No video

"Xukuumadu Ma Odhan Karto Wax Kaste Anaa Go'aminaya,Golaha Wakilada Ciyaar Looma Doran"Xil Maydhane

  Рет қаралды 21,548

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 29
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 ай бұрын
Mnsha allah xildhibaankan maydhane waa nin ay ka muuqato kalsooni ,garanayana wuxuu doonayo
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 2 ай бұрын
Waa xildhibaan fahamsan shaqada xildhibaanimada & golaha fulinta shaqada uu leeyahay Congratulations.
@mohamedhassan-jl4zk
@mohamedhassan-jl4zk 2 ай бұрын
2 options No or Yes Wax ka dhexeya ma jiro yacyacoodka raga u ma wanagsana
@hussainomar1729
@hussainomar1729 2 ай бұрын
Odayashi hore ayaa la daleceen jiray oo la odhan jirey diig cusub halagu bedelo Diigi cusbaa waala edey oo waxay nogdeen ciyaalo suuq. Malin walba waa kala qabtay. Misaniyad January looso diray ayuu leeyahay maxaa October loo soo gudbin waayey. Shan bilood ayey haysteen.
@mahdih6160
@mahdih6160 2 ай бұрын
G/ xildh waa in wax kaste aad sharciga marisaan,shacabkina wuu idinku taageersan yahay.
@duca_qaba
@duca_qaba 2 ай бұрын
Dudubkii la yaqaaney
@lutfi9892
@lutfi9892 2 ай бұрын
Adigaa sheeko haya maad ka doodid ilaa iyo January, intanba waad diidee maxaad ka odhan waanu qawad sanahay
@user-zk9sp8uu8g
@user-zk9sp8uu8g 2 ай бұрын
Mn
@mudiali719
@mudiali719 Ай бұрын
Darood meeluu ku jirin ma dhismeso qabiil kaliya miyaa mamul noqon kara?
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 2 ай бұрын
Muuse oo miisaniyadii kalareebay oo muranwada iyo Golihii oo raba inay wax saxaanraba. Golaha gudoomiye faratoon wuu jilicsanyahay. Kuli fidmo cindi waa muuse . Waxanu kumurmin muuse balsoosheega.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 ай бұрын
Faysal faqash wax jilicsanuun sheeg hakee ku jilicsan kkkkkkk
@Abdillahi-qt7oj
@Abdillahi-qt7oj 2 ай бұрын
Waar kani gole. Umadda u shaqeeya ma aha waa in laga tashadaa.
@user-wy8oy6jq1j
@user-wy8oy6jq1j 2 ай бұрын
Maydha ka ne.waanukulaasocona..waxaad.
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 2 ай бұрын
Muuse waa mooryaan wasakh ah oo u ku figaaday nacaybka Samaroon. 3 milyan oo loogu daray in lagu xaadhxaadho dariiqa Baki ilaa Borama iyo Dikada Lughaya ayuu diidan yahay. Kuye ka saara lacagtaasi oo siiya Yuusuuf Gaboobekkkkkk
@suberh8985
@suberh8985 2 ай бұрын
3 ayaad ka hadashay ee intii xilka hayay muuse 6 milyan ayuu geliyay biyaha oo kaliya Borama oo ah magaalada labaad ee soo raacda Burco ee biyo ku filan haysta maanta. biriijka Camuud iyo mashaariic badan oo ay ka mid tahay wadada imika laga wado baki. Waxa intaa dheer mashruuca maalin dhow la dhagax dhigi doono ee wada djibuuti iangu xidhi doonta. waar ka xishooda madaxweynaha
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 ай бұрын
Mooryaan Soomaaliyaa laga yaqaan maaha Af somaliland laga isticmaalo faqsheey kkkkkkkkkkkk
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
kkkkkk beenta cad ee aad sheegaayso day nacalad alle kugu dhacdaye boorame muuse biyo uma samaayn adeer shirkad shacab leeyahay oo reer boorame ah baa leh biyaha daaelad malaha haduu biyo meel usoosaarayo hargaaysa waa laba damood daan baan wali biyo lahaayn adeer isaaqbaan wax isu ogolaayn alaaba waa samaroon iyo ciisaha reer boorame 33sanaad beentaa wadeen adeer meeshaan waa laays ogyahay shalay baad lahaaydeen sool baan wax siinaa maantana waxaa cadaatay in sool dhaqaale badan laga helu jiray oo waxooda lacuniijiray waataa burco gaajada loogu dhintay waxaad sool siinjirteen maad burco siisaan
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
@@user-fr8kw7vy9m siilkii hooyadaa oo bac lagu riday usheeg ina dhiloow faqash faqash Itoobiyaan kaa jeclahay kkkkkkk waa lagu nacay mastar kumarabo uff uff uff kkkkkkkkkkkk khasab maaha jacaylku
@suberh8985
@suberh8985 Ай бұрын
@@user-fr8kw7vy9m Adiga nacaybka iyo xaasidnimada ayaa ku indha tiray, Shirkada Shaba cida maal galisa ee ceelasha u qoda ee mushiinada iyo qalabka kala duwan ku caawisaa waa dawlada Sland. Biyaha Hargeisa 60 milyan iyo ka badan ayaa galay waana mashruuc weyn oo dalka jarmalku ku caawiyay Sland wuuna dhamanaya bilo gudahood. Guud ahaan Awdal madaxweynaha jooga iyo kii ka horeeyeba waxa ay tareen xitaa faqashta aad ku riyootaan eed jeceshihiin may tarine xaasidnimadaa iyo nacaybaas la jiifa oo beerka u buka waliba ha idinku qaraxdo. Sland aint going no where. we r here to stay bi idni laah.
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 2 ай бұрын
Muuse waa ciil qabe nasaq ah 3 m ee reer awdal ayuu diidan yahay waayo 181k cod ee awdal yaalaa waa inay u codeeyaan waddani .down kulmiye iyo muuse dhagar qabe
@suberh8985
@suberh8985 2 ай бұрын
3 ayaad ka hadashay ee intii xilka hayay muuse 6 milyan ayuu geliyay biyaha oo kaliya Borama oo ah magaalada labaad ee soo raacda Burco ee biyo ku filan haysta maanta. biriijka Camuud iyo mashaariic badan oo ay ka mid tahay wadada imika laga wado baki. Waxa intaa dheer mashruuca maalin dhow la dhagax dhigi doono ee wada djibuuti iangu xidhi doonta. waar ka xishooda madaxweynaha
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 2 ай бұрын
@@suberh8985 mashruuca lawyocado ilaa borama waxa dhisaya bangiga horumrinta afrika wasiir bayle ayaa mushruucaa dhameeyay lkn muuse ayaa xanibay . Qofkii reer awdal ah ee 1 cod muuse siiyaa waa nacas lkn qofkii ciro u codeeyaa aakhiro iyo aduunyaba wuu liibaanayaa .ka muuse cod siiyaa naar buu ku gali waayo muuse waa dhiig cab xun oo dhiig inuu dhaato ayuu ku nafisaa sababtoo ah waxa uu cudur kaga dhacay muuse masgaxda sidee darteen waa nacas dhiiga Muslimku inuu daato jecel muuse regime.sxb ha taageeriin muuse criminal haddii kale caruurtaada ayuu layn doonaa
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 ай бұрын
Haa faqash ciil buu uqaba Alle madhi
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 ай бұрын
Aaaba dulmi kuu qoranyee maxaad cid u sheegi adaad diid kusoo dartay markaan shalay kuu qoray dulmi baa kuu qoran kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 ай бұрын
Adida dulmi baa shalay kuu qornaa Laakiin dulmi diid waa ka khamiiska iyo kofiyada xidha ee dulmi doon
Komishanka Doorashada oo Hada War Cusub Soo Saaray
3:34
SAAB TV
Рет қаралды 8 М.
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 30 МЛН
👨‍🔧📐
00:43
Kan Andrey
Рет қаралды 11 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 29 МЛН
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 13 МЛН
NIN XAASKIISA TELEGRAM DHIGEY IYADOO QAAWAN.
23:00
NAIMA BRINK OFFICIAL
Рет қаралды 58
XASAN SHIIKH OO LA QABTAY SI XUN NAXDIN SIR FASHILANTAY
18:28
waridaad TV
Рет қаралды 18 М.
FARAX MACALIN NIN NAAGTAADA U JEEDA GABADHAADA LAGUMA KARO
14:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 136 М.
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 30 МЛН