beenta iyo karaamo dhuminta social media!!!
10:01
cadowgaaga sunta ah kaga guuleyso sirtan!!!
10:07
narcissismka wax lagu dhasho miyaa?
11:56
14 сағат бұрын
calaamado muujinayo inaad trauma qabtid!!!
11:40
qofka marwaliba ku eedeeta!!
7:34
ninkan guurkaaga marabo kajoog!!!
12:11
qofka geeridiisa mala tusaa???
8:11
21 күн бұрын
calaamadahan hadaa ku aragtid kajoog!!!
15:10
Пікірлер
@DeeqoAhmed-w3f
@DeeqoAhmed-w3f 8 сағат бұрын
Narcistic qof ay aad ujeclaadaan malaha miyaa
@Hakimaibra
@Hakimaibra 8 сағат бұрын
Qofka narcissistic ah markan rabo in aan noloshisa ka baxo hadan wax owsan rabin in laga ogaado hadan dhaho waxas aan ogahay waliba hadaa diido in aad i furto dadka u shegaa malaga yabaa in aan dhibato kala kulmo dadka ma dhibateyaan marki aay fashilman
@Muniira942
@Muniira942 10 сағат бұрын
Shukran caliya❤❤❤
@user-ol7ny1ux4c
@user-ol7ny1ux4c 12 сағат бұрын
Mashallah allaha kuxifdiyo mummy ❤️🙏
@aichahassan9284
@aichahassan9284 12 сағат бұрын
Please 100k like
@aichahassan9284
@aichahassan9284 12 сағат бұрын
❤❤❤❤❤
@user-yq1xc5hm5j
@user-yq1xc5hm5j 13 сағат бұрын
Wuu soo galay waanu kabaxay alxmdulilaah
@Dagancabdi4063
@Dagancabdi4063 14 сағат бұрын
Asc abaayo waayo aragnimada aqoonta garaadka aad leedahay markad intaba isku gaysid adiga ahaan hadii qof narccistic nolosha kula wadaago dhaqaale ahaan aad ugu tiirsantaahy lkn hadaa katagto aysan baahi kugu soo celinayan sida ina hanti maguurto ah ledahay oo iibsan kartid kuna nolankartid sanado badan adiga iyo ubadkaagaba aqoona leedahay oo shaqaysan kartid narrcistic ma ula noolan laahyd ilmahayga inay aabahod la noladan ban raba darrtood qatarse maku yahay ubadka markay waynadan
@DeeqoAhmed-w3f
@DeeqoAhmed-w3f 16 сағат бұрын
Asc drs aad iyo aad umahadsantahay nin noocaas oo kalaa iqabay markaan ku waraeeray naag kale guursaa ku iri markuu guursaday kadib naag xoogaa aan ka qurxuunahay uu guursada kadib wuxuu igu yiri naa adga qurux badanidaa Maduqoobeesid miyaa heer wuxuu gaaray dhar qurux badan markaa xorto uu yiraahdo soo xojaabo uusan indhaha iidhameestiri karin drs ninkaa 9gaal ciyaal udhalay ilmaha daraadood kula joogaa maxaan sameeyaa shugran videogaaga asbuucaan ilaahay itusay anoo wareeray
@aichahassan9284
@aichahassan9284 17 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤
@user-hj5co4tl3m
@user-hj5co4tl3m 20 сағат бұрын
Taasi waa sax maxay ku reebanee xanuun waa wax duuban ❤️❤️❤️
@SaabiriinMaxamed-p4j
@SaabiriinMaxamed-p4j Күн бұрын
Nin an kala tagnay wan ku riydoda qalbiga naha kama baxo maxan sameyaa 😢
@abdelkadirjorginho
@abdelkadirjorginho Күн бұрын
waa runta habo mahadsanid
@aichahassan9284
@aichahassan9284 Күн бұрын
Jazakallah kheir
@Cabdi.carab.sooyaal
@Cabdi.carab.sooyaal 2 күн бұрын
Wll sifiican ayaan ugu xidhanahay channel kaaga waxa aan ubaahnaa in aad garab iga siiso waxa aan la soo kulmay yaraanteydii waalid narcissistic ah markaa xaggee ayaa lagaaga soo xidhiidhaa
@user-pv7pm3un2p
@user-pv7pm3un2p 2 күн бұрын
Shukran walaasheey caaliya
@aichahassan9284
@aichahassan9284 2 күн бұрын
Please 100k like
@aichahassan9284
@aichahassan9284 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Miidan5
@Miidan5 2 күн бұрын
Wallahi waa runtaa inaa naftaada ka dhisto dhinac kasto waa u jab ishoodana iska xijaabto ilayn il xasad ay leeyihiin. Ilxasadna waa xuntahay adkaarta badsha
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 2 күн бұрын
@@Miidan5 absolutely xaasidnimadoodana ka xijaabo
@Muniira942
@Muniira942 2 күн бұрын
Mahad sanid
@abdelkadirjorginho
@abdelkadirjorginho 2 күн бұрын
mahadsanid habo sida aad cilmigada noogu faideesid.
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 2 күн бұрын
@@abdelkadirjorginho ilaahey haidin xafido habo
@Dagancabdi4063
@Dagancabdi4063 2 күн бұрын
Qofka intervert ga ah narccistiga qarsoon sidee uga bixi karaa abaayo mahadsanid
@Muniira942
@Muniira942 3 күн бұрын
Shaqsiyada cad iyo madow iyo narcissmga ma is shabahan shaqsiyal kale iyo ataga isku qalda
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 3 күн бұрын
@@Muniira942 cadka iyo madowga narcissistaha cajalad aya ku soo faahfaahin doonaa waa fekerkiisa dadka caadiga waxey leeyihiin feker Grey ah
@Muniira942
@Muniira942 3 күн бұрын
@@caaliyashuceybchannel hye mahad sanid
@Muniira942
@Muniira942 3 күн бұрын
​@@caaliyashuceybchannelmahad sanid
@Gedaawi_FFF111
@Gedaawi_FFF111 3 күн бұрын
Mahadsanid wll Narcissistic kaliya u sheeg in qofka lagu dawayn karo Diinta oo si fcn loogu xirnaado Sababta Beenta Bahdilka Xaqiraada Khiyaanada Dhamaan wa wax shareecada ka baxsan sidaas Awgeed wa in lagu cabsi galiyo in uu Naar ku muteysan karo
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 3 күн бұрын
@@Gedaawi_FFF111 qoraalkaaga aad baan uga helay kumahadsanid walaal nala wadaagidaada hubaal aad buu wax utarayaa dad badan
@Miidan5
@Miidan5 3 күн бұрын
Thanks abaayo macaan
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 3 күн бұрын
@@Miidan5 ilaahey haidin xafido xabiibti
@haboonhilowle6648
@haboonhilowle6648 3 күн бұрын
Noso badi caliya
@abdelkadirjorginho
@abdelkadirjorginho 3 күн бұрын
habo aad u mahadsantahy. cudurkan qofka muu ka caafimaadi karaa???
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 3 күн бұрын
Narsiska kii ugu weyna anigu ihelay aliyaa
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 3 күн бұрын
@@sacdiyanur9243 ilaahey ayaa kaweyn
@AsmaSaxardiid-r3x
@AsmaSaxardiid-r3x 3 күн бұрын
5:09 5:12 5:14
@AsmaSaxardiid-r3x
@AsmaSaxardiid-r3x 3 күн бұрын
halkeen kaala soo hdalaa wllo
@user-pv7pm3un2p
@user-pv7pm3un2p 4 күн бұрын
Shukran caaliya waana ku salaamay
@nasraali-su9fu
@nasraali-su9fu 5 күн бұрын
Allah kaa rali noqdo❤❤ walshey mcn❤❤
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 5 күн бұрын
@@nasraali-su9fu sidoo kale xabiibti
@nasraali-su9fu
@nasraali-su9fu 5 күн бұрын
MASHA ALLAH ❤❤
@abdelkadirjorginho
@abdelkadirjorginho 5 күн бұрын
habo caaliya caqliga allah ku barakeeyo.
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 5 күн бұрын
@@abdelkadirjorginho sidoo kale habo
@zoonak6770
@zoonak6770 5 күн бұрын
Gabar nocas ah ayan xiriir lawada waa dhibtoday iso duceya qalbiga alle ha ii qabojiyo
@Khadarhaallla
@Khadarhaallla 5 күн бұрын
Horey u soco Habo
@MahamedYaxye
@MahamedYaxye 5 күн бұрын
Caaliya asc magacayigu waamaxamed waxa Rabat inaan KZfaq further sidee baaoogufudud aanufurankarayaa anoojooga afrika
@AbdirahmaanClaahi-m1s
@AbdirahmaanClaahi-m1s 8 күн бұрын
❤❤❤Mahadzanid Hpo
@Zagal7007
@Zagal7007 9 күн бұрын
❤❤❤
@abdelkadirjorginho
@abdelkadirjorginho 9 күн бұрын
habo mahadsanid si wacan ee aad wax noogu soo gudbiso. hal su,aal ku waydiina narcissism ma logu dhashaa.
@shukri846
@shukri846 10 күн бұрын
Wcs walal
@XafsoCali-ed8sw
@XafsoCali-ed8sw 10 күн бұрын
Masha allh sax
@Miidan5
@Miidan5 10 күн бұрын
Allahu akbar jizakallahu qeyr abayo❤❤❤
@abdelkadirjorginho
@abdelkadirjorginho 10 күн бұрын
habo haduu qof qabo cudur narcissismka sidee ayuu isku daaween karaa??
@abdelkadirjorginho
@abdelkadirjorginho 10 күн бұрын
habo mahadsanid, channel kan wax badan ayaan ka faaiidey.
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 10 күн бұрын
Waad mudan tahay habo ilaahey haidin xafido
@Miidan5
@Miidan5 10 күн бұрын
Sax masha allah
@Dagancabdi4063
@Dagancabdi4063 10 күн бұрын
Walhi anaa ah marka dhib kujiro ina qarsada jeclhy
@xamdimaxamuudxasan1417
@xamdimaxamuudxasan1417 10 күн бұрын
mahadsanid walashey macaan
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 10 күн бұрын
Sidoo kale xabiibti ilaahey haidin xafido
@deeqoshiiqaxmed4251
@deeqoshiiqaxmed4251 10 күн бұрын
Thnks
@RoosCqaadir
@RoosCqaadir 11 күн бұрын
😂😂😂 anu wll ma aminsani waxaana marwalba wey jirtaa lakiin riyada wey yarthy fikirkaa badan lakiin ani ma aminsani waxaad kahdleyso ee wax kale iisheeg