No video

yaa xaq usiisyay wasiirka maaliyada in uu shacabkaan masaakiinta ah dhuunta qabto " Faiza Jeyte

  Рет қаралды 4,619

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 21
@Qoraga
@Qoraga Ай бұрын
Masha alah dadkan ayaa dalku rabaa ilya cowra la libaxad guuleeyso
@garaadcabdi103
@garaadcabdi103 Ай бұрын
Kheyr alle haku siiyo waad noo hadashay ❤❤
@diplomancymustafeabdirahma5611
@diplomancymustafeabdirahma5611 Ай бұрын
Runley Hooyo wa Hooyo uun allaha barakeeyo xildhibaan faiza jeyte ❤❤❤❤
@waberihassan7867
@waberihassan7867 Ай бұрын
Machaallah hooyo somaliyed oo runta sheegtay respect illahay ha laga baaqo umada halo naxariisto ishaallah
@Asma_shino22
@Asma_shino22 Ай бұрын
Waa runteed❤
@hodanali8514
@hodanali8514 Ай бұрын
Maansha allah waa runtaa.
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 Ай бұрын
Mallh saxiix
@Garaad-
@Garaad- Ай бұрын
Masha allaah waa fariid inantu
@user-jk7kf5tg4k
@user-jk7kf5tg4k Ай бұрын
Masha Allah guul walashey
@najibabdi9676
@najibabdi9676 Ай бұрын
Xildhibanad naag nool Ina jeyte
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 Ай бұрын
Sida Baarlamaanku u foolxunyahay baa madaxweynahaad soo xusheena u foolxunyahay waxaana kasii foolxun kuwuu soo xushay
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu Ай бұрын
xasan ayaa habey walba. markuu seexdo inuu seexdana uma maleynaayo ee waxuu babeynkii is yiraahdo meeshaas ayey lacag kaasoo galeysaa subaxii wasiiro ku sheega amar ku siiyaa iney fuliyaan haduu suaal weydiiyo shaqaduu ka saari marka xasan dadka dagen meelihii dowlada
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 Ай бұрын
Gabadhan afka yan laqan maantay way saxantaha,
@princek802
@princek802 Ай бұрын
Horta dalku manu laheyn gole sharci dajin oo sharciga dajisa wa mxy gole fulun oo hdana iyagi um sharciga dajiya. Meshu dowlad kamajirta wax dowlad loekesinayo ba kajirta. Shacabkow kaca oo kahadla dhibkina cidna idinma maqne.
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e 2 күн бұрын
Yaa noo soo diray kkkkkk
@khaliifcabdi6106
@khaliifcabdi6106 Ай бұрын
Aduia na matala
@orahwng-l8v
@orahwng-l8v Ай бұрын
Dowlad sharci leh somali malhn flim iyo jiliin aye mesha ku hayan iyo ine dadka somli dhacan aqon u ma lahn barlmnka awodisa allha shacbka adinka matalo hadna dantina aya ka firsten lalush qate aya noqten xaqa allh idin tuso
@saja9892
@saja9892 Ай бұрын
Cuqubo ka qaada waxaan dawlad lama dhihi karo dadkaa Maafiyaa ku habsatey waatuugo naxariis daranilaahaw adigaa gargaar leh
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu Ай бұрын
dadka meelaha dowlada dagan kaliya ma aha ee guryaha uu cashuur sanad ku darey mid 3 billood ah dadka guryahaas leh iney gataan oo xamar ka cararaan markii looga cararna inuu fiiqdo ku ligood waa juuj yaamajuuj cid ka hor imaatana wuu layahay marlamaankow idinkaa noo keeney idinkaana aakhiro iyo aduunba inku dacweyneynaa
@djamasaid6839
@djamasaid6839 Ай бұрын
May wlhi ma yaqaano mana arag waligii inta hargaisa uu diyaarad kasoo raacay uunbuu guryaha amisom ilaaliso galay kkkkkkkkkk Magaalada warba uma hayo
@CabaasXaaji-du6lz
@CabaasXaaji-du6lz Ай бұрын
War Naga qabta waxaan wasiira maahe
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 23 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 16 МЛН
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 14 МЛН
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 77 М.