Xogta Fowsiya oo Mar kale sir kashiftay,Aqoonsiga S/land ayan kursiga ku waayay,P/land oo ka carotay

  Рет қаралды 27,686

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

9 күн бұрын

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Пікірлер: 21
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 7 күн бұрын
💘💘💘💘💘 💘💘💘💘💘 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💕💕💕💕💕
@seed3966
@seed3966 7 күн бұрын
Asc arintani wax foosiya quseeya maaha ee waa arrin soomaliyeed dheh 😮😮😮
@user-ws6zc2ej7x
@user-ws6zc2ej7x 6 күн бұрын
Foosiya. Xaqa ayaykhdhashe
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 7 күн бұрын
Waa qof aan masuuliyad Lagu aamini Karin marka Record'keeda dib loo eego !!
@MaxamuudaweesMaxamuudawees
@MaxamuudaweesMaxamuudawees 7 күн бұрын
taariiqdamaanoosheegtid,maxaaugatageysaa
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 6 күн бұрын
MUQDISHO WAA NAARTA CADDUUNKA.
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 7 күн бұрын
Xasan shiikh shartiisa Benadir ha Nagal la joogo.
@omarmohamed-nf9to
@omarmohamed-nf9to 7 күн бұрын
Hassan waxa uu yaqaana waxa uu cuno, waxa uu xado iyo xukun jacayl. Malaha dareen Somalinimo iyo Islaanimo.
@user-dq2xw6rb5j
@user-dq2xw6rb5j 7 күн бұрын
asc
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 7 күн бұрын
Damac jidiid aqliliita aqoon la ' aan 'cilmi la'aan wadani la' aan maamul la' aan ajaanib u shaqayn burburin qaran xasan ayax waa markii 3 ed ee gabdho u tartamaaya midawga afr iyo qu m lacag ayuu siisay sharaftii
@SalebanAbdi-iw5yj
@SalebanAbdi-iw5yj 7 күн бұрын
Quali markale kuu suurobi mayso in mash-ruc olole siyasaded laga dhigto .
@QaliSharif
@QaliSharif 7 күн бұрын
Muxuu rabay subxan allah War ssc miyan somaliya mamul ka mida ahayn maxa khalda halkana waxba kaldan
@AbdikaadirMahamud-mf5yx
@AbdikaadirMahamud-mf5yx 7 күн бұрын
Xagee joogtaa somaliland? Mar hore bey burburtay hada waxa jira iidoorland.
@guledgled8695
@guledgled8695 7 күн бұрын
Warxume media
@QaliSharif
@QaliSharif 7 күн бұрын
Maxa qaldan ssc waxay ka mid tahay mamulada somaliya ma fahmi karo hadalada weriyal reer puntland hadalada kaso yeraya na fiicna warku in uu cad yahay baa fiican mamulada somaliya bay ssc na kamid yihiin manhajki somaliya ayay qadanayan
@QaliSharif
@QaliSharif 7 күн бұрын
Walahay wan dhegaystay lakin in lagala noqdo ma jeclayn
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k 6 күн бұрын
Waar beenta jooji
@ibrahimshanfool
@ibrahimshanfool 7 күн бұрын
Waa GAF in xasan shiikh aad ugu yeedho madaxweynaha somaaliya waayo niñkani waa gudoomiyaha gobolka banaadir
@fadumoabdulkadir1388
@fadumoabdulkadir1388 7 күн бұрын
Fosiyo sfkeda kama sobixin soomalilan ee waaa adiga waxa ka hadlayo soomalilan ee ilahey ka cabso
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 7 күн бұрын
Dadkani waa labo wajiile msgaca soomaliya ayey wadataa hoostana soomalilan ayey ku wataan dad la aamini karo maaha
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 3,8 МЛН
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 4 МЛН
CAJIIB: SABABTA FOWZIYA HAJI LOOGU DIIDAY OO JABUTI LOO SIIYAY WAA...
21:06
Waar deeeg  daaag ah. oo
16:45
MS TV
Рет қаралды 12 М.
waar Dag.  Dag  ah
14:43
Som tv
Рет қаралды 2 М.