Ilahay sharci qeyr qaba ha uu sahlo wiil iyo gabadh ba mida kale ma qof baa guur uu gali karo sii uu sharci uu helo after 10 years waa waali caf 😳
@beerlulahassan7827Ай бұрын
Su aal walal kwrn qofka hadu jogo 1year Lkn aniga citizens ahay kwrn plz rely walal
@beerlulahassan7827Ай бұрын
Like ma rabo rely walal
@ElmiWareMediaАй бұрын
Maxaa ka wadaa 1 year ayan jooga,hadane citizen ayan ahay meel islama gasho Beerlula hassan.
@beerlulahassan7827Ай бұрын
@@ElmiWareMedia no walal I’m citizens but my husband he come last year 5/23/23
@ahmedkarshe7445Ай бұрын
Barnamijka si fiican u dhahayso Walaal wuu kuu sheegay Elmi waare barnaamijka dhamayso. Waa in qofka sharcidarada kusoo galay wadan ugu Karan 10 sano xariir uujoogay wadanka oo uusan hal maalin wadanka ka bixin adiguna aad tahay american citizen markaas ayaad u dacwoon kartaa ninkaga walaal
@cismaancidow6031Ай бұрын
Brother kwrn gabdh 8 Sano America joogto passborka heysato wadankana meel Ugu dhaqaaqin waligeed ninkeeda ma u dacwoon kartaaa barnaamijkan jwb