Xulka heesaha Sahra Axmed #2

  Рет қаралды 69,979

LBchannel

LBchannel

7 жыл бұрын

Qaybtii labaad ee xulka heesaha Sahra Axmed.
Xulka oo ka kooba 15 heesood.

Пікірлер: 62
@asalcabdalesaciid531
@asalcabdalesaciid531 6 жыл бұрын
A.U N SAHRA AXMED JAMAC AAMIIN
@mohamedmire6820
@mohamedmire6820 6 жыл бұрын
Sidee ku heli karnaa Zahra Saado & Kinsi oo kale AU..????.Kulli Jannada Allaha Geeyo...Kuwa Saado Cali Xabadda U Quuray Ilaaheey Naarta Ha Ku Fogeeyo...Aamiin...Scww.
@hodokhadar1991
@hodokhadar1991 6 жыл бұрын
Allow u naxariis mamada 4/4/2018 ayey ku geeriyootay hargeisa waxay ahayd jaarkayga
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 6 жыл бұрын
#27 xusuus 2004 caruurnimadii aan soo xusuustay wlh hah hah hah waqti wacan oo aan soo laban doonin
@abdimahad3158
@abdimahad3158 7 жыл бұрын
waaaw Wale wa murti aya kudhan
@mustafexasan9213
@mustafexasan9213 7 жыл бұрын
heesahii maxamuud kamanle wali maad soo galin siday balantu ahaydna bisha May ayaad noo balan qaaday mudane LB waan ku salaamaya mudane heeso badan ayaan kaa naawilaa kolay ani shakhsi ahaan sxp
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
Mustafe Xasan sxb waa runtaa oo balantu sidaasay ahayd, aniguna waxaan ahay qof ku wanaagsan balanta. Hadaba aan kula socodsiiyo meeshay dhibaatadu ka taagan tahay. Anigu ma garanayo Maxamuud Kabanle oo waxaa jirta inan garanaysa codkiisa oo ii balanqaaday in ay iga caawinayso garashada heesihiisa. Hadaba inantii ayaa safar Ceerigaabo ah ku maqan waxayna igu tidhi waan soo noqonayaa, laakiin ma garanyso goorta ay soo noqonayso oo waa baayacmushtar inantu. Sidaa daraadeed waxaanu ku qasbanahay in aynu sugno intay inantu soo noqonayso.
@mustafexasan9213
@mustafexasan9213 7 жыл бұрын
LBchannel mahadsand wll waan sugaynaa wll kolay meel ay ku jiraan waan arkay lkn ma tayo fiicna
@bestqueen3771
@bestqueen3771 6 жыл бұрын
Thanks bro 😍
@hoododhool6446
@hoododhool6446 6 жыл бұрын
War yaaa somali ah oo ISO galiya heestii sahra Axmed. Jacayilkii naftaydow nolow gobaad tahe
@galaydhyare4940
@galaydhyare4940 5 жыл бұрын
Hoodo Dhool kzfaq.info/get/bejne/p8WRntmnysC5Yn0.html
@xamdaqaaliofficiall6777
@xamdaqaaliofficiall6777 4 жыл бұрын
Heesta labaad magaceeda isoo sheeg bro
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 25 күн бұрын
LIKEDS
@asalcabdalesaciid531
@asalcabdalesaciid531 7 жыл бұрын
LBCHANNEL waal waad mahadsantahay runtii waan ka heelaa heesahaad soo galiso kuli thanks bro lakii hees aan aad u raadiyo oo sahra qaado ayaan doonayay lakiin waad wayday libaan walaal markale raadi heestan INANYAHAY GARDARANAA WIILKUU SOO INDHO CADAA MA WAXYAA KUSOODAGA THANKS LB WAA SAHRA AXMED JAMAC
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
kqat wawawa Sxb Dhagahaygu haday ereyadaa meel ku maqlaan waan kuusoo bandhigi. Sidaasi waa sida uugu sahlan ee aan heesta ku garankaro.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 25 күн бұрын
LIKE
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 3 жыл бұрын
Waxay ahayd mucjisada fanka iyada ayaa ugu heeso badnayd dumarka
@Lamahurantv
@Lamahurantv 5 жыл бұрын
LB CHANNEL fadlan noosoo geli heesta miraheedu yhy. Wacdaraha aduunkana waxba iguma dhaantide ha ismoodin waayeel ha wareerin dumarka SAHRA AXMED amey aheyd waa codsi
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 25 күн бұрын
LIKES
@landon1771
@landon1771 6 жыл бұрын
wow
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 25 күн бұрын
SHORTS
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 25 күн бұрын
SHARE
@MrFarshaxan1
@MrFarshaxan1 7 жыл бұрын
Suldaan waad ku mahadsantay video gan waxan rajaynayaa in aad ooda ka soo qaadi doonto cajaladihii tayada sareeyay ee aanu kaaga baranay, Mahadsanid @LBchannel
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
saalim moh Sxb Damaashaadku wuu inoo socon doona haduu illahay nafta inoo daayo. Mahadsanid sxb.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 25 күн бұрын
LEGETA
@hooyomacan9459
@hooyomacan9459 6 жыл бұрын
inaa labo lafoodoo isu nool aduunyada adba waad ogsoontahee hadii aniga luurkiyo leyga jaro naruurada adna naafac beeshee nabar aniga igu yaal adna naafac kugu lahee sidee ii necbaataa plz heestan rabaa wllo ee noosoo gali plz
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 25 күн бұрын
LIKEWEACIS
@mubaarikahmedali5698
@mubaarikahmedali5698 6 жыл бұрын
lB channel waxad ishegtan cida qaada heesta tirahda inaad dacad i tahay igu dhaaro diinto degdeg an war kaaga helo
@khanikhano667
@khanikhano667 5 жыл бұрын
Dookhaaga in la khajisho waxa ka fiican in ciyaartid music xiisaynayso
@mohamedshiine3835
@mohamedshiine3835 5 жыл бұрын
Wll heesta 23 iyo 24 iyago dhamystrn nooso gali please wll
@LBchannel
@LBchannel 5 жыл бұрын
Mohamed shine sxb imika wakhti uuma hayo. Heesta #24 youtube way ku jirtaa halkan guji ---->>>> kzfaq.info/get/bejne/ebWZhteGld3ahmg.html
@mustafexasan9213
@mustafexasan9213 7 жыл бұрын
#26 heesta ah linkgeeda ma ii sheegi kartaa mudanow
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
Mustafe Sxb heesta #26 halkan guji ---->>>> kzfaq.info/get/bejne/n651a9qK1NOZiGw.html
@hassanmuhumed6806
@hassanmuhumed6806 7 жыл бұрын
LBchannel
@shaaficecishqi8739
@shaaficecishqi8739 4 жыл бұрын
@@LBchannel nooleeyaha fanka sxb mahaysaa heestii sahra axmed ee xarshin dacaladeediyo jawaab wacan sxb kolay waxma waaye ayaad tahaye
@user-uu4ub5er7q
@user-uu4ub5er7q 5 жыл бұрын
Quranka yuukuqabaninee xisaabtisa sooceli
@abdelazizmahmoudjama6919
@abdelazizmahmoudjama6919 7 жыл бұрын
LB channel sxp heezta 18 magaced amse sxp links iso dir
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
imeermeeri Sxb heesta #18 halkan guji ---->>>> kzfaq.info/get/bejne/o9eohpSEzcjMgGQ.html
@abdelazizmahmoudjama6919
@abdelazizmahmoudjama6919 7 жыл бұрын
LBchannel thanks bro qali
@abdihakiimabdi2061
@abdihakiimabdi2061 4 жыл бұрын
kiisufi wuxabaray kiifanan wuuxabaray kiir wadani wuu xabaray oo amerika siubAdbadsado Obama hide iyo dhaqan usooxiray soomalina hido iyo dhaqanked usooxiray tafsir carafad xeeladas lava bartay lagu dilay bursitis maalintuu cimAamada souray Gordon lAgugeliyay gurigis mana fahmin inkasto waxwalba marmarsin yihin waqtigis dhamaday dadkana waa wada indigo ana wada caqli
Xulka Heesihii Hore #3
21:26
LBchannel
Рет қаралды 157 М.
Sahra Ahmed   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
2:04:21
ahmed nur adan
Рет қаралды 112 М.
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 7 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 28 МЛН
Heesaha Sahra Axmed Jamac Ahun  | Qaybta 2aad | Cod Kaliya
1:13:35
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 17 М.
Xulka heesihii hore #6
25:31
LBchannel
Рет қаралды 18 М.
Hees: Hargeysaay Ha Dheelliyin|| Sahra Axmed|| Balwo Lyirics
9:32
Balwo Lyrics
Рет қаралды 197 М.
DEG DEG: MAXAA KA TAQANAA HOGAAMIYAHA CUSUB EE XAMAAS CAAWA LA MAGACAAWAY
13:15
Xulka Heesaha Magool #2
15:23
LBchannel
Рет қаралды 15 М.
Heesaha Sahra Axmed Jamac Ahun  | Qaybta 1aad | Cod Kaliya
1:08:18
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 4,3 М.
SAHRA AXMED HEESO KABAN
52:55
Maslah Timoweyne
Рет қаралды 52 М.
THE FLOOR IS LAVA 🌋🔥! Blippi Watch Out! #blippi #shorts
0:55
Blippi - Educational Videos for Kids
Рет қаралды 19 МЛН
All creatures are from God #jesus #jesuschrist #jesuslovesyou
0:19
Jesus By Your Side
Рет қаралды 58 МЛН
УДИВИЛА ПАРНЯ🤯👏
0:20
Бутылочка
Рет қаралды 6 МЛН