Пікірлер
@mubarikahmedallaale9628
@mubarikahmedallaale9628 14 сағат бұрын
Tan waa laga tageyaa xadhiga Alle ha la qabsado, كُلُّ مَنْ عَلَيْهَا فَانٍ ۝ وَيَبْقَى وَجْهُ رَبِّكَ ذُو الْجَلالِ وَالإكْرَامِ ۝ فَبِأَيِّ آلاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ۝ يَسْأَلُهُ مَنْ فِي السَّمَوَاتِ وَالأرْضِ كُلَّ يَوْمٍ هُوَ فِي شَأْنٍ ۝
@mubarikahmedallaale9628
@mubarikahmedallaale9628 16 сағат бұрын
dadkaas xun waxaan ka faaiiday in aan xadhiga Alle qabsado oo aan Ilaahay ku xidhmo, walaahi waswaaska niyada looma ogolaado waxba haka soo qaadin, salaada tasbiixda iyo istiqfaarta, quraanka oo ad akhrido oo dhegeysato ayaa dawo ah, iyo dadka aad wax khayr leh ka faaiidayso oo aad ku badesho narcisstaha, hadii cidlo kaa helayaan hadii aanad Alle SWT isku xidhin. وَمَنْ يَعْشُ عَنْ ذِكْرِ الرَّحْمَنِ نُقَيِّضْ لَهُ شَيْطَانًا فَهُوَ لَهُ قَرِينٌ [الزخرف:36] إلى آخر الآية؟
@mubarikahmedallaale9628
@mubarikahmedallaale9628 16 сағат бұрын
Wll midn ogaada narccistayashu waxay adeegsadan shayaadiinta jinka way isku waramaan, hadal shaydaan dhegta kuu saaray ayuu shaydaanu insiga u sheegayaa markaas ayuu narcisstuhu iska dhigeyaa inuu maskaxdaada akhrinayo aayadan quraanka ah eeg. شَيَاطِينَ الْإِنْسِ وَالْجِنِّ يُوحِي بَعْضُهُمْ إِلَى بَعْضٍ زُخْرُفَ الْقَوْلِ غُرُورًا
@fatumahussein5161
@fatumahussein5161 18 сағат бұрын
Wax badan baan kaa faaiiday wasd mahadsantahay❤
@fatumahussein5161
@fatumahussein5161 18 сағат бұрын
Maa shaa allaah
@fatumahussein5161
@fatumahussein5161 18 сағат бұрын
Maxaa yeelay waad yareyd ❤
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Күн бұрын
Mashallah allow ku xafid walashay wasaaricuuu ilaaa
@Jinan202
@Jinan202 2 күн бұрын
Shukran🎉
@user-dw1ui6lt6r
@user-dw1ui6lt6r 2 күн бұрын
Mnsha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
❤️❤️❤️
@adnahussein6060
@adnahussein6060 2 күн бұрын
Asc. abaayo waaaa kuu baahanahay. Si qaas ah. waxaa rabaaa. Inaaan kula soo xiriiro. aniga oo ku nool uk 🇬🇧. Tell kaaga ama facebook gaaga. Ma isiin kartaaa….Please ❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
Wa calaykum assalam abaayo❤️ Facebook messenger waxaa iigu qoran Ishraq M Yasin, cod ii dhqaf insha Allah.
@ismahansalaad
@ismahansalaad 2 күн бұрын
❤❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
❤️❤️❤️❤️
@user-cw8dw5cs9d
@user-cw8dw5cs9d 2 күн бұрын
Mashalaah you right after salad qsta faarta it's very good
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
May Allah accept our prayers 🤲🏾❤️
@MurayaHassan-ro1sc
@MurayaHassan-ro1sc 3 күн бұрын
Dadka ii dhaw waa wada narcissist hbo mxaa ka yeela 😢
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
Habaryar qalbigaaga ka ilaasho, waxa aad ku farartidna ha u sheegin.
@ss4ss452
@ss4ss452 4 күн бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰
@ss4ss452
@ss4ss452 4 күн бұрын
جزاك الله خيراً
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
إيانا و اياكم❤️
@user-zs6lq7oc6s
@user-zs6lq7oc6s 4 күн бұрын
Ameen Yaa Rabb
@user-sf3pz8dx9q
@user-sf3pz8dx9q 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
❤️❤️❤️❤️
@NasiyeShortGuidance
@NasiyeShortGuidance 6 күн бұрын
aad bad umahadsantahay wll ❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
Adiga ayaa mudan walaalkeey!
@user-kk8cp2vw6c
@user-kk8cp2vw6c 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-gg2kx7zh4r
@user-gg2kx7zh4r 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-kk8cp2vw6c
@user-kk8cp2vw6c 7 күн бұрын
Asc
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
Wa calaykum assalam
@AhmedSaid-m2z
@AhmedSaid-m2z 8 күн бұрын
Aadbaa Wllo umahadsanthy Waa Xaqiiq Wllhi Wllshy❤👍
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
Adigaa Mudan walaal!
@HamdaAbdillaahi-lt7mn
@HamdaAbdillaahi-lt7mn 9 күн бұрын
❤❤❤❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
❤️❤️❤️❤️
@kiinmahamud4061
@kiinmahamud4061 10 күн бұрын
Thanks wllo
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
Thank you!
@HaboncabdiHabonindho
@HaboncabdiHabonindho 10 күн бұрын
Waan arkey ❤
@zakaria-9346
@zakaria-9346 10 күн бұрын
Thank you jazaka Allah. I feel unfortunate to have these people in my life.
@zakaria-9346
@zakaria-9346 10 күн бұрын
This is my situation of 23 years day and night. And it is Epidemic Now.
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
I feel your pain😔 May Allah reward you for your sabr!
@aminaissa7307
@aminaissa7307 10 күн бұрын
Well done!
@NajumAbdikarim
@NajumAbdikarim 10 күн бұрын
❤❤mahadsanid wll wllhy wax badn bn kaa fa'iday❤❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
Allah yajziki Alkhayr abaayo❤️
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 10 күн бұрын
Qof jaban baa dadka ku dhaga oo dhiba kuna mashquula.
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
Aad iyo aad!
@hodonabdullahi8851
@hodonabdullahi8851 10 күн бұрын
😢
@nuranimcoshakoor779
@nuranimcoshakoor779 12 күн бұрын
Mashallah saxiix❤️
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 13 күн бұрын
Abaayo aniga sidookale markaan muqdisho kasoo qaxnay waxaa tagnay waamo magaalada afmadoow qixii was fun for me ciyaal markaatahay madareemeysid dhibta jirta markaa
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
Ani xataa Af-madow, amaaba isku mar joognay😆
@AmalSheekh-ur7ol
@AmalSheekh-ur7ol 13 күн бұрын
Waxaas ayaa ihayista
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
Ilaahay hakaa saaro dhibta❤️
@AmalSheekh-ur7ol
@AmalSheekh-ur7ol 13 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Jinan202
@Jinan202 14 күн бұрын
Shukran qali❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
Ahlan Wa sahlan❤️
@AhmedSaid-m2z
@AhmedSaid-m2z 14 күн бұрын
Wll Wllhi Waa Xaqiiq 8 baa illa dhallatay Hoyaday Way iga jeceshahy Marwalba Waxay ila dhaqanta Sidii inaysan i dhallin😢
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
Aad baan uga xumahay. Ilaahay hakuu daaweeyo qalbigaaga, hooyona Allaha soo hadeeyo ❤️🤲🏾
@haboonhilowle6648
@haboonhilowle6648 15 күн бұрын
Masha allah ❤❤❤
@hamisare5073
@hamisare5073 16 күн бұрын
🎉🎉👏👏
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 16 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 16 күн бұрын
Masha Allah Habo qaali xifdullah Thanks ❤️👍
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 16 күн бұрын
Masha Allah Habo qaali xifdullah Thanks ❤️👍
@sahradiriye3026
@sahradiriye3026 16 күн бұрын
Kama daalo inaan dhageeysto markasta waan ku celcelshaa m.a
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
Sahra Xabiibti❤️
@SiciidAbdilahi-cq5ve
@SiciidAbdilahi-cq5ve 18 күн бұрын
Wax badan Ayaad noo faaiidaysay abbaayo
@SiciidAbdilahi-cq5ve
@SiciidAbdilahi-cq5ve 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@SiciidAbdilahi-cq5ve
@SiciidAbdilahi-cq5ve 18 күн бұрын
Mansha Allah wallo ,mahadsanid sida fiican ee aad noogu sheeg tahay wax ka mid pyschology for happyness .mahadsanid ishraaq yaasiin.
@ishraqyasin
@ishraqyasin 17 күн бұрын
Baraka Allahu fiik. Ilaahay waxaad jeceshay oo khayra haku siiyo🤲🏾❤️
@s.h9407
@s.h9407 18 күн бұрын
Mashaallah saa uu sharaxdaay aad baa uga helay barakallahu feeki ❤waa runta walahi udub dhaxaadka noloshaada waa muhim iyo ilahay swt xirnanshiheesa.jazaki Allahu khairan 🥰🥰🥰🥰🥰
@ishraqyasin
@ishraqyasin 17 күн бұрын
Ilaahay hakaa farxiyo abaayo❤️
@user-sf3pz8dx9q
@user-sf3pz8dx9q 18 күн бұрын
Jasakalahu khayr❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin 17 күн бұрын
Wa iyyaaki❤️
@suqambi7591
@suqambi7591 19 күн бұрын
Asc sister thank you, many people in our community are going through narcissistic abuse are not educated about this kind of abuse. Please make more educational videos in somali about this and let me know if there are some. Thanks again
@ishraqyasin
@ishraqyasin 18 күн бұрын
Thank YOU sister ❤️ kzfaq.info/sun/PLobsZUJq7VPj3GZkTZIngLbH0-XiCPTR5&feature=shared
@missyay7921
@missyay7921 20 күн бұрын
abaayo hooyada markaay caafimaadka ilahaay ku siiye oo amaanada ah ee kaala dagaaltameeyso, markaas waxaa waajib noqonaayso inaa caafimaadkaaga eegtid oo hooyodaas aa ka gaabsatid. dhibaatada ee hooyada geesataay haduu yahaay trauma weeyn waxaa ilmahaas dan ugu jirto inaay hooyoadaas ee jarto, maqal iyo muqaal ahaan. narcissistic abuse markaas survivegareeysid wee adagtahay inaa hore uu socotid. hadii dhibaatada ne ee maalin kasto ee kaa hor imaato, maskaxdaada ma u dulqaadan karto jug aan dhamaneeynin.