Пікірлер
@adanechemekonene7694
@adanechemekonene7694 4 күн бұрын
Love you jigjiga habibt 🇪🇹 from Dubai 🇦🇪
@superfun1819
@superfun1819 24 минут бұрын
Love you Jigjiga 🇸🇴 from Muqdisho
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 7 күн бұрын
Maasha Allaah, Guuleed iyo rag kaloo culus. Noolaada saaxiibayaal
@hirabmimiHii-nl1ui
@hirabmimiHii-nl1ui 10 күн бұрын
Somaliyeey dhulkaan qurxoon oromo iyo qashinkeedii iyaa uu so socda dhiyar garowba😮
@zeinabs678
@zeinabs678 11 күн бұрын
Mashaallaah
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 11 күн бұрын
Taariikhda sayidka aad iyo aad baan u soo dhaweynayaa Laakiin Ingiriis baa iyo talyaaniga yiri ma jecli
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 11 күн бұрын
Aloow u naxariiso sayid maxamed Cabdalle xasan
@user-lp6im6mj3b
@user-lp6im6mj3b 12 күн бұрын
Saaxiib xageed qabatay oo beryahan maxaa kugu dhacay
@Yedo25254
@Yedo25254 13 күн бұрын
New police waa reer jubland cidii ay dhibaysa ayada ayay utaala...Viva new police
@makoosmanfatouma6932
@makoosmanfatouma6932 14 күн бұрын
Oumar mashalahla Guul juubaaland galbéed gadhaay siitti allaha idiin siiyo yio ciise
@abduljama7555
@abduljama7555 14 күн бұрын
DOQONIMADA DAWADEEDA DUNIDOODHAN LAGA DOONYOO LAGASOOWAA OGAADEEN BAY DOQONIMO IYO JAAHILNIMO KU HABSATAY
@Goodir6306-l4y
@Goodir6306-l4y 14 күн бұрын
Ffffff
@mohamedabdulahi596
@mohamedabdulahi596 14 күн бұрын
laakiin hilkii wabiga xagee la geeyey
@mohamedabdulahi596
@mohamedabdulahi596 14 күн бұрын
Guleed ayaad u mahadsantahay 1977 ayaan ka baqanay magaalada haarta kaliya la deganaa hadana waxaan arkaa in halkii xabashidu ciidankeedu yaalay iyo garoonkii ay gaadhay wakhti adag oon caruur ahayn oo dagaal socda ayaa iigu danbaysay,lix maalmood ayaan u lugaynay iimay iyo garbo oo xidh degen ceelka malayko oo geel badan duqayn lagu laayey ayaan arkay ethiopia waa cadow xataa xoolaha sida dadka ayay u layn jireen yaan la ilaawin
@januarySl2024
@januarySl2024 14 күн бұрын
Weligii wadaadku Degaanka Somaalida kumuu dagaalamin been ayuu sheegayaa! Iimey wuxu yimid isaga iyo Daraawiishtii markii Ingriis jebiyey. Galbeed ayuu u qaxay. Isaga iyo sadex khasuusigiisii ah oo gaajo, budhcad Oroomo ah iyo kaneeco haleeshey ayuu nafta la soo gaadhey Iimey. Ayaamo dabadeed ayuu dhintay.
@januarySl2024
@januarySl2024 14 күн бұрын
Iimey weligii muu iman wadaadku, marku jabay ee uu xanuunsaday ee uu doonayey in lagu aaso mooyee !
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f 14 күн бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️🔥🔥🔥🔥💪💪💪🌹🌹💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥
@cabdiraxmancisman995
@cabdiraxmancisman995 14 күн бұрын
Halyeygii somaliyeed kulahaa marka aad qofka qabiilnimo ku taageerayso dahab iyo dheeman ayd ku sheegikrta lkn mihiimadu waa taariikhda dhabta ah ee qoku leeyahy
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 14 күн бұрын
Taariikhda iyo cadowga qummaati halobaro dhalinyarada
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 14 күн бұрын
Sayidki muxuu gabay ku bahdililaha waxa afsomaliga kuhadla maanta. Waa amxaaro afsomali kuhadlaysa
@Tasniim1
@Tasniim1 15 күн бұрын
Guuled alilfle sida aad warka ukala dhigfhigto ayaanba kahelay.🫡🎉🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️.
@Tasniim1
@Tasniim1 15 күн бұрын
Alle ha’unaxariisto Sayid Mahamed. Emay uunbaan maqli jirey iyo in Sayidku kudhintay laakiin maba ogeyn inay 2Iimay jiraan. Mida Galbeed yaa dega iyadana ma’soomali mise Ethiopian?
@user-oi5uk4de1b
@user-oi5uk4de1b 9 күн бұрын
Maya tan galbeed somali baa leh waana gobolka afdheer
@Tasniim1
@Tasniim1 9 күн бұрын
Mahadsanid walaalo.
@user-oi5uk4de1b
@user-oi5uk4de1b 9 күн бұрын
@@Tasniim1 asigaa mudan
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 15 күн бұрын
❤❤❤❤❤ mahadsanid huuno
@bossman1024
@bossman1024 15 күн бұрын
Kama dagalamine wuu KU cararay dheh kada tarikhda benta
@omarhussien8958
@omarhussien8958 15 күн бұрын
Dabaal ma aqoonin sayidka, wabiguu ku dhintay!....Dangararadii nagu dhacdiyo wabi dabaashiisa!! Dagaalyahan aan dabasha aqoon! Ma tababarneyn odayga!!
@harbihassan4896
@harbihassan4896 15 күн бұрын
Taariiqda runta kashheeg guleed Saldhiga sayidku waxay aheed buuraha iimeey gabeed
@cabdiMumukhtarabdillahiAbdi
@cabdiMumukhtarabdillahiAbdi 15 күн бұрын
As waxn kusualay iymey bari iyo iymey galbed midebu fadhiyay sayidku mafadhin tabari e wuxu fadhiyay iimey galbed sualkale kale ardatarey xabalaha gindhir
@hoygamurtidamadadaalada6140
@hoygamurtidamadadaalada6140 15 күн бұрын
Kkkkkkkk, meel uu ku bakhtiyey war looma hayo,dhowr nin ayaa qaadey oo saarey faras waayo aad ayuu u buurnaadey oo isagu kelidii ma fuuli jirin fardaha, fataskii la saarey meel uu la marey cid war u heysaa ma jirto sxb
@Shuhuura
@Shuhuura 12 күн бұрын
Qof Muslim ah uu Bakhtiyay lama yiraahdo walaalo, mida kalee aduu maa waaga ayaad noolayd ood aragtay Sayidka 🤔
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 15 күн бұрын
ITOBIYA NACALAD BAA KU TAAL IYADIYO AWOOWAYAASHEEDII HOREBA EY IYO DOOFAAR BAA DHALAY MUSLIMIINTA ALLOOW KAREEB INTOODA KALENA. ALLAHA ROGO CUDUR XUNOO KELIGOOD LAAYA ALLAHAW KEENO الداعون الأبيض أللهم أمين يارب العالمين 🐙🐙🐙itopia🕷🕷🕷
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 15 күн бұрын
MAR HADAAN DUSHII ADARI IYO IMEY DACAL DHAAFAY WAXAAD IGA DAMBAYSAANBA LABA DIRAACOODE NINKA DUNIDA SII JOOGAYOOW DAN IYO XEESHAAHA GABAGIISI ASHIHIID SEYID MAXAMAD INA CABDULLE XASAN رحمه الله رحمة واسعة 🎉🎉🎉🎉
@dabaradenmedia
@dabaradenmedia 15 күн бұрын
Codsi Hadan nahay shacabka galbeedka gobolka siti waxan ka codsanayna guled aliflee inaad na soo buuqato intaa ku sugaantahay degaanka run ahanti abaal fara badan bay ku hayaan shacabka siti gaar ahan ree galbeed sidii wanagsanaayd ee uu soo guudbin jirtaay xaladaha aan soo marnaay marnaba maa iloobi doono sidaa hagar la.aanta ahayd ee aad iskugu hawshay inaad coodkayaga meel foog gadhsiso mahadsanid geesi soomaliyeed❤❤
@NimcoCabdi-z7l
@NimcoCabdi-z7l 15 күн бұрын
Geesinimadu inteey usoo uga dimid😏
@mohamedabdulahi596
@mohamedabdulahi596 16 күн бұрын
Halkaan ku dhashay waxaa iigu danbaysay 1977
@AbdirahmanAyanle-mf8yj
@AbdirahmanAyanle-mf8yj 14 күн бұрын
Ma dakanaa kuu Taal? 47sano maxad u soo arki wayday
@mohamedabdulahi596
@mohamedabdulahi596 14 күн бұрын
@@AbdirahmanAyanle-mf8yj dagaalkii 1977 markii laga baqday ayaa anakoo caruur ah nalaga kaxeeyey
@mohamedabdiyusuf519
@mohamedabdiyusuf519 16 күн бұрын
Afarta qudhunka ah ey ibnu xaaranka ah ey isaaq nacaybku madax marey isaaq waa kii ku gadi jirey sida xoola nool kuu gadi jirey waligaana adooonimo ayad ku dhamaysanaysaa ciil iyo dulinimo maarka afka udhac kuwa ibnu xaaraaminta ah ey cagdheerta ah ey qudhunka udhashay waxba somaliland ka qaadimaysaan kan adoonk as ey mustafe cajar sidan edbinay yaa inikana balan ah ina wariyee sii noqon doonin ibnu xaaraamin yahay xaraan ku dhashay qudhunka cagdheer
@galaydh2255
@galaydh2255 17 күн бұрын
Gaawaha iyo Geedka malmalka kee faa’ido badan????
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i 17 күн бұрын
Ninmankani kuwii madaxweyneha DDS ka caayi jiray miyaanay ahayn
@AbuubakarAli-em3gs
@AbuubakarAli-em3gs 14 күн бұрын
Iyagoo caayaya ayay hadana caano kudhexdhamayaan!🎉😅
@user-st2mv8im2d
@user-st2mv8im2d 17 күн бұрын
Waa lagu Noolaysiinayaa😂
@hodandahir8111
@hodandahir8111 17 күн бұрын
Masha Allah ilahay ha barkayo dulka quruxa badan
@baladomar7798
@baladomar7798 18 күн бұрын
Aar hal dhiil iyo buro hii lagu maali lahaay ii keenteenede malindi sxboow
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 18 күн бұрын
Masha allaah waa wax wanaagsan in dhaqankii dib loogu noqdo oo waliba la ilaaliyo qurux iyo caafimaad ahaanba waa sax ummad aan dhaqan lahayni waa ummad aan jirin guulaysta ayan leenahay ganacsatada idinkuna waad mahadsantihiin bahda sstv
@Dulqusley
@Dulqusley 18 күн бұрын
@NimcoCabdi-z7l
@NimcoCabdi-z7l 19 күн бұрын
Buurta soo duuba karaamardha
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 19 күн бұрын
Mashallah geela wa in uufooofaaa markas daawo caano ah
@abdifadoulguedi6027
@abdifadoulguedi6027 19 күн бұрын
Waan niyo afsomaliiga hodaan baad kuu tahay nuuroy
@abdifadoulguedi6027
@abdifadoulguedi6027 19 күн бұрын
Wale bashaale saax
@makoosmanfatouma6932
@makoosmanfatouma6932 19 күн бұрын
Mashalahla ❤❤❤❤❤🎉
@CabdiqaniMohamed-fo9li
@CabdiqaniMohamed-fo9li 19 күн бұрын
aburka hasha canaha badan yaawadato
@CabdiqaniMohamed-fo9li
@CabdiqaniMohamed-fo9li 19 күн бұрын
canaha caga lagu liso xitaa dhadhan malahan
@ardasaid1562
@ardasaid1562 19 күн бұрын
Dhaqankiina way ilaasheen caafimaadkiina way ilaasheen
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f 19 күн бұрын
Maansha alaah
@user-mx8uh9qn9y
@user-mx8uh9qn9y 19 күн бұрын
Mansha ❤❤❤❤❤
@NimcoCabdi-z7l
@NimcoCabdi-z7l 19 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤