Пікірлер
@libanm2905
@libanm2905 3 сағат бұрын
Nimcaan waaa true role model
@SadahTaibe
@SadahTaibe 9 сағат бұрын
Allahwo unaxaristo
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Күн бұрын
Somalilnd waa dowlad.shicibkeeda waa dad aratida ku kala duwanaan Kara.❤❤❤❤❤somalia laftigeeda dad baa jira somaliland taageera.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤irir samaale guul d'jabouti somaliland somalia❤❤❤❤❤
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Күн бұрын
Isagoo somaliland ah buu taageeri karaa somaali weyn maxa ku jaban. Caqliga sax da ahi waa siddaa.qof ka mabda iisa lagulama yaabo.s/land na waa fakir iyo ummad somali ah labadaba.
@nimconfg
@nimconfg 2 күн бұрын
Jah jah shugri allow aaanan kuwaayin cod kar nimadaada
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 күн бұрын
Subxaanallaah ⁉️waxaas baa loo hiilinayaa oo waa Muslim la dhahayaa ‼️😭
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 3 күн бұрын
Nimcaan hilaac waa Fanan Cod macaan cid ka Cod macaana anay jirin baan aaminsanahay ❤
@user-nl2tk3xe2p
@user-nl2tk3xe2p 3 күн бұрын
Faradhaqa yaa ku qasbay gumaysiga halkaasuu ka bilowsay adiga lacagtaada waa ku xisaabtantay nagoow markiisa kareem lugaha ha kuu mariyo markaagan faraha ha kuu dhaqo
@AhmedAbdullahiomar
@AhmedAbdullahiomar 3 күн бұрын
podcast oo music la saarayo maxaa waaye aniga waa dhageysan laha music ban ku nacay ee naga daaya music waana dambi
@user-tn9re3ty7e
@user-tn9re3ty7e 4 күн бұрын
Hada inaan hees ku la qaado ayaa rabaa
@adammursal4106
@adammursal4106 5 күн бұрын
Caasha waa heersare. Codkeedu waa cajiib.
@sadiyaiman7531
@sadiyaiman7531 5 күн бұрын
Mashallah allaha ha ku barakeeyo
@cabdiwarsame9088
@cabdiwarsame9088 5 күн бұрын
waasax waa been qabiilada loo sameeyey tusaale somali waa hal nin oo 4 naagood qabey naagihii ayaa waxaan sameeyey iyo bahbahda lasheego sidaas darteed soomaalidu waa halqabiil waana dad wada dhashay ee dadku soomaali kaliya hasheegtaan soomaali muslin ah
@rahmamohamed9664
@rahmamohamed9664 5 күн бұрын
When a man is calm wise and gentle he is a head of all other men. Well-done nimcan. Don't change your personality
@mouminaaden1005
@mouminaaden1005 6 күн бұрын
Nimcan wa wil aglibadan ❤
@samaleofficial
@samaleofficial 6 күн бұрын
Fanaanad miisaaman oo culus maskaxdii fankeenoo malaasan magaceeda iga hoo caasha kiin we love you ❤
@ayanlemohamed5956
@ayanlemohamed5956 7 күн бұрын
To be honest I agree with you Somali waa Somali
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 7 күн бұрын
Qabil waa khurafad.
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 7 күн бұрын
Bisinka kabtan ayuub ayey u eg tahay😅
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 7 күн бұрын
Ninkan waa libaax
@Flims-vloge
@Flims-vloge 7 күн бұрын
Gudoomiye sharmarke hool adag ayaad haysaa allah kuu fududeeyo waxaadna tahay qof ku dayasho mudan 🙏
@aragsan5690
@aragsan5690 7 күн бұрын
Dadka muslimkaa waa hajir oo kale raduulkaa yiri scw. Waxa eey dhahaan falastiin macno malaha .
@aadanfood7473
@aadanfood7473 7 күн бұрын
Asc❤
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 8 күн бұрын
1 darood 2 Hawiye 3 dir 4 raxanwayne 5 jareerwayne kuli waa walaalo hadaan ka taagay Isaaq hala yaabin waxaan raaciyey beesha DIR. sababto ayaaga yiri Dir ayaan nahay.
@abdinooralikhansoy1032
@abdinooralikhansoy1032 8 күн бұрын
Qabiilada Somaliyeed waisbaheeysi ta wa dhan. Ayaga dad wadadhashay xata dhiigagooda Dna wa mid. Lakiin sida looyiri wa been abuur.
@mhnune7746
@mhnune7746 8 күн бұрын
Saan labadiina ayaaba Cunsuri iska dhigdhigaya Saan waa xishood darro Dameerle ceeb ma aha Jaahil haduu ahaana waa khalad in jaahilnimo la faafiyo
@mohamedabakar-vd5wx
@mohamedabakar-vd5wx 8 күн бұрын
Afkaga canalaguqabay
@mohamedabakar-vd5wx
@mohamedabakar-vd5wx 8 күн бұрын
Mashaalah
@mohamedabakar-vd5wx
@mohamedabakar-vd5wx 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@samiramohammed1969
@samiramohammed1969 8 күн бұрын
Dadka dhahaayo maxaa loo wareeysanaa waa la yaabaa, somali qurun qaris waa in la wacyi geliyaa dhalinyarada kale ee soo koraayo, khibrad ayeey u leedahay mashaa Allah my sami ilaaheey wanaaga ha kuu horseedo, allahana na hanuuniyo dhamaanteen❤
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 8 күн бұрын
Walaasheey cod dahab❤
@XaliimoKhaliif-zn8cs
@XaliimoKhaliif-zn8cs 8 күн бұрын
Nimcaan alah kusharfi❤❤❤❤❤
@Mohosultan2019
@Mohosultan2019 9 күн бұрын
Fadlan noo soo sii-daaya lafoole waa la Daahdeen.
@3buurabooshe
@3buurabooshe 9 күн бұрын
This is not funny at all!
@user-gi9wz8is2t
@user-gi9wz8is2t 9 күн бұрын
Caasha kiin Masha Allah ciyaal juungal Ayaa is helay
@FrontlineDiplomatsFD
@FrontlineDiplomatsFD 9 күн бұрын
Shirwac xaguu ku dambeeyey ? Xamar deris ayaan aheyn
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 9 күн бұрын
Allow so hanuuni qoomkayga 😢😢😢
@D-izzy00
@D-izzy00 9 күн бұрын
CAFISKA GOOR MUU IMANKARAA? WAA MARKII DADKA DHIBTA GEESTAY AY KA TOOBAD KEENAAN FALKAYSAMEEYEEN. DADKA HANTIDOODA USOO CESHAAN, CAFISNA WAYDIISTAAN. DAD ILAA AL AANKAAN KU DHIIRAN DHAC, BOOB, DIL IYO KUFSI SIDEE LOO CAFIN KARAAA? CAFISKA SHARUUDAHA, STEPS KA KA HOREEYO HORTA HALA HELO.
@SeynabMaxamed-mq8ys
@SeynabMaxamed-mq8ys 9 күн бұрын
Maasha Allah
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 10 күн бұрын
Inta badan caasha heesaheedan dhegeysta laakin iyadoo sidan u hadlay hore uma arag. Waa walaal qiimo badan Ilahay ha xaafido
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 10 күн бұрын
I love you guys
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 10 күн бұрын
Ilahay Somali nabad ka dhigo
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 10 күн бұрын
Waan idin jeclahay walalahay
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 10 күн бұрын
I love muqdisho from Burco Somalia. Asha waa gabadh wanaagsan oo akhlaaq badan
@ismailali1738
@ismailali1738 10 күн бұрын
Caasha kiin ❤
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 10 күн бұрын
Allah hakuso hanuuniyo
@ibraahimabdullaahi9834
@ibraahimabdullaahi9834 10 күн бұрын
Wow 👌 👏 masha Allah
@Dhuudomedia
@Dhuudomedia 10 күн бұрын
Subxaanallah 😢
@ubahubah333
@ubahubah333 10 күн бұрын
Soomaalaay idinku ma tihiin illaahay oo xisaabinaaya adoonkiisa ee dadka danbi ha ka rogan
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 11 күн бұрын
Nimcaan waa ninka kaliya oo an teegeero maalintii adkayn waa ninkii kow noohiiliyay ssc markii lasoweeray from mj