Waraysi Qiso Gabadh Somali london Xanuunka Fayska Koroona Ku Dhacay ,Arimo Bulshada La Wadaagtey

  Рет қаралды 164,366

Xogta Shiine Media

Xogta Shiine Media

4 жыл бұрын

#Xogta#Shiine#Media

Пікірлер: 123
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 4 жыл бұрын
Allow dhamaan Muslimiinta nagabadbaadi intuu kudhacayna kabixi amiin yaarabi🙇
@deeqyareyare613
@deeqyareyare613 4 жыл бұрын
Waa gabar aqoon iyo imaan guulahey ku maneystay guuleyso wllo xanuunkana xalay dhalay kanoqo idanla ILLAHEY
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 4 жыл бұрын
Maashaa allaha gabadha allaha usiyaadsho caafimaadka Muslimiinta xanuunsana allaha caafiyo
@brawdwachick
@brawdwachick 4 жыл бұрын
🤲🤲🤲
@allamagan4561
@allamagan4561 4 жыл бұрын
Abaayo Allaha ku caafiyo Waxanse ku Su aalaya ka waran xaalada gabadhii saxibadaa ahayd ee aad gurigeeda tagtay Allaha ka xifdiyee
@balqiisz.lyricsz2746
@balqiisz.lyricsz2746 4 жыл бұрын
Saxiibada walaal see taheey waar maka heesa gabadhii bariiska ku qariiseey illaaheey haa caafiiyo inta uu xanuunsaan intii dhiimaateeyna illaaheey haa uu naxariisto
@muraadhussein5640
@muraadhussein5640 4 жыл бұрын
masha allh alle aya mahad usgnagtey oo cafimad kusiiyaey
@naimaabdall2459
@naimaabdall2459 4 жыл бұрын
Abyo allaha kuu siyadiyo cafimadka
@waleedosman1259
@waleedosman1259 4 жыл бұрын
Allha naga bad baadiyo
@maymuunabdi4965
@maymuunabdi4965 4 жыл бұрын
Rabi haku caafiyo abayo anaka iyo inta muslim ah ale kabad baadiyo
@amiiramxamud3663
@amiiramxamud3663 4 жыл бұрын
Alle hku cfiyo byo mcn cfimd taam ah
@bishaaroali9877
@bishaaroali9877 4 жыл бұрын
Allaha cafiyo gabadhi ey u tagtayna allaha ka badbaadiyo maskiinta
@xamdisheikh7417
@xamdisheikh7417 4 жыл бұрын
Allaah swt ha naga xijaabo dhamaan teen aamiiiiiin insha allaah aamiiiiiin 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@hamodiabdurahman3596
@hamodiabdurahman3596 4 жыл бұрын
1w12
@khadijaowais9265
@khadijaowais9265 4 жыл бұрын
Subxana alah iyadoo iska shakiday bay saxibadeedna utaktay oobas raacday somalidi maxaa kaqaldan ilaahay haku caafiyo
@fartunhassan1018
@fartunhassan1018 4 жыл бұрын
J
@dalmaryare6269
@dalmaryare6269 4 жыл бұрын
somalida waxeey dhehen coronavirus waa hergeb kibray halista mafahamsano aqoondaro ayaa heyso
@mpabdikadermohamed4623
@mpabdikadermohamed4623 4 жыл бұрын
Alxamdulilaah
@farrahnuur3549
@farrahnuur3549 4 жыл бұрын
Subhan Allah , somalidu waa wada sidaa, Hadii qofku iska shakiyo waa in wuu gurigiisa fadhiyo. Marna way is daweyneysaa , booqashadii iyo shaqadiina way wadaa.
@ayanabdiqadir9040
@ayanabdiqadir9040 4 жыл бұрын
Tolow gabadhii u karisey biriiska iyo shaaha xagee ku danbeysey
@hodanmahamed3973
@hodanmahamed3973 4 жыл бұрын
Kkkkkkk
@falastiinmohamud7846
@falastiinmohamud7846 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣yaa ogheee
@samiiramohamoud5851
@samiiramohamoud5851 4 жыл бұрын
Alhamdulillah alle haku cafiyo
@haniabdirahmanahmed3050
@haniabdirahmanahmed3050 4 жыл бұрын
Sobhanalah woo maxad ugu waregesa dadka somaliyed oo asxabtada ah ha ahato asxab ama fmily mahan ina ado hadaba iska shakiso mara kuso wareegtay dadki oodhan
@hassandolalbare8609
@hassandolalbare8609 4 жыл бұрын
Waydadashey Xantiye
@cumarsiyaadtv7885
@cumarsiyaadtv7885 4 жыл бұрын
Jasakala khayr
@quruxwaadiniyoakhlaaq7113
@quruxwaadiniyoakhlaaq7113 4 жыл бұрын
Somalida London degan ama dhulalka galada waxa u Sheegaya qofki isku arka calamada Inanu aqalkisa k baxin gargarana dalban sababto ah qofka utaga dhakhtarka oxygen ta laga good Anaya xata maydka wala gubaya islan Somali aha oo aan aqan say cidoda uga baxday xata in LA soo eego WA LA diiday marki danbena wala dilay LA casho wax ka badan laguma haynayo haduu qofka ladan an wayo WA LA sii filaya guriga wax ku dhama male 😭😭
@allamagan4561
@allamagan4561 4 жыл бұрын
Shiine media wllo inanta maxad u Su aali wayday iyadoo xageeda shaki ka jiro sidee bay ugu tagtay saxibadeed & waliba intii ay socotay umadihii ay dhex martay oo dhan sow khatar kuma aha
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 4 жыл бұрын
Alla Magan 🤣😂allah somali waa afoo iyado oog baaye jarkeeda uu yeedhanaysa somali kaa baxso wlaahi xasiid niimo dii awood waxlagugu sameeyo weey laaye haada see Miid cudurka qaaba laagu soo diraya fiiro gara somali baaden baa qaaba cururkan
@ju8952
@ju8952 4 жыл бұрын
Shiine setahay walalo aniga wuu ihaya ee iisoo ducee anigana London ayaan jooga
@quruxwaadiniyoakhlaaq7113
@quruxwaadiniyoakhlaaq7113 4 жыл бұрын
Wllo plz guriga GA joog hada galada gargaar ka dalbato meel bay kugu dhi kadibna way ku dili oxygen LA an dadkaga Dib Uma arkaysid adol isticmal biyo badan
@smartmm6267
@smartmm6267 4 жыл бұрын
Caafaa kalaahu shaafaa kalaahu wllo Ilaahay haku caafiyo
@dalmaryare6269
@dalmaryare6269 4 жыл бұрын
cafimad deg deg ah kurajeynaa muna
@mohamoudsiid9803
@mohamoudsiid9803 4 жыл бұрын
Walal Illah haku caafiyo
@qatrohassantiger8949
@qatrohassantiger8949 4 жыл бұрын
Alle haku cafiyo bayo
@faaiidochannel
@faaiidochannel 4 жыл бұрын
May Allah protect all of you
@casiisaali7615
@casiisaali7615 4 жыл бұрын
Masha allaah walashey .Nala wadag dawada
@shukrishuuro6953
@shukrishuuro6953 4 жыл бұрын
Subxaanallah allow na badbaadi inta xanuunsana caafi anagana hanagu ridin adigaa awood lehe
@kowsar39
@kowsar39 4 жыл бұрын
Allow ku caafiyo aamiin
@mursalhassanabduli8304
@mursalhassanabduli8304 4 жыл бұрын
Asc
@jararmedia9320
@jararmedia9320 4 жыл бұрын
Masha allaah tani waaba dhakhtarad
@sagalasadmaxamed3367
@sagalasadmaxamed3367 4 жыл бұрын
Ala illahayow nabadbaadi lkn wll gabadhi saxibaded ma waydisid
@queeninajamac7896
@queeninajamac7896 3 жыл бұрын
..
@huudafarah8275
@huudafarah8275 4 жыл бұрын
Naagtan wa dhagar qab
@gkoleey3592
@gkoleey3592 4 жыл бұрын
Naagtan wa dhagar qab?
@AyaanCali-pn4pn
@AyaanCali-pn4pn 4 жыл бұрын
Wallo Inanta sxbadeed hala baadho
@musa5291
@musa5291 4 жыл бұрын
Saxibadadii bariska ku karisay siday tahay wll ilahay haku cafiyo se adigo intaso dhan isku arkay inad u tagto habafha may ahayn
@sahroadanabdi4590
@sahroadanabdi4590 4 жыл бұрын
Allaha ku caafiyo walalo inshaAllah
@zahrabeauty4083
@zahrabeauty4083 4 жыл бұрын
Ilaahey haku caafiyo
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 4 жыл бұрын
Alxmadullaahi wa alle mahadis abayo cafimad dagdag adiga iyo inta muslinka ah xata galadan Sido kle alowe adiga awoda iska leh yaraaaabi
@caraweelocaraweelo5507
@caraweelocaraweelo5507 4 жыл бұрын
Deeqo Ahmed was the day
@ishwagkhaalid94
@ishwagkhaalid94 4 жыл бұрын
Aaamiin yaa Rabi
@faandhewarsame6108
@faandhewarsame6108 4 жыл бұрын
Afmlksyo
@faandhewarsame6108
@faandhewarsame6108 4 жыл бұрын
Afmlksyo
@lailasalat2188
@lailasalat2188 4 жыл бұрын
Aamiin ya rabbi
@aminaomar1556
@aminaomar1556 4 жыл бұрын
Allehakucafiyo
@nimcocabdi3999
@nimcocabdi3999 4 жыл бұрын
allahakucafiyowallo
@roodomaxamadilahaykabadbad1635
@roodomaxamadilahaykabadbad1635 4 жыл бұрын
ilaahay haka caafiyo walashay walaahi waa gabar fariid ah
@fadumofaraxsan33
@fadumofaraxsan33 4 жыл бұрын
Wa wagabar dhaqtara
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 4 жыл бұрын
Masha'Allah Gabadhu Waaba dhaqtarad yar😊👍
@felixjoseph8815
@felixjoseph8815 2 жыл бұрын
Instablaster
@mohachannel.com1121
@mohachannel.com1121 4 жыл бұрын
Ale Hsga cafiyo
@mohachannel.com1121
@mohachannel.com1121 4 жыл бұрын
Ale has cafiyo
@hawaahmed3678
@hawaahmed3678 4 жыл бұрын
Faan iyo jahilnibaa gabadhaan ka muuqda saaxibadey baan aadey 100 bush up baan sameynayey habeenkiyoo dhan .yaaaab soomaliyey guryihiina jooga cudurkaan waa dilaa faraha aan iska dh aqno kala dheeraada.
@nimcomaxamuud171
@nimcomaxamuud171 4 жыл бұрын
Illahy ha ku caafiyo
@Knowledge025
@Knowledge025 4 жыл бұрын
Gabadha ayadaaba sii faafineyso bal mey gurigeeda iska joogto waa ayada leh bus baan raacay iyo gabadh baa casho ii sameysay.
@Nehir1225
@Nehir1225 4 жыл бұрын
Ilahy haku caafiyo huno qali
@cismancumar7070
@cismancumar7070 4 жыл бұрын
Allena hashaafiyo waa run waa ciqaab rabaani ah Waa in alle loo toobad keenaa
@brawdwachick
@brawdwachick 4 жыл бұрын
Waxa fiicnayd in bariiska ka qaadato oo gurigeeda ku cunto, aysan u galin
@sabnaaabdi1889
@sabnaaabdi1889 4 жыл бұрын
ILAAHEEY HAGU CAAFIYO
@suleimanaasiis6190
@suleimanaasiis6190 4 жыл бұрын
Maasha Allah
@dalmaryare6269
@dalmaryare6269 4 жыл бұрын
Somalia waxeey kuburburtay waa jahilnimo iyo maxaa igagalay bal gabadha cudurrka kudhacay oo hadana baska raceysa iyo xafada tageysa meey gurigeda jogto walee somali waa loyabaa hadeey saan kusisocoto
@cismancumar7070
@cismancumar7070 4 жыл бұрын
Inantaasu waa mahadsantahay
@Dheemanluula2311
@Dheemanluula2311 4 жыл бұрын
maxay la meeraysanaysay haday iska shakisay oo ay gurigeeda isga fadhiyi wayday gabadhii saxibadeed talaw waside
@yuusufahmed1621
@yuusufahmed1621 4 жыл бұрын
Waxay dhahday gabdha cadanka igu qufacday inan la dagalo ayan rabay way ogayd inu cudurka ku dhacay lakin way didaned
@isiri.2835
@isiri.2835 4 жыл бұрын
MARKAY SOOMAALI MARKAY WAX DIIDAYAAN BAY ILAAH KU ORDAAN: MAKA FAKARAAN WALAALKAA HA MARAN::
@mustafecabdilahi8060
@mustafecabdilahi8060 4 жыл бұрын
Mansho Allah
@sahalcali4196
@sahalcali4196 4 жыл бұрын
Ilahay hakacaafiyo wll
@hooyomcn6895
@hooyomcn6895 4 жыл бұрын
Allaha hakacafiyo anagana Allaha nagaqabto
@ibrahimassowehmoumin6505
@ibrahimassowehmoumin6505 4 жыл бұрын
illaho naga badbadi xanunka
@husseinsallaat5011
@husseinsallaat5011 4 жыл бұрын
Ale ku shukri
@abdallajaamac610
@abdallajaamac610 4 жыл бұрын
Away naagta eey la qadeysay hhhhh been badanaa xanuun dhimirka ayeey qabtaa
@raaxocali7792
@raaxocali7792 4 жыл бұрын
Waxan amuu kaduudiyahii soomaaliya kudhacay yahay
@nouredinmohamed1112
@nouredinmohamed1112 4 жыл бұрын
😂 😂 Wa walantihin somalidin wa cudur kale oo kaduudiyah ehen mafhande
@sultanmodernstyle9262
@sultanmodernstyle9262 4 жыл бұрын
V tg 5inches
@mamaisha1868
@mamaisha1868 4 жыл бұрын
Fartuun saalax
@fathamohamed6155
@fathamohamed6155 4 жыл бұрын
Ilahoow namooti see saxibtaa ugu tagtay. Oo laga yaabo inee ilmo yaryar heesato soomaali jahilnimo
@kamalbelleofficial
@kamalbelleofficial 4 жыл бұрын
War ilahey kabaqa beenta aat datka usheektan kadhaafa maba xishootan
@brawdwachick
@brawdwachick 4 жыл бұрын
Oo side ah walaalo
@isiri.2835
@isiri.2835 4 жыл бұрын
BAL MAY TAGTO ISBITAAL INLEE WAY OGTAHAYE CALAAMADAHA: QOF SOOMAALIYA BAY KULA ORADAY: SOOMAALI KULI WAASAAS:
@abdallajaamac610
@abdallajaamac610 4 жыл бұрын
DR kii ayaa dhahay waxba kuma hayaan baritaan badan kadib . Lakiin iyadaa haratay hhhh yaab
@fadumaali8916
@fadumaali8916 4 жыл бұрын
waa iska hadlee wll
@erfg2538
@erfg2538 4 жыл бұрын
Subxaanlaah
@habibakhanog8497
@habibakhanog8497 4 жыл бұрын
Ala soomali people ilahay baaa umaqan bal may ka doontay gabadha sxbtiid iyo doo xanoonsan may gooba caafimadka aado
@filsanqaali7005
@filsanqaali7005 4 жыл бұрын
Gabadhii bariska iyo hilibka ukarisay baa loo yaaba
@user-ns3uz5di9v
@user-ns3uz5di9v 4 жыл бұрын
fooxu wa udaawo neefta
@Raxmamaxamedbr
@Raxmamaxamedbr 4 жыл бұрын
Sidee ugu ficanyahay foxu nafta bal iga dha dhacsi
@hoodoabdi2148
@hoodoabdi2148 4 жыл бұрын
Hada buktay maxad kadontay gabadha aad ledahay cunto ikarisay waxba hacunine mawaxad garan wayday naa cuntona haikarin waan shaki sanahay xanunkiye maxad u galafatay gabadha miskinta ee walasha ah haday qado oo dhimato gabadha hilibka iyo bariska ku karisay adiga dilay dhagar qabe bana tahay xisabti allena waa ku sugaysa tedakale somalidan yagu xanunka iskula meray sanaya maxa ka qaldan
@abdallajaamac610
@abdallajaamac610 4 жыл бұрын
Hhhhhh been badanaa dadkena xanuun ayaa jiro dhimirka ah .Somali waa wada DR hhhh waa in la geeyo Talyaniga si eey u daweyso hhhh waaba tajiri laheeyd . Waxaa igu qosol badan 100 buush aab aan sameyay kute 😂😂😂😂😂 xadiiskas u sheeg UK hhh
@aminasheikh2481
@aminasheikh2481 4 жыл бұрын
Abaayo caafi maad aan jiro ka dan been allaha ku siiyo waxaan kaa faa iid nay daa wo direed ka aad is tic maa shid mahad sanid
@calibashiirwarsame3335
@calibashiirwarsame3335 4 жыл бұрын
Hadal badanaa
@nasraali5526
@nasraali5526 4 жыл бұрын
Omg 😷😷😷😷😣😣😣😣
@hamdalucky5004
@hamdalucky5004 4 жыл бұрын
Mashalah Allah
@fadumoomaxuud3973
@fadumoomaxuud3973 4 жыл бұрын
Shagada gabadhu ka sheken waxa dadka uqabta wa cudurka gududushe l adhoh
@samaraabdulqadir4396
@samaraabdulqadir4396 4 жыл бұрын
Ilahow cafimad kasi wacan ku si yaa rabi adiga iyo inti islama
@abullahialiabshir4828
@abullahialiabshir4828 4 жыл бұрын
Sxb gabadhaas meel aan kala xariiro iisheeg
@xamdisheikh7417
@xamdisheikh7417 4 жыл бұрын
Allaah swt ha u naxariisto dhamaan intii islaam ah o Geeriyootay aamiiiiiin inta xanuunsan rabbi swt ha siiyo cfmd taam ah aamiiiiiin anigana allaah swt ha naga xijaabo dhamaan teen aamiiiiiin 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@midhkaproduction6002
@midhkaproduction6002 4 жыл бұрын
M.a wllo qalih horay u soco wlshy AllaH ha ku caafiyo xapipti
@ribnarim7518
@ribnarim7518 4 жыл бұрын
Been la soo alifay dadka aqliga leh hadalkeeda ka fahmi karaan
@qatrohassantiger8949
@qatrohassantiger8949 4 жыл бұрын
qof cudurka is ku sa dinayo ma jero hade been tahay xita doqonimo bad nida😠
@ribnarim7518
@ribnarim7518 4 жыл бұрын
@@qatrohassantiger8949 ada doqonad ah sinjiyadade ma qof leh waa dareemay qandhadeeda side ku dareemi qof qandhadiisa ado taban
@qatrohassantiger8949
@qatrohassantiger8949 4 жыл бұрын
na xisho milaha afka ha warane oo islanka wexishekayan dhakiso ka amu bila camal ba tahe adi cml waba lika sheda anu nin iyi nag dhan bendod waye dhahe👊👊👊
@ribnarim7518
@ribnarim7518 4 жыл бұрын
@@qatrohassantiger8949 afsomali ga soo baro Oromo yahay baqtidada
@veryboy4662
@veryboy4662 4 жыл бұрын
wow she go her friend house know she got coronavirus
@asmasamo-jecel4785
@asmasamo-jecel4785 4 жыл бұрын
Alle haku caafiyo wllo qof caqli badan ❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲
@khatraamohamed3160
@khatraamohamed3160 4 жыл бұрын
Yaab badana calamadaha wan dhagestay iyo gabar ban utagay maxe ahet ma jogtid inte ugu wada gabadha islameet yahuu
Gabar Soomaali ah oo ka Qeybshay Qalin jabinteeda Iyadoo Umul ah
3:14
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 35 МЛН
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 15 МЛН
WHO DO I LOVE MOST?
00:22
dednahype
Рет қаралды 75 МЛН
Heestii dalkeenu gurmadbuu rabaa iyo kooxda degaan.
7:39
Somali National Television
Рет қаралды 4,5 МЛН
GABAR ASAL AHAAN FALASTIIN KASOO JEEDA OO TAARIIKHCUSUB DHIGTAY
16:40
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 30 М.
DOODII ABID UGU ADKAYD TRUMP VS BIDEN | SOOMAALIDII KAL BAX
28:53
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 41 М.
Fursad dahabi ah "Sidee ayaa ku imaan kartaa Maraykanka"
17:23
Xogmaal Media
Рет қаралды 105 М.
7 Talo oo Ku Socota Dadka Xilka Qabanaya Sheekh Dirir
22:09
Baraarug Media
Рет қаралды 1,2 М.
Arooska sida isku dhaqi laheyd
9:40
deeqo riish home design
Рет қаралды 107 М.