WARKA GALMUDUG TV CABDI QANI ABTIDOON
13:55
XAYAYSIIN HORMUUD 2019
1:40
5 жыл бұрын
Kalkaal Advertisment sax
1:40
5 жыл бұрын
HODAN GLOBAL 05 11 15
1:13
5 жыл бұрын
HOTEL SAYID % KHANA KHAZANA @ 2018
1:50
WARBIXNTA WARGEYSYADA SAX
5:10
5 жыл бұрын
Пікірлер
@AliSicid
@AliSicid 18 күн бұрын
اكتب كتابا هذ قصة وما تشبه ذلك حفظك الله
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
Laxamiiste Cabdikariin Jiir 1943-2022 "Laxamiiste Cabdikariin Faarax Qaarey oo ku magacdheer Cabdikariin Jiir waxa uu ku dhashay magaalada Hobyo ee gobolka Mudug sanadkii 1943dii. Hobyo ayuu ku soo barbaaray, kuna soo qaatay dugsi hoose iyo dhexe. Barbaarkiisa iyo waxbarashadiisa waxaa u garab-socday hibo faneed, wuxuuna yaraantiisii heellada ka qaadi jiray xafladaha iyo goobaha ay dadku isugu yimaadaan. Sanadkii 1960kii oo ay Soomaaliya xurriyadda qaadatay ayuu Muqdisho soo galay. "Aniga oo yar ayaan Hobyo ka heesi jiray. Qof iga cod fiican in uu jiro uma maleyn jirin. Muqdisho ayaan imid aniga oo jaceyl xooggan u qaba fanka. Idaacaddii Radio Muqdisho ayaa tartan faneed laga iclaamiyay sanadkii 1963dii. In aan ka qeybgalo ayaan go'aansaday. Faadumo Daleys ayaa i gaysay Radio Muqdisho. Heello Layaab la yiraahdo ayaan soo duubay. Subixii ayaa heesaha la duubi jiray, galabkiina waa la soo deyn jiray. Galabtii ayaan timajare u tegay. 05:00pm ayaa waxaa Radio Muqdisho ka soo gashay heelladeydii. Anigu markaas waan faraxsanahay oo waxaan is leeyahay ku raaxeyso codkaada. Markii heestii billaabatay ayaa waxaa caay igu billaabay ninkii timaha ii jarayay. Ninku ma oga in aan aniga ahay, ee qofkaas heesaya ayuu caayay. Waan yaabay oo waxaan is iri oo meel kasta ma sidaas ayaa lagaaga caynayaa? Markaas ayaan go'aan ku gaaray in aanan dib dambe ha u heesin. Waxaana ku fikiray in aan codkeygii xumaa cod macaan ku sameeyo, oo aan laxamiiste noqdo. 6 sano ayayna igu qaadatay in aan laxan sameeyo." Cabdikariin Jiir Barashada codka iyo laxanka ayuu baadigoobay. Sanakii 1968dii ayuu laxameeyay heeskii ugu horreeyay. Waa heesta Sabab kake ee loo yaqaanno Hiba Nuura, balse uu markii ugu horreysay qaaday Maxamed Mooge. Heestan waxay ka dhalatay sheeko isla Cabdikariin Jiir ku dhacday. gabadh Sahro la yidhaahdo ayuu jaceyl u qaaday. Kaddibna wuxuu u tegay abwaan Maxamed Cali Kaariye oo uu uga sheekeeyay jaceylka haya, wuxuuna ka codsaday in uu hees u sameeyo, Isaga ayaana laxanka u sameeyay heesta: "Siday tahay nafteydiyo Lama socotid hawlaha Sanadahaan i haystee Sasabiyo waxsheegiyo Samir waan ka quustoo Waa in aan salgaaree." "Maxamed Mooge ayaan heestii xafidsiiyay. Inta kabankii qaatay ayuu ku heesay. Dareen gaar ah ayaa i galay, waxaana xusuustay maalinkii uu ninku i caayayay. Heestii ayaa kacday. Magaaladii oo socoto ayaa i soo raadsatay. Waxaana ku dhiirraday in aan mar labaad sameeyo. Hadraawi ayaa markii uu heestaas dhegeystay igu yiri 'Is beddel ayaad codadkii ku sameysay.' Heestaas iyo heesta Rako ee uu Jiir laxameeyay, Maxamed Cali Kaariyena uu ka allifay jaceylkii Jiir ayaa u furay badweynta fanka oo uu ka laxameeyay in ka badan 120 hees, oo ay ka mid yihiin heesta Sabab kale, Cabaaryaha, Laaley, Dhoof Caashaq, Beledweyn, Naftu doqonsanaa, Siraadey, Daallo aragtideedaay iyo Jacayl dhiig ma lagu qoray? Sida uu ii xaqiijiyay Abwaan Barre Fiidow, Cabdi Kariin Jiir waa qofka ugu badan ee laxameeyay heesaha Hadraawi oo ay saaxiib gaar ah ahaayeen. Cabdikariin Jiir wuxuu sidoo kale laxameeyay heesaha ku jira silsiladdii Siinley oo si dadban loogu weerarayay xukunkii askarta ee uu hoggaanka u hayay Maxamed Siyaad Barre, kana koobneyd 29 maanso oo ay allifeen 15 Abwaan oo ay ka mid ahaayeen Hadraawi, Cabdiqeys, Gaarriye, Xaaji Aadan Axmed Afqallooc iyo Siciid Saalax. Sanadkii 1970kiina Cabdikariin Jiir wuxuu gacan libaax leh ka qaatay aasaaskii kooxdii Iftin ee ay laheyd Wasaaraddii Waxbarashada oo uu tiirarkeeda ka mid ahaa. Balse kuma koobneyn kooxda Iftin ee uu ka tirsanaa ee wuxuu laxameyn jiray heesaha kooxaha kale sida kooxda Waaberi oo uu raad xoogan ku yeshay" AHN A.Karen Jiir.
@ismacilcabdi603
@ismacilcabdi603 Ай бұрын
Heestan cidii haysaa fadlan haysheegto
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 Ай бұрын
Macalinkii laxamiistaha ugu weyna abwaan c/kariin jiir alla yarxam 😢
@user-jm2uj3pi7e
@user-jm2uj3pi7e 2 ай бұрын
2024😂
@user-tg9it3pn4c
@user-tg9it3pn4c 2 ай бұрын
1994 habar gidir hiran bey kugu timid weyna ka eriday somalina marag bey tahay
@user-tg9it3pn4c
@user-tg9it3pn4c 2 ай бұрын
1992 xamar bey habar gidir kaso eriday somalina marag bey tahay
@user-tg9it3pn4c
@user-tg9it3pn4c 2 ай бұрын
Talyani ba ku dhalay wa garta dad cad cad bad aheyden oo garacya ah
@Xasancadde-us6ht
@Xasancadde-us6ht 3 ай бұрын
allha unaxrsto baba ajakis
@DhimbilAbdullahi
@DhimbilAbdullahi 3 ай бұрын
Qaf igu qaaliya
@DhimbilAbdullahi
@DhimbilAbdullahi 3 ай бұрын
Fariid cadwagaaga cagta ka hoos allh ku xafdo
@MaryanAbuukar-ie2qp
@MaryanAbuukar-ie2qp 4 ай бұрын
00
@ugaasilkacaseugaas2133
@ugaasilkacaseugaas2133 4 ай бұрын
Axsan abwaan
@qurbojoogofficialchannal6406
@qurbojoogofficialchannal6406 5 ай бұрын
Allaha kuu naxariisto ajakis 😢😢😢
@user-bf4yt2ef7s
@user-bf4yt2ef7s 5 ай бұрын
Kkkkkkkkkk
@cabdishakuurmukhtaar3102
@cabdishakuurmukhtaar3102 5 ай бұрын
AUN ajakis
@user-qz3bv7bp7x
@user-qz3bv7bp7x 6 ай бұрын
@AbdikariimSheikh
@AbdikariimSheikh 6 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@deeqocabdi2331
@deeqocabdi2331 8 ай бұрын
Kkkk
@abdullahi977shekh8
@abdullahi977shekh8 Жыл бұрын
So nice song ...Naga badan gabdahena somaliyed 💯💞
@arababdullahi7441
@arababdullahi7441 Жыл бұрын
Wow
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 Жыл бұрын
WAXAAN TACSI U DIRAYAA BEESHA XAWAADLE IYO UMMADA SOOMAALIYEED GEESIDII KU TIMID CUSMAN MAXAMED JEELLE IYO CARUURTIUSA KALA AH CABDIRAXMAN VISMAN JEELLE IYO.WAKASHI JOFON BSHSA WEYN IYO WIILKIISI BAH ISAAW CSADHS HOWSAAR WIKLKEEDI HILAAL CISMAN JEELLE IYO WAKAKAHIISI IYO ILAAH U NAXARIUSTI CAASHA OO U FUMAAKEY WASHEED TACSIDAAS AYAAN U DURAYAA WOYAJA C I SNAN JEELLE A.M.SALIM SHINGAANI
@Xikeycade-cb6wq
@Xikeycade-cb6wq Жыл бұрын
Maasha allaah
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Waxa dadkaqar sameyan iney ilalsadan cafimadkoda eey laqeybsan dhibka bajajle mogo oo xamaliyo xoogaa qof sita shahar wada dib ufurfura lacagti dibugugado mid cusub kulimar afkodana qar sax qar sax ahen ineyhalowdana kuqufula dadka gata bajaj cusub hadi lobahanyahay lama lanbbareyen gobolada sidas qardibudhac ukena howshi ninwalbo horiuyaqinay ha ado gobolkisa
@akram.3dits
@akram.3dits Жыл бұрын
War guska la soo bax oo ku niiki naagta intaad foorarasid gus kici
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Madaama madaxweynihi iskis iskumagcabay eey gobolada wada heeystaan ana ina ahado kodi usareyay
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Жыл бұрын
Reer mugdisho iyo reer Markacadey + reer baydhabood caadi maaha. Toos leysu Dabsaarayaa
@qadarsalat509
@qadarsalat509 Жыл бұрын
Alla ya raxma legend naga tagay wlhi
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 Жыл бұрын
Lejan lejan dhaley
@hornwarriorking3959
@hornwarriorking3959 Жыл бұрын
He’s really good ❤
@zeitunahussein8083
@zeitunahussein8083 Жыл бұрын
I love you 💕💕
@aliguleed6748
@aliguleed6748 Жыл бұрын
Quraanaa lasaaey hhhhhhh
@aliguleed6748
@aliguleed6748 Жыл бұрын
Laqaaye hhhhhhhh
@xabeebxabeebcabdi549
@xabeebxabeebcabdi549 Жыл бұрын
Wax noool
@qaasiimidiris1231
@qaasiimidiris1231 Жыл бұрын
HALAHASOOMAALIYEED
@faadumoqamar5440
@faadumoqamar5440 Жыл бұрын
Amazing beautiful thank you ❤❤❤
@faadumoqamar5440
@faadumoqamar5440 Жыл бұрын
Mashalla amazing thank you ❤❤for loving us ❤❤
@msssammy
@msssammy Жыл бұрын
OMG SUCADEEY😂😂😂😂
@axmadeyhilowle4186
@axmadeyhilowle4186 Жыл бұрын
Legand Shimaali Allaha ku xafido
@musbaxcindig943
@musbaxcindig943 Жыл бұрын
Allow ku naxariso baba ajakis
@nadiifo-Ali28
@nadiifo-Ali28 Жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/bLFdZc6Hnd-6gYU.html
@Usama_BiiHi_77
@Usama_BiiHi_77 Жыл бұрын
alla yaraxma aaja
@yuusufshariif2558
@yuusufshariif2558 Жыл бұрын
Fanaan qaran
@qeysarsenal4065
@qeysarsenal4065 Жыл бұрын
Jiir umadeena mahan mulaxankii weynaay ee hasan aadan samatar
@Maqmaq1979
@Maqmaq1979 2 жыл бұрын
Shimali xaaji shiiqeey shimali Legend
@AL_shahada
@AL_shahada 2 жыл бұрын
Shan nag dhex galkoda iskadaye walashis xeri lagula madaro qalbiga madobada hadu wax lacuno iskulada ilen afsomali laxado lodhigo sikale
@MaryamA23
@MaryamA23 2 жыл бұрын
with my whole heart I love it
@aadanshaam5543
@aadanshaam5543 2 жыл бұрын
Waxan doow lada mali dhihi karo
@barnibaarafrax5551
@barnibaarafrax5551 2 жыл бұрын
🍉Qulqul✍😹🤗🤣🤣
@Cabdalllah
@Cabdalllah 2 жыл бұрын
Ustaad Ziidi Cali ❤️