Yuusuf Alqaradaawi | Waxa Lagu Leeyahay iyo Waxa uu leeyahay .

  Рет қаралды 93,051

OGAANSHO

OGAANSHO

Жыл бұрын

26kii bishii aan soo dhaafnay ee sep. waxaa magaalada dooxa ku geeriyooday shakhsiyad si weyn looga yaqaano caalamka islaamka , dhinaca dacwiga fiqiga iyo fagaarayaasha siyaasada . 96 sano jri ayuu ahaa , hirji hadii loo fiirinayan daduusu waxay ahayd gugii 99 :
Dhimashadiisa ma ahanyn dhimasho caadi ah waxaan ula jeedaa khilaafka iyo hadalada kala duwan ee la is dhaafsanaayo kuwo u arkay halyay islaam calaama fath geesi ah
sida muxamed addudu iyo kuwo ku farxay geeridiisa sida uu muujinaayo wargaysaka cukaath sucuudiga waxaa dhintay muftigii argagixisa
iyo kuwo geeridaas u arkay fursad ay ku weeraraan fikir mucayan ah sida cadnaan ibraahiim
iyo kuwo u arkay geerida qof muslim xumaan iyo wanagba lahaan karo sida inta badan muslimiinta waxna laga qaato waxna lagu diido , in uuna ahayn khayr 100 iyo shar 100
arrinka kale waqti uu alazhar tacsi kadiray geerida boqoradii elezebeth ayuu dhinaca kale diiday in uu tacsi ka bixiyo geerida nin maalin ahaa ragga ugu sareeyo alazhar , iyo sidoo kale in dowlada siisii ay mamnuucday wax salaatul qaaib ah lagu tukado
ku soo dhawoow mowducuaan aan kugu la wadaagi doono taariikhda alqaradaawi mawaaqiftiisa qaar muranka dhaliyay :
marka koobaad inta aanan mawaaqifta galin aan kula wadaago taariikhdiisa wax yar .
Tuulo yaroo lagu magacaabo saft turaab , galbeedka masar ayuu 1926 ku dhashay yacnii isku sanad ayay dhasheen boqoradii ingiriiska elezebeth :
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 436
@Abdullahi8735
@Abdullahi8735 Жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad 🖤🖤🕋 “ﷺ”
@muscab8581
@muscab8581 Жыл бұрын
kusalli magaca nabiga mohammed scw scw 🕋❤️
@SomFamous10
@SomFamous10 Жыл бұрын
Hadaad Aad Aragto Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara ❤❤🙏
@abdalle3483
@abdalle3483 Жыл бұрын
Magaca Nabigeena suuban Hoos ha u dhigin, Daciifnimada Heerkan Gaarsiisan kumaa wanaagsana
@cabdirabisaleban126
@cabdirabisaleban126 Жыл бұрын
Omar inshaar Aad ayaad u mahadantahay somaliyey yaan la ilaawin omar inshaar broadcast👑🖤
@badridaahir8103
@badridaahir8103 Жыл бұрын
Masha ALLAH Omar inshaar waan kusalaamay sheekh Qardaawibwaxa uu dhashay 1926 dii ee madhalan 1962kii
@J.KHR.A
@J.KHR.A Жыл бұрын
Saasuu kawaday Ayaan umalaynayaa
@badridaahir8103
@badridaahir8103 Жыл бұрын
@@J.KHR.A haa dabcan
@abdibachir8093
@abdibachir8093 Жыл бұрын
1926 ayuu ka wadey bro
@ama5895
@ama5895 Жыл бұрын
Uu hilmamay wll tusaale xaga kale wuxu ka idhi 1960 kiia yuu bookga qory mrka uu hilmamay
@umuraxma1714
@umuraxma1714 Жыл бұрын
..
@al_ta_music
@al_ta_music Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed الهم صل عامحمد Scw
@cumarcabdi2995
@cumarcabdi2995 Жыл бұрын
Sheikhaan waxaan wadaagnaa 3 arin 1: da’da dhimashada Aabaha 2 sAno ayuu Abahay kudhintay 2:Hooyadey waxay dhimatay Da’aada 15ka 3:waxaa isoo koriyay Adeer runtii qaraabo wanaagsana wey ii ahaayen ALLAH UNAXARIISTO SHEIKHA
@xikmadoTube
@xikmadoTube Жыл бұрын
Horumarka aad naftaada la jeceshahay: Naftaada ka hormari wax walba, adigaa muhiim ah. Waxaad heleysaa markaasi awood siyaado ah.❤️🙏
@liibancartan8591
@liibancartan8591 Жыл бұрын
اللهم صل علي سيدنا محمد الفاتح لما اغلق و الخاتم لما سبق ناصر الحق بالحق و الهادي الي صراطك المستقيم و علي اله حق قدره و مقداره العظيم
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad scw scw❤️❤️🕋🕋
@amaadin12
@amaadin12 Жыл бұрын
scw scw scw
@umusalaxudiinsuleyma6378
@umusalaxudiinsuleyma6378 Жыл бұрын
مسلمون مسلمون Nashiidadaaan aan ku luuqayn jirney dugsiyada ee diini ah baa u gaadey inuu asagu qorey sheikh alle ha u naxariisto
@Ibrahimka38
@Ibrahimka38 Жыл бұрын
Allaha unaxariista wadaadka wax fiican ayuu qabtay intii uu aduunka joogay amiin amiin 🤲🤲🤲🤲
@NeymarJR-km7hw
@NeymarJR-km7hw Жыл бұрын
We love you our Somali journalist ❤️
@garaadgeedi2762
@garaadgeedi2762 Жыл бұрын
1962haduu dhashey 60 jir waaye ustaad omarow ❣
@axamedyare6781
@axamedyare6781 Жыл бұрын
1922 weeye zxb wuu khalday
@nursaid6283
@nursaid6283 Жыл бұрын
Alle ha u naxaristo caalimkii weyna sh. Qardaawi
@ciinka7684
@ciinka7684 Жыл бұрын
Omar inshaar qaranka koob ayuu qaaday ma uso hambalyeeyneysid🏆🇸🇴muuqaal qaranka ah kaa rabnaa🏆🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xukuncabdi1103
@xukuncabdi1103 Жыл бұрын
Allah ha unaxariisto waa geesi islaamka kabaxy abaalkiisa illhy jano hakadhigo ,khald hduu galy macsuum ma ahyn ee allah ayaa danbiyada dhaafa ,
@hamsecadaani7004
@hamsecadaani7004 Жыл бұрын
Allow unaxariiso una dambi dhaaf Yaarabi Ameen Ameen
@abdusalaamridwaani9643
@abdusalaamridwaani9643 Жыл бұрын
Waan sugaayay mowduucaan inaa kaso hadasho ustad omar🌺🙏
@axmedculujoog3421
@axmedculujoog3421 Жыл бұрын
ilaahay ha u naxariisto Cadnaan ibraahim si xun buu shiikha u canbaareeyay inkastoo uu markasta lahaa رحمه الله
@iimaanbare8559
@iimaanbare8559 Жыл бұрын
Ilaahayow ugu deeq naxariiso Naxariistaada balaaran yaarabi 🤲🤲
@dhuubane5946
@dhuubane5946 Жыл бұрын
Yuusuf qardaawi markuu leeyahay waxaan idhi Allah ha u naxariisto ee ma odhan Allah ha u danbi dhaafo ma ciyaal 5 sano jir ah buu u sheekaynayey Warkaasi maaha war nin weyn oo culimo ah naxariista gaal bakhtiyey aakhiro u taala maxay tahay Waxay u ektahay in yusuf qardaawi qabay gaal baa janada galaya sida culimada qaar ku haysato in uu saas aaminsanaa
@bacaraar
@bacaraar Жыл бұрын
1962❌ 1926☑️. Hilmaan hadalka kuma jiro ustaad🙏 @ogaansho
@AbdiNurabdulhi
@AbdiNurabdulhi Жыл бұрын
Haa anixita wan layabna
@maxamadmaracademaxamadmara9550
@maxamadmaracademaxamadmara9550 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto shiikh al qardaawi aamiin aamiin
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad omer
@mohametthassan5323
@mohametthassan5323 Жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto sheekh qardaawi
@adiirfarhanharoole489
@adiirfarhanharoole489 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Omar ishar
@abdiali6334
@abdiali6334 Жыл бұрын
Jasaka lah khayr wll Omar Inshaar Soo gudbinta waxyaabo wax ku ool ah xata culimada somaliyeed qarba sifooyin ku shegeen Allah hA ajir siiyo wixi wanaga ee umada islam ka ah uu uqabtay wixi ka qaldamana ha u danbi dhaafo ☪️🤲🤲🤲
@axmed4362
@axmed4362 Жыл бұрын
1962 mise 1926-kii halkaa taariikhda sax walaal. Mahadsanid.
@cabdishakuurcasse4901
@cabdishakuurcasse4901 Жыл бұрын
شكر لك اخي عمر
@NordinMohamed-m7y
@NordinMohamed-m7y Жыл бұрын
Mn sha allh alle ha unaxatiisto sheekha
@harunabdirazaq6796
@harunabdirazaq6796 Жыл бұрын
Aallah u naxariistoo Aamiin Shikha
@Zain.Arahman
@Zain.Arahman Жыл бұрын
Wax xuman ah igma muuqato hadaladisa Allh ha naxristo sheikha ❤
@mohamedmohamud2193
@mohamedmohamud2193 Жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto.
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 Жыл бұрын
Shukran Omar.
@cadnancali4675
@cadnancali4675 Жыл бұрын
M.a horay usoco ustaad cumar
@saidbinmohamed5493
@saidbinmohamed5493 Жыл бұрын
أنت فخر صناع المحتوى في الصومال .. الله يسعدك ويسددك
@ciiltire509
@ciiltire509 Жыл бұрын
Maasha Allaah illaahey hanoo dambi dhaafo dhamaan teen wuxuu ahaa sheekh ku dasho mudun
@anasmohamoud8621
@anasmohamoud8621 Жыл бұрын
War sheikh ma ahan waa gaal daliilo cad cad ayana ku hayaa
@nurkeynurki3109
@nurkeynurki3109 Жыл бұрын
Allah ha unaxriso sh Yusuf alqardawii
@alimohamoud2590
@alimohamoud2590 Жыл бұрын
Ma sha allah cumar inshar in badan ban sugayaaye
@Myhalimaworld
@Myhalimaworld Жыл бұрын
I am very glad that you clarified that Sheikh's shadowed information.
@abdiali4626
@abdiali4626 Жыл бұрын
amiin fardawsa allah haku martiqaado
@samaalemedai324
@samaalemedai324 Жыл бұрын
Sh alle ha u naxriistee wuxu u shaqeeyey diinta islaamka Laakiin khaladaad buu galay Khaladka ku raaci Mayno laakiin wixii saxan waa ka qaadanaynaa
@inayaabe3682
@inayaabe3682 Жыл бұрын
Ilahaye bad hortagaaysa Walaal sheikh Caalim aah bad cayaaysaa midkaa ilahye ka xiishon wayaayna wad uu meel raadinaysa uu khaldaami kaara iyo war ilhaye ka baq like and share qabriga kuulama galayaan ninkan xaqiiqoyiin bad uu laaha bad qariinaysaa welaahi inu yahaaye sheikh fiitno asaagaba meenbar asaaga oo saraan ilhaye waydiisteey Adi caqiido iyo manhaaj madaama aadtahaan wad difacaaysa subxanallah culuumo ka cilmi badan ba 20's years ka hor duniidan katagaay ba umaada uga diigaay kutuubna ka qoreey aad na uu fayiido badan
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto
@mohamedhaji7148
@mohamedhaji7148 Жыл бұрын
Racimahulah shiikh yusuf Al qardaawi one the most greatest Muslim shiekhs all the time
@saadaqmaxamed4276
@saadaqmaxamed4276 Жыл бұрын
700k coming soon inshaalah 🥰 ❤ 😎
@dejistech9692
@dejistech9692 Жыл бұрын
ALLOOW u naxariiso
@xukuncabdi1103
@xukuncabdi1103 Жыл бұрын
Omer inshar allah haku barkeyo
@husnigamer7510
@husnigamer7510 Жыл бұрын
Sxb waan kuu xiisney muuqaalada soo badi 🥰🥰🥰🥰
@deqofarah3136
@deqofarah3136 Жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto sheekha wax badan oo wanaagsan buu qabtay
@understandingoflife4756
@understandingoflife4756 Жыл бұрын
Allah ha unaxariisto
@hassanxariirwarsame6729
@hassanxariirwarsame6729 Жыл бұрын
ALLAHA U NAXARIISTO SHEEKH YUUSUF AL QARDAAWI.
@shafeeadenabdi1342
@shafeeadenabdi1342 Жыл бұрын
Shukran ustaad isbucyo kahor ayan kacodsade inaad kaso hadasho sh Yussf waad kumahadsante
@idilomar3051
@idilomar3051 Жыл бұрын
Aamiin ilaahay ha,unaxariisto. Sheekha malaig ma,ahayn bani aadam ayuu ahaa ee ilaahay iyo adoomadiisa isudaaya
@sayiidqalliwalli1035
@sayiidqalliwalli1035 Жыл бұрын
halal weyn?!!
@maxamedcabdiaxmed7024
@maxamedcabdiaxmed7024 Жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto
@marianali6233
@marianali6233 Жыл бұрын
Allah unaxaristo
@hamzalerigolo74
@hamzalerigolo74 Жыл бұрын
Moi qui est Djiboutien je aime bien tes vidéos 🙏
@adnaanibrahim7043
@adnaanibrahim7043 Жыл бұрын
Somali ku hadal walaal ama ugu yaraan carabi.
@cadeye2sabit228
@cadeye2sabit228 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto wuxuu ahaa caalim wax badan qabtay kolayna waa binii adam oo gaf ama ishtihaad khalada wuu iman karaa
@hodoali5714
@hodoali5714 Жыл бұрын
Alle ha uu naxariisto qabriga ha uu nuuro
@hagajiye8549
@hagajiye8549 Жыл бұрын
Ilahay ha u nqxaristo
@ahmedabdi319
@ahmedabdi319 Жыл бұрын
Ilaahay waa caadil, qofka khalad kali ah uma qabto, mizaan buu saaraa acmaasha dhan, kadib buu xukumaa, Ilaahay ha unaxariisto sheikha, dinta darteed baa loo xiray.
@Andhiga927
@Andhiga927 Жыл бұрын
Sh.yuusuf al qardaawi alle ha u naxariisto
@ocean2488
@ocean2488 Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto taariikh ayuu ka tagay
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 Жыл бұрын
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 Жыл бұрын
اميين يارب
@aminamohamed7638
@aminamohamed7638 Жыл бұрын
Wllhi cumarow muuqaaladaadu si 💯ayay iiga dagaan jazaakallah wll
@nourcade2639
@nourcade2639 Жыл бұрын
Keep going ❤
@arafatmohamedosman1106
@arafatmohamedosman1106 Жыл бұрын
ilahay ha u naxariisto qabriga alle ha unuuriyo
@drbuux4429
@drbuux4429 Жыл бұрын
رحمه الله رحمة واسعة
@xusencusman7219
@xusencusman7219 Жыл бұрын
Allaha unaxariiso aamiin aamiin yaarabi
@Chadmali
@Chadmali Жыл бұрын
Alle haunaxariisto shiikha qabriga alle hauwaasiciyo 🤲🤲🤲🤲
@mohamedahmedahmed1648
@mohamedahmedahmed1648 Жыл бұрын
alle ha ku xafido wll
@micorphanageagontakenya5177
@micorphanageagontakenya5177 Жыл бұрын
Jazakalah
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 Жыл бұрын
Gumaystay Marka yimid Africa dad sadex nooc cadaanka reer yurub number one iyo Asian 2 Africa futo madoobe From Somali kurdi gaar ahan Darood
@saabiriincalimuuse7256
@saabiriincalimuuse7256 Жыл бұрын
Masha-Allaah waaku Taageraa walaakeey
@nuriyeshuriye2645
@nuriyeshuriye2645 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto
@maxamedibraahim6967
@maxamedibraahim6967 Жыл бұрын
Cumarow waa muuqaalkii ugu tayada xumaa oo aad soo diyaarisay qardhaawi waxyaabihii lagu haystay midna kama sheegin , ninkaan wuxuu u olalayn jiray jiray dimquraadiyada , iyo in la samayn karo sahan diimeed , iyo wax yaabo badan , afkiisa ayaa laga hayaa qoraaladisa .
@cabdallecasio6737
@cabdallecasio6737 Жыл бұрын
Allah yabaarik walal cumar Cumarow akhiii alleh dartii jaceyl aan ku qabboh , maalinki dhawr jeer baan gudaha u galla 2 channelll ee aad leedahay bal si aan u arko inaad muuqal so gallisay alleh haku xafidoh akhii
@amaarakorhaan9922
@amaarakorhaan9922 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto shiiqa
@sala6173
@sala6173 Жыл бұрын
Allah unaxaristo sheikha
@faaido6069
@faaido6069 Жыл бұрын
Alle baa na Dhaafiyay
@sala6173
@sala6173 Жыл бұрын
@@faaido6069 culumada faraha kaqaad bruh
@archialleli6516
@archialleli6516 Жыл бұрын
Alle ayaa og wax kasta laakiin dad badano wax ka sheegaya jira oo iyaguna culimo ah Sida aan ka maqlay qaarkood 1.inuu yidhi sahan diimeed gal diinta kula saxda qaado 2.inuu yidhi baytal maqdis waa loo tukan kara waayo nabiguba wuu u tukaday marar badan intan la badalin qibalada 3.inuu aha suufi sida qoladan tima weynta ah 4.iyo in janaasadiisa calaamado xun lagu arkay xiligi xabaasha loo galbinayay Si kastaba ha ahaate alle haw naxariisto haduu saxsana qof Muslin ah ayu ahaaye hadii dhib kale jirayna alle ayaa kala xisaabtami
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 Жыл бұрын
Allaah yarxama
@nasteexman3353
@nasteexman3353 Жыл бұрын
Ustaad Omar inshar ogaansho 💥
@mohamedabdullahi3246
@mohamedabdullahi3246 Жыл бұрын
Waad qaladay sxb maaha 1962 waa 26 👍
@DeeqsiFunny
@DeeqsiFunny Жыл бұрын
Allah yaa raxma
@ezansudeysi6472
@ezansudeysi6472 Жыл бұрын
Ustaad cumar inshaar❤
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 Жыл бұрын
Hadaan lahaa ogaansho mee keep going bro
@obdosisomarrooble9753
@obdosisomarrooble9753 Жыл бұрын
inshar mawaqiifta Lugudiidi karay maxaa kamid ah sh,Alqardaawi? الله يجزاك خير يا رب العالمين أمين
@abshirjimale9691
@abshirjimale9691 Жыл бұрын
OGAANSHOOY waxaa idiin arkayay Kanaal wax badan soo kordhiya walina waan idiin arkaa, waxaanse arkaa mararka qaar xayaabo aan la soo turxaan bixin oo aad soo gudbisaan, Sheekh Yuusu Al-qardaawi dhalashadiisii waxay ahay 9 Sebtembar 1922 meeshaas dib u fiiriya
@abdiawdal3502
@abdiawdal3502 Жыл бұрын
Waad mahadsantahay walal
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 Жыл бұрын
وعليكم السلام اخي ❣❣🔰
@yuusufliibaan1380
@yuusufliibaan1380 Жыл бұрын
Shukran ogaansho channel wll
@cabdikariin4409
@cabdikariin4409 Жыл бұрын
Somalia guul 🏆🇸🇴
@maxamedshariffe2445
@maxamedshariffe2445 Жыл бұрын
Mahadsanid
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 Жыл бұрын
Cumar thanks brother
@abdigaiye715
@abdigaiye715 Жыл бұрын
Inshaar dhalasho in aad qadar ka hesho ayaan rajaynaYaa insha Allah
@qisas599
@qisas599 Жыл бұрын
Wll yaal qeyr Allah idin siiye please isoo booqda
@engciileey2197
@engciileey2197 Жыл бұрын
700k coming soon insha’allah wlaal
@AhmedMohamed-ko5pi
@AhmedMohamed-ko5pi Жыл бұрын
Ahow u naxariiso
Malcom x | Qisada safarkii badalay gabi ahaanba |
11:20
OGAANSHO
Рет қаралды 71 М.
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 14 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 11 МЛН
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 4,7 МЛН
Sh.Almis muxuu ka yidhi Taariikhdii Sh.Yuusuf Al Qardaawi
18:12
Baraarug Media
Рет қаралды 26 М.
Sida Ninkaan  Hadalka dadka waa loo Dhintaa 😞
8:07
Omar Inshar
Рет қаралды 33 М.
Sirta Aljazeera | Sideed ku kasban khibrad | Axmed Mansuur .
13:32
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН