Yaahoo | Khaladkii dilay shirkadii ugu waynayd internetka

  Рет қаралды 44,143

Waaberi Media

3 жыл бұрын

Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 140
@abdurazack4u848
@abdurazack4u848 3 жыл бұрын
“Waxyaabaha ugu weyn ee shirkad ama ganacsi Suuqa kasaaara, isbeddel la’aanta, kafaa’iideysiga fursadaha kusoo mara, Inaadan dhayalsan tartanka lagu gula jiro iyo soo kordhin la’aanta wax cusub “. . Muuqaal muhiima mahadsanid walal Abdirahman Omar...🙌
@shedo7275
@shedo7275 3 жыл бұрын
I'm business student, I just learned in the school how Nokia run out the revenue but this help me a lot, thank you bruh
@sakipoi5986
@sakipoi5986 3 жыл бұрын
Aaqoonyahan laguma noqodo english in aad ku hadasho aad qorto ogaw dadka ka dhalatey waa somali qofka lahadleysid waa somali kan aqrinaayana fariintadana waa somali Halkaan maaha youtube ajnabi ah Hormar wacan walal 🙏🙏
@mohanke447
@mohanke447 3 жыл бұрын
Inta ay U tahay cwa Jimce halkmar Igula sali xabiibkeena scw ❤💯
@maanmaxamud3326
@maanmaxamud3326 3 жыл бұрын
Waaberi media meel fog ba LGA keenay dib u noqon meyso🎬
@sayidka.6122
@sayidka.6122 3 жыл бұрын
Kkkkkk
@Just2facts2
@Just2facts2 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا
@wayrax6994
@wayrax6994 3 жыл бұрын
Isla qaldkaasa oo kale mid lamid ah ayan galay aniga iyo goobtaydi gacnasi oo Manta albaabada Noolabtay meherdo yaryar oo an dhayalsaday aya gabi ahanba isoo afjaray safarki ganacsi ee aan soowaday guyaal badan !! Regret!! I feel sorrow😌😌😌
@qaliilanbulshawi4431
@qaliilanbulshawi4431 3 жыл бұрын
Asc Wabari media waxaan jeclaan lahaa in aad inoo soo gudbiso taariikhdii tataarka oo taxana ah iyo tariikhdii dowladii Cismaaniyiinta waad mahadsan tihiin guuleysta
@guliethmahameith1605
@guliethmahameith1605 3 жыл бұрын
Marka horeba yaahuu baan u haystay balse hada ayaan fahmay BAARAKA ALLAH
@qoraneofficial3613
@qoraneofficial3613 3 жыл бұрын
Thanks wll cabdiraxman cumar 💯💯👍👍
@dahirusman968
@dahirusman968 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllkey markasta waxatahay mid narwaliba naka xaqabtira bahideena marlawaad mahadsanid guul ayaan kurajeynaa
@jamaljovaz701
@jamaljovaz701 3 жыл бұрын
Intu jacel hyo is muujiya😍❤
@mohamudahmed2327
@mohamudahmed2327 3 жыл бұрын
Nt
@naturepower9930
@naturepower9930 3 жыл бұрын
Thanks MacaliN😍😍
@muhanadck1672
@muhanadck1672 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin 😘😘😘
@axmedalaale8555
@axmedalaale8555 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@AhmedmohamedAJ
@AhmedmohamedAJ 3 жыл бұрын
Masha AllaaH proH😶
@ahmedomar8109
@ahmedomar8109 3 жыл бұрын
Allah ku barakeeyo ustaad
@carayspro7470
@carayspro7470 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal.
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 3 жыл бұрын
Thanks my bro noolow allaya cisak
@hilaalmohamed3683
@hilaalmohamed3683 3 жыл бұрын
Keep going
@abdirizakmohamed8346
@abdirizakmohamed8346 3 жыл бұрын
Wa alleykum salam
@mohamedabdullahi7183
@mohamedabdullahi7183 3 жыл бұрын
C/raxmaan cumar maxaan kuugu duceeyaa..?
@minestermubaarikbunni5671
@minestermubaarikbunni5671 3 жыл бұрын
Janada
@cabdiraxmaanmaxamuud2487
@cabdiraxmaanmaxamuud2487 3 жыл бұрын
Ifka ugu ducee janno adduun (xaas wngsn,cfmd, hanti xalaal ah, cibaada Alle) aakhirana Jannatul Firdawsa wll. Sidaa ugu ducee
@mohamedabdullahi7183
@mohamedabdullahi7183 3 жыл бұрын
@@cabdiraxmaanmaxamuud2487 haye wll mhdsnid
@yuusufcade-xv6cj
@yuusufcade-xv6cj Ай бұрын
Waligaa qof ha usheegin qorshahaada ❤❤❤❤❤
@wllraxman1166
@wllraxman1166 3 жыл бұрын
Keep going Bro
@saabawayhibinujilyar7370
@saabawayhibinujilyar7370 3 жыл бұрын
Masha allaah horay u soci
@hormarmedia9634
@hormarmedia9634 3 жыл бұрын
Masha allaah
@caasizhoindhoyare48
@caasizhoindhoyare48 3 жыл бұрын
Alaha hakuudayo codkaaga faseexa masha alahh 👌🤣😃😁
@mubaarighaaruun4782
@mubaarighaaruun4782 3 жыл бұрын
Zahip cabdiraxman cumar hore usoco
@mahadabdi1137
@mahadabdi1137 3 жыл бұрын
Macalin waan ku wataa
@claahimaxamed377
@claahimaxamed377 3 жыл бұрын
ILAAHYA DARTII UGU BADNEYD😍
@qadu385
@qadu385 3 жыл бұрын
M,a keep going Wall
@hollaatme2991
@hollaatme2991 3 жыл бұрын
Halkanina Waa Waaberi media 😍 horay u soco walalkey
@somalia4ever1
@somalia4ever1 3 жыл бұрын
Caawa toos bey iitaabatay Allow sahal amuuraha ......
@abdinassirmacrufsalamualla9441
@abdinassirmacrufsalamualla9441 3 жыл бұрын
My brother Abdirahman.go ahead and sky in not the limit.
@noisrael3019
@noisrael3019 3 жыл бұрын
This is not english channel this is somali channel damn
@sayfudiinqudus5767
@sayfudiinqudus5767 3 жыл бұрын
Waad ku mahadsanthay wll
@cabdihindiofficialstudio2248
@cabdihindiofficialstudio2248 3 жыл бұрын
Kip goin hore usoco zxp
@ahmedalixaash3842
@ahmedalixaash3842 3 жыл бұрын
muuqaalo aan sameeyay ayaan kuu hayaa
@nazrazead
@nazrazead 3 жыл бұрын
Keep going wlloh Allah keep you
@hanadhassan6001
@hanadhassan6001 3 жыл бұрын
Keep going my brother
@abdiweliali8238
@abdiweliali8238 3 жыл бұрын
keep going bro
@camaarabokor7022
@camaarabokor7022 3 жыл бұрын
Keep goin
@cimaaligcawil9173
@cimaaligcawil9173 3 жыл бұрын
Hore usoco pro
@mustafaabdullah5125
@mustafaabdullah5125 3 жыл бұрын
Keep going abdi raxmaan
@somaliancientegyptian
@somaliancientegyptian 3 жыл бұрын
Magaca Yaahoo Waaba ilaaha awoowayaasheen caabudi jireen.
@akramlyrics6590
@akramlyrics6590 3 жыл бұрын
M.a keep going abdul qaadir mohamuud Kugu tixinahy cilmi kafaiday wllhi haga niyad jabin kusuco
@ismaaciiladam5040
@ismaaciiladam5040 3 жыл бұрын
Keep going pro
@khadarwaberi7978
@khadarwaberi7978 3 жыл бұрын
Tartan ayaa lajiraa wad kufi kartaa lkn ha seaxn oo hays dhigan iska jaf boorka orodkna sii wado iskna ilali sababihi hore ee ad u kuftay kolki hore iney markale ku dagan Dulucda shekoyinka guuldaro ee Yahoo Nokia 😪 Motorola Iyo ina kale oo badanba
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
MashaAllah wll, waa mawduuc aad uqiimo badan wacyi galin kabuuxdo, una baahan in lagu tusaale qaato
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 3 жыл бұрын
ABDIRAHMAN OMER WAABERI.
@yow4367
@yow4367 3 жыл бұрын
111k subscribers 😍
@ahmedzerachannel178
@ahmedzerachannel178 3 жыл бұрын
Hore usoco wll
@hanadhassan6001
@hanadhassan6001 3 жыл бұрын
Keep going my brother Never give up my brother
@abshirak6267
@abshirak6267 3 жыл бұрын
zxp noosoobadi vioyashn si aan wax badan ugu barano
@ahmedarab____
@ahmedarab____ 3 жыл бұрын
iam one
@sumayocabdi1157
@sumayocabdi1157 3 жыл бұрын
Yahoo Anigoo Yar Aan Maqli jiray Lkn Waligay Ma Isticmaalin
@kooshdul
@kooshdul 3 жыл бұрын
Barakada Walaalaha Iswato - Qaybta 21 💡 @
@ahmedsiciidsoofe3233
@ahmedsiciidsoofe3233 3 жыл бұрын
Waad mahqdsantahay sxp noosooo badi barnaamijyada noocan ah
@somaliboy3054
@somaliboy3054 3 жыл бұрын
Keep going wllky💟🇸🇴🙏
@kooshdul
@kooshdul 3 жыл бұрын
Barakada Walaalaha Iswato - Qaybta 21 💡 kzfaq.info/get/bejne/hMBhZreop8zUmXU.html
@nimcocawil1608
@nimcocawil1608 3 жыл бұрын
Walaalo suaal
@abdikadirali2809
@abdikadirali2809 3 жыл бұрын
First person like isara
@machdaysandskills5861
@machdaysandskills5861 3 жыл бұрын
Im farsti
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
Bila Qoorshuhu Wa Wax Xuun
@abdifatahahmed6592
@abdifatahahmed6592 3 жыл бұрын
Wiilkii 15 jirka ahaa ee Canadian ahaa ee vires ku soo weraray ayaa khasaraheda kow ka ahaa
@Tustusaale
@Tustusaale 3 жыл бұрын
8 second
@thewhitetiger5718
@thewhitetiger5718 3 жыл бұрын
Casharo ku saabsan Guusha iyo guuldarada soo badi sxp
@jrgeesidmt3283
@jrgeesidmt3283 3 жыл бұрын
Bro Video cml noo soo badi
@cabdallaqaxweyste5567
@cabdallaqaxweyste5567 3 жыл бұрын
Good job my dear coach m.a
@hamitttaahir7372
@hamitttaahir7372 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰
@cabiraxmaanyare4402
@cabiraxmaanyare4402 3 жыл бұрын
M.a
@ismaaciiladam5040
@ismaaciiladam5040 3 жыл бұрын
Second person of coment
@nimcocawil1608
@nimcocawil1608 3 жыл бұрын
Walaalo qofka isagoo ku jira sanadkii u danbeeye ee dugsiga sare Sidee uga faaidayasa karaa scholarship soo baxaya markaa
@quruxdaxamarcadey413
@quruxdaxamarcadey413 3 жыл бұрын
Yahoo nasiib daranaa tuke sidisa oo kale
@muxammad2777
@muxammad2777 3 жыл бұрын
Walee yarkaan waa muhiim ilaah ha daayo asagoo kale oo badan baan ubaahan nahay
@faadumosaleeban6834
@faadumosaleeban6834 3 жыл бұрын
Pro malin walba mad noga dhigtid plz
@cabdirisaaqcabdulaahimaxam1630
@cabdirisaaqcabdulaahimaxam1630 3 жыл бұрын
Laga bartaa laga badshaa
@msudozil5945
@msudozil5945 3 жыл бұрын
Wll cabdiraxman barnaamijyadadu waa kuwa ufcn xag kasta oo laga fiiriyo balse way yaryihin ee sobadi mahadsanid
@michaeljoseph172
@michaeljoseph172 3 жыл бұрын
wx so wadaa Applications somludostar sanadka 2090 yaa igu raacsan
@successyourlife4534
@successyourlife4534 3 жыл бұрын
Plz mudane assalamu caleykum ku bilaaw bisinka ayaa baro lehe
@siciidfaaraxbaradho7542
@siciidfaaraxbaradho7542 3 жыл бұрын
Diyaar
@farxiyofooschannel1976
@farxiyofooschannel1976 3 жыл бұрын
Wax badan wan isticmalay
@abdinasirabdiqadir8540
@abdinasirabdiqadir8540 3 жыл бұрын
Wlle wxd ku masadsantahy sida wacan aad muqalo dhiri gelin ino sogud binosid
@ishaaqoontaonlineschool
@ishaaqoontaonlineschool 3 жыл бұрын
wll hotmail ka soo hadal
@macalin527
@macalin527 3 жыл бұрын
Telegram samaysayso cabdiraxmaan
@sadiaabdikariim2014
@sadiaabdikariim2014 3 жыл бұрын
Waxaa la yiraa inaad guulaysato waxaa ika adag inaad isku hayso halkaad gaartay.
@nimcoahmed6167
@nimcoahmed6167 3 жыл бұрын
wllo shirkada amazon ayaan raba inaad wax iga sheegtid iyo sida ay ushaqeeso
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 Жыл бұрын
Waxay ku baa,badey halkii nokia 💔
@Sam_Saylici
@Sam_Saylici 3 жыл бұрын
Hada waxa wadadaas ku socota shabakada Whatsapp oo gudbisa maclumadka dadka aniguba aanku fikirayo dhawan isticmalkeda joojiyo inkasto ahayd barta aan aadka u isticmalo marka Yahoo haday karaan waa inay soo saarta bar lagu adeegsado fariimaha iyado wax ka baranaysa khaladkedi sido kalena ka fa'ideysanaysa fursada aniguna waxan ku raja waynahay inan mustqabalka dhaw waxso saar ama hal abuur cusub( Inovation ) la iman doono hadu Allaha awooda leh idmo
@raadeeykapuur2941
@raadeeykapuur2941 3 жыл бұрын
Whtsapp ayaaa hada sidaaaaa cml ku Socdo.....
@shuuriyeyare3023
@shuuriyeyare3023 3 жыл бұрын
waxaad u qalanta malaayin subscribe horay usoco sxp
@motivationalspeech5042
@motivationalspeech5042 3 жыл бұрын
Inta codkisa uu xiistaY
@khadiijocumar9493
@khadiijocumar9493 2 жыл бұрын
Ļess go
@kassimmo4682
@kassimmo4682 3 жыл бұрын
Wax badan isticmaalay Yaaho.com
@vattidesign6467
@vattidesign6467 3 жыл бұрын
wallo mawduuc nooga soo diyaari sida ay u shaqeeyaan suuqa saamiyada ee caalamka tusaale ahaan:- share ka shirkada iyo iibsiga saamiyada shirkadaha sida ay u shaqeeyaa
@cabdixakiincabdilaahi5303
@cabdixakiincabdilaahi5303 3 жыл бұрын
Yahoo was blind, like me.🤣
@yahyepoi3491
@yahyepoi3491 3 жыл бұрын
C/rahman Cumar Sxp sida Loo Sameyo Apka Mobile ka Noosobar KZfaq Lagu Barto
@somalitiktok2878
@somalitiktok2878 3 жыл бұрын
ganacsigu waa inad ilku haysa cida kula tartamaysa
@chemo-channelchemo-channel3067
@chemo-channelchemo-channel3067 3 жыл бұрын
1 aad cm
@hasanvicyare8419
@hasanvicyare8419 3 жыл бұрын
Dadka love uma saartid maxaa sxb mise isla weYni kaa tahaY 🤔🤔
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 3 жыл бұрын
Waxaaga qasab miyaa fad ama ha fadin😅😅😅
@hasanvicyare8419
@hasanvicyare8419 3 жыл бұрын
@@abdirisakisse4277 qasab Maxaa keenaY! HADAA dhaho Dadka ku daawado love usaar ma qaladbaa Queen
@unolowmanta7508
@unolowmanta7508 3 жыл бұрын
@@hasanvicyare8419 Ha wa khalad. Ruxa nolol tan ka baxsan bu leeyahay. Maclumadka faidada ah uu so digayo haku deeqo. Love waxba sheegi meeyse intu so diga ka badan
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
@@hasanvicyare8419 Oo adoo inTa leg hadii love laguu Saaro iyo hadii aan laguu saarinba maxaad ka faaidi !! ?
@hasanvicyare8419
@hasanvicyare8419 3 жыл бұрын
@@dailyxiin dadka daawado waa inuu ugu yaraaN love usaaro Hadii Kle SiiLka hooyadiis eelayga eelayga dhalaY
@obayd4617
@obayd4617 3 жыл бұрын
Abdiraxmanow wxa ka codsan lahaa inaa barnaamij kasoo diyaariso dagalka dhexmaray jabuuti iyo Erataria.
@nimcoahmed6167
@nimcoahmed6167 3 жыл бұрын
shirkada yaaho waligay waan maqlijiray lkn wali ma ogaan waxay qabato
@nuurcumar731
@nuurcumar731 3 жыл бұрын
Waxay ahayd search engine (browser sida google oo kle ah) waana laga baxay hadda
@deherjr1056
@deherjr1056 3 жыл бұрын
Usᴛᴀᴀᴅ #ᴀʙᴅɪʀᴀʜᴍᴀɴ ᴄᴜᴍᴀʀ
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
спидран по ютуб шортс 86 | Ушные свечи
0:35
спидран по ютуб шортс 86 | Ушные свечи
0:35
Toothbrush Glove Hack !?
0:16
Dental Digest
Рет қаралды 9 МЛН
БУТЫЛКИ (смешное видео, приколы, юмор, поржать)
0:59
Натурал Альбертович
Рет қаралды 3,5 МЛН