YURUB GEENYO HEES CUSUB HAWAAWI LYRICS 2019

  Рет қаралды 658,481

Deeq Darajo Lyrics

Deeq Darajo Lyrics

4 жыл бұрын

#SUBSCRIBE#

Пікірлер: 245
@aishaabdudakir9893
@aishaabdudakir9893 6 ай бұрын
Wan ku jeclaa waqti qurxon aan wada qadanay blse adigo ii wediin inn ku bahanahay iyo in kle ayad iska baxday hdd ogn lehed wax aan daremayo imadan cidleen leheen Maxan kuu xiisay 😢 blse kuma oran kro wn ku xiisay inan qarsto moyaane 💔❤️‍🔥
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 6 ай бұрын
Is adkey xpptiyy qof aan kuu walwaleen adna ha u murugoon wlshey mcn 😭💔
@abdifataahfiifii4419
@abdifataahfiifii4419 6 ай бұрын
Maa usheegatid abaayo😢❤
@aishaabdudakir9893
@aishaabdudakir9893 6 ай бұрын
@@hodmaniitaqueen267 hyh xpti
@FadumoAhmedMohamed
@FadumoAhmedMohamed 5 ай бұрын
😢
@dghmcc6110
@dghmcc6110 5 ай бұрын
Aduun 😢🥹😰
@rowdoahmed605
@rowdoahmed605 5 ай бұрын
Labtayda wuxu hadhsaday habeenki donista ❤ 2/15/2024 habeen xasuus igu leh mahadsanid saad igu rumaysay riyadaydii my hasbund 🫶😍
@suberabdi6217
@suberabdi6217 5 ай бұрын
Waaba xalay. 😂😂
@rowdoahmed605
@rowdoahmed605 3 ай бұрын
@@suberabdi6217habeen qaliyu ahaa dee 😂😂😂
@idiriscali1245
@idiriscali1245 Ай бұрын
HeesTu Dhadhan gooniYa ayey Sameynayzaa Maraka Adoo DhageysanyA 😢 aad AkhriYayso FaalooYinKan xanuunKa Iyo Farxada Izku JiRa XanbaaRsan 😢❤ Yaa Ila TiJaabiYeY🤔💔💯
@Aminosahra501
@Aminosahra501 8 ай бұрын
4/12/2023 Wllhi qofban dareen uqawaa umafahmayo isoduceya qalbigisa ino alle isojedsho ya allah ❤😥🤲
@CanabCabdulle-nf1tn
@CanabCabdulle-nf1tn 5 ай бұрын
Sidee dareemosa hada abayo 😢
@IzmahanAydiid
@IzmahanAydiid 11 ай бұрын
Waa xanuun marka qofka aan waxba ku ogayne iska jecelaato ax Hebelyba adoon i oran ayaan hoobey yiraa😢😢😢❤❤
@adenressosman2024
@adenressosman2024 48 минут бұрын
Halkuu dagay yaan ogee hankeyga allow ha lumin... Sawtu raxma 🥺❤‍🔥
@user-jf4xg3uq4m
@user-jf4xg3uq4m 2 ай бұрын
Qofkeygii waxuu safaar igaa ady 15/5/24 malin arbaca ah sacadaa 2:26 malin xanuun badan ayey aheed illhey waxaan ka barya ino diib iguso celiyo mar kle nee waqtiga iyo wayahaa ino Kolmiyo Waliba inago Family aah Qof walbaa u Qoralkeygaa arkaa waxaan ka codsa ino ino duceyo wayo adbaad u jeclhy isagaa 😢❤
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 2 ай бұрын
Walasheyda kuwi nolol dhista noqda
@micoismail768
@micoismail768 3 ай бұрын
😢Hubsiimo la'aan Ayaan Kumee hebeloow yidhaaaaa💔🪽 6 /5/2024 Mon💔🫠❤️‍🔥10:50 pm 25/2/24 sun 11:20 Am💔💔🫠 hankeyga Allow ha lumin 😢😭 ❤️‍🔥
@Suhuurfuaatt
@Suhuurfuaatt 3 ай бұрын
Allh haku rumeyo wllo 😢❤ ana cwayy i bxaysa jcylka aan u qabe qalbigayga ku jira allh un ba og
@SaleebanBuux
@SaleebanBuux Ай бұрын
Haben kii ugu macaaN maxaan ku ceshayay door jeer labtayda muxuu hadhsadey habenkii doniste❤ 6/4/2018
@abdirahmanofficial4825
@abdirahmanofficial4825 2 ай бұрын
SawtU RaXma CodkeeeDa Iyo DawaDa DhakhtaradU qoraaan Codkeeda ayaaa Dawadiiii Dhabta ahyD ah ♥️
@shamai1570
@shamai1570 5 ай бұрын
Yurub Genyo the most outstanding voice ever❤❤❤❤❤
@XusnaKayse
@XusnaKayse 3 ай бұрын
Weli waan ku jecelahay adiga waana ku jeclaan doona xataa haddii aynu is calfan weyno 😭😭😭
@user-gr1uc9rd8w
@user-gr1uc9rd8w 7 ай бұрын
Soojeed ku hawaawi io hadaaquna waa kalgacal halkuu dagay yaan ogee hankeyga allow ha lumin💔🥺
@GibilGacal77
@GibilGacal77 3 ай бұрын
Ilaahay haka raali noqdo hooyo Yurub
@Suhuurfuaatt
@Suhuurfuaatt 3 ай бұрын
😢 hdan ana dhagaysanaya
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 14 күн бұрын
Hooyada kada xaskega hoyada mahan 😂
@elmaMohamoud-
@elmaMohamoud- 2 ай бұрын
Laabtyda wuxu hadhsadayy habenki Doonistoo 🥺💔
@abdikariimhassan2822
@abdikariimhassan2822 Жыл бұрын
Kolkaan laamaddood helaba Yeedhmiyo hugun baan maqla Saa weeye ❤❤
@NeymarCali
@NeymarCali 14 сағат бұрын
HankayGa allaw Ha Lumin❤😢
@Zaynab_033
@Zaynab_033 8 ай бұрын
Hankeega allow ha lumin🥺
@shimbirka.
@shimbirka. 5 күн бұрын
1/8/2024😊 Sawtu rahma yurub mohamet abdi.❤
@user-sl5if9gq6z
@user-sl5if9gq6z 4 ай бұрын
HaNkayga allow ha luMin😢❤
@abdifataahfiifii4419
@abdifataahfiifii4419 6 ай бұрын
Wa marki iigu horeesay aan maqlo heestaan waxan kaso arkay Ex teyda iyado isku dibeeso xiligaan 04/02/2024 habeen iskniin so galeeso 😢
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled 11 ай бұрын
Haadi aad qof jeclaatay adan wali ku hilmamin magaciisa dadko dhan ugu wadayidhin magaciisa waad sahlan tahy wali☝️🙂❤❤
@amaalilyaas9371
@amaalilyaas9371 Жыл бұрын
dhibadanaa markad sugayso qof aan kuso socon😢
@moneracabdirisaaq5675
@moneracabdirisaaq5675 Жыл бұрын
Aad io aad😢💔
@unknownthv224
@unknownthv224 2 ай бұрын
Hilkaaga markaan tababa ismoog la,aan baan hadlaa Haleelkuna wuu yar yaryee halmaamkuna wuu batoo hubsiimo la,aan ayaan kumee hebelow idhaa💔✊🏻
@Ayni88
@Ayni88 7 ай бұрын
Hankayga Allow ha lumin😢
@supernature1310
@supernature1310 2 ай бұрын
1 June 2024 ilahy Ani iyo jaceylkyga ha na iskaaaya siiyo oo Hana isku kaaya calfo. Danbigeenana ilahhy ha inaga dhaafo . Koly music majecli inan dhagysto lkn ❤❤😢😢
@xidigafilms3483
@xidigafilms3483 3 ай бұрын
Hiilkaga markaan tababa Ismoogan baan hadla🤦‍♂️ Haleelkuna wuu yaryee Halmaamkuna wuu batoo Hubsimo la.aan ayaan Kume najexey idha🥰🫂 Waa mid kamid noqon doonta hees aanu si wada jir ah u dhagaysano aniga io najah
@MunirMoh-do5qd
@MunirMoh-do5qd 7 күн бұрын
😢😢😢haleelkuna wuuu yaryoo halmaankuna wuu batoooo😢😢😢
@daganhaaji
@daganhaaji Ай бұрын
22/6/2024 Sppta an u dhagaysanayo Ila hada ma ogi😢 Hankayga allaw ha lumin😢
@Maryamabdi1234
@Maryamabdi1234 7 ай бұрын
Sawta-raxma codkaaga kolka murugo dareemo dhagaystaa codkaaga wanaagsan waan ku raaxaystaa.😮❤
@JawaahirJawaahir-qe3ge
@JawaahirJawaahir-qe3ge 6 ай бұрын
Heestan waxan dhagysanaya caawa o ay taarikhdu tahy 22/1/ 2024 habeen isniin ah saacaduna aytahy 22:44pm waxa aan u xiisay qofkaygi aan jecla l.a maalmo kadib inaan kulano ayaan rajynaya iso duceeya inu alle nabad qab nagu kulmiyo❤️🫀✨️🥺🤲🤲
@FadumoAhmedMohamed
@FadumoAhmedMohamed 6 ай бұрын
Ilhy hakula kulansiiyo gacalo ❤lkn ilaasho qofkaga 😊
@JawaahirJawaahir-qe3ge
@JawaahirJawaahir-qe3ge 6 ай бұрын
@@FadumoAhmedMohamedaamin apayo waad igu ogtahy l.a wad iyo calaf mooye😊👊🥰
@aaminoahmed9654
@aaminoahmed9654 6 ай бұрын
Macnto Allah ni kulmiyo adinkoo nabada❤😢
@JawaahirJawaahir-qe3ge
@JawaahirJawaahir-qe3ge 6 ай бұрын
@@aaminoahmed9654 amiin abaayo insha allah 🥰🥺🤲
@JawaahirJawaahir-qe3ge
@JawaahirJawaahir-qe3ge 6 ай бұрын
@@aaminoahmed9654 aamin mcnto
@canabnuuriidowcanabnuuriidow
@canabnuuriidowcanabnuuriidow 5 ай бұрын
Hurdada dadka kalee u furan Naftani ma haweysateee❤ Hagaag uma seexato❤
@canabnuuriidowcanabnuuriidow
@canabnuuriidowcanabnuuriidow 5 ай бұрын
26 february/2024
@xadaari129
@xadaari129 5 ай бұрын
somalidan wada dhaawacan ale haydiin sahlo dhamantiin ana qalbiga ale hayga reebe ii duceeya axya sawtu raxma yurub geenyo ❤️‍🔥🙏✅
@SumayaApdyrashiid-gs4jg
@SumayaApdyrashiid-gs4jg 15 күн бұрын
Kumeee Hebelowww 💔💔26/6/2024 BiL warkiisa Moooganhyy🙂😊
@munaabdidheere4124
@munaabdidheere4124 8 ай бұрын
6/12/2023 still 🥺💔 dhibane Dusha ka sare ka qurxoon 😢😭
@khadarmaxamed3096
@khadarmaxamed3096 4 ай бұрын
Orta maxa dadka badnkoda marky yurub genyo dhagystaan jecl iyo qiiro u galan❤😂😂
@itmanabdi8006
@itmanabdi8006 9 ай бұрын
Heestan aneyba iga hadlysa ilhayw dhibatada iga sar ada cadila ilhayw sidu qalbigyy rabo iyel😢
@SacdiaAbdishakur
@SacdiaAbdishakur 9 ай бұрын
Hbn taarikhdu ay tahy 25/10/23 ayaan dhageesanayaa tiktok kasoo arky waaba kehely😫💔
@user-cl9jp5mx7v
@user-cl9jp5mx7v 5 ай бұрын
wan oyay runti ❤
@abdulqadermahmoud1055
@abdulqadermahmoud1055 Жыл бұрын
Dear miss All In One waxan rajeynayaa heerkaa in an Isla gaadhno ❤
@ridwaanofficial5341
@ridwaanofficial5341 26 күн бұрын
10/7/2024 arbaca 🫡 dhgasanayay hees macnaheeda wadata wlhi
@mahamudabdilahi3511
@mahamudabdilahi3511 3 жыл бұрын
Yaasalaam waa ereyadii abwaan geestiir laxankii eng siciid codkii boqorada codka YURUB geenyo musigii ismaaciil danan
@user-gr8ej3td6o
@user-gr8ej3td6o 9 ай бұрын
Jacayyl ban dareemaya cid aan jeclahay garan mayo tolow maxa qaldan❤😢
@naimaabdirashiddahir2212
@naimaabdirashiddahir2212 3 ай бұрын
Qooq😂😂
@Hamsa1263
@Hamsa1263 3 ай бұрын
Kaligay ayaan is moodayey show waa layla qaba 😂
@anigapoigamer6246
@anigapoigamer6246 16 күн бұрын
Wxn dhegeysnsyah galam sacduh thy 2024 /7/20 sacadunah thy 5:20 ilahoow qapigah iqaboojiy 😭😭
@hothoadam2597
@hothoadam2597 Жыл бұрын
Kumeew hebeloow idhaaa 😢🙃
@dirirsomali4521
@dirirsomali4521 3 ай бұрын
Hankayga allow ha lumin
@queeninaaahmed3109
@queeninaaahmed3109 Жыл бұрын
Woow wn ka helay
@mahamudabdilahi3511
@mahamudabdilahi3511 3 жыл бұрын
Deeq darajo waanku salaamay salaan kadib ereyga ad uqorteen irmiyo hugunbaa maqlaa maaha sidaase waa yeedhmiyo hugun baanmaqlaa
@deeqdarajolyrics
@deeqdarajolyrics Жыл бұрын
Thanks masuul Mar marka Qaar Gacanta Kaaga Dhacaysa
@ZEYFI_70
@ZEYFI_70 6 ай бұрын
SowTu raHma❤What a voice mnzha alh❤😮
@sundusmuhiyadiin5592
@sundusmuhiyadiin5592 Жыл бұрын
😢😢😢😢💔💔💔💔💔💔💔 ala jacaylow maxaa kunecbahay 😩😫
@Khadramuse
@Khadramuse Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢
@Taliso921
@Taliso921 Жыл бұрын
😭💔
@muxubocadeey3596
@muxubocadeey3596 Жыл бұрын
Maxa u nacay walal
@shuebibrahimaden1999
@shuebibrahimaden1999 Жыл бұрын
Sundus wll is ka samir Xanuunkaas waa kula daremeynaaa
@asmamuse8469
@asmamuse8469 Жыл бұрын
😢😢😢😢
@KhadraAli-bm2zc
@KhadraAli-bm2zc 11 ай бұрын
Xanuunbadana marka sugayso qof meshu Ku suganyhy aanad garanayn🥲🥺ilahow kuso dhaweee
@nimcomaxamedcabdi4724
@nimcomaxamedcabdi4724 10 ай бұрын
Imikan kusugunahay ilahow iicafimad qaba 😭😭😭
@NimcoNimconiini-qy5pj
@NimcoNimconiini-qy5pj 5 ай бұрын
12/2/2024 still watching 😭💔
@mohamedmowled7653
@mohamedmowled7653 Ай бұрын
1/7/2024 hben qaliya ayuu ahaa life is full difficult but every thing is have come with perfect time and be patient person and never give up 👍
@mahamudabdilahi3511
@mahamudabdilahi3511 3 жыл бұрын
Kolkaan lamadood helaba Yeedhmiyo hugun baanmaqlaa
@ApdiwahaabAxmad
@ApdiwahaabAxmad Ай бұрын
.maansha allaah qurux cod sharaf ilove
@nuzaybaabdinour8358
@nuzaybaabdinour8358 7 ай бұрын
Best song 🎵 ❤️
@nawalnalka6366
@nawalnalka6366 Жыл бұрын
🥹❤️wali waan dhageeystaa
@deeqdarajolyrics
@deeqdarajolyrics Жыл бұрын
Dhagayso
@abdiqadirmuse324
@abdiqadirmuse324 Жыл бұрын
Yaasalaam sawtu raxma iyo ereyo 100% ah
@axmedclaahi5796
@axmedclaahi5796 8 ай бұрын
8 /12 /2023 Habeen Sabti soo Galayso Habeen Xasuus mudan
@user-pq4qd6fd2n
@user-pq4qd6fd2n 5 ай бұрын
19/12/2023 still watching😢❤❤solosha 🎉🎉🎉❤
@nadafarah9092
@nadafarah9092 6 ай бұрын
2023// 9. 20.. 12 habenimo ayaan dhegesanayaa😢💔 Hankayga allow halumin😢 insha Allah wakhti kale waan soboqan heeszan Anoo ficnaaday🥰💯
@asli1435
@asli1435 7 ай бұрын
Maxa ka xun inaa jeclato qof kibir bdn sidase thyna ku jcl isna lkn ku darensinenin😢😭
@khaliifabdikani1511
@khaliifabdikani1511 6 ай бұрын
benta maha jecel kibir iyo isla wayni waa mid aad u daran oo waliba markaad istidha naxriis wax ugu sheeg ama qalad aad ka darentay la wadag adaaba lagula yaaba o ino markale lagu odhan wllhy hadanan samir iyo dulqaad lahayn kama yelayn adigaba iga si daran o ruux dumara ah guuulayso wllo waligana noqo ka la dhubateeyo sababto strong iyo waayo aragnimad ka qadaysa
@asli1435
@asli1435 4 ай бұрын
@@khaliifabdikani1511 aad io aad ilahey qalbiga ha ino qabojiyo wllo
@user-he3wp1xq4e
@user-he3wp1xq4e 2 ай бұрын
Alla ma aragteen runti wax ka xanuun badan ma jirto marka qof aad jeceshahay agtisa ka weydo dareenka io danaynta aad siinaysid mid la mid ah dhammanten wxn alle ka baryeyna qof sidan u jecelnahay u fahmayno u danaynayno noo ah
@abdiwaliabdullahi868
@abdiwaliabdullahi868 9 ай бұрын
3:30pm geeska Africa xiligaas xasuus baa ku galaa marka dhagaysanayo
@Subeer________10
@Subeer________10 Күн бұрын
Still watching 2024
@QW-bt9qx
@QW-bt9qx 7 ай бұрын
Hurdada dadka kle ufuran nafteyda mahaweystee😢
@hibaaqbaeofficial2951
@hibaaqbaeofficial2951 2 ай бұрын
Labteyda wuxu harsaday❤
@user-vx9iv8hr3m
@user-vx9iv8hr3m 7 ай бұрын
Heestan naftan kusasaba💔😭
@sowdoabdi4401
@sowdoabdi4401 6 ай бұрын
hben talado ah tariiqdana ay thy 23/1/2024 waa hbn aan xanun la sexan wayay ilahayow qalbiga ii qaboji 😢
@apdaleyousuf8297
@apdaleyousuf8297 Жыл бұрын
Yurub geenyo 🔥
@sagalapdy368
@sagalapdy368 5 ай бұрын
12/2/2024 baaan dhagaYsanaYaaa kamana caajiso yurub geenyo heesaheeda😢😢
@sharmarkeshaaruu6902
@sharmarkeshaaruu6902 8 ай бұрын
Xanun weyi maraka wayo qofkale jecelayn oon cidlo kaga dhaqaqo Sidee loo damiya qalbi dab ka shidan yahay
@user-uf6it2yp1e
@user-uf6it2yp1e 6 ай бұрын
Tolow yaa ino sheega😢
@SaleebanBuux
@SaleebanBuux Ай бұрын
HesataN habenki igu wacnaa 6/2/2018❤
@tagsanahmed6336
@tagsanahmed6336 16 күн бұрын
Wooof💔
@RaxmaCabdifaarah
@RaxmaCabdifaarah 7 ай бұрын
Jun/ 7/ 2024 11:44 night still iam listening 🎶
@zuleikhazuleiman9077
@zuleikhazuleiman9077 5 ай бұрын
Sawtu raxma hurdada kle ufuran naftaydu ma hawaysato😢💔
@nimcohinda6922
@nimcohinda6922 6 ай бұрын
Still listening 2024
@idman2140
@idman2140 2 ай бұрын
22/5/2024🎉🎉🎉🎉😊
@ambassadorc.shakur3216
@ambassadorc.shakur3216 11 ай бұрын
11 habenimo haben isnin so galyso 27.8.2023 ayn dhagaysanya kaligay😮😊 waa xaalad kale
@mahamudabdilahi3511
@mahamudabdilahi3511 3 жыл бұрын
Weeyaan ereyadu
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 2 ай бұрын
Cawa dhagesanaaa❤ 9may 2024 hbn jimco so galeyso 20:48pm
@abokorjibrill
@abokorjibrill Жыл бұрын
Heestan inan baa ii soo dirtee hala fahan siiyo bal
@SapnaMuuse
@SapnaMuuse Жыл бұрын
She loves you ☹️really
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet Жыл бұрын
Hurdada dadka kle u furan 😫💔😭
@saredomahamed5691
@saredomahamed5691 Жыл бұрын
Labtaydaa wuxu hadhasaday habenki donista hestu macan badana o xiiso badan
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 2 ай бұрын
Heesteydi❤😊
@user-eb9wr6pq9u
@user-eb9wr6pq9u 5 ай бұрын
2/15/2024 ilaa 20 jeer wanku soo ceshadaa 😥
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. Жыл бұрын
Kolkaan Lama dood helaba irmiyo huhum baan maqLaa ii fasira walaalayaao inta fahantaay.
@abdirahman5493
@abdirahman5493 Жыл бұрын
LAMADOOD wa hurdadda yar YEEDHMO wa in lagu yidha waar xamzoow kaalay hugun wa cod hoose ama hadal gagaaban
@khadrayounis
@khadrayounis 24 күн бұрын
12/July/2024
@user-iq9kv3sh2i
@user-iq9kv3sh2i 7 ай бұрын
6/1/2024😢 2:30 hbnimo Wn u xiisay isaga lkin lma hdli karo 😢❤
@zhamarketoronto4236
@zhamarketoronto4236 6 ай бұрын
😢
@susansomaliland1
@susansomaliland1 9 ай бұрын
November -01-2023 For the first time I 👂 this song 🎶 And someone special told me go listen 👂 this song
@hanifeysal9818
@hanifeysal9818 9 ай бұрын
Indr isku mid bn nahay wlhi hda bn dhaysanoyaa
@abdifatahcadare
@abdifatahcadare 8 ай бұрын
Habeen sabti soo galayso saacudu waa 10:07 tariikhduna 1.12.2023
@user-oj3if6dz8n
@user-oj3if6dz8n 5 ай бұрын
Kumee hebelow 😢
@user-rm4vw5zp9u
@user-rm4vw5zp9u 5 ай бұрын
hoyada fanka
@zamzamhasan3647
@zamzamhasan3647 6 ай бұрын
2024/1/10❤still watching
@mohamedosmanmohamed8729
@mohamedosmanmohamed8729 2 жыл бұрын
This goes to my best friend. When I first saw you, I saw love. And I first touched you, I felt love. AND AFTER ALL THIS TIME, YOU STILL THE ONE I LOVE.
@dekanadifhassan6196
@dekanadifhassan6196 2 жыл бұрын
I really felt you
@adencadecade3920
@adencadecade3920 Жыл бұрын
S
@hafsaosman1466
@hafsaosman1466 5 ай бұрын
12/2/2024 still watching kama caajiso yurup geenyo😢
@sagalapdy368
@sagalapdy368 5 ай бұрын
Same😢
@fatuuelmi9288
@fatuuelmi9288 Жыл бұрын
Jacaylow maxan ku nacay 😢
@ermababy7178
@ermababy7178 4 ай бұрын
Habeen isniin ah 1/4/2024😢❤
@caishocqadir229
@caishocqadir229 6 ай бұрын
9/9/2023 Walee ma ilaawo intaa nolahy 😭😭😭😭
@fosiyamohommetjama9544
@fosiyamohommetjama9544 11 ай бұрын
18.5.2023 11.30 a.m Still I Am waiting u!!!!!! Allow hankayga ha lumim😥😭
@MacsumMursalMacsum22
@MacsumMursalMacsum22 6 ай бұрын
2023/2/24 habeeN xusid muDan😢❤
YURUB GEENYO 2019 HADAAN QALIN IYO WARAAQ
7:48
SULTHAANKA LYRICS
Рет қаралды 757 М.
YURUB GEENYO HEES CUSUB┇GARYAQAAN LYRICS┇NEW SOMALI MUSIC 2019
6:43
Caaqil Yare Official
Рет қаралды 305 М.
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 194 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 25 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 10 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 30 МЛН
YURUB GEENYO 2015-2016  BEST COLLECTION SONGS
45:26
Xusuus media
Рет қаралды 1,3 МЛН
YURUB GEENYO┇GALAD CAASHAQ┇LYRICS 2020
5:19
ZACK FILMS
Рет қаралды 6 МЛН
YURUB GEENYO / CUDURKA KAAGALA FARDAHA 2021
7:44
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 1,4 МЛН
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Yurub geenyo | Qaamuus | Lyrics|
6:47
SICIID DHIIF LYRICS
Рет қаралды 137 М.
YURUB GEENYO ALAW HA INAKALA IRDAYN
8:14
amin dayl elabe
Рет қаралды 768 М.
YURUB GEENYO HEESTA QAAMUUSKA KUWII GALAYNU NAHAY HARGEISA LIVE SHOW 2023
7:23
Somali New Entertainment
Рет қаралды 874 М.
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 194 МЛН