QUDBADII ALI XAAJI EE DANMARK
55:32
KAABA IN SIDE
0:32
Жыл бұрын
Masjid Al Jinn
3:24
Жыл бұрын
Tawaf   Masjid Al Haram
1:29
Жыл бұрын
Allah ayaa Wax badbaadiya
1:01
Жыл бұрын
SEEL IS NADIIFINAYA
0:37
Жыл бұрын
geel qurux
0:12
Жыл бұрын
Waxaadan  Lahayn  Kuma Faani Kartid
0:57
Пікірлер
@KhadarMuxumed-d6s
@KhadarMuxumed-d6s 5 сағат бұрын
Anu walligay ma arag somaliya hadana waan ka hellay macal frmjo ku dar ana xabashi daroodbaan ahay
@KhadarMuxumed-d6s
@KhadarMuxumed-d6s 5 сағат бұрын
Isna u duceeya waa sayide qulwalaha u mara sxbyal marlabaad villa somaaliya waa ninkii kalay isaga oo cidna u daba fadhiyin
@PanchrajVillager
@PanchrajVillager 19 сағат бұрын
جمل
@Zamzam-i4d
@Zamzam-i4d 2 күн бұрын
Loved
@Yuusuf-Adam143
@Yuusuf-Adam143 2 күн бұрын
Waa maxay baaldigu, geela xaalmarin ayuu istaahilaa, mee hadhuubgaalkii
@fablovesaadi9879
@fablovesaadi9879 3 күн бұрын
Oozing wisdom from Banaadir Buurfule
@barkhado
@barkhado 3 күн бұрын
abwaanka ottawa ma imaanaa
@xuskaxaaji609
@xuskaxaaji609 4 күн бұрын
siko toom😂😂
@hafsaahmaddaahir-qr1ut
@hafsaahmaddaahir-qr1ut 5 күн бұрын
We are you now 😢😢😢
@maslaxmaxamed7481
@maslaxmaxamed7481 2 күн бұрын
I,m here now❤
@nourmoha6224
@nourmoha6224 10 күн бұрын
Qarasha aaqiro iga go'ey ey dhahde ayeyada😂😂
@maslaxmaxamed7481
@maslaxmaxamed7481 2 күн бұрын
Sooqabo inta aykaaga tagtey😂😂
@user-ms2dl5jd9y
@user-ms2dl5jd9y 11 күн бұрын
Adeer cabdulaahi yuusuf ilahay hakuu naxariisto
@thetop298
@thetop298 8 күн бұрын
Sanadkuu dhinty bro
@user-ms2dl5jd9y
@user-ms2dl5jd9y 8 күн бұрын
@@thetop298 2012 ayuu dhintay
@ahmeddalmar3532
@ahmeddalmar3532 13 күн бұрын
asc nambarka Laga heli karo isoqor
@user-vx1nq3xq7p
@user-vx1nq3xq7p 13 күн бұрын
Asc walaal faysal inaan guursadaan rabaaye walaal icaawi
@ibraahimaxmedislaaw8743
@ibraahimaxmedislaaw8743 18 күн бұрын
2015 inta jecleed likis saar
@WAAYAARAGMedia1
@WAAYAARAGMedia1 20 күн бұрын
Hanuuniye Heestii dhirta
@WAAYAARAGMedia1
@WAAYAARAGMedia1 20 күн бұрын
Dalki idinkaa Qaribay Dadyahoow Kala wada Qoqoban Intuu Dagay Qaarba Meel oeey Qooys Qooys Noqdeen Mid kasta Isla Quman Yahoo Dalki Idinkaa Qaribay Cabdale Yuusuf Hanuuniye
@user-db5pm4bc8r
@user-db5pm4bc8r 23 күн бұрын
subhanallah
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 23 күн бұрын
Old is Gold allow U naxariiso
@IntisaarAhmed-up2fl
@IntisaarAhmed-up2fl 29 күн бұрын
War fanaankan xagee joogaa fanaan qaranbuu ahaaye
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 8 күн бұрын
Denmark 🇩🇰 ayaan ku maqley inuu joogo
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Ай бұрын
Wax lacadesto mahin hilibkeda mabnuuc subukedana hadi qofka qalin dido lafahina jaben lokashada idaha hilibkoda logudaraa hilib beel dadka hacunsiin
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
Cabdulle yuusuf Hanuuniye, barbaarkii ku dhashay magaalada ceelbuur ee hibaddiisa fanneed ku qabsaday magaalada muqdisho iyo guud ahaan gayiga Soomaalida, Hanuuniye waxa uu ahaa Fan dhameestiran si kale haddaan u dhigno wuxuu ahaa muscijasadii fanka Soomaalida, wuxuu ahaa hal abuur wax kusoo kordhiyay heesaha Soomaalida, wuxuu ahaa Abwaan, mullaxan iyo kabaniiste, marna wuxuu ahaa heesaa cajiiba oo marba halka loo eego waxa uu noqonayaa kuwa ugu sareeya jaadkiisa. Hanuniye waxa uu ahaa nin neceb tartanka iyo wax yaabaha la nooca ah kuwaas oo xaqiiqdii ah wax aan wanaagsanayd qofku hadduu hibo leeyaahay uma baahna in la dhaho waad tartamaysaa ee in isaga laga codsadaa mudan, kolkii uu diiday tartan iyo hawlihii uusan rabin waa ay diiday Kooxdii Waaberi albaabkana way ka soo xidhatay isna uma joojin ee waa uu iska sii watay hawlihiisii oo uu is ogaa in hibadiisa aysan qarinayn koox si gaar ah ugu heshiisay. Waxa ay soo saareen Riwaayadii ugu horeysay isaga iyo koox kale ee anaan caan bixin waana riwaayadii uu ugu baxay magaca " Hanuuniye" Riwaayaddaas waxa ay kaga hadlayeen dhalinyarada miyiga ka yimaada ee magaalada soo gala iyo disa ay u qariso mawjadda magaaladu oo qayba meel galaan kuwa looga bayaqo in ay tareenka malwadda raacaan oo darbiyada ku cabbaan daroogada ayuu ka hanuuninayay waana halka uu ka raacay magacu dhab ahaantiima waaba hanuuniye oo kolka aad dhagaysato "Guri guri ku dumay iyo Dalkii idinkaa qaribay" ayaad ogaanaysaa inuu waligiiba ahaa nin hanuunin iyo wanaag ka shaqeeya. Intaa kadib Hanuuniye wuxuu noqday hiboole aan fankiisa qarsoomin, iyo mucjisa yar oo hooballadii waaweeyna oo jooga qabsaday magaalada muqdisho. Heesihii ugu horeeyay uu qaado, walibana uu gacantiisa ku tunto. Cabdalla Y. Hanuuniye 1978 ayuu soo saaray Album qariyay kooxihii waaweynaa ee kolkii hore diiday waana Album-kii caanka ahaa ee "Baddu laydh qaboobaa" heesihii ku jiray Album-kaa si weyn ayay ugu dhex baaheed suuqa oo kuwo dadku ay aad u xiisaynayaan ayay noqdeen Hanuuniyena waa ay soo shaacbaxday hinadii aan la qarin karahayn ee ku abuurnayd waxa uuna noqday mid ay u kala tartamaan kooxihii jiray oo dhan xitaa Waabaridii kolkii hore diiday. Hanuuniye codka talmoon iyo hibadiisa dabiiciga ah waxaa u dheereyd ruuxaaniyad u gaar ah, iyo in laxamadiisu ahaayeen jaad gooniya oo dareen gaar lagu sameeyo. Waxaa xusid mudan in kooxdii waabeeri uu marka hore diidmada kala kulmay, in ay u baahdaan, laguna amray maamulkii kooxdaas in la keeno kooxda mucjisadaan cusub, waxa aynu u arkayeen haddii ninkani uu koox kale galo inay suuqa ka baxayso Waabari oo ninkaa si ay u keenaanba waa u tafaxayteen. Rag badan oo isku dayay inay Hanuuniye tashkiiliyaan kuwaas oo qaybba koox ka socotay, Cismaan gacanloow oo rabay in uu safar dibadda ah u baxo Hanuuniye ay saaxiib ahaayeen ayaa fasax weydiistay maamulkii kooxdii waaberi, iyagoo xujo uga dhigay in booskiisa uu keeno Hanuuniye si loo fasaxo. Sidaas ayuuna Hanuuniye uga mid noqday kooxdii uu markii hore diidmada kala kulmay ee Waabari.
@MaxamedXuseyne
@MaxamedXuseyne Ай бұрын
Viijhj
@user-gk5dc7kr2v
@user-gk5dc7kr2v Ай бұрын
Maarkaasaalaleeetah maheeerteen baaalataaartamaane wlhi waaalagu daalaya
@LaylaAxmed-wl6hi
@LaylaAxmed-wl6hi Ай бұрын
Allah unaxaristo aamiin aamiin
@SOMALIABoss
@SOMALIABoss Ай бұрын
Brhi4j4🎉🎉😮😊😊😅😅
@farxiyocalixuseen-j3y
@farxiyocalixuseen-j3y Ай бұрын
Wll waa codsi isheg labarkiisa
@user-mp4jv3xq2t
@user-mp4jv3xq2t Ай бұрын
2024😢😢😢
@Vodca_alchol
@Vodca_alchol Ай бұрын
Change change change change change... Normal... Camel has belonged to nonsee something do you understand?? Come again... Come again what you need to think about him okay learn more ❤
@user-gc4nm4ej6q
@user-gc4nm4ej6q Ай бұрын
Amiin alla 😢
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be Ай бұрын
😂😂😂😂 wuukacabsanaya
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be Ай бұрын
Meeshani Guricel janno bey u egtahay
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be Ай бұрын
Geela somali ugu qurxoon ugu badan galmudug hg baa geela ugu badan iyo ariga wanahadhaqda❤❤❤
@abdiabdihasan
@abdiabdihasan Ай бұрын
Sxp gabooye waa Alan dheere somaliyeed lkn Tayo malihdiin waxaad jeceshijiin in Somali Ku hoos gabataan, waa saas waxa la idin yaso, Somali dhulkeedu waa baylah, Socotra idinku daga oo gobol Ka dhigta ,
@ubaxyuusuffaarax4605
@ubaxyuusuffaarax4605 Ай бұрын
Màrshàle allah hakunaxaristo
@MahamedYoussoufabdi
@MahamedYoussoufabdi Ай бұрын
Dad wadadki hore
@NimcoIsmaciil-vu3qk
@NimcoIsmaciil-vu3qk Ай бұрын
Addbbwq
@kosafare-om5mc
@kosafare-om5mc Ай бұрын
😂😂😂
@kosafare-om5mc
@kosafare-om5mc Ай бұрын
😂😂😂😂
@Dr.Muhiyidin
@Dr.Muhiyidin Ай бұрын
wallhi nerve xanun baa ila 2014 ki lanolahay insha allah this summer hadi an wadanka iman karo wean imana meshan waba hadi ila hada kusi talo wayo video kan 2 years ago laso dhigay
@user-iq5pe1jl9c
@user-iq5pe1jl9c Ай бұрын
Musliimiin miyaadayn shayn wurasnks maa la saaro lacag la aan aakhiro maxaa la gaysabayaa😢😢😢😢
@cabdifitaaxwadani8875
@cabdifitaaxwadani8875 Ай бұрын
Dadkaan aya ruwayad jili jiray
@notgotnameyet
@notgotnameyet 2 ай бұрын
bidcah
@user-up8cf6ob4q
@user-up8cf6ob4q 2 ай бұрын
Alah how naxaristo marxuum madaxweynahi putland madaxweynahii soomaaliyed ilahow janadii geey ma arkayseen ninka ciisaha ah oo ciisahu hilibka bakhtiga cunan ee madaxweynaha jabuuti siduu uga naxay dorashada madaxw claahi yuusuf eeg wajigisa marku xaflada fadhiyo ismaciil cumar geele waa nin necab daarodka ninkaa cisaha ah ee naagta isaaqa qaba ismaciil cumar geele
@saadiadiriye2753
@saadiadiriye2753 2 ай бұрын
Ala nasiib xumaa Cabdulaahi yuusuf
@IsmaaciilCaliMaxamed-cx2rh
@IsmaaciilCaliMaxamed-cx2rh 2 ай бұрын
Yarxamakallaah😢😮
@ImanIbrahim-ml8og
@ImanIbrahim-ml8og 2 ай бұрын
Waxan dawanaya malin talada ah tarikh ay tahay 27 05 2024
@hodaniitaabdi9013
@hodaniitaabdi9013 2 ай бұрын
Qolka meydka ladhigo qofka ugu gala ee so ega meydka ma waajipba inu kaso meydho ani mafahmin sas aa lashegya ee
@ayanyusuf6055
@ayanyusuf6055 2 ай бұрын
😢😢😢
@user-lv1yd5js6s
@user-lv1yd5js6s 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@siciidottor9902
@siciidottor9902 2 ай бұрын
Heestaan waa hees qaran wan taageeraaa