Пікірлер
@user-gr6gu8bs6q
@user-gr6gu8bs6q 8 минут бұрын
Masar waan soo dhowaynaynaa . Ethopia amniga IYO midnimada Somalia ayeey khatar Ku tahay .
@siatbulle5893
@siatbulle5893 55 минут бұрын
Xassan iska fool and doesn’t care what happens tomorrow In Somalia let Egypt military go back to their country
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr Сағат бұрын
Dalka dagaaluu galay waa garanaayey xasan iyo xukuumadiisa qardajeexa aykusocdeen iney dalkaani haadaan katuurayaan masar kaligeeda maahee waxaa kudaaban emaaraatka
@ibrahimshanfool
@ibrahimshanfool Сағат бұрын
Masar waxay heshiis kula gashay masar in ay somaaliya ay u yimaadaan sidii ay dhulka u dhigi lahayd biyo xireenkii ay isku hayeen ee heshiiska Kuma cadeyn difaac dal soomaaliyeed
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Сағат бұрын
Mahadsant walaalkey warqabad NEWZ ❤❤❤❤
@jamahussein6860
@jamahussein6860 Сағат бұрын
They asking Taxes in the hospital visitors in mugdisho somalia+ medications cost also taxis in the capital city of somalia,😮,
@subraarm4381
@subraarm4381 2 сағат бұрын
Waa been Hassan ugu mar mar siiyoonayo Turkiga waayo waxaa Hassan haysta oo haw ku xidhan yahay Imiraadka Kuna qasbaya Hassan inuu Eryo Turkiga Imiraadku la wareego Dekeda iyo Airporka Soomaaliyana way u dhamaatay waxaa heshiis ah Masar iyo Imiraad waxayna duulaan ku yihiin Turkiga oo raba inuu Soomaaliya ka dhigo Dawlad xoogle oo Muslim ah Kuna taal meel fiican
@ShariibAhmad
@ShariibAhmad 4 сағат бұрын
Wareeey soomaaliyeey. Xasan shiiq. Halags qabto wadsnka
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 5 сағат бұрын
Shacabka Somaliyeed waxaay ka xun yihiin Muusuuq uu soo helay soo sarayd warbixin ka soo baxday Hanti-dhowraha qaraanka oo muusmaasuq weyn oo dhacday markii la xisaabtamay. Mash biyolay, Safaarda India, Safaarada Saudia iyo kuwo kale. Wasiirka Diinta iyo waqafta.
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 6 сағат бұрын
Mahadsant walaalkey warqabad NEWZ ❤❤❤
@user-it8sb3cu1t
@user-it8sb3cu1t 6 сағат бұрын
Waa runta in beeraha la horumariyo wasiirka ma tigi karo meelaha beeraha ka baxan marka waa in uu soo boqdo jariidino nin sameystay umaadada beeraleyda ah qof u daneeyo alaha keeno
@shacnishariif4521
@shacnishariif4521 7 сағат бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️💚💚💚💚♥️♥️💚
@shacnishariif4521
@shacnishariif4521 7 сағат бұрын
✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅🌷🌷🌷🌷
@shacnishariif4521
@shacnishariif4521 7 сағат бұрын
✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷
@shacnishariif4521
@shacnishariif4521 7 сағат бұрын
✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷
@shacnishariif4521
@shacnishariif4521 7 сағат бұрын
✅✅✅✅✅✅✅✅♥️♥️💚💚💚😭
@shacnishariif4521
@shacnishariif4521 7 сағат бұрын
(( MAHAD KAWAANLE WAA WUXUSH MOORYAAN AYUU QORTAY SHACABKA XASUUQA SI AAN LOO OGAAN XASUUQII IYO DULMIGII UU KU WADAY SHACABKA WUXUU (( HUBEEYAY GAANDIISTARADII MUQAADARAADKA CABI JIRAY WAXAY U QABAN JIREEN INAY QAARAJIYAAN QOFKUU U DIRO WAA ALSHABAAB MASUULKII UGU WAYNAA OO VILLADA U FADHIYAY XASAN SHIIQ ISAGAA GAYSTAY DAALIMKA
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 7 сағат бұрын
Uf farmaano aa musqul baan soodhexgalay show😁
@mohamedosman3960
@mohamedosman3960 7 сағат бұрын
Boqol iyo toban iyo afartaan aqaan kaa Aqrisan mahaayo ayaa kaweyn,dhegihiisa warkaa mamaqlaan.
@mohamedosman3960
@mohamedosman3960 7 сағат бұрын
Somalida ayaaku maahmaahda Retiga dambe Retiga hore ayuu saanqaadkisa leeyahay, haddii xasan sheeq meelwaliba utaal isbaaro, maxaa udiidayo in cidamada Aydhigtaan isbaaro?
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 8 сағат бұрын
Aaway kuwii maalin walba ku banaanbixi jiray oo aflaagaadeen jiray madaxwayne farmaajo iyo odoyaashii dhihi jiray anagoo beesha ah ma waxay ahayd qabyaalad cad iyo shirarkii maqaamka oo ay ku haysay farmaajo maxaa ay u aamuseen ma madaxwayne hawiya ah baa cajiib.
@Bare-z3l
@Bare-z3l 9 сағат бұрын
Warqabad Mediya idaacadiinna waan ku xirnahay waad mahadsantihiin warar xiiso leh Ayaad shacabkiinna u soo gudbisaan xamarna waa Jo Awo
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 10 сағат бұрын
Waa masiibo Qaran,waana wax aad looga xumaado. In dadka laga qaado VAT dadka bukaan ah ! Very strange and it's Canabalism .
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 10 сағат бұрын
Mahadsant walaalkey warqabad NEWZ ❤❤❤❤
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 11 сағат бұрын
waxuu yiri kuwa isbaarada waa laqabanayaa canshuurta iska bixiya waxaad moodaa xasan inuu si fiican u bartey dadaka xamar ku nool ineysan waxba ku heyn kuwa kacaayana ha iska qeyliyaan wax ay sameyn karaan ma jirto
@khadijaabukar4544
@khadijaabukar4544 11 сағат бұрын
Asc sax please hala dhageysto ninkaan hadlaya waa sax haloo naxariisto shacabkeeda waa xaaraam waxa ka socda wadankeena
@abdurahmanhaji2946
@abdurahmanhaji2946 11 сағат бұрын
Haa waa run waxa ad sheegesid laakin adiga yaad usheegeesta kaa maqlaayo.
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 11 сағат бұрын
Waa edadaro iyo waxshinimo ah
@ashasalah2835
@ashasalah2835 12 сағат бұрын
DOWLADDA SOMALIA, MARNABA MA DHACEYSO IN AY WERAR KU QAADO MAAMULKA SOMALILAND IYO MAAMULLADA KALE MIDNABA, DALKA WAA LA WADA LEEYAHAY, WA WAAJID IN AY KA WADA TASHADAAN HORUMARKA QARANKA.
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 13 сағат бұрын
Tuug Qabiiliste
@user-de3iu8yu3w
@user-de3iu8yu3w 14 сағат бұрын
Waa saxa inkasto boorame aay rabiin magaca soomalilaan hadana lugu qasbayo marka xasan xumoow waa ficaan yahay siduu yeelay
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 15 сағат бұрын
xalane hadaan bixino faragalin dambe wuu dhamaanayaa iyo amison walaashey farmaajo kuligood wakhti goan ayuu siiyey iney ku baxaan xasan ayaa ku raftey oo jooga ku yiri ninkaan xasan wuu jiran yahay waxaa ugu sii darsamey markuu caayaey farmaajo oon jawaab u celin intuu labada gacmood xabadka saarto ayuu ilka cadeyna ugu darey fiilooyin ayaa qarxey xasan inuu la tirsado ayuu rabey saan yuu ugu raftey waxuu sameeyey oo dhan ayuu jajabiyey
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 15 сағат бұрын
muusow nabad iyo nolol ku biira si xasan aan u qaadno maxkamadna u soo saarno waa camiil ajnabi wadankiina wuu xaalufiyey waan kula jirnaa muusow aan jaasuus oo dhan waa sifeyneynaa xaqii umadana waan soo celineynaa inshaa alaah
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 15 сағат бұрын
tiimkii farmaajo oo dhan hadey soo celiyaan wadanku rajo ayuu lahaanayaan waa tiim wadaniyiin ah cilmi iyo khibradna leh intooda badan waxey ku jiraan baarlamaanka iyo qoor qoor oo inyar xanaf kala dhex gashey wey heshiinayaan. hadana sheekh shariif ayaa ku darsamey wadanku wuu soo noqon inshaa alaah
@MaxamedIbrahim-nl1lc
@MaxamedIbrahim-nl1lc 15 сағат бұрын
Kuma dhacdo vila waceysle dagal somlilend
@Carfon-ly5hv
@Carfon-ly5hv 16 сағат бұрын
Google wuxuu ku xad gudbay qariirada Somali a
@user-be9eq1vj7y
@user-be9eq1vj7y 19 сағат бұрын
Banaadir waan maqlaa Magaca maqraati
@jamaaorshe9571
@jamaaorshe9571 19 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤
@user-it8sb3cu1t
@user-it8sb3cu1t 19 сағат бұрын
War barlamaan erabi ka baqa canshuur ha laga doono dhammaan mamulada oo dhan yaa muqdisho lagu qasbin waxa ku nool dad Dan yar ah
@user-dc5ug4sk8n
@user-dc5ug4sk8n 19 сағат бұрын
Muuse beenàale yàa kaa itaal daran
@jamahussein6860
@jamahussein6860 20 сағат бұрын
Xasan sheikh iyo alshabab oo heshiin waayey xaley shirkii tilifoonka😮warqabad qaado warkaa.
@aminagaiye4608
@aminagaiye4608 20 сағат бұрын
Dhibmalaha in Somaliland lagu sooceliyo dowladda dhexe lakiin xasan sheekh diyaar umaha cadifad darted
@user-ig1um5og9l
@user-ig1um5og9l 21 сағат бұрын
Been baad noo sheegaysaa waayo lama ogaan waxyaabaha qaar
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 22 сағат бұрын
Waxaa loo baahan yahay kaliya inuu aqoonsade awdal state iyo ssc una dhiso garooma laguna taageero xaga dhaqaalaha iyo siyaasada ma u baahno dagaalka ka qayb galaan shirarka madasha laguna sii wado hargaysa cadaadiska si kibirka looga jabiyo.
@Maandeeqyaasiin
@Maandeeqyaasiin 22 сағат бұрын
Asc. Allaha kaqabto damuljadiid dalka iyo dadkaba waa ciqaab loo soo diray shacbka baarlamaankana caadaqaatayaal laaluush ay siiyaan ayaa kabuuxa kuwaasoo fooramka udiida inuu buuxsamo, allow adaa umaqan dalkan iyo shacabkiisa. abdullahi
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq Күн бұрын
Somaali Maryooleey, waa isku Maqan lagu maqanyahay😂😂😂Intay ayagu is haystaan ayaa dhulkooda lagaqaadan doonaa😂😂
@user-hu8vc6do9v
@user-hu8vc6do9v Күн бұрын
Dammujadiid iyo muuse Biixi waa saaxiib , ma dagaallamayaa.
@barlinaden8850
@barlinaden8850 Күн бұрын
Maashaa Allah focus group kaan waa dad smart ah, shacabkaan 34 sano ayaa la brainwash garaynayay oo loogu sheekeynayay Somaliland waa dowlad, waa in si tartiib tartiib ah waa in ay u ogaadaan inay somali yihiin hargaysa iyo burco ay gobol somalia kamida yihiin.
@barlinaden8850
@barlinaden8850 Күн бұрын
Ethiopia airlines iyo fly Dubai wey qaateen amarkii madaxweyne xassan sheikh wey badaleen hargaysa somaliland oo wax aan jirin ahayn. Waxaa laga dhigay hargaysa, somaliya waana sida saxda ah
@subraarm4381
@subraarm4381 Күн бұрын
Hassan uma baahna Hargaysa weerarkeed hal magaalo haystaan wixii Isaaq sheegan jiray waa dhamaatay oo Khaatuma ayaa xuduudii Ingiriisku Isaaq ku meresada Katarbiil ku qaaday Soomaaliya Soomaalibaale. Hassan waxaa kuu hadhay Gobolka Awdal waa Soomaali ee ka jar Isaaqland waxay Xamar ku soo galayaan gurguurad markaad Awdal u aqoonsato inuu yahay Gobol Soomaali ka mid ah.