YAA DHALAY ILMIHI LA HELAY?!

  Рет қаралды 152,923

Ruweyda Style

Ruweyda Style

Жыл бұрын

FADLAN LIKE IYO SUBSCRIBE II SAAR HADDAAD KA HESHAY VIDEOGA WAXAY II TAHAY DHIIRIGALIN MAHADSANID💜💜💜
follow me:
FACEBOOK: / ruwaydast
INSTAGRAM / ruweyda_style
TIKTOK: / ruweydast
#RuwaydaStyle

Пікірлер: 545
@user-qw3zu5ox3s
@user-qw3zu5ox3s 4 ай бұрын
Waxaa tahay qof wanaaagsan WAXAANAD aqrineysaa qoraalkeyga adoo aamusan marka loveta ha ila dhaafin😂❤
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
:Wan ku jeda inaad qoral keyga adigo Amusan inaad aqri neysid ee love ta Adigo Amusan ii sar😂😂 ❤
@ubaxgooje
@ubaxgooje Жыл бұрын
Wad iga qoslisay😅😅👍☺️
@fafinta-wnga
@fafinta-wnga Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣anoo qaylinayo hadaan aqriyo love igu malihif
@maxamedmacalin2822
@maxamedmacalin2822 Жыл бұрын
Love wan ku sari laha lkn love la iskuma sari karo ee like aya la isku sari karaa pro
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
@@maxamedmacalin2822 Haye🤣🤣🤣🤝🏻🤝🏻
@queenmaryan432
@queenmaryan432 Жыл бұрын
😁😁
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
:[ ] Midka la xanuujiyo samir🤕 [ ] Samirka waxaa ku xiga farxad😊 [ ] Midka habeenkii oyayow😥 [ ] Waxa ku imandona iftiin weyn🕯
@samiirosalaad7046
@samiirosalaad7046 Жыл бұрын
😭😭😭
@jihaanmohamed782
@jihaanmohamed782 Жыл бұрын
Insha Allah
@mazuul2074
@mazuul2074 Жыл бұрын
Ado weyn wll❤
@abuubakarmohamed5748
@abuubakarmohamed5748 Жыл бұрын
Subaxaanallah hal dambi baa intaas oo qof noloshooda galaafteyna wax aad u dhayalsatid oo waxa jirana halkaas kala kulmi kartidna allow dhulka korkiisa iyo hoostiisaba nagu bad-baadina .
@hassansantos7924
@hassansantos7924 Жыл бұрын
Waanu nabad qabnaa walaal, golden voice ✨️
@furahadakane59
@furahadakane59 Жыл бұрын
L00#00 ,
@saialiidahir
@saialiidahir Жыл бұрын
Ruweyday wax walbo aad soo dhigto wan dawadaa🥰 Allah ku xifdiyo wlley🥰🥰
@onedayisgoodinshaallah8293
@onedayisgoodinshaallah8293 Жыл бұрын
Say Mashaallah gabdha codkeeda asaxaabeey rabi ha uu barakeey Mashaallah waajib ayey ku tahay qofka muslimka ah inuu dhaho wslalkiisa waxii ka cajabiya Mashaallah abaayo keep going
@bushescabdullah7915
@bushescabdullah7915 Жыл бұрын
Subxanallah 🥺 allow Hana tusin ceebtena asturo🤲🤲😭
@mushtaqmhamud4159
@mushtaqmhamud4159 Жыл бұрын
Abaayo waan ku jeclahy jah youtupe waaba necbahay sidaan ayaan ku nacay hye nagu halay waan dawaneynaa waan ku salamay ilove you soo much
@sagalsubeer
@sagalsubeer Жыл бұрын
Waxaan u malaynayaa hadaad 1m gaadho sida aad u faraxdo si ka badan inaan anaga iyo walidkay u farxi doono we love you❤
@zaysarabas8281
@zaysarabas8281 Жыл бұрын
xaqiiqdi waa wax aad u murugo badan bal kawaran hadii aad nosoo wariso sheekooyinka jacaylka ah kuwo guulaystay iyo kuwo lagu khasaaray oo dhacay xaqiiqna ah ruweyda
@sagalmustafe7565
@sagalmustafe7565 Жыл бұрын
Ruwayda quruxey 💖 huno sidaas nogu soo dadaal pls 😫 shekadana wllhi waa mucjiso socota Allah banu kamagan galnay waxano kle eh🥺
@seynabcadeey680
@seynabcadeey680 Жыл бұрын
Cod mlpy 👸❤🥺
@user-sp8rv5te2n
@user-sp8rv5te2n Жыл бұрын
Wallahi waan layaabay sheekadaa maba arkin mid layaab badan waaba sheeko dhimasho kuwada Saab san
@Kjuojh
@Kjuojh Жыл бұрын
Sheeko film thriller oon waali ah emotionka kubadanyahay laga sameeyn karo weeye.😭😭
@suldaanzinzibaar5869
@suldaanzinzibaar5869 Жыл бұрын
My sister welcom back ruwayda style 🥰
@Dr_bahjaa
@Dr_bahjaa Жыл бұрын
Zubxnllh wallhi waa murugo qisadan Allow adaa ka mgan galney xumaan dhmted aamin yarabi
@Hamdasry
@Hamdasry Жыл бұрын
Welcome back queen
@basracabdi9745
@basracabdi9745 Жыл бұрын
sheeko waalan subaxanallah 🤲Allah na asturan
@mariamoha3140
@mariamoha3140 Жыл бұрын
Welcome back golden voice🤗
@sahroali2600
@sahroali2600 Жыл бұрын
Masha all abyo diyar
@ifrahifka5872
@ifrahifka5872 Жыл бұрын
Welcome back dear Sis
@dooseymaxamed4634
@dooseymaxamed4634 Жыл бұрын
Waa nabad qabnaa Golden Voice Abayo mcn Waa sugi la'aa intaa Video soo galineeso Allaah ku Dhowro❤️🌹
@user-bu4tz5ge4f
@user-bu4tz5ge4f 6 ай бұрын
Scw
@sawediaz1887
@sawediaz1887 Жыл бұрын
Hello golden voice 💛
@sagalsaleman9360
@sagalsaleman9360 Жыл бұрын
❤❤
@maryanabdi1498
@maryanabdi1498 3 ай бұрын
💙🤍🩵
@fathiahmedfathihuud7526
@fathiahmedfathihuud7526 Жыл бұрын
Sheekadii turki mad noo dhameestirtid
@Hamdasry
@Hamdasry Жыл бұрын
We dhamesay video qebta 3 fiirso
@hassanalturaabi
@hassanalturaabi Жыл бұрын
Markuu ilaahey Leeyahay ولاتقربو الزنا انه كان فاحشة waxaan oo dhon waxaa Sabasadey Zinda iyo xumaanteet Rabi ayaa i nooga Digey ee aan iska ilaalino
@osmanbare9149
@osmanbare9149 Жыл бұрын
Thank abyo
@najaxxasan4205
@najaxxasan4205 10 ай бұрын
golden voice ✨ ❤
@Jia-z5x
@Jia-z5x Жыл бұрын
Golden voice❤
@AyaanAbdi-so5rt
@AyaanAbdi-so5rt 8 ай бұрын
Golden voice ✨️ 💛 👌
@anwarhaji5605
@anwarhaji5605 Жыл бұрын
Allahuma barik codkadan ey dadku ku washen Tagero iyo Support ba hadu jiro number one ☝️ ahay mrs Suweyda style lkn dadkana an ka barane mad marmarka qarna naso hor farisatid Huno qali sharfai adigey kugu dhantahay
@abdalaali6591
@abdalaali6591 Жыл бұрын
Sinadu dhibaatada ay leedahay waataas Ilaahay swt wuxuu inooka reebay xikmadaan ayaa kujirta.
@roodadheer7836
@roodadheer7836 Жыл бұрын
Alla ruweydaay waad mahadsnathy wxwlabad noso dhigto wn udiyaar nhye codkaagun aan maqlno ruweyda qaliyay
@aliafaisal5241
@aliafaisal5241 Жыл бұрын
𝙷𝚊𝚊 𝚠𝚊𝚊 𝚣𝚊𝚡
@sahracsahaljaamac652
@sahracsahaljaamac652 Жыл бұрын
Ruwaydaay Alle ku daaa ❤️😘
@khushijaan6119
@khushijaan6119 10 ай бұрын
Ilahy codkaga haku xafido xbbti❤❤
@osamahaji1068
@osamahaji1068 Жыл бұрын
First 😍
@user-pv5bk3qp9r
@user-pv5bk3qp9r 4 ай бұрын
Waan ku Raagsanay wll Muqaal kale soo duub ❤
@fatimasiciit351
@fatimasiciit351 Жыл бұрын
Ruwaydaayyy sheekooyinkii danbi baadhista kusoo celi
@mohamedabdulla6674
@mohamedabdulla6674 Жыл бұрын
Riweydoy walahi qof aan wax ka dhagaysto qofka koowaad ayaa tahay sheekadaadu waa mid igu socota ka waran hurdada xitaa ma seexdo kuwa kale waa ku gam aa thanks yakheey
@nafisomirexuseen
@nafisomirexuseen Жыл бұрын
Seey shacab kamiradaha watey dheheen ala hayaay😁😁😁😁 saatiri car seey dheheen wir😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@umuraxma1714
@umuraxma1714 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@kushii1959
@kushii1959 Жыл бұрын
ruwaydaay noo soo badi plz iyaantaan kumaaan aragee🥺🥺🥺😢
@hassanalturaabi
@hassanalturaabi Жыл бұрын
Ruweydo qisadn wax badan ayaan ka faaidney waa ku mahadsantahay soo gudbinteeda قال الله تعالي لقدكان في قصصهم عبرة لاولي الباب
@nimcosagal955
@nimcosagal955 Жыл бұрын
Vecoi golden wlhi wan ku farxaa marka vedoi so dhigto nolow soster in kaston intii danbe ku khaljhalay o magacyadii iskay wada dhex dateen 😁❤
@nasraibraahimaadan9440
@nasraibraahimaadan9440 Жыл бұрын
subxanallah...😳 qaatumo xumo ay sababtay gogol dhaafka uu alle xarimay
@dinixblack
@dinixblack Жыл бұрын
RUWAYDA SU AAL : "sis" BUURAHA TAHAAZ VEDIO KASOO SAMEE OO MUQAAL AH "
@saymanmaxamed1629
@saymanmaxamed1629 Жыл бұрын
Acudu bilah waxan sheko wa dhafty shaydaan ba drector ka ah😮
@shukriahmedali1673
@shukriahmedali1673 Жыл бұрын
I Love ♥️😘🙏
@amaalmohamed1559
@amaalmohamed1559 Жыл бұрын
Nala joog mar walba waan kuu xiisnay
@Dayr12
@Dayr12 Жыл бұрын
Meesha waxba ka dhacay anyway keep going sister
@NaciimoAhmed-dj2yj
@NaciimoAhmed-dj2yj 6 ай бұрын
Waw ad ban ugahily runte shekadan wa ugu layabka badaned
@sakimohamed2774
@sakimohamed2774 Жыл бұрын
Waad iga farxisey wlshy Alle hakaa farxiyo
@user-be7mo2vj7r
@user-be7mo2vj7r Жыл бұрын
Ruwaydo gabar sheeko yaqaan ah
@mame-pu1vj
@mame-pu1vj Жыл бұрын
Xppti codka Allaha kuu barakeeyo ❤
@nafisomirexuseen
@nafisomirexuseen Жыл бұрын
Haye abaayo waan daawani insha alaah
@mariaqaali
@mariaqaali Жыл бұрын
Subxanalah sinada dhibkeeda imisa qof baa u dhintey
@abshirmaxamed894
@abshirmaxamed894 Жыл бұрын
Alle haku barakeeyo codkaaga macaan ❤
@deeqaluula2366
@deeqaluula2366 Жыл бұрын
Cod dahabey waanu ku xisnay welcome ❤❤❤
@wllmohaahmed4195
@wllmohaahmed4195 Жыл бұрын
Ruweyda styleey waxaa kaa codsanayaa buuga ladhaho قصص والحكايات. Sheekooyinkiisa nooga soo sheekeey
@fafinta-wnga
@fafinta-wnga Жыл бұрын
Sheekadan waan ku wareeray
@mursalkhaliif6932
@mursalkhaliif6932 Жыл бұрын
Fariid ruwayda
@ifrahaden3782
@ifrahaden3782 Жыл бұрын
Bimilaahi raxmaani raxiim sheko kanaxdin badan maba dhagaysan baryahaan
@bahjobilan5298
@bahjobilan5298 Жыл бұрын
Wcs wlle nabad weye cafimad qab mansha allh Guulayso waliga caqligagu waligi hashaqeyo caafimad taama allh kusiyo wad mahadsantahay❤❤❤❤❤❤❤
@sahrajama1586
@sahrajama1586 Жыл бұрын
Codkaaga dahabiga ah ilaahay ha kuu barakeeyo abaayo mcnto
@caashukhif8568
@caashukhif8568 Жыл бұрын
Amiin
@abdirizakhassandini3625
@abdirizakhassandini3625 Жыл бұрын
Diyaar ruwayda like ka waan kugu soo halgaaday
@hodan8250
@hodan8250 Жыл бұрын
Imisa qof baa dhintay, imisase dulmi u dhintay,imisase xaq u dhintay?
@josephmehmet5840
@josephmehmet5840 Жыл бұрын
Thnks walhi wan ku farxa marka sheeko noo soo dhigto ❤❤
@mufazzaali1651
@mufazzaali1651 Жыл бұрын
😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣de adiga wll malinba Intad wax noosoo dhigto ayad nawaydii aysaa hadana Guulayso wll❤❤😎🥰
@abdirahmanahmed7627
@abdirahmanahmed7627 Жыл бұрын
Ruwayday baryahan ma Ethiopia ayad jogtaa bal iska soo waran anu ku soo dhawayno wll
@daawadkanaal
@daawadkanaal Жыл бұрын
Waa xay halaagu
@yasminhassan9426
@yasminhassan9426 Жыл бұрын
قصة انغام nosodhiga😩❤️‍🔥❤️‍🔥
@dhacdooyinka10
@dhacdooyinka10 Жыл бұрын
Walaaley dadkii dhamaade niil yar dartii
@xamdamaxamedxamdamaxamed999
@xamdamaxamedxamdamaxamed999 Жыл бұрын
Soo badi wllo
@dalsanbandofficial3207
@dalsanbandofficial3207 Жыл бұрын
Haaye sooya dhakhsadee
@nimcoqasim1639
@nimcoqasim1639 Жыл бұрын
Waba sheko cajiba ina adere codkaga iska jeclahy Noso daqso allh kubarakeyr codkage❤
@quizzes1_
@quizzes1_ Жыл бұрын
Ruweyday su'aal shortska sida kuwa kale sidee bu ugu xisaabiya? Ma lacag isku mid ah buu bixiya
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
RUWEYDAY WN KU SALAMAYA WLLO ❤️
@ssabnaahasam2868
@ssabnaahasam2868 Жыл бұрын
Insha Allah abaayo waa nagu ogtahay
@ibraahimmohamed4448
@ibraahimmohamed4448 Жыл бұрын
Subxaanalah abid sheeko aan maqlo midii igu yaabka badnayd waaye. Waxaaso qof baa la isku dul dilay
@mariina_yusuf
@mariina_yusuf Жыл бұрын
😊 I'm back
@kaltuundaahir9156
@kaltuundaahir9156 Жыл бұрын
😆😆😆hhhh alla oo waalana gabadhu way isku dir badan tahay😆😆😆saaxiibayaal love igaga naxa😆😆😆
@hafso0thmandahir465
@hafso0thmandahir465 Жыл бұрын
Abaayo Awoowgii yaabka lahaa madhmaaday
@fadxiyahassan3406
@fadxiyahassan3406 Жыл бұрын
Subxaanallah qiso musiiba weeye
@sahrayuusufahmed6098
@sahrayuusufahmed6098 Жыл бұрын
Sheekada meesha dambo waan ku wareeray
@muhanadsiciid2728
@muhanadsiciid2728 Жыл бұрын
Ruweydaay adiga io mo fami oo leh chanlka dadweynaha miya isla dhalateen
@queenasiaatazha5671
@queenasiaatazha5671 Жыл бұрын
Wlhi waa YaaB Sheekadu Dhimasho BadaNaa Mafilm Hindiyoo Bari DawaNjiraa 😂😂😂😂😂 SheekadaN Way igah YabisaY Walhi 😳😂 GacanBn utagaY Dadkas 😂🖐🖐
@user-ht4yg4fd5u
@user-ht4yg4fd5u Жыл бұрын
Run ahaantii dhegaahan qabsaday waligey sheeko tan lamida ma arag gacan iyo lugba waan utaage🤣🤣🤣
@umufaaiz1571
@umufaaiz1571 Жыл бұрын
An dhameysta vedou
@kamela775
@kamela775 Жыл бұрын
Na ruwayday sheekada maanta aad wado waa lalabo
@amrancabdicabdule3557
@amrancabdicabdule3557 Жыл бұрын
La soo dhaqso hpptieyy💓😫
@apokordhoolayare874
@apokordhoolayare874 Жыл бұрын
Golden voice ✨️ 💛
@farihyaadanmohamoud6202
@farihyaadanmohamoud6202 Жыл бұрын
Asc wallo macn hooruscoo 💝💝💝💝💝👍
@maryanabdullahi6943
@maryanabdullahi6943 Жыл бұрын
Subxana allha, allaw nasug oo hananuuni, xumaanta dadka layaraa markey sameenayan laweynaaa marka ay kashifmato, meeqa qof ayey xumaantas galafatey. Allaw na astur meel.walboo joono
@hafsaroobleameey8153
@hafsaroobleameey8153 Жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah cod malabey Masha Allah tabarakallah Allahuma barik ❤
@umuzaakir4296
@umuzaakir4296 Жыл бұрын
xalin xumaa reerka cadaabta isku raacay subxanallh
@saynabmaxamed7249
@saynabmaxamed7249 Жыл бұрын
Hhhhhh🥰😍😍😍😄😁aaad baanu kuugu xiisnay xpyt qalbigaa kusalaamay
@qaaliquman9823
@qaaliquman9823 Жыл бұрын
Ruweydadena♥️🙏😍
@ismailahmed2736
@ismailahmed2736 Жыл бұрын
Wuxu ma wax run ah oo dhacaybaa mise waa sheeko xariirada carabta wlley?????
@feyrouzmahad785
@feyrouzmahad785 Жыл бұрын
Asc ruweydo sheekoyinka dil Naga ee ku farxad iyo kuwo kle Nogu badal
@azadzaed424
@azadzaed424 Жыл бұрын
Hab tabintaadu waa wax kale Guul baan ku rajaynayaa
@iqrocali4423
@iqrocali4423 Жыл бұрын
Wr wuxupa waa wada faqsi😂😂😂😂
YAA SAXAN?! MAXAY KULA TAHAY😆
18:11
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 93 М.
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 10 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 13 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН
FARGALKII KIISKA XALIYEY
34:36
Ruweyda Style
Рет қаралды 124 М.
AWOOWIHII YAABKA BADNAA ||QEYBTA 1aad||
18:41
Ruweyda Style
Рет қаралды 104 М.
FURO AYUU IS YIRI LAKIIN MAXA QABSADAY||sheeko yaab leh||
17:06
Ruweyda Style
Рет қаралды 114 М.
XAMDA IYO REERKEEDI MAXA KALA QABSADAY!?
25:23
Ruweyda Style
Рет қаралды 116 М.
sideen isku baray luuqada English-ka
19:23
Zuhours
Рет қаралды 530 М.
REER JIBOUTI AYAA KAADIDA IGA DHAMEEYAY😅
8:18
Dirisle Abdi
Рет қаралды 172 М.
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 10 МЛН