Пікірлер
@robleahmed2558
@robleahmed2558 Күн бұрын
Muse Bixi ayaa 100% ciidanka jabiyey aniga oo taageeraha Muse Bixi ilaa hadda ah ayaa og.War ciidamada ma Mucaarid baa xukuam, aaway sirdoonkii, sidee.mucaarid awoodaas u ,eeshaan ciidanka ay u kala jabinaxaan.War Muse Bixi oo sheegta Mujaahid Militariga khabiir ku ah sakhraamiin qaaqaawan baa jabiyey.Muxuu ilaa hadda ciidamada laga hayo u soo furan kari laayahay? Muxuu uga hadli waayay wixii Goohacade ka dhacay? War Muse waa fashillllll.
@ammmmgmail
@ammmmgmail Күн бұрын
Been baad isugu sheekaysanaysaane beenta Kulmiye wada. Guul waddani, ninkaas baa ugu dambayn runtii ka soo dhacday!!! Gabiley way is caddaysay oo sacab laguma qarin karo!!!!
@AyaanWaano
@AyaanWaano Күн бұрын
Guuuuuuuuul somaliland
@ammmmgmail
@ammmmgmail Күн бұрын
Waar niyow war mahayside wax MoU oo kuu soo socdaa ma jiro. Albaabadii caalamku waa soo xidhmeene beenta iska jooji. Safarkaasi waa been oo meelna ma tagi karo. Shaqooyinka uu qabtay waxa ugu waynaa 6dii gobol ee Somaliland 2 gobol waa go'een oo Muusaa la waydiin ciidankii qaranka ayaa la baabiiyey oo dhaqaalihii dalkaa la baabiiyey.
@user-cl4xg2rn6z
@user-cl4xg2rn6z Күн бұрын
Guul somalilaan❤❤❤❤❤ hore usoco wariye aan tageero wll🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Sirad47
@Sirad47 Күн бұрын
Qofkasta waxaa asagu yahay ayuu dadkana moodaa. Naagtaasi waxa iyada lagu sameeyo ayey ku caayeysa. Ha sugto caalaamadu way ka muuqandoontaa iyadana.
@Sirad47
@Sirad47 Күн бұрын
Waddani curdin maaha ee waa Cajuus baaqday oo lagu qasaaray.
@Sirad47
@Sirad47 Күн бұрын
Soomaali way waalatay xaarkeeday qasatay. Allah ha idin daweeyo.
@user-ng9sb8hz1n
@user-ng9sb8hz1n Күн бұрын
Garaad doofaar waa ninka beerka caruuta reer lascaanod ku qureecdaa asaba dhulbahantuu ka
@Ibrahim-g9e
@Ibrahim-g9e Күн бұрын
Naagta aflagaadada diinta mooday hala xisaabto rag iyo dumar meel bay kaga dhacaday
@MohsmedFaatah
@MohsmedFaatah Күн бұрын
Beentii oo aan biyo is marin, habar wadaad sheegtay oo beenta dhigdhigaysa,subxaanalah
@shabeel7467
@shabeel7467 Күн бұрын
Dhilada sidaa u caayeysa ayey dahab ka buuxiyeen dumarka reer Hargeisa, waxa wax siinaysaan iska hubiya, iyadaa condom ka loo xidhaa qaxbada Hargeisa Laguna yaqaan yaa waskhah.
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 Күн бұрын
guul qaranka somaaliland
@user-cx1nk2im4m
@user-cx1nk2im4m Күн бұрын
Waa Nina waalin
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@amiira8902
@amiira8902 Күн бұрын
somaliland guuuuuul ❤❤
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 Күн бұрын
Waar naag taasi waa xawayaanda waayo condoka dumarku ma xidhaan ee raga ayaa xidha. She doesn’t know what she is talking about because women doesn’t were codom , but men were . You can tell she liars like a dog 🐕 😢😢😢😢😢.
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 Күн бұрын
Waruntaa way horcararan mama malyuun babay ixususisay may xushoon qofku subxanalah
@makebravo7133
@makebravo7133 Күн бұрын
EEYADAN YA INO KEENAY DHABASADANU
@nuraaskar2146
@nuraaskar2146 Күн бұрын
❤💚❤️🌷👍✅
@user-yc2db4hc9w
@user-yc2db4hc9w Күн бұрын
Muse Bixi waa geesi Allah ha daayo Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 Күн бұрын
Waar wadani waa cadowga somaliland ee yaan codka la siinin .
@soleimanfarah12
@soleimanfarah12 Күн бұрын
Guuuuuuul iyo gobanimo
@Abz_146
@Abz_146 Күн бұрын
Mansha Allah cidgadhi karta majirta gobta sheikhu dhalay may Allah protect our country Somaliland guul guul guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@roodacawad13
@roodacawad13 Күн бұрын
Gala dagaalka alle ayaa u jawaabi
@roodacawad13
@roodacawad13 Күн бұрын
Maansha allaah guuuuul guuuul isha allaah❤❤❤❤somaliland guuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤
@Abdilahi-z1o
@Abdilahi-z1o Күн бұрын
Nasabhadaadtihiin gaaladaad nicilahaydeene naarquutayaashiyo kufraad nabiyamoodeene nacaluhu kuwuufuulaybaad dabanashlaysaane iidoorwagaash iyo kufriga wacad allawyaalle waaniman walala Ah Ilaa waaga aakhiro e
@user-lh2sr8wt4l
@user-lh2sr8wt4l Күн бұрын
Waar sheekhada yaa baray condomka .......Malaha ...waa yaaabe iyadaaba iibsatay
@shabeel7467
@shabeel7467 Күн бұрын
Al Saud family ga xukunka Sucuudiga haysta ayaa la yidhaa markaa manihin Al Saud ee khaladkaaga sax intaanaf wax sheegin dib ugu noqo.
@hasanarbeibrahim9904
@hasanarbeibrahim9904 Күн бұрын
Kan Ana dhalay waa garac
@MohamedAhmed-xn1eo
@MohamedAhmed-xn1eo Күн бұрын
Afartii kulmiye taageersanaa ayaad saashada keeneysaa shame on you.
@Amal-vy3lv
@Amal-vy3lv Күн бұрын
Masha alaah Waliba cadawga gudaa baa u kasocon waayey madax weeyne muuse bihi
@Amal-vy3lv
@Amal-vy3lv Күн бұрын
Munaa waa lguesoo diray waa xakuso diray cadawga Somaliland adiguna malaa cidisam baatay Rer Somaliland now dadkan aad sodhweysan joojiya
@nimasahal8599
@nimasahal8599 Күн бұрын
Gabiilay qabiilka jooja cidaad rabtaan u codeeya laakiin cuqdada soo bandhigaysa
@nimasahal8599
@nimasahal8599 Күн бұрын
Yaa ku dhawaaqay??? Aqoonsiga
@nimasahal8599
@nimasahal8599 Күн бұрын
Ciidankan dhamaantiin baa ku qafiifteen ee daaya hadal haynta ciidanka
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Күн бұрын
❤🎉🎉😢😮😢😮😅😮😢🎉😂❤😢😮😊😅😮😢❤😢😮😅😊
@princesshawd6859
@princesshawd6859 Күн бұрын
Somaliland guul iyo gobanimo
@user-qq5mo4tt7n
@user-qq5mo4tt7n Күн бұрын
Sxb garaad jaamac faar ayaa lagu soo qabtay Asagaana garac inuu yhy ayaa lagu soo cadeeyey
@aweyskhayre2568
@aweyskhayre2568 Күн бұрын
Kkkkkk waa ggarac waar waar boqor buurmadaw ayaa qarxiyey
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Күн бұрын
Maashaa allaah wll guulayso
@ayaanismail4951
@ayaanismail4951 Күн бұрын
Waa Garad garac Garad faraaq Ina darawel ibn furash 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ZM1233_
@ZM1233_ Күн бұрын
Wadani waa faqaash Somaliland people they know So no one vote
@ZM1233_
@ZM1233_ Күн бұрын
Mash Allah guul guul Somaliland inshallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@halimaaden275
@halimaaden275 2 күн бұрын
The republic of Somaliland 💪🤲🙏✌️❤️
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd 2 күн бұрын
Itoobiya qaad ha inoogu bedelato bada somaliland
@ibrahimiwarsame6950
@ibrahimiwarsame6950 2 күн бұрын
Kudarso oqslayena wuxuu ku raxaystaa madax wayne ku wa usacabinayaana way kasii litan waxaas oo kale allahayoo wax hanuugu dhiibin amiin
@guledjirde2818
@guledjirde2818 2 күн бұрын
Asc faqashta wadani umeysoo halgamin umada Reer soomaaliland wadani waa faqash huwan umada Reer soomaaliland. Ma matalaan Dooni meyno wadani Umada Reer soomaaliland guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 2 күн бұрын
Masha allah geesi qaran noolow guul somaliland vadwgeedu hajabo💪🌷😍😍😍👍👍👍🤍🤍💚💚🤲🤲🤲❤
@abdullahidirirhersi2297
@abdullahidirirhersi2297 2 күн бұрын
SNM waa RUUXA Somaliland. Cirrow waxa magaca kuu yeelay SNM . Somaliland waa SNM. SNM waa Somaliland . Waxay isku yihiin caano iyo biyo. Makala bixi karaan . Habarjecloy badbaadi Somaliland idinkoo midaysan.