shekadan wabeen azxpt
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 Ай бұрын
SHABAAB AYAA LA WAREGAYA DALKA MUQDISHO WAXAA KA BILABATAY QAX IYO KALA CARAR.
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 Ай бұрын
A
@ahmeddirshe3141
@ahmeddirshe3141 29 күн бұрын
Somaliyed & itobiya somaliya waxa murankabada xasan sh gele muse Adan fiqi & wasirka gudaha somaliyed mudana masaxixi Karo dhulka exasan Ayaa usaxiixay musana lacagti laguheshiyey Ayudonaya muse in Kaligis uqadto somaliya & jabutina weydiden xasana wakiyiri itobiya bada wasineynaye Aniga ha ilaheshiso
@user-xs1yy8ff7h
@user-xs1yy8ff7h Ай бұрын
Calmaniyiiinta Garguurta Hugaminaayo Qabuuraha Muslimiinta Faganayo Ayaga Laga Rabaa Sharuud Inay Qaaatan Shareecada islamka Marka Hore
@LuqmaanAlhakiim
@LuqmaanAlhakiim Ай бұрын
itoobiyaanka ilaaliya ayaa aqoonsaneen xuduuda soomaaliya
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 Ай бұрын
Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 Ай бұрын
SOMALILAND MIYA RAJI KARTA DAD XAYAWAN MUFTARIS AH OO U EG BANI,AADAM.
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu Ай бұрын
xududo ma leenahay soomaaliya afarta dhinac wey furantahay ma amxaaro kaliya ayaa so gasha cid walba ayaa soo gasha itoobiya weyngu wareegsan tahay mudug waqooyi beydhabo iyo garbahaarey iyo jubooyinka alabaabaduna wey furan yihiin waa siduu sheegey abiy axmad ama idinkoo raali ah ama xoog waan qaadan bada ciidankiisuna horey ayuu dhinac walba nooga jirey iyo butlaad waan ilaabey hanawareerininee siiya bada inteysan xoog ku qaadan
@bashehusien3810
@bashehusien3810 Ай бұрын
Eaxay muujinaysaa sida aynu moogow kala maan u kala nahay .Ethiopia ayaa nooga kiin dhow, waa run.Somaliyeey kala quusannee qoomamo la'aada .
@faizam523
@faizam523 Ай бұрын
@Bashehusien, baadi halow ah oo cadow iska gadeysa oo odayaal qabyaalad googeysey been u sheegeen baad tahay waa la idiin caqli calinayaa inta habowsan ee aami san in Ethiopia walaal u tahay ee dhageyso wali inta la idin daneynayo.
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 Ай бұрын
Hareysa sababta elyda loga masafuryay slnd wa alshabaab bixi wa lamid wu socda slnd wa dad wanagsan familkey o sacad muse ano galmuduga a jooga
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Ай бұрын
Sxbyaal reer somaliland dulqaad iyo wanaag kastooy sameeyeenba dibindaabyada cadaawadeed iyo izir'nacaybka dhagaraysan ee uu cadawgoodu la daba taagan yahay siiba munaafaqadda nacaybka xanbaarsan ee soomaaliwayn u qabto-way ka nabad gali waayeen, sidaa awgeed way ku khasban yihiin reer somaliland inay si kama danbaysa dagaal Aan xuduud lahayn u go'aan sadeen sida muuqatana isku abaabulayaan maanta haday xataa ciiin daaqayso-colaad dhamays tiran iyo siday soomaaliwayn meel iskaga tiirin lahaayeen, waanay ka dagaallamayaan xaqdarrada jiritaankooda lagu hayo, dibna loo heli maayo reer somaliland oo soomaali danbe wax laga dhaxaysiiyo,, isku soo wada duuboo colaadii isir'nacaybka xanbaarsanayd iyo fitnadii dhagaraysnayd iyo munaafaqaddii cadaawadda Aan tudhaalaha lahayn huwanayd ee gobolka sool siiba magaalada laascaanood laga fuliyay iyo muwaadiniintii iyo aqoon yahankii reer somaliland ee sida naxariis darrada ah muqdisho iyo garoowe lagu qal'qashay ee xataa wax garawshiiyo ka bixiya iyo waxaa dhacay soomaali ka damqataba la waayay- cabaadkaa baxayaa Cuqubadii ka dhalatay weeyee-- camalladii xunxumaa cadaab iyo ma looga dhaadhacay ciqaab kulul?? Dheeshiina waa wali iyo waxaad ka dheeftaan dheh,, waana mahad ilaahay reer somaliland haday cadawgoodii ku baraarugeen maanta allaylehe waa la eedayaa wixii dhacay oo wallaahiyee ha ogaado nin moogi insh tcaalaa,,,, wbtawfiiq
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 8 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН