Gufaaco Qoraal Tubeec, maandeeq
6:56
Waa lagu kufaa kibirka  #Somalia
5:57
I'm pilot going through Las Vegas
2:24
Пікірлер
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 2 күн бұрын
Allah ha Naxariisato aabo Siyaad Barre 😢🇸🇴
@saidali9435
@saidali9435 3 күн бұрын
1989 ma aha Waa 1976
@saidali9435
@saidali9435 3 күн бұрын
Bal waxa meesha maraya arka iyo meesha aan naal?????
@abdulfetahahmedosman1550
@abdulfetahahmedosman1550 4 күн бұрын
Insha alh gacanta somali ayey ku soo laabanee cadowga gacantiisa waalaga saridoonaa
@user-pb4zw1ct5d
@user-pb4zw1ct5d 4 күн бұрын
Adeer dawladi taasey aheyd.
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 5 күн бұрын
Sharaf maxamed siyaad barre kama dambeeyn allow ku naxariiso somali wey hoogtay oo ba’aday 💔
@AbdulahiibrainDhegey
@AbdulahiibrainDhegey 5 күн бұрын
TOP
@Mohamed-Abdullahi713
@Mohamed-Abdullahi713 5 күн бұрын
Ila soo dadaal waanigaa kuu fariin direy Hana diidin waataa wakhtiga daniiniceysaaye"! __ Siciid gacamey.
@MuxiyadiinAbdirisak
@MuxiyadiinAbdirisak 6 күн бұрын
Allah ha u nariisto
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka 10 күн бұрын
Waa buugii sooyaalkii soomaalida ee uu qoray Cabdiqaadir Oromo
@ibrahimahmed281
@ibrahimahmed281 13 күн бұрын
Benlow manto inqelabka dhacay waxo talado 1969.10.ogto bar
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 14 күн бұрын
Saleeban ciyaalka aqoon uma laha wllhi 1980 ragii dagalamayy wye
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 15 күн бұрын
Waa barigaan dadka u ekayn maantana xioolaha ayaan u eg nahay soamlidu waxay tiraahdaa meeel aar ka kacay atoor sagaaro fadh fadhiisay Aabe maxamed siyaad bare ilahay ha u maxariistee markii aan ridnay USC IYO SSDF IYO SNM maxay inoo qabteen wadankii iyagaa bur buriyay
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 17 күн бұрын
Cajiib AHUN
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 17 күн бұрын
Badan RuneeyYa Familyyyyyy SystEms wa tEE QatraaayQaranEEy Qiimobadan cadayyareey murwodumaroo yariisEEy samsamEey dagan shamsooy fariidad facyaashay troonEey cadceeddumaroo shamsooy iftiinaay RiyaaqEEy Rasmiyey raysaanEEy lagufarxeeeey Qaasatan Noocyadeyba Facyaashay troonEey Ya
@Moh_blox556
@Moh_blox556 18 күн бұрын
Wow
@fe8445
@fe8445 18 күн бұрын
La bella Mogadicio.
@masocona90
@masocona90 18 күн бұрын
Wwww ❤❤🎉 I'm whshien ntill 2024 🎉❤😢
@hassaanaden4480
@hassaanaden4480 19 күн бұрын
Saalax qaasim naftii doowyo xun soo martay, xasuusaha xun xun & waayaha gurracan daawo ayay u tahy❤
@umuabdijibaar
@umuabdijibaar 19 күн бұрын
Allah ha unaxariisto Aabo siyaad
@abdikariim.12official5
@abdikariim.12official5 21 күн бұрын
Yarabbi wadankena nabad inooka dhig
@Samiir-younger
@Samiir-younger 24 күн бұрын
Rabiyow siyaad barre oo kale soomaali ukeeen
@manoftheweek1350
@manoftheweek1350 25 күн бұрын
Allah unaxriisto ❤❤❤
@fathiaawil1597
@fathiaawil1597 26 күн бұрын
plz translate
@Somalia12339
@Somalia12339 5 күн бұрын
Adi no translate garey😂
@jirda-gooyechannel7028
@jirda-gooyechannel7028 26 күн бұрын
Heeso xul ah waayh runtiii alfanaan mohamed saleeban tupeec
@WarsamecismanCabdi
@WarsamecismanCabdi Ай бұрын
Malaga yaaba inu wadanka ku laabto sidii uu ahaa waayihi wacanaa waxase iga su aal side baa lagu gaari karaya taasi ra ayigeyga
@khadramahamed-qn2dq
@khadramahamed-qn2dq 22 күн бұрын
Waligeed somalia failed State ayaay ahanaysaa burbur iyo hoog unbaa uu danbeeya rajo haka sugin.
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 Ай бұрын
❤❤❤❤fananintena❤❤❤🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 yeed❤❤❤❤❤
@KhadiijoMohamed-lv3jp
@KhadiijoMohamed-lv3jp Ай бұрын
soo ta laguna sheegayo inu kaliigi dhulka mareyey tarikhdu qorayso
@KhadiijoMohamed-lv3jp
@KhadiijoMohamed-lv3jp Ай бұрын
Daroodka garac dhulka mareye aha olomicinay aha
@RakiyaAbdirisaak
@RakiyaAbdirisaak 8 күн бұрын
Ala maxaa ciilbadan noo haysaa ❤😂
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Ай бұрын
Nonseseseseseses blokedbloked, 9595 teen aheyba dumaar Naago dumar teen ya ahey, YariisEey fariidad facyaashay troonEey murwodumaroo samsamEey lagufarxeeeey
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Ай бұрын
Ya As, Familyyyyyy Systems murwodumaroo samsamEey Yariiseey lagufarxeeeey dagan fariidad cadceeddumaroo shamsooy RiyaaqEEy rasmiyey raysaanEEy lagufarxeeeey
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas Ай бұрын
Dowlad_dhaba/
@ZElmi-sv5wh
@ZElmi-sv5wh Ай бұрын
Hadalka baddan intaad dhaaftid DNA test ayaa jira oo meesha asalkaada aad ka timid tilmaamayso ee warka soomaaliga aay sheegaan iska dhaafa
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Ай бұрын
Allah ha u naxariisto inta dhimatay😢🤲
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Ай бұрын
Heesteydii ❤
@ZakariyeSalaad-t3y
@ZakariyeSalaad-t3y Ай бұрын
Allw unaxariiso
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 Ай бұрын
Heesta dhalinyaro allaa macaa allaw unaxariiso boqorkii codka soomaalida maxamed saleebaan tubeec waxaa tumay ayaan isleeyahay heesta dhinaca cuudka (kabanka)mucjisadii aalada cuudka soomaalida jiim sheekh muumin AHUN
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 27 күн бұрын
❤❤❤❤🎉
@Anwar12699
@Anwar12699 Ай бұрын
The White shirt is orlando cardoso
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 Ай бұрын
yaa u sabab ah dhulkeena hoyo ina xog lagu heesto wa anaga inta isku sii jeedno
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Ай бұрын
Waayo waayo, 🫡🫡🫡 Hadda waxaa joogaan kuwa dadka c, SUBXAANALLAAH Eid Mubarak
@suleimanhassan3095
@suleimanhassan3095 Ай бұрын
Madaxweyne Jaale Mohamed Siyaad Barre AHUN. Halyey Mar la arag ah. Dambiilayaasha iyo Dhiigyacabyada Qarankii Soomaaliyeed Kala qoqobay Ee Umaddii Qayba Meel Ku ooday ayaa Jaale siyaad Dacaayado ka faafiya in uu dambi galay ah. Maxay Sidaa u leeyihiin? Mooryaanta ayuu dalka iyo Dadka ka badbaadinayay. Haddii ay Siyaad barre Dalka iyo Dadka uga lexjeclo badan yihiin, Maxaan 30+sano iyo dheeraad Qaska iyo Qalalaasaha uga bixi laa na ay. Illaahayoow Maxaad Noogu Noogu eegaysaa Manaxayaasha naga qabo adaa awoodlehe. Illaahoow Ma dooranee Qof Cadaaliya Umaddayada Madax uga dhig. Illaahoow quluubtayada Midee, Tow fiiqdana na waafaji
@kheyrjecel58
@kheyrjecel58 Ай бұрын
Maxaan subax dheexaa ka qaaday iskuulka 21 November magaalada Muqdisho
@xasanibraahim5174
@xasanibraahim5174 Ай бұрын
Alla ha u naxariisto
@momindekk1
@momindekk1 Ай бұрын
Cuqdad ayaa ku haysa
@badrigass4135
@badrigass4135 Ай бұрын
Heesta labaad ee Hassan Aadan SABADII YARAYDE, lyrics 👇 Sabadii yareydee Waxa saaka joogiyo Waxa soo socdee maqan Kala socotey guudkee Rabbi ii sakhriyee, 2* Seermawaydo curatiyo Heshay sano wanaagoo Saxarkiyo Abaartii Maalmkii kasaartoo ubaxi sinayee 2* Hawshii La sugayee, Xoolaha sintoodaba Uunku wada sinaayee Subax Wada dareeree Caanaha la saydhshaa 2* Sagaaloodka dirirkiyo Rabiyow nasiisee nasalaamad yelo Samir lagu duceystiyo lagu saxanyee, Kuma sahanashaayeee Saxarlaay jidhkaygiyo Siido iyo dhiigaaay Hadaan sido Abaalkana Adaa iga sameystee Rabbi ha isku keen simey Sanadkii cusaybiba Sool iyo dhibaatiyo Sado iyo wanaagbey Sacaaddii nasiisee Aniga uu isiiyaay Suuradiyo hanaankaba Tii hawaan u sidatee ❤❤ Samada iyo aradkaba Laga wada salamee Laga saamaxaayaay Anna samir ma moogiye Iimaan saxiixiyo geeriyo Geeradu sad waayeee Sawjadii rasuulkay Saxiib La noqotoo Maalintaa la saaqmee Suurtu ay dhawaaqdana Ma jidkii siraadbaa Sarey looga duulshiyo Janadii la seexshaa Kuma sahanshanayoo Saxarlaay jidhkaygana Seeda iyo jiidhkaay Hadaan sido Abaalkana Adaa iga sameystee Rabbi Ma isku keen simay Somaal Afkeeniyo Sadaal wanaagiyo Bishii lagu sifayn jiray Subax waa aftiimayo Sayno waa bariisiyo Qalbigeeda saafiya Sodanleedii ramadaan Saqde dhexe cadceedaa Dayaxaa sagaalkaa Siinaysay nuurkee Lagu wada socdaa‘yo Suuradii xidigahaay, Somaal afkeenaa Sadaal wanaagiyo Bishi lagu safaynjiray Subax waa iftiimayo Sado iyo waa bariisiyo Sabarka iyo lafdhabartaa Haduu kaaga dhaco saxar yari Aan La socon kareyniyo Biyahuu qarnyl sigey Ee khadar la siiyaay (KHADAR) nabi khadar Calyhi salaam ❤
@AxmedAadan-rb2jy
@AxmedAadan-rb2jy Ай бұрын
GuuuL ilma DerroYyaL froM somaliland ❤✋🏾
@Manaal_mahiir
@Manaal_mahiir Ай бұрын
😢❤❤❤
@xmediabox
@xmediabox Ай бұрын
Neveer War Again Ethiopia and Somalia are one Family
@mnjxjfsj
@mnjxjfsj Ай бұрын
❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h Ай бұрын
Ilaahay hawnaxariisto madaxwayne maxamed siyaad bare geesi hogaaminle ayuu ahaa