$30 Doollar ayaa lagu xujeeyey!
13:17
Qabiilkaagaa wacnaa!
2:44
7 ай бұрын
Пікірлер
@CabdiraxmanXasn
@CabdiraxmanXasn 10 күн бұрын
M.a qiso.qof kasto.ganacsi inoo bilaawo rabo ku dhiiranaayo
@user-do5zg6um9f
@user-do5zg6um9f 27 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@daqanahmed2464
@daqanahmed2464 Ай бұрын
Alxamdulilah I study both secular maadi education ❤
@CandikhaaliqKidiye
@CandikhaaliqKidiye Ай бұрын
Ibraahin nolosha guul wadani dhab ah
@ZakarieShuieb
@ZakarieShuieb Ай бұрын
Cabdi Wali filikawaankahelay❤❤❤❤😢😢😢
@osmanhusseinabukato
@osmanhusseinabukato 2 ай бұрын
Waaba anigoo kalee!
@yuniscabdirihman1211
@yuniscabdirihman1211 2 ай бұрын
Sahro ubaxa waa qof hal abuuur leh taas oo keentay ikhtiraac cusub oo aan ka jirin degaano badan oo somaliya ah waa qof fahansan ganacsigi mudana baranaysay
@mohamedhassanabdullahi3902
@mohamedhassanabdullahi3902 2 ай бұрын
Aad baad ugu mahadsantihiin wllo xogtaad nala wadaagteen
@ikranahmed360
@ikranahmed360 2 ай бұрын
Masha allah ustaaad ibraahim nolosha shukran sidaad noogu Soo casuuntay abwaan abdirisak aad ayaan uga helay tolooyinka iyo falanqeybta nolosha qeebaheeda kala duwan
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 2 ай бұрын
Mahadsanid saaxiib Waan kaa faa'iidey runtii
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 2 ай бұрын
Mahadsanid salaan sare gudoomo saaxiib Waxbadan ayaan kaa faa'iidey runtii.
@IbrahimAbdiAli-er6gg
@IbrahimAbdiAli-er6gg 2 ай бұрын
Masha llah baramij dhiiri galin mudan
@AbdikarinAhmed-me6ks
@AbdikarinAhmed-me6ks 2 ай бұрын
Masha allah wareeysi qiimo badan
@hanixaafow7466
@hanixaafow7466 2 ай бұрын
Ma ShaAllah tabaarakallah waad mahad Santihiin walalo yaal
@awilali6102
@awilali6102 3 ай бұрын
Biyo badan waa dhalateed
@user-ec1uf4qi1t
@user-ec1uf4qi1t 3 ай бұрын
Cajiib waanka faaidnay
@Hurbad
@Hurbad 4 ай бұрын
Maasha Allah Waa Podcast dhaxal gal ah. Waad kumahadsantihiin Howladeenada #Labeenta Bulshada❤
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 4 ай бұрын
Abdirizak Jidhi waa qabiir wax wax og wa qof qiima badan oo dadkiisa jecel guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤❤
@maxamedibraahim8574
@maxamedibraahim8574 4 ай бұрын
Masha allh waxuu nalawadaagay aqoonta saxda ah iyo siraha kujira ganacsiga waxbadan oo islahaa xagee utalo raadisaa ayan kabartay TABEENTA BULSHADA waan idinkaga mhdclinaya barnaamijyada qiimahabadan ood noosoogudbisaan Waxaan kaloo idinka codsan lahaa madama freshman ahay in aad noosoo xushaan ganacsadeyaal MHDSNIDIIN
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 4 ай бұрын
❤❤
@nuoraahmed8890
@nuoraahmed8890 4 ай бұрын
Inshllh waxan rajeenay ninka abdifatah inaan kullano laba sano kadib inaan isbarano inshllh
@anuushmohamud4571
@anuushmohamud4571 4 ай бұрын
Waa dhamestay wareesigan wax badan baanka faaiday aad baad u mahadsantihin adiga iyo ganacsadahaba Waxan rajeenaya dhawaan inan ganacsi abuuro muuqalkan iyo fariinteyda sanad kadib ama labo sano kadib hadii alle idmo ban uso laban anigoo isbadal sameyay insha allh❤
@nuoraahmed8890
@nuoraahmed8890 4 ай бұрын
Isku midan nahay
@ahmednooradan7950
@ahmednooradan7950 4 ай бұрын
ماشاء الله ❤
@user-qv3ol7nb5n
@user-qv3ol7nb5n 4 ай бұрын
Wallahi runtii waa qof daacad ah weeye hor usoco
@AyaaleHirsi
@AyaaleHirsi 4 ай бұрын
🎉🎉
@BashirSiyad-qt9cv
@BashirSiyad-qt9cv 4 ай бұрын
Barnamijka business na aya aad iso jiitay oo ikeenay fadlan noso badi mahadsanid🙏
@farxaancarraale7151
@farxaancarraale7151 4 ай бұрын
Hadal cikmadaysan❤
@omarmohamed9427
@omarmohamed9427 5 ай бұрын
Legendary waye ninkaan
@adenmohamed4874
@adenmohamed4874 5 ай бұрын
First comment
@abdirahmanhasen1837
@abdirahmanhasen1837 5 ай бұрын
❤❤
@AmmyNaas
@AmmyNaas 5 ай бұрын
Machallah tabarakallah allah ku barekeyo❤❤❤
@axmedaadan9265
@axmedaadan9265 5 ай бұрын
soodhawaw yahye
@ahmadomar8781
@ahmadomar8781 5 ай бұрын
Allaaah idin dhowro abwaaan Ibrahim iyo bugyare guuleesta waaan ku faraxsanahay inaaan labeeenta rukun ii tahay
@KhalidArab01
@KhalidArab01 5 ай бұрын
Asc zxp waxaan ahay vedio editor kawaran hadaan vedio yada editing kuu sameeyo, sidaan si Profesional San
@ifraahmohamedadde
@ifraahmohamedadde 5 ай бұрын
Hadalkisa wax badan a ka faa.iidnay mahadsanid
@abiibbeddel9625
@abiibbeddel9625 5 ай бұрын
Aadbay ugu faraxsantahey waxa ay qabanayso taasina waa sababta guusha. Hamablayo baayo guulo badan kurajayanya
@ibrahimsuleiman5706
@ibrahimsuleiman5706 5 ай бұрын
Aad baan uga helay waraysigaan. Mahadsanid qoraa Jidhi.
@halimamuse8273
@halimamuse8273 5 ай бұрын
Aww m.a
@ahmednooradan7950
@ahmednooradan7950 5 ай бұрын
Allah ha idhin ka abaal mariyo runti wa mowduuce aad qiima badan
@avvsadiqadanali
@avvsadiqadanali 5 ай бұрын
Shaqo aan soobilaabay 2023 April Inaa wali siiwado ayay igu dhiiri galisay m.a 🎉🎉🎉 Guulayso abayo
@ahmadomar8781
@ahmadomar8781 5 ай бұрын
Ustaaad abwaan Ibrahim noloasha waxaad u qalantaa million subscribers war abwaaanka meel walba dhiga😊
@abdulkadiryare6815
@abdulkadiryare6815 5 ай бұрын
Runtii barnaamijyadaan waan ku diirsada mahadsanid zxp🙏
@Maxammed-Sandheere
@Maxammed-Sandheere 5 ай бұрын
Mansha'allah. Guul walba caqabad ayaa loo maraa. Gabar karti leh ayaad tahay. Guulo badan ayaan kuu rajayn.
@JamaalTimoJamaaltimo
@JamaalTimoJamaaltimo 5 ай бұрын
Mashallh soo badi saxiib muqaalada noocana
@Queen-Fowsia-10
@Queen-Fowsia-10 5 ай бұрын
Congratulations my sister ❤😊
@user-lo7mv4ki1c
@user-lo7mv4ki1c 5 ай бұрын
Nolosha oodhan ayadaaba risky ah ama Qatar ah marka qataraha in loobareero waa muhiim marka hadaadan Qatar ubareerin ama fursada ayaa kudhaafayso take the risk or lose the chance
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu 5 ай бұрын
M.a
@ismailmohamedahmed6994
@ismailmohamedahmed6994 5 ай бұрын
Waa gabar dhiiratay eebana Guuleeyay
@hassanhussein9602
@hassanhussein9602 5 ай бұрын
Mashallah, necessity is the mother of all invention! 🙏🙏🙏🙏
@FaizaShire-fe3jz
@FaizaShire-fe3jz 5 ай бұрын
M.a gabr holkar tahy abayo guleso i.a❤