Пікірлер
@abdoahmed-mb8yr
@abdoahmed-mb8yr 28 секунд бұрын
Shekh
@abdoahmed-mb8yr
@abdoahmed-mb8yr 42 секунд бұрын
Masha Allah
@CabdiAadan-ik7fo
@CabdiAadan-ik7fo 54 минут бұрын
Mansha allaah
@OGADHIINLEY
@OGADHIINLEY Сағат бұрын
Subxanallaah
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 Сағат бұрын
You both are mouse pretending to be tigers. You both fear politicians.
@LJama6119
@LJama6119 Сағат бұрын
kan weli ma hadlayaa. war adiga iyo sheikh mustafe waad ku fashilmateen inaad ka hadashaan dulmiga reer ssc lagu hayey.
@user-zf4dp9rp4u
@user-zf4dp9rp4u 3 сағат бұрын
Astaqfirullh 😂😂😂😂
@XamdaCali-kv2wy
@XamdaCali-kv2wy 3 сағат бұрын
Sheekha maxa ka siya guur ma rabno geeriduna wa xaq
@HappyArchaeology-zl5ok
@HappyArchaeology-zl5ok 3 сағат бұрын
Subxanallah Sifada dacwada Sdaa myaa sheekhow yaab......Adigaaba sii luminaayo yaab, muu unasteexeeyo war ileen وتعاونو علي الاثم Ayaad soo gashay .....Kenya tag mxeytahy ,Towbada Alle wey furantahy asga uumaye ma ahan in aad xukunka ladagdagto Kaalintaada waad gabtay ,fariintayda hadii ey kusoo garto sheekhow ,ka towvad keen baan ku leeyahy
@smaliwolf
@smaliwolf 4 сағат бұрын
Cumar bin cabdi caziiiz oo kale ❤ waan noqon donnaaa insha allh
@warzandahir5915
@warzandahir5915 4 сағат бұрын
Geerida allah baa haya qof kasta sacadisuu dhimanaa
@captainusopp4395
@captainusopp4395 5 сағат бұрын
sheekh mustafe waa somalilander yeela ama diida sidaa sheekh sudeysi oo kala
@MARKAATIGA
@MARKAATIGA 50 минут бұрын
Adiga kaalay oo ka dhig munaafaq baa tahay
@MadiinaCity
@MadiinaCity 6 сағат бұрын
Wadaad baan ahay dad muslimin ah na bil ramadan la duqeynaya. Dhulka islamkana waa lakala jari anigu waxan fahmi karo maahan. Soo tii xaddisku aha muslimintu waa hal jir oo isku danqada. Mufakir baan ahay wax gadmaaya ma ahan. Alaahu aclam
@DeeqoCali-zz4yz
@DeeqoCali-zz4yz 6 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@theruler411
@theruler411 6 сағат бұрын
Sheikh Mustafe qaxooti gaalada hois fadhiya maha. Sheikh ah kale aagmd sheegayso. Gabdh yar ayuu xumeeyey oo wanted waaye.
@Samatalis1
@Samatalis1 6 сағат бұрын
Subxaana laah intaad u caqli celin lahayd ayaad kufrinimo ku dhiiri gelinaysaa.
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 7 сағат бұрын
MUNAAFAQ DAAROOD U RARAN!!!!!.MASAAJID INTAAD SOO ISTAAGTAY, AYAA TIDHAAHDEEN SOMALI BAA LAGU JIHAADAYAA!!!!!!.SIYAAD BARE, SAYID BUU AHAA, CIDUU U AHAA WAA LA TAQAAN!!!!!.
@contrasttransformation473
@contrasttransformation473 7 сағат бұрын
Mashallah sheekh Abdirahman
@fatimaciise7020
@fatimaciise7020 8 сағат бұрын
Alle ka baqa waa dembi in xukunjira culimadu waxka sheegto madaamaa ay minsaan culus leeyihiin iyadoo laga baqayo in shicibku kacaan oo waxwaliba ay burburaan. Siyaad bare makuu xukunka kategay yuunbuu tusaale usoo qaatay muusena wuu u soo qaadan ee siyaasada in ay culimadu ku waalato waalaha fiicanyay. Siyaadbare haduu waxkasheego wuxuu ahaa madaxwayne somaliyeed ee qabyaalada iska daaya. Ifinku waxka shaaga muuse hadaarabtasn bisinka oo maxaaloogu qasbayaa.
@XamaadaYt-cs6uj
@XamaadaYt-cs6uj 10 сағат бұрын
M.a
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 12 сағат бұрын
Cabdi xirsi maaha sheekhe waa munaafaq umada kala geeyo
@ahmedhani6670
@ahmedhani6670 12 сағат бұрын
Adiga maa tahiid deee sheekh mustaf runta diideeysa miya
@fadumamohamoud67
@fadumamohamoud67 13 сағат бұрын
Wakhtigiisa ma dhaafo🤣
@fadumamohamoud67
@fadumamohamoud67 13 сағат бұрын
Ma waxaan baa Somali culimo u ah? So sad💔
@DFarah-ih4rw
@DFarah-ih4rw 13 сағат бұрын
Well done sh/c/raxmaan.
@fadumamohamoud67
@fadumamohamoud67 13 сағат бұрын
Bbeenloow. Istakhfuriallah
@DFarah-ih4rw
@DFarah-ih4rw 13 сағат бұрын
Af ku dhiigle cabdi xirsi midabkiisa dhabtaa ma la wada arkay. Cagtii joogsan waydaa marbay ceeb la kulantaa!!!!
@omerhassan3041
@omerhassan3041 13 сағат бұрын
Qof walba sheekh looguma yeeri karo fadlan! Ruux haduu siyaasad dhex dabaasho cimaamad culimana dhinac ka hagoogto culimada qaarna uu aflagaadeeyo looguma yeeri karo culimo.
@ahmedaden6604
@ahmedaden6604 14 сағат бұрын
Shiiqaan waa farmaajeysan yahay waxaa uroon in ka haro siyaada ama uu cadeysto in uu yahay CCB
@ahmedaden6604
@ahmedaden6604 14 сағат бұрын
Sh Mustafe jiritanka somalia waa muqadas ayuu iminsanyahay Itobiyana waa cadow, sharaxaarada aad rabto magaran
@hafsaali4297
@hafsaali4297 5 сағат бұрын
Mashaa Allaah. Sax waa kula aaminsanahay. Laakiin sartu waxay kaquruntay. Hadii wiilal dhalinyaro ubadan dab lagu shubaayo oo Muuse Biixi leeyahay dagaalka gala. Sheekhuna uu aamusan yahay. Oo uusan lahayn war dadkiinaas usii socda Laascaanood hadaad kudhimataan waad ku Naargaleysaan waayo Umadd Muslimiin ah oo idin yiri shalay in aynu wax isku darsano waynu ogolayn, hadii maanta intaaso qof ah ay inaga dhimatay, Cadaaladdna aynu idinka Waynay inaga baxa iyo maya waynu idin layneynaa. Dagaalkaasi ay kule'anayaan dhalinyaradaasi labada dhinacba Khasaaro wayn buu ahaa. Sheekhyadda ree Woqooyi galbeed mid iyo labo ma'ogiye inta kale wey aamuseen. Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa hanawada hanuuniyo Soomaalina Allaha Mideeyo. Aamiin yaa Rabbi
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 24 минут бұрын
Walaalo hadii sh cali xirsi uu hadlay sh umal hadlay sh xaliike hadlay qof walba mawaxaad doonaysaan I sidaa doonaysaan uu u hadlo waa yaabe Mida kale godkaa maanta reer laascaanood la galiyay reer s/land horaa loo galiyay iyada soomaali maalin walba reer baa meel lagu baabinayaa oo munaafaq gaalo soo dirsatay baa mashruuc ku fulinaya iskamana garanayno oo shaadh reer hebel ah buu xidhan yahay Markaa qofkii afkiisa iyo adinkiisa kaa haysta nabad gali
@axmedhassan6167
@axmedhassan6167 16 сағат бұрын
Laakiinse Sheekh sow xaq maaha inuu ka hadlo ninka mujrimka ee dadka ku xasuuqay laascaanood rumtana u sheego inaanay banaanayn dhiiga umada islamku midii maxamed siyaad bare na ka hadlo taasi miyaanay qabyaalad ahayn
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada 7 сағат бұрын
Sheekh Mustafe iyadoo carruur ay isku reer yihin Hargeysa iyo Burcaba lagu laayey buu khudbaddii Jimcaha galey oo keliya uu yidhi ha tagina meesha mudaharaad ka socdo. Aad baa loogu xanaaqey. Nin waxaas gala ma aha.
@yasmiinApthunazirparkhad9778
@yasmiinApthunazirparkhad9778 16 сағат бұрын
Subxaanalaah allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤
@AmEin-Dimaria8
@AmEin-Dimaria8 16 сағат бұрын
Odaygan wreeray 😂
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 17 сағат бұрын
waakan odaygii nacaska ahaa maxaa keenay Muuse wuu ka Amusay muuse waxuu Ahaa SNM tii midh lha reein dawladii Afrika ugu xooga wayneed ee uu hogaaminaayay gaalkii waynaa ee culimada laayay quraan kana dafiray
@BandiraHajji
@BandiraHajji 17 сағат бұрын
SubxanaAllah 😢
@wabaxa
@wabaxa 18 сағат бұрын
WADAADOW BEEN AYAAD SHEEGTAY DULI FOQOL DULI MUSTAFA REERKIISA MARABO IN UU DUL MIGA KA CELIYO GAALNIMO GALEE KAMA KHABAN UMAD MUSLIMIIN AYEE XASUUQEEN KAMA OO SAN QABAN ADIGU WAXA KA HADLEESAAA
@januarySl2024
@januarySl2024 18 сағат бұрын
Wadaad baan kuu haystey ! Shiikh Cabdirexmaan ma waxad u hiilinaysaa daaquudkii, kelitaliyihii Afweyne ee 20 ka dhalinyaro ee wadaadada ahaa tiirarka ku toogtey markay Qur'aanka iyo axkaamta Illaahay difaaceen ! Ma waxad u hiilinaysa daaquud shuuci ahaa oo Islaamka la dagaalamay oo ummada nebiyo iyo qiblad uga dhigay dajaaliintii Marx iyo Lenin. Ma waxad u hiilinayaa mijrimkii, cadawgii Somaalida ee Reer shiikh Isxaaq, reerka faca weyn, xadaarada weyn ee Diinta Islaamka, ilbaxnimada iyo ganacsiga ku fidiyey Afrika Bari intuu ummadii ka isir soocay hubkii ummada cashuurteeda lagu iibiyey oo dhan ku foororiyey ee ku xasuuqay. Waxa dalkaagii kaa soo saaray adoo shiikh daaciya ag, Ismaaciil Cumar oo Afweyne labaad ah, daaquud ah, kelitaliye ah oo Diinta Islaamka la dagaalama oo shacabka Jabuuti xabsi iyo xabad iyo gaajo ku laayey, markaa gaalka iyo Yuhuudiga ayaa canbaareeya daaqiyadaa, kelitaliyaasha markaa maxaad ku haysataa Shiikh Mustafe. Allaahu Almustacaan, Muuse Biixi oo ehelkiisii Ciidamadii Afweyne iyo Somaalia xasuuqeen oo isagu duurka u galay si uu dadkiisa daaqiya cunsuri ah uga badbaadiyo oo laba jeer ku dhaawacmay dagaalka oo madaxweyne Somalilaand soo mara ka ugu tudhaalka badan ah oo Ciidankii Qaranka u sadaqadeeyey si uu Huwanta Daruud iyo argagixisadiodu aanay ku dhamaan dagaalka ay Laas Caanood ku qabsadeen markay Somaalia iyo Geeska Afrika kaga soo duuleen. Muuse Biixi haduu khabiit cunsuri ah sida Afweyne ahaan lahaa oo aanu kal naxa lahayn, Huwanta Daruud iyo argagixisadooda wiig ayuu Laas Caanood kaga saari lahaa haduu fasaxo madaafiicda, BM ta iyo tawaangida Ciidanka Qaranka.
@ubah_cx
@ubah_cx 19 сағат бұрын
Shikari amiin dhamanten
@ubah_cx
@ubah_cx 19 сағат бұрын
User ilaahey haye guurka marku ilaahey qore la guursade wallo 12yrs kali ahey sharafku jooge
@ubah_cx
@ubah_cx 19 сағат бұрын
Guurka allah haye sharaf wanaaagbankujoogne bisinka
@MaxamedXasan-bw3wl
@MaxamedXasan-bw3wl 19 сағат бұрын
Laakiin ogow inuuyahay ictisaam
@MurtidaTv
@MurtidaTv 19 сағат бұрын
Kkkkk Muuse waa nin xun laakin siyaad bare heerkiisii muu gaadhin
@faizamohamed2145
@faizamohamed2145 19 сағат бұрын
m.a dhmntin alle haydin xafido
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 19 сағат бұрын
😂😂😢😢😮😮😮😅😅😅😊
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 19 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 19 сағат бұрын
🎉😂😂😂😢😢😮😮😅😅😅😊😊
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 19 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 19 сағат бұрын
Sh a/raxmaan inkastoo arintii shiicada Aad Ku Qaldantay midan sheekh mustafa waad ku saxan tahay.
@user-ky5jr1wi9k
@user-ky5jr1wi9k 20 сағат бұрын
Ninkan reer Djibouti Waxuu rabaa duulanka ay soomaaliland kusoo qaadeen inuu Qayb kanoqdo shiikh mustafe
@manitbaacy3413
@manitbaacy3413 19 сағат бұрын
Aabahgii oromoka sheegan jirey was . Duulaanka Muuse Juudaan baa soo qaaday . Dhiigyacabka aad awgii u caayayso sheekhan. 2 nin oo reer Juudaan ah ayey Canfar gowracday sabtidii meel Awash la yidhaah . MUUSE Juudaan muxuu ka yidhi ? Nacalaa Itoobiyada aad walaalah ku sheeganaysaa ku yaaal iyo Juudaan oo 2 Sano xaaraan ah ku fadhiya .
@salahnur6517
@salahnur6517 18 сағат бұрын
Adigu jaaanjaan baa tahay waxa laga hadlayo fahan
@DeeqoCaliCusmaan-xi8tj
@DeeqoCaliCusmaan-xi8tj 17 сағат бұрын
Waa xiligii dagaalka laascaanood socday weeyan maanta moojeedin wll af xumada iska daaya youtuber kana Allah kacabso
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d 20 сағат бұрын
Saxibnimada Abdi hirsy waxay ahayd khalaad aad ku dhacday ee iska fooge oday Abdi hirsy.....Masaab kaga maaha