Пікірлер
@AhmedHussein-ze4pe
@AhmedHussein-ze4pe 10 сағат бұрын
Nimanka hawiye maxa kagalay ogaaden lagumaysto 😊xoolow
@xaajilacag828
@xaajilacag828 11 сағат бұрын
Shacabka somaliyeed maanta waxba kama dhexeeyaan Somaliya dawlad kama jirto Mar hawiye😂marna daarood Xalane waxa u fadhiya ajnabi Reer muqdisho farmajo qabiil naceyb aya uga hortimadeen Somalilyeeey somaliyeeey hhhhhhh
@Hared-wc7xu
@Hared-wc7xu 14 сағат бұрын
Bal gaal cadaan iyo ayaga maxa iskusaf kadhigi qiyaamana WA iskusaf
@MohamedHassan-gi8cv
@MohamedHassan-gi8cv 14 сағат бұрын
Dintuu waa mid ee magacyada badan ka da' .
@AbdisalanSalat
@AbdisalanSalat 16 сағат бұрын
Somaliyey aan tashana dhaxdena lafaa ideysan😢😢😢
@aliabdisalan139
@aliabdisalan139 18 сағат бұрын
Takfiirnimo ayaa kuqoran wahaabiyada kitaabkeeda adigana allaha kusohadeeyo salafi iyo khawaarij waa iskumid
@filmkastacusubdaawo6364
@filmkastacusubdaawo6364 21 сағат бұрын
7:48
@Yuusufdahirmaxamed
@Yuusufdahirmaxamed 21 сағат бұрын
Marka nala dhedhexaadaa itoobiya maxaa noogu darsan adeer dhimasho dalkeeyna hoyo haloo, ogolaado nin aan laga baqin nabad Kuma seexdo
@sahromahamud
@sahromahamud 21 сағат бұрын
Soomaaliya Halis Baan Ku Jirnaa Shacabkoow Iyo Xildhibaankoow Ka Toosa Intaan Laydin Burburin Imaaraatka Ayaa Dabada Ka Riixaayo Labadaan Dowladood Masar Iyo Itopia Si Ay Ugu Dagaalamaan Wadankeenna Dhexdiisa Jabuti a Wey La Ogtahey Madaxweyne Xasanoow Ka Joog Turkiga Aya. Na Caawiyey Annagoo Dhibaateysan Ayaga Lee Aamin 😭🇸🇴🙏
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 22 сағат бұрын
Suaasheydu waxa ay tahay goormaa itoobiya lagu wareejiyey soomaali galbeed bal ha la iisoo sheego waqtiga loo saxiixay golkaas itoobiya ma maqlin waligey
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 22 сағат бұрын
Xaga iyo xaga markaad fiiriso Jamhadihii shalay loo adeegsaday burbukii soomaaliya ayaa ilaa iyo hadsna hor taagan horu socoshada wadanka markuu nin walba yiraahdo golka qsbiilkeygu dego baan madaxweyne u ahay taasi ilaa iyo intee bay socon doontaa
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 22 сағат бұрын
❤🤍💚 Ogaadeen ogaadeen waraay sanaaya wax faaiido malaha markaad cid waraay sanaayso waxaa lawaraaystaa cid kaafog❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯✌
@husseinaden7560
@husseinaden7560 22 сағат бұрын
Ninkan falanqayntiisa waa jeclahay waayo warkiisa waa cadyahay, laab laab ma lahan ,salaan sare dhamaantiin
@dhamecabdi357
@dhamecabdi357 23 сағат бұрын
Siilkii hooyada u sheeg cagdheer jaahil ag
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h 23 сағат бұрын
Waxaan joogaa awdal abiye carhakeeno ciida gobolkayaga waan kujahaadaynaa
@sahimabdirahman8685
@sahimabdirahman8685 Күн бұрын
Jabuuti wlh waa mesha kaliy somaliya laga burburinayo waxey isku heysta somaliya iney marksta ka dafici itobiya balse labada dowlad oo dariska ayee ka baqeysa mida somaliya iney lagu sodaro aan qabaa wlh jabuuti dib loradiyo waayo dalkan dhibato ayee ku hayaan somaliya aniga kama arag waxey somaliya u qabteen jabuuti wlh kaliya waa dal lagumeysto ok farsiska heysto oo yar balse waxey fahanseen wadjirka walalnimo iney ka Ficn yihiin waxksta dadka somaliyeed dhan waa gun gabi ahaan wax jiro mahan waa dad liska gumeysto gabigood Ismana rabaan dhexdood jabuuti iyo somaliland iyo somaliya intaba war adunka wadamo sidaas loo kale qabeyey majiraan Maxaa sidaas idinka dhigay gumeystaha Marka laga tago adiga wlh sabab u ah somaliweyn oo dhan meel ey dagto sabab u ah ismarabaan
@Abdurahim-p9h
@Abdurahim-p9h Күн бұрын
Itoophiya waxba ma idin la rabto Joogaa nabad wax dhaama ma jiro. Masar waxba keeni meeyso
@user-vt6jg1sq4e
@user-vt6jg1sq4e Күн бұрын
Waad riyoonaysaaan xagay joogtaaaa Somalia aad shegaysaaa
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t Күн бұрын
Doqinnimadu Ogaadeenow waa.ka.Asal ogaadeenyo ay sheegaan meel ogaadeen.leeyahay ma jirto Godeey waxay uqaybsantahay karinle hawiye.reer shabeelle iyo.in.ogaadeena qabridahare sheekhaal.ito in.ogaadeena wardheer Majeerteen.iyo.inogaadeena shiilaabo hawiye iyo inogaadeen dhulka meel gaara ooy leeyihiin garanmaayo.Reserve Area haba sooqaadin
@sahimabdirahman8685
@sahimabdirahman8685 Күн бұрын
Ninkan maxuu runta ka hadaley wlh waa sax somaliya iney dhulka ayee talaa waye aan ka faideysano waye Lkn dadka jahiliinimo ayaa heysto somalida wlh jirto kooda ayka halis galineyo
@sahimabdirahman8685
@sahimabdirahman8685 Күн бұрын
International marabaan ragan adeer wey u soo bareerin waye somalida manta ciidan adag mlhn ayee is leyihiin xoog ku qabasada CML dagaal toos aye rabaan Lkn dadkeyga wey iney modowan waye
@sahimabdirahman8685
@sahimabdirahman8685 Күн бұрын
Wa sax somalida jahiliin waa xaqiiq dad dhulkooda jogo tariiq kale dhexeyso aye u kale ordaan xabashida xirirka haba lojar hoyadaad wasoyinka ragaas wlh iska dhicin kaliya ayee wax ku fahaman
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Күн бұрын
MIDNIMO DHIMATAY KU SII DHAGSN YIHIIN, DHAGAHA UGU RIDA!!!!!.
@hajii2033
@hajii2033 Күн бұрын
beenale beenta jooji
@AyanAbdi-hc3re
@AyanAbdi-hc3re Күн бұрын
Yusra meelkastaay joogto waa yusra uun 😂😂😂 adeer ciro ma soo baxya quuso.😂😂
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 Күн бұрын
Darbiyada yaan madaxa lagu dhufanin. Abyi isagoo isku kalsoon oo isku halleeynayo mareykan. Ingris. France. Italy. Emaratka ayuu jabinayaa shuruucda caalamka. Marka tani ka fursanmeeyso dagaal nin waliba warmihiisa ha afeeysto. Waxaana masuul ka noqondoona IGAD.OAU.UN.GOLAHA AMANKA.
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 Күн бұрын
MAANTA ABIY AXMED MEEL UU XUKUMO MA JIRTO ITOOBIYA. ABIY AXMED KELIYA ADISABABA AYUU XUKUMAA WAANA MAYERKA ADISABABA 😂😂😂😂😂
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 Күн бұрын
ANIGA WAXAY ILA TAHAY IN AY ITOOBIYA AY BURBURI RABTO IYADOO DHEXDOODA DAGAALO IYO KALA QEYBSANAAN AY JIRTO AYUU OROMKII CAQLIGA YARAA EE ABIY AXMED OO AAN TALO WELIGIISA QABANIN UU IS TUSEY INUU BAD UUSAN LAHAYN UU XOOG UGU QAATO. SOOMAALIYA MAANTA WEY SOO JEEDAA WEYNA KA MIDEYSAN YIHIIN INEY KA HORTAGAAN DAMACA FOOSHA XUN. TAN WAXAY U HORSEEDEYSAA DADKA IYO DHULKA SOOMAALI GALBEED NAGA MAQAN INEY XUROWDO I SHA ALLAAH.
@user-mc4jz8sd4k
@user-mc4jz8sd4k Күн бұрын
Thanks ahmed hashi
@user-lg3ry8ut1q
@user-lg3ry8ut1q Күн бұрын
Kismaio maxaa ka socdaa waa magaalada ugu nabad badan soomaali adigase hadaad soomaali aheen maxaa afkeena ugu hadleeysaa
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 Күн бұрын
Hadaan nahay shacabka 🇸🇴 waxaan rajaynaynaa in dawlada Somaliya ay xoog ama dhagar ku soo ceshato dhulka Ogadenia. Mahadsanid, Wasiirka Arrimaha Dibadda ✍🏾🦁 Libaaxyada Geeska Afrika Jihaadka xaqa ah aya mar kale bilaaaban insha allah adisababa somali Region☠️
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Күн бұрын
Welkom 🤗 Ilkecase
@osmangure6040
@osmangure6040 Күн бұрын
Abi axmed wuxuu qabaa in joilasha dambe ee itoobiya uu magac uga tago yaa badan ina siiyey abii nin la oran jirey ayaa in soo xoogey iyo wax lamid ah waa nooc waddani ah xasssn sheekhna iyo tiimka ku wareegsan ee aqoonta yar wadaniyadda tar taydad yar Dad iyo dal aan waxba ka aqoon. Way kala fog yihiin waxa kiiniya iyo itoobiya iska dhicin kara Farmaajo Oo kale oo wata guruub aqoonteeda leh waddaniyinn ah Maamul goboleedadna saaxiib dhow la ah si loo wada raadiyo tan dibedda laakiin xassan wuxuu caawiyaa cadowga soomaliaya somalida gudahana wuu kala dilaaa Waana feckless add u xun.
@Eplhighlights1600
@Eplhighlights1600 Күн бұрын
Qof idin qeybi karo ma jirto, ee idinka ayaa kala ququban qabiil dartiis, waa sidii Spain loo baabi'yey
@hoggaansane9275
@hoggaansane9275 Күн бұрын
Kkk😂. Waa runtaa balse walaale armaad af libaax gashaa, oo si lagaaga soo saaro lagaran waayaa. War istaaqfurullaah , war armaad orom tahay, qarnigan si Isaaq loola hadlo garanba mayno, waayo Isaaq iyo Oromadii afka baratay, lakala garan waayay
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 Күн бұрын
😢Issaaq waa issaaq uun meeshu doonaba ha ka dhashee kana waa habar yoonis kenya ku dhashay cudurkii issaaq baa ku dhex guuxaya waar issaaq nolosha uu ku haysto jabuuti Muqdisho iyo Naironbi kuma hastaan😂
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Күн бұрын
War qawilka ogo liito tahay isaq she ganey walhi langab tahay oromo amxaro yuhuud carab diir iriirsamale ma shekto maskin tahau qawilka ogo cuq dad badan tahay
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Күн бұрын
​@@user-gl2go3kp6sMAXAA KAA CABAADIYEY HADAA?????.MAAD ISKA AAMUSTID!!!!.
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Күн бұрын
Aniga oromo tahay shiib
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 23 сағат бұрын
@@user-gl2go3kp6s OROMO WAA BINI AADAM ILAAHAY ABUURTEY!!!!!.MAXAAD KAGA WANAAGSAN TAHAY?????.
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 23 сағат бұрын
Oromo waa galo dinta karistan fafiyo kowas miya shegey walhi aniga waa maceb hay
@abdullabdul8785
@abdullabdul8785 Күн бұрын
Waaa niiin niyaad wanagsaan oo umada sharaf la jeceel
@AleemZani-nw4xh
@AleemZani-nw4xh Күн бұрын
Ahmed hashi Libax
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Күн бұрын
Ethiopia waligeed bad somali iman mayso sidaa ay bila badda u tahay ayuu qiyaamuhu iman donaa
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Күн бұрын
SOMALINIMADA BEENTA AH WAA LAGA SOO DAALEY!!!!!.ETHOIPIA HADAY CADOW TAHAY, SOMALIYA WAA DHAX JOOGTAA!!!!!.
@Fadumahassan-ux6lz
@Fadumahassan-ux6lz Күн бұрын
Geesii soomaaliyeednoolaaw
@Fadumahassan-ux6lz
@Fadumahassan-ux6lz Күн бұрын
Geesii soomaaliyeednoolaaw
@naimohersi7038
@naimohersi7038 Күн бұрын
Somali ba caqali lehed haga ahado
@Fadumahassan-ux6lz
@Fadumahassan-ux6lz Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 Күн бұрын
Ishiisa laga arakay baa u shiisa lagu tumaa. Itoobiya waxay ku abuuratay Qabiilada Soomaaliyeed oo dhan jaajuusiin u adeegta oo coolaad ba’an dhex digay dadkii Soomaaliyeed. In maanta Xeebta Soomaaliyeed ay damacdo Itoobiya waxaa ka mas’uul ah Qabiilada Soomaaliyeed oo maanta cadow isku arkay. Maanta waxaa waajib ku ah qofwalba oo Soomaali ah in uu dhulka hooyo difaaco. Waa in dadka oo dhan ku darsamaan Xooga dalka Soomaaliyeed. Soomaaliya ha noolaato.
@saeedisa9798
@saeedisa9798 Күн бұрын
Hadii Somalida wadama faqri ahi isku isticmaalaayaan kawarrama kuwa lacagta leh.
@saeedadem4205
@saeedadem4205 Күн бұрын
Wahaabiyadu waa maafiya diimeed dowladnimadana halis ku ah.
@saeedisa9798
@saeedisa9798 Күн бұрын
Shacabka Somalia waa inay midoobaan oo ladagaalamaan maamulada dalkeeni keenaaya amxaarada
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Күн бұрын
Waxba duuli karo abiya waa nin waalan maskixiyen ,waxaam filayaa inuu faal ku noolyahey
@Eplhighlights1600
@Eplhighlights1600 Күн бұрын
Dadkeena ayaa aad u liito meeshaas ayaa ka dhomanay
@user-hs6ro6so6n
@user-hs6ro6so6n Күн бұрын
Beenaaleyaal
@Abdullah-rs7tm
@Abdullah-rs7tm Күн бұрын
Yaa xukuntaa