amiin yare Heesti(qaladka dhacay)
10:16
Deeqsan abdinasir (hees macaan)
7:55
suldaan seeraar heestii sacdiya
4:30
marwaan yare iftiinka cadceeda
6:43
2 жыл бұрын
Abwaan Abdirahman carab
2:37
4 жыл бұрын
Saynab Cige
5:51
4 жыл бұрын
Gabay baroordiiq xamar
1:01
5 жыл бұрын
Abwaan abdirahman carab
1:49
5 жыл бұрын
Aamina cabdilaahi
7:11
5 жыл бұрын
hibo nuura
7:11
6 жыл бұрын
Hees waddani ah
8:21
7 жыл бұрын
Khadra daahir & Dhabarlow
5:52
7 жыл бұрын
Dalipan
3:00
7 жыл бұрын
sawiro tariikh ah
3:40
7 жыл бұрын
Maxamed tubeec
6:15
7 жыл бұрын
cabdi haybe laambad
6:04
7 жыл бұрын
cumar dhuule
4:27
7 жыл бұрын
hees khadra dadaw sadasha
10:34
7 жыл бұрын
Heesti baal khadra daahir
6:36
8 жыл бұрын
Пікірлер
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 Ай бұрын
Allaah Hakuu Naxariisto
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 Ай бұрын
🎉
@calikaaficaweercali8346
@calikaaficaweercali8346 Ай бұрын
Jacelkii sama adors masuuroobaa layiri😢
@AbdiRahman-ux1bt
@AbdiRahman-ux1bt 2 ай бұрын
Amaraneinabatiwaanisiaroosanaa
@KhadarAxmed-lt9oe
@KhadarAxmed-lt9oe 2 ай бұрын
wwwwww illaahayow unaxariiso wixii muslin ah ee dhintayba
@Kabtan_Xoog
@Kabtan_Xoog 2 ай бұрын
❤❤❤ Allaha U Naxariisto heestan qiso ku dhacday Ayay ka hadlaysaa e
@kaafiofficial2101
@kaafiofficial2101 4 ай бұрын
2024 hadad dhagta ku heeso like is reeb sxb❤🎉 👇
@ahmedcabow8672
@ahmedcabow8672 4 ай бұрын
Silsilad baa laygu xidhay Sun baan cabayoon ka'kacay!😢
@engsaleeban7687
@engsaleeban7687 5 ай бұрын
2021 kii ayaan dhegysan jiray xasuus ya khadra allow u dambi dhaaf
@user-gc7ke4tr6x
@user-gc7ke4tr6x 6 ай бұрын
🎉
@shaaficidici8369
@shaaficidici8369 6 ай бұрын
Cajab badanaa.❤
@Rubo789
@Rubo789 6 ай бұрын
😮😮😮😮😮😮😮❤❤❤❤❤❤❤❤
@jamarashiid4060
@jamarashiid4060 6 ай бұрын
Qisada heesta waxay ka dhex dhacday Gabadh iyo labo will oo ilmo adeer ah oo Hal Xafad ku nolaa, Gabdhu wiilas
@cabdiqadaraboosto2972
@cabdiqadaraboosto2972 6 ай бұрын
Allaha unaxariisto 🥲
@calawibaasakuutbaacalwi6285
@calawibaasakuutbaacalwi6285 7 ай бұрын
المرحوم جوهرة الصومال لاند الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال
@nuurbayfar1452
@nuurbayfar1452 8 ай бұрын
Wa runtaa tasi
@garaadgaryaqan6508
@garaadgaryaqan6508 8 ай бұрын
Sidaasaaan Reeihii ku nahay waxan ku sugnaaba qayr qaaayr dadow samirka la yiri wxn ku sugnaaba qaaayr qaayr
@calawibaasakuutbaacalwi6285
@calawibaasakuutbaacalwi6285 8 ай бұрын
المرحومه جوهرة الصومال خدره داهر عغ الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال
@calawibaasakuutbaacalwi6285
@calawibaasakuutbaacalwi6285 9 ай бұрын
المرحومه جوهرة الصومال خدره داهرعغ الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال 🇸🇴
@Daadirabdi121
@Daadirabdi121 9 ай бұрын
Jaceylki sama odoros Masuurooba la yiri😢 maxa is waayey dad dhab isku jeclay😢
@mustaphavlogs3254
@mustaphavlogs3254 10 ай бұрын
Aun mama khadra best cool songs to her nasiina dareemeysaa leggend
@sharmarkemo2611
@sharmarkemo2611 11 ай бұрын
Heskaaz xasuus Ano Kaso Baxay Reebati Nugaal ayan Galab Gaab Dhageesanaya Cwah Bosaaso Joga Oo KZfaq kaso radsaday 17/Aug/2023 2;16 time
@mahadkhadarmahad-uw1zm
@mahadkhadarmahad-uw1zm Жыл бұрын
yes khadro❤
@ayuubalfa5753
@ayuubalfa5753 Жыл бұрын
Heeskan aad waxa u xasusta anoo joga galkio oo duhurki fadhiya hotel sugule ama habeenki saq dhexe o mesha ku jabaya😢
@suxufiabdiwakiilbuux
@suxufiabdiwakiilbuux Жыл бұрын
Qaladka Dhaqan soo jireen ayaaaaa Sabab Looga Dhigay MaMa Khadra Daahir Cige Aun❤😥
@ShukriyAdan-sb5kl
@ShukriyAdan-sb5kl Жыл бұрын
Cajab
@ishqiahmed5441
@ishqiahmed5441 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar Жыл бұрын
Allow kuu Naxariiso yaa allah
@rashiidkaariyeducaale7180
@rashiidkaariyeducaale7180 Жыл бұрын
1:45 1:46
@axamedcalimaxamed
@axamedcalimaxamed Жыл бұрын
Zahra.axmeb
@DhairuAli
@DhairuAli Жыл бұрын
Sxb hada ma heshay jacelgaagii pro wlee jeeclga waa halis 6:13 6:20
@DhairuAli
@DhairuAli Жыл бұрын
Sxb hada ma heshay jacelgaagii pro wlee jeeclga waa halis
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 Жыл бұрын
Waasidan heesta oo aan hal eray Kaqaldanayn erayada haddii Wax uun kaa qaldanaayeen ::::::::::::::::::::::::::::::::::::::: ❤waa bixiso odayoo ❤adoo bari guntii jira ❤fad galbeed kabaahiyo ❤inuu biligta karameed ❤buseelkeed kuqaadoo ❤Aad baqoolka geediga ❤banan dayradhaaf iyo ❤meel baaxad soora ah ❤beesha uhorseedee ❤yaan hogalka beenta ah ❤baaqiisu kulatagin ❤Adoo baahi oon qaba ❤Naftaa biligta dhalanteed ❤biyo kuugu sheegtoo ❤Buur kuutilmaantee ❤show baqashii noqotee ❤Fardo beri lamiratoo ❤Badhkoodii ismoodiyo ❤Hal hays kugu banaan iyo ❤Bayuuri’ay kuraacdaa ❤Baga lagu yidhaahdaa ❤Hadii meel barwaaqa ah ❤Cidda meel badhaadhiyo ❤Bali doogleh lagu furo ❤Oo baahi laawa ah ❤Batarka iyo dhaantada ❤Cugashada barbaartii ❤Wiiloow baashihiiyoow ❤Balooleey madiixaan ❤Inuu baarcadaa oday ❤Aarankii laboodoo ❤Usiilaba bogleeyaa ❤Waa baashir dhicisee ❤Adeeroow da’daa bogo(bood) ❤inkastuu bilaanjiray ❤magac beri.lahaanjiray ❤sange baratankii ❤gabay buuxsamay ❤shinkiisii ❤baydarida sanisaa ❤kuma baahi beeshee ❤waxba hay balweynoo ❤ha iiqaadin beerlula ❤Hadaad sheeko baraleey ❤Baabkeeda moogtahay ❤Boqorkaad kucurataan ❤Waahore is baranoo ❤Balani noodhexeeyee ❤todobaad(7) kubilataye ❤Yaan jarakaboodada ❤Boholyoowgu kulatagin Waakan hadaba page’ka Inaan heestan koro oo aan Wakhti kudhumiyo igu kalifay Iyo xasuusta aan Aan dhamaadka lahayn❤😢 Waana sidan ❤Baroortaan xasuustiyo ❤Kudhayaayay boogtii ❤dareenkaan dajinayaa ❤intuu soo baraarugey ❤Laxaw’gii. butaacada ❤baleysimo dadkii iyo ❤baal dabeyli sidatiyo ❤waxaan ahay badweyntoo ❤baaxaa dageysee ❤Allahayoow jid iibixi. ❤Raxmaanku ha unaxariisto Walaasheen fanaanadii Umada somaliyeed Marxuumad khadra daahir❤ Aamiin aamiin aamiin
@user-lu8dr9cn4b
@user-lu8dr9cn4b Жыл бұрын
Cabdulaahi birjex
@samriyeahmed7688
@samriyeahmed7688 Жыл бұрын
Hooyadii jacaylka khadra daahir cige❤🫀❤
@Runsheeg53633
@Runsheeg53633 Жыл бұрын
Markaan heesaha Khadra waad wada dhammeysay isdhahaba mid kale oo cajiib ah baan arkaa. Allah yaraxma maamo. Rabbi naxariistiisa kuugu deeq.
@nourhassan1524
@nourhassan1524 Жыл бұрын
Wow
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Raxmaanku haw naxxriisto AHUN Khadra
@samiramohamed9502
@samiramohamed9502 Жыл бұрын
alle hau naxaristo hooyodi fanka somaliyed amiin amiin amiin
@yurubyurub1230
@yurubyurub1230 Жыл бұрын
Ruuntii baa sidan ku tiima sirtifikato lamaqaya
@farhanmohammed8758
@farhanmohammed8758 Жыл бұрын
A
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Heesaha khadra markaan dhagaysayo qalbigaan ka dareema indhahana ilmaa igu soo istaagta yaa rabbi mama khadra u naxariiso.
@drsifrah8081
@drsifrah8081 Жыл бұрын
Heestan wan dhageysan jirey, iney qiso tahayna wn ogaa lkn ma fahansaneyn, caawa ayan wada dhageysanney seygeyga waliba innagoo safar ah, wuuna ii sharraxay kadib ayaanna fahmay, lkn waxaa mooddaa qisada heesta in innaga nalaga qoray! Naxariisti janno alle haku siiyo mama khadra🤲❤
@luuleyi
@luuleyi Жыл бұрын
1:10
@caashoAxmed-ln4oi
@caashoAxmed-ln4oi Жыл бұрын
02:54 i'm lestining
@sagalduraan3489
@sagalduraan3489 Жыл бұрын
Maxaa weeye qisada noo sheeg please.
@mohammedbasheer1849
@mohammedbasheer1849 Жыл бұрын
Aamino cabdulaahi ilaahay cimri iyo caafimaad hasiiyo waxay ahayd fanaanad qasliya
@yaxyemohamed3918
@yaxyemohamed3918 Жыл бұрын
Qisada heestan waxay ku sabaabsantay inan iyo inan ilmadeer ah oo dhaqankoodu yahay inay is guursan dadka ehelka oo is jecladay nin kale oo ka warqabin xidhiidha jacayl inantu leeday ayaa jeclday markay u sheegtay inay xidhiidh leeday wuxuu ugu hanjabay inuu sheegayo inay inaderkeed xidhiidh ka dhexeeyo iyaduna sheeg ayay tidhi sidii ayuu ku sheegay waa la eryay oo waa la dayriyayy Dad ka warqabay ayaa caawiyaay oo isku dhisay Codka waxaa iska leh maamo khadra dhawaan hargaysa ku geeriyotay alle ha u naxariiste
@FosiyaMood
@FosiyaMood 9 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@samiramohamed9502
@samiramohamed9502 2 жыл бұрын
runti waxaan gursadiy gawar an rawin hada runrti aad baan u jeclahay waani xumeyi alle haigu soceliyo somali hali soduceyo dadka somalidu
@dahirgodsouleiman922
@dahirgodsouleiman922 2 жыл бұрын
ALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN
@nimcoxuseen7609
@nimcoxuseen7609 2 жыл бұрын
Best song
@ayaanlesulayman4091
@ayaanlesulayman4091 2 жыл бұрын
Alle ha naxariisto khadra daahir cige
@abduqadiraxmedsharibabduqa1133
@abduqadiraxmedsharibabduqa1133 2 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto qadro dahir cige waxey ahayd gabadha aan ugu jeclahy inta dumar heesto xalay ayey hargrysa ku geeriyootay
@hamz233
@hamz233 Жыл бұрын
Khadra *