Рет қаралды 672
YAA DURJIYEY BURCADKAYGII - Waa hoga-tusaaleyn ku aadan isbedelka nolosha iyo qaababkeeda. Wuxuuna is bar-bar dhigayaa labo dooli/jiir iyo labo qof iyo qaabka ay u raadiyaan hadafkooda oo lagu tusaalaynayo Burcadka. Soo Jeediyaha 1aad ee Barnaamijka ayaa si kooban inoogu soo gudbinayo sheekada iyo biyo dhaceeda.
Buugga lagu taliyey kala deg linkigan hoose
English archive.org/details/OceanofPD...
Arabic al-nnas.com/BIBLTEK/paolo5.pdf
....
Waxaan mahad gaar ah u jeedinaynaa Sharikadda #Midsan oo fududeysey diyaarinta barnaamijka.
Sidoo kale waxaan mahad gaar ah u jeedinaynaa #Bodhari_Warsame oo nagu kordhiyey tarjumaada ereyga Maze (Suriyo Goob)
Ha ilaawin in aad rukumato Barnaamijka, Buugaag tayo iyo tiroba leh ayaa inoo soo socodo.
#Tahainspires