Xogta Xasan sh oo hadda Helay Qorshahii Kursiga Kusii joogi lahaa, Xalane oo lagu kala baxay,3 Qodob

  Рет қаралды 11,047

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

26 күн бұрын

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Пікірлер: 61
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e 22 күн бұрын
Xasanwaa ku soo laabanayaa marsadaxaad in shaa.alaah shan mashruuc oo waa weeyn ayuu wadanka u qabtay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MuhamadSharif-li6nl
@MuhamadSharif-li6nl 23 күн бұрын
Somaliya wa somali
@habiibawarsame5183
@habiibawarsame5183 24 күн бұрын
Wax aan jeclaan lahaa in la midoobo insha alaah
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 24 күн бұрын
Xasan waqtigiisa ha dhameysto han na dhaafo inshaa allaah...
@NimcoNalka-xt6ny
@NimcoNalka-xt6ny 24 күн бұрын
waxan jecelahay. midnima 😊🎉
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir 24 күн бұрын
M/w hasan sheikh isagaa mucarad isugu filan ,ha isdhagesto
@user-ym8de1jc6g
@user-ym8de1jc6g 24 күн бұрын
Midnimada soomaliya waa muhim
@osmanadenshukri9351
@osmanadenshukri9351 24 күн бұрын
Waryaa waan idinka shisheynaa soomaalilaan idimo rabto ee isnadiifiya
@ShuebMohammed
@ShuebMohammed 24 күн бұрын
Maya❤
@muminaxmedKh
@muminaxmedKh 24 күн бұрын
Lamidowda somaliya
@MaanoKooto
@MaanoKooto 18 күн бұрын
Asc soolilan Ayaaba ugudaran Somalia Madam yeelay nin laguna Aamina lamahayo sababtu. Dada degan was ubeec halshzsi oodiidey ooisaag ah majiro
@faadumo114cabdi9
@faadumo114cabdi9 24 күн бұрын
Soomaalilaand inay aqoonsi hesho ayaan rabnaa wax lala midoobo ma istaasho soomaaliya
@user-li2xc3db9q
@user-li2xc3db9q 23 күн бұрын
Waainlamidoobaa
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 24 күн бұрын
Midnimo
@user-vm3os2rv9f
@user-vm3os2rv9f 24 күн бұрын
Waa midda hore e soomaalia ma jecli inay kala Gordon,waa tan labaade xasan dhiiqo isagaa jawaab iyo su'aal isugu fillan.
@MohamedIlyas-yx2tn
@MohamedIlyas-yx2tn 22 күн бұрын
Soomaaliya ma doono iyadaaba khalkhalsan. Anagu goonaan rabnaa
@abdullahimohamud3035
@abdullahimohamud3035 24 күн бұрын
Aqoonsi umarabno waxan rana walaalha somali naan midow
@alimahdi6751
@alimahdi6751 24 күн бұрын
Qashin waa shaqadiisa
@aminagaiye4608
@aminagaiye4608 24 күн бұрын
Soomaaliya waxaan rabnaa in ay mid ahaa to oo aay radiso kuwa kale sid
@user-bl2jt4gz2h
@user-bl2jt4gz2h 24 күн бұрын
Soomaalidu waa dad marba meel ayeey u guuraan soomaaliland hala xureeyo madaxbanaani hala siiyo
@xamarey8143
@xamarey8143 24 күн бұрын
iney xaqeeda ka qaadato koofur ama madaxweye noqdaan ama reysalwasaare xorah ah rageysana laga dhigo caasimada
@AbdulkadirOsmanhussein-mv2xr
@AbdulkadirOsmanhussein-mv2xr 24 күн бұрын
Dib-ulamidow somaliya
@subraarm4381
@subraarm4381 24 күн бұрын
Waxaan wax tusayaa kuwa Raga lagu sheego ama Dameeraha damiiraka lahayn ee nool socda hadlay waxna cunaya ee Indhahala, dhegahanla maskaxdoodu tusayso Musqusha oon in Xaarka loogeeyo waa madaxda maanta dalka joogta Ilaahay ummada haka qabto jaahilkaas meesha lagu hoogay ka soo jeed isma dhaamaanka Hassan kuwa la midka ah. (1) Dalku dhiigii Dhulbahante ayuu ku midoobay oo wax Somland la yidhaahdaa ma jirto marka horaba ummad woqooyigu waxay u qaybsanaayeen labo Soomaali iyo ku diidan Isaaq wuxuu rabay Dawlad Qabiil waxaan ka badan dadka Soomalida ah waa inay Isaaq gurguurad Soomaali ku tagaan waayo waxaa hadhay Hargaysa Hassan intuu ku farxi lahaa sharafta sariirta ugu timid hadii haw Isagu rabo dalka inuu kala jaro Hargaysa Dawlad ma noqonayso. (2) Abtida yaad ka qaadi dadku waa Soomaali Raga Soomaali diidka ah ee Khaniisiinta iyo Gaalada hoos fadhiya mooyee Hassan wuxuu taageeray kuwa khaniisiinta iyo Alshabaab dalka keenay Wariye maxaad tahay Adigu ma kuwa khaniisiinta iyo gaalada dalka keenay ayaad rabtaa mise dadka dalka difaacaya?
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 24 күн бұрын
Waxaa Somaliland wanaagsanan lahayd inay Somalia ku soo biirto si dalka la isuguhayo dal xoog leh u ahaan laha.
@Abdulahi243
@Abdulahi243 24 күн бұрын
Somaaliland inta ay ma maqan tahay waxay aheyd in ay wax mas,uuliyad ah ku laheen koofur sida xildhibaan ,wasiir iwm.waxaana wanaagsan somaaliland in la midowdo walaalahood soomalia.
@user-km4rv7od2d
@user-km4rv7od2d 24 күн бұрын
.Haaaa ha godo Somalilaan
@muheidinismailmose1083
@muheidinismailmose1083 24 күн бұрын
Asc, waxaan jeclahay Somaliland in aqoonsi la Siiyo si culaysku nooga haro,waana khasab in Somali cid walba halkii deegaan u ah loo tixgaliyo.Somaliland waxaa hamigeedi u suurta galaxy’s markii ay ka Hashi hamiga shirkadaha shisheeye ee damals batrooöka,lana heshiiyaan coda casks leh,waa yoocada. Yaa defang Garoowe ma Dhulbahante mise Isaaq,is waysides adi,
@osmanadenshukri9351
@osmanadenshukri9351 24 күн бұрын
Asagaa ayaa isku marqaati furayaa wuu waashay kursi jeceyl waay E
@user-tu8in2sk3t
@user-tu8in2sk3t 24 күн бұрын
Marka Hore somaliya waa hal ummada ,hal dal kaliya,hal AF ayey leeyihin,hal doing, Wana hal far kaliya. Ummada sedex qof halaga dhex saaro .1) muuse biixi cabdi 2) ismaciil Cumer geele, 3) Xasan sh. Maxamoud. .. sedex dasi wasa cudurka ummada Ku habsadey. .sidaasi darteed ummada somaliyeed. Dalku wuxuu ka kooban yahay 18 gobol oo ah loyacadow Ila kanbooni oo any cidna kala Saari karin.wana mid muqadas. Dalku wuxuu raba ciidan xoogle..wax soo saarka cuntada beeraha, meeleynta aqoon yahanada tacliinta Sare haysta. Shaqooyinka dalka ha Lagu bixiyo darajada jaamacadeed IYO hirgalinta imtixaanka shaqaaleynta.
@muminaxmedKh
@muminaxmedKh 24 күн бұрын
A
@hawaabdulleshire2998
@hawaabdulleshire2998 24 күн бұрын
Waxaan jecelahay in ay soomaaliya la midoodo
@user-ym8de1jc6g
@user-ym8de1jc6g 24 күн бұрын
Wax soomali land la yorahda ma jirto
@user-pn6lc6zl4n
@user-pn6lc6zl4n 24 күн бұрын
Maadma oo somalida koonfurtu ay sii kala googoyaso oo ay san heshiis ahayn somaliland in sidaa lagu aqoon sado ayan ku talin lahaa
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 24 күн бұрын
Masuurtobikarayso muddo kororsi ama boob, waxaayna wax yeelaysa dalka Somaliyeed.
@abdullahosmanhassan3337
@abdullahosmanhassan3337 24 күн бұрын
Waxaanjec lahay inaan midoowno waxaanjoogaa maroodjeex
@mohammedahmad3765
@mohammedahmad3765 24 күн бұрын
Waxan tageersanahay in la midobo Lana samiyo wax kasta oo lagu midoobi karo.
@CaliCadaawe-hp5xq
@CaliCadaawe-hp5xq 24 күн бұрын
Waxaan.jeclahay.midow
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 24 күн бұрын
Markay ogolaadaan beesha isaaq inay ogolaadaan kuwa diidan gooni istaaga inay xor u yihiin in ay soomaalida soo raacaan iyagiiba diidan inay dadka u ogolaadaan waxa ay rabaan.
@danabguuled5491
@danabguuled5491 24 күн бұрын
Ninka soo hadlaayoow anigana war iga hoo. Somaliland maxay soomaaliya ka wadataa? Su'aashaa iga jawaab.
@siradhersi2273
@siradhersi2273 24 күн бұрын
Waxan jeclaan lahaa soomaali land iney la midowdo walaalaheed, soomaaliya makala go’i karto!
@danabguuled5491
@danabguuled5491 24 күн бұрын
Ninka soo hadalaayoow Aniga war iga hoo. Somaliland maxay ka wadataa soomaaliya,? Su'aashaa iga jawaab.
@xaliimogalbeed1315
@xaliimogalbeed1315 24 күн бұрын
Kala go sonakiya waa billabay maxaa hary intow miciyesto ma ka sugaa
@user-wh5zd2ug3p
@user-wh5zd2ug3p 24 күн бұрын
Adib ula midowdu soomaaliweyn
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 24 күн бұрын
Xasan ayax ayaa kawka ah waa ninka aqligiisu ciidamadii qaranka lagadhigay wax shirqool lagulaayo iyowax laiinsaday
@user-bb4ux2ol5z
@user-bb4ux2ol5z 24 күн бұрын
Waxaanrabaainlamidoobo
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 24 күн бұрын
Xasan waa nin fashilmay maalin cad buu iska horimaanayaa waa naf aad loola yaaba xag walba.
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 24 күн бұрын
Bunt,land waan jecelnahay kamana maaranee jeeymis swaan hanoo keeno ismadiidanine daniyoo camashoon ayaa daab weeyn noo sitee kkkkkkkkkk❤
@lulanor9383
@lulanor9383 24 күн бұрын
In ay la midowdo somali sababtu maanta somaliland way ka gogoday sidaa ssc khatumo iyo awdsl oo xalay sheegtay in ay somaliwayn tihiin maadaama hal reer ku hartay oo aan lahayn dhul wayn xataa sidaa darteed qabiil qaran ma noqdo law ahaa na waa soomali goudaba sax mahsyn sida saerteed ma goi karaan
@bashirnuryarow8011
@bashirnuryarow8011 24 күн бұрын
Madaxweyne, Hassan Shiek waa In’Quraan, la saaraa waayo hadalka uu shaley ku hadlayay iyo kan maanta uu ku hadley waa ey kala duwanyiin..? Waa heestii aheyd ( Ismoog aqqlkii bay dhiseysa ismana oga)…? Waana yaab Hassan waxa uu ku hadlayo..!!
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 24 күн бұрын
Midnimo ayaa wax anfacaysa dawladmida oo salbalaadhan kalago 'a hadalkeegabadaa xasan ayaxse waa jaahil isku haysta inuu waxgaranaayo dambigu waa umada soomaaliyeed
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir 24 күн бұрын
Ninka ku ambinaya haduu awrka kuu raro xarigiisu adakaa
@omardisow2272
@omardisow2272 24 күн бұрын
Xassanow bal is dhaceeyso,mudane waxaad si cad u sameyneysa wixii shalay ku eedeyneeysay Madaxweyne Farmajo ee ma shalay ayaad miir qabtay? Mase maanta ayaad miir qabta?
@abumohamed5850
@abumohamed5850 24 күн бұрын
Why you guys allow this guy why you guys allow never know News weather forecast what is one it said hey and b and c
@user-li2xc3db9q
@user-li2xc3db9q 23 күн бұрын
Matagikartosomali land waa soomaaliya oomidah
@yusufahmed1917
@yusufahmed1917 24 күн бұрын
Soomaaliya 7ku hadduu kalago o midkoodna wax manoqonaayo
@osmanadenshukri9351
@osmanadenshukri9351 24 күн бұрын
Doqonow kaaley aigu kursoga ku hay wuu kuu daayey 2026 xasan caaq xasan tuug ee adigu showlada wad qabyaaladiiste ayaa tahau xasan tuug joogi mayo xasan daqon joogi mayo
1 класс vs 11 класс  (игрушка)
00:30
БЕРТ
Рет қаралды 3,4 МЛН
XASAASI SUN HALIS AH OO LOO KEENSADAY (3841)
30:12
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 16 М.
1 класс vs 11 класс  (игрушка)
00:30
БЕРТ
Рет қаралды 3,4 МЛН