No video

XUSUUS REEB PROF XASAN WARFAA QEYBTII LABAAD

  Рет қаралды 42,434

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

6 жыл бұрын

KALA SOCO HCTV
FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
WEBSITE:-
KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

Пікірлер: 56
@maryamkafiya6055
@maryamkafiya6055 6 жыл бұрын
Thanks Mr Duaale program aad u qimo badan baad bulshadaa marwalba uso gubisa oo faiido ulee oo wax la barto Pr Warfan aad bu umahad sanyahay sida qimahaa lee unola wadaagay wiixi ay dhulka ka dhacay nidam qalafsan oo bila cadaalad ah bu ah wax logu hiloobo horaysiyo dabayso ba ma arko waxay ila maanta la dagiilayihin wa haqdaraadii ay ka galay Somaliland oo ila manata ay ku wadan inay quja qujayaan Illahaa Cadilka ah ayan ka magan galay dhibtooda Allowr Somaliland dhowr oo kaqabo cadawgeeda Amiin guul iyo gobonimo Somaliland cadowgeen ma ciilbaxo abidkii
@jaylaanig3585
@jaylaanig3585 6 жыл бұрын
Profku Wa Nin Wax Badan Og Aadban Labada Barmaamujba Ula Dhacay Lakiin Wakhtigaa Kuyaraa👏Dualle Adiga Hambalyo Mar Kale
@khadaribrahim2994
@khadaribrahim2994 6 жыл бұрын
qayb sadexaad hadii ay jirto nala socodsiiya barnaamijka xasuus reeb waxa aan filyaa inuu waraysiganni ka mid yahay kuwa ugu xiisaha badan. aad ayaan u salamayaa PROF warfaa iyo Ustaad duacale
@abdirasakmohamed6976
@abdirasakmohamed6976 4 жыл бұрын
Xusuus reeb waa tariikhdii ugu runta badnayd wixii hore quba
@mokhtarbaadil3801
@mokhtarbaadil3801 6 жыл бұрын
Shukran DUAALE. PROF.WARFA 100%.
@ibrahimabokor6475
@ibrahimabokor6475 5 жыл бұрын
Thanks ducale and xasan farax warfa
@camiloxander5028
@camiloxander5028 3 жыл бұрын
dont know if anyone cares but if you are stoned like me during the covid times then you can stream pretty much all of the latest movies on instaflixxer. Have been streaming with my gf lately :)
@dravenedwin3264
@dravenedwin3264 3 жыл бұрын
@Camilo Xander definitely, been watching on instaflixxer for months myself :)
@harolduriel2396
@harolduriel2396 3 жыл бұрын
@Camilo Xander definitely, I've been using instaflixxer for months myself :D
@fuaadomerdheere3260
@fuaadomerdheere3260 6 жыл бұрын
hhhhhhhhhh anigana waxaan dhashay 1996 iskadaa taabasho ee walaaahi indhahayga ma saarin somalia passport iyo calankeeda blue waxaan ku aqliyaystay astaamaha somaliland sida calankeena sadexda midab leh isagaan kusoo hoos koray aroorwalba waxbarashada markaan yaraa hoos istaagi jiray salaami jiray intaan waxbarashada galin mantana 2 Degree ayaan diyaariyay waa alxamdullilaah yaa iga dhaadhicin somaliland wax jira maaha ama somalia ayay wax isku darsadeen dalkaaga qooqay ee barwaaqaysan ee somaliland xataa waligay qori dhaca dagaalo daayee ma taaaaban qori caadi wlhi somaliland hanolaato
@cabdiraxiimfool238
@cabdiraxiimfool238 6 жыл бұрын
kkkk
@BashirAhmed-ne4kk
@BashirAhmed-ne4kk 6 жыл бұрын
xaqqqi sxb isku sanad baan dhalana maba aqaanao dalkaasi
@mariamrobly
@mariamrobly 5 жыл бұрын
Your comment give me 5mins to forget The horror of my childhood and all those who died for you to live Peace , thank you my child
@yassinawil5158
@yassinawil5158 4 жыл бұрын
Haaa wll anba kula midbaan ahayn somaliland ban kudhashay waxku bartay hadana kunoolahay yadoo nabada masha alaah waligayna meel kudoorsan maayo lkn wadankii somaliya wakhtigaa cirkuu marayay wll aqoon awood nolol maanta dadkii wadankki somaliya waxku bartay waakuwan maanta wadanka haysta snm tii wadanka burburyay midaan hadan dibaba ah aanloo dirin majirto lkn dhalinyarada maanta joogta wadanka plan umay diyaarin
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
Fuaad iskuulaadka jaamacadaha aad wax ku baratay dawladaa horaa dhistay hadaadse 1996.dii dhalatay sidee laba digrii u diyaarisay bal u sheeg da da aad sheeganayso iyo digriigaagu kala wayn ma digriiyo lixlix biloodaa diyaarisay
@musekhadir4233
@musekhadir4233 5 жыл бұрын
Reer konfur in wax la boboo oo wax la dhacoo miyey uu qaateen wanaag ????
@warsameahmed1501
@warsameahmed1501 4 күн бұрын
Qalin iyo qori Waa cabdilahi yuusuf ama gen. Galaal
@Wadani1988
@Wadani1988 6 жыл бұрын
waaaaruuuntii wiilkii 1991 shashay maba yaqaano somali
@taartog
@taartog 6 жыл бұрын
Muxuu u aqoon waayey waaba SOmaliye ,ma Oromaa wiilkaasu?
@universeboy6304
@universeboy6304 6 жыл бұрын
The best interview I ever watched on this program
@maxameddhoolawaaaadan2555
@maxameddhoolawaaaadan2555 4 жыл бұрын
Pro ka qabyaalada raalli noqo
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx 4 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso. Wuxu yidhi macalinkiisii Darlington ayuu ushii ka faramaroojiyay buu lix ku dhiftay kk
@seidabdi751
@seidabdi751 4 ай бұрын
BARAAYAHAN WARFAA MAHADSANID
@BashirAhmed-ne4kk
@BashirAhmed-ne4kk 6 жыл бұрын
hhhhhh wlhi waa runtii caqli male koonfurtu rasaaasta hanaga dhamaynin
@marouaneflitti4760
@marouaneflitti4760 Жыл бұрын
Mary Higgins Clark ne pas pleurer pas ma belle ?!1@
@najibmohamed21
@najibmohamed21 4 жыл бұрын
Wa barnamij fiican
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 2 жыл бұрын
This gentleman 89% correct message to somaliland people and govt
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 19 күн бұрын
Kani ma adoon baa mise dhedig huush baa.
@abdilaahiahmedjirde5786
@abdilaahiahmedjirde5786 6 жыл бұрын
mshala aqoonyahn
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 2 жыл бұрын
Tribal was created by ex military rule of Syad Bare regime
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 2 жыл бұрын
qaybtii koowaad meel hala iigu sheego walaal
@OmarAhmed-vz3bb
@OmarAhmed-vz3bb 3 жыл бұрын
Asalamu calaykum dhamaantina ducaale isaq ku waalan iyo ku kaadi soo cabey markuu soo waraysatay ayuu reer boorama aaday ee iyaguna waa in ay kaadi soo cabaan
@libanali1626
@libanali1626 2 жыл бұрын
Ilaa iskuulada ayaa arrintasi qoriga iyo qalinka waxa keenay hargeysa morgan oo arday iyo milatery meel isugu kaaya keenay.
@Jibriil571
@Jibriil571 4 жыл бұрын
Aad baad u mahadsantiin wataa aqoon iyo waayo aragnimoba
@farhanxamze686
@farhanxamze686 3 жыл бұрын
Qaybtii koowaad meeday waraysigan
@taartog
@taartog 6 жыл бұрын
Labo programm oo xogo hore looga hadlo waa Xusuus reeb 'Horncable' iyo Xog iyo Xasuus 'Goob joogtv' labadaba waxyaabo badan ayaan ka ka daawaday kolkaas waxaa ila dabacsan midkaas dambe aadna moodaa in cidkasta ay usoo fadhiisanayso halka midka hore ay kaaga soo baxayso in aanay Ummaddu ehel ahayn waana khalad midaasu Somalidu waa dad walaalo ah oo isir wadaag ah kolkaas waxaa fiican in waxyaabo badan laga gaabsado oo aan khayr badani ku jirin sida midda uu ka hadlayo professor Warfaa nimanka gabadha diley iyada oo aanay ka ag fogeyd dad badan oo wax dilay oo maantaba xilal haya meel walba -justice for all. Hargeysa haka bilaabo cidda lala hadlayo ee wax dishay .
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Ninkani waa nin aan cuqadad qabin oo si daacada u waramaya ducaale waa xanaaqsanyahay
@marouaneflitti4760
@marouaneflitti4760 Жыл бұрын
Kuwa Garaadkoodu korayna waa jecelyahay?!1@
@marouaneflitti4760
@marouaneflitti4760 Жыл бұрын
In aan bilaabaa sifeynta Diinta iyo isqabqabsi la godey runtii la hoos dhebey Alif la hoos dhebey Alif la kor dhebey Alif la godey
@ahmedisa9608
@ahmedisa9608 5 жыл бұрын
Prfs Ka runta ayu shegay askartu xumaan ay uqaben waqoyi kama aheen e anshax xumo iyo nidam dawladed xumo aya jirtay
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
Day ducaale wuxuu yiri isku qolo ah waa nin cuqdadaysan
@marouaneflitti4760
@marouaneflitti4760 Жыл бұрын
Alif la kor dhebey Alif la hoos dhebey Alif la godey?!1@
@taagsiilehantiile71
@taagsiilehantiile71 6 жыл бұрын
1989 baan dhashay markii dawladi dhexe dhacday 2 sano ayaan jiray. Waxaan ahayn dadkii ugu horeeyay ee xamar ka qaxa. Miyi ayaan ku dhashay kuna soo barbaaray ilaa iyo intaan 19 jir ka gaarayay miyi ayaan ku noola. Si kastaba ha u dhacdee waxaan aaminsanahay inay somalia mid ay tahay tariikhda saan ku helay anoo tixraacaya waxaan qabaa somalia inay mid tahay.
@samatarmohamed9296
@samatarmohamed9296 5 жыл бұрын
Waxaad doonto aaminsanow ana taydaan wataa oo somaliland ban ku dhashay oonan ahay لكم دينكم ولي دين
@gedefletv6049
@gedefletv6049 5 жыл бұрын
Ducaale weriye maaha waa hoyga caadifada isagoo weriye sheeganaya ayuu waxaa ku hadlaya wejigaa gubay
@gedefletv6049
@gedefletv6049 5 жыл бұрын
@@samatarmohamed9296aayada quraanka ahi ma waxay ka hadlaysa soomaaliya iyo soomaalilan gaaliyo islaam bay ka hadlaysaaye aqoon yaraan iyo cuqdad isbiirsaday
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
@@gedefletv6049 war Somalia wanaga maxarin
@abdia4527
@abdia4527 6 жыл бұрын
Beenaale iyo nacamle
BOQOR BUURMADOW GARAAD JAAMAC WAA WACAL
22:43
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,3 М.
Xildhibaan Hayl oo fariin u diray deegaanka Hunduli
2:14
Mawliid Maxamed Siciid
Рет қаралды 441
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 39 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 61 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
XUSUUS REEB CUMAR CIISE CAWAALE QAYBTII LABAAD
46:26
Horn Cable Tv
Рет қаралды 15 М.
Xidid Guur ah oo Argagixisada loogu adeegay & Kiiska Dilka Abaanduule Caydiid.
36:02
Somali National Television
Рет қаралды 4,6 М.
Halkan Ka Daawo Qayb ka Mid ah inqilaabkii 1961 Cabdilaahi Adan (Koongo)
33:57
Dhamays Media Production
Рет қаралды 50 М.
Mahaad Kaoktaxay Taariikhda Burburka Soomaaliya? Daawo Muuqhaalkan
1:44:22
Somali Bantu TV
Рет қаралды 310 М.
Qaxii Majeerteenka ee Kismaayo Prof: Jurile 1991.
25:04
Ahmed Tooyo
Рет қаралды 37 М.
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 39 МЛН