Пікірлер
@gamadidpro766
@gamadidpro766 Сағат бұрын
Muuqaalkan hada maaaha ugu yaraan waa 10 years ago, dabcan hada magaalada isbadal weyn baa ku dhacay. Adigana mahadsanid isma laheen qof somaalia ayaa muqaalada nucaana ee GoPro-da duuba.
@akashicman2338
@akashicman2338 Күн бұрын
Folxumo wallahi
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 4 күн бұрын
Foolxumaa meeshu Subxanallh, sidaan miyay caasimad ku tahy tuulo ciid gaduud ah oo wada jiingadaa oon hal laamiya lahyn 🤨
@khada917
@khada917 5 күн бұрын
Muqalkan markay ugu yaraato waa 2015 dabaqyo dhaadheer dhul ay hada ku yaalan oo banaan baan ujeedaa
@SAHANRAAC
@SAHANRAAC 6 күн бұрын
Masha allah from #BORAMA ❤❤
@Khaatumawi987
@Khaatumawi987 6 күн бұрын
😀😀 war ma meshan sidan u eg bay rer galmudug dadka ku kla kaftaman oo mic nagu la qatan acuudu casamid xaal qado
@januarySl2024
@januarySl2024 8 күн бұрын
Magaalooyinka qurbajoogtoodii ayaa dhistay. Magaaladan waxad moodaa dadkii lahaa in aanay dibdambe ugu soo noqon. Meeshan dadkii Alle baday ayuun baa sii jooga !
@januarySl2024
@januarySl2024 8 күн бұрын
Waa magaalo dheer oo laamiga Muuqdisho hareeraha ka raacaysa.
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 8 күн бұрын
War magalada mad dhistan reer galmudugow
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 8 күн бұрын
War reer dhusamarebow lamida maxad udhsi weyden
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 8 күн бұрын
Dhuusa Maureen waa tuule
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 9 күн бұрын
Somalia is poor country From Ethiopia
@khada917
@khada917 5 күн бұрын
But millions of aidsopians emigrate somalia
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 12 күн бұрын
Daadkiih xaagay qaayqaabteen?
@Axmedsiciid-fn4py
@Axmedsiciid-fn4py 12 күн бұрын
Boososo video kaso same libax
@lillxaji4704
@lillxaji4704 14 күн бұрын
Cadaado no so dhub 🦁
@user-yf4uw5qr1o
@user-yf4uw5qr1o 15 күн бұрын
اخي محتواك جميل؛ لكن ملاحظة العلامة التي تضعها وسط شاشة الفيديو تبدو مشوشة على المشاهد!! لديك علامة في الزاوية تكفي.... نأمل إزالة العلامة الوسطى حتى نستمتع بمشاهدة الفيديو وشكرا
@wacayscaanood2984
@wacayscaanood2984 18 күн бұрын
Waa cidla Nobody is here looks old and ruined i mean abandoned area
@AliShire-bv5xg
@AliShire-bv5xg 19 күн бұрын
Waa muuqaal hore dhowr sano kahor weeye
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl 20 күн бұрын
Bisinka meeshan miyaa caasimada😅😅
@Khaatumawi987
@Khaatumawi987 6 күн бұрын
😂😂
@massiysomalimohamed2027
@massiysomalimohamed2027 20 күн бұрын
GUUL IYO GABANIMO 🇸🇴💪🏽🇸🇴
@mohamednuur5208
@mohamednuur5208 26 күн бұрын
Muqaal qurxoon iyo magalo shidan
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t 26 күн бұрын
Jiic shabaale labixaluule quruuruxley Burgubtay Maxamed.eedo
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t 26 күн бұрын
Cali Cagweyn guutaale ah.ilma Faaraxjanuune Yuusuf Goobe yabardhawrakace Macalin Maxamuud.sheekhal baladka cabsiiye yabar dheere ah
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t 26 күн бұрын
Waxaan.jaar ahayn Xaashi Guutaale ooyabar dhawrakacaa Maxamuud Ganey oo ayaanlaa.Caliganey oo yabar.dhawrakacaa.waxaan isku dhaweyn.Ilma Nuure Awdiin yuusuf kama naas cilmi salaad cimaan weyl.oo cabsiiya yabardheera sidoo.kale jujug.cali ruunle xaaji.cabdila ciid Cismaan kaariye alla u naxariisto dhamaantood
@siciidelmi5769
@siciidelmi5769 26 күн бұрын
Dhuso mareeb aweydadkii magaladu waa cidla
@siciidelmi5769
@siciidelmi5769 26 күн бұрын
Dalkan gormu fowdad kabaxayah 34 Sano no development
@saybeeriyaboorama390
@saybeeriyaboorama390 26 күн бұрын
Vedeogan waa mar hore aad hada soo galiseen!
@Axmedsiciid-fn4py
@Axmedsiciid-fn4py 28 күн бұрын
Masha allah boosaso baa kasugeyna talie
@mohamed88466
@mohamed88466 Ай бұрын
Booramadu inay intan dhaanto ayaan moodi jiray
@mohameddeeq4482
@mohameddeeq4482 20 күн бұрын
Videoga ayaa mar hore ah
@libanllbb8720
@libanllbb8720 Ай бұрын
NIMANKAN DHUUSO CASIMAD KA DHIGTAY AYABA UGU DARAN🙂🙂🙂
@SAHANRAAC
@SAHANRAAC Ай бұрын
❤borama❤
@SaciidBoojo
@SaciidBoojo Ай бұрын
Maa magalo ganacsiyada ku hor marsan
@MaxamedCiise-lc6bb
@MaxamedCiise-lc6bb Ай бұрын
Caasimada galmudug
@user-er9hq2cc3e
@user-er9hq2cc3e Ай бұрын
😂🎉❤
@ibrahimshanfool
@ibrahimshanfool Ай бұрын
Balad xaawo runtii waa magaaladii aan ku dhashay waa magaalo dadka soomaaliyeed ay u siman yihiin waxay xuduudo la leedahay dalalka kenya iyo itoobiya waxaan ka dhaxeeya ka wada shaqeynta abniga isticmaalkawixii ganacsi ah oo midbabay uga baahato mida kale iyo si isku mid ah waxay u wada isticmaalaan lacagaha sadaxda wadan sidoo kala waxaa ka dhaxeeya war isgaarsiinta oo qof walaba uu isticmaalo hadba dalkuu rabo isagoo ku isticmaalaya dalba sim cardka uu leeyahay sidoo kale waxaa ka dhaxeeya waxbarashada .caafimaadka hadaba waxaa la oran karaa waxaa dagan balad xaawo dadka soomaaliyeed kuwa ugu wadanisan oon cidi aysan muran galin karin waxaana hogaamiya shaqsi ku qaali ah waa gudoomiye caroog allaha u xadido bulshadaa .aamiin
@ZihaamNour
@ZihaamNour Ай бұрын
Abwaanka waa so jabay
@raghedanan3959
@raghedanan3959 10 ай бұрын
Maasha Allah guulaysta