KZ
faq
Негізгі бет
Қазірдің өзінде танымал
Тікелей эфир
Ұнаған бейнелер
Қайтадан қараңыз
Жазылымдар
Кіру
Тіркелу
Ең жақсы KZfaq
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Жазылу
SLNTV
Telefishanka Qaranka Somaliland (SLNTV) waxaa La Aasaasay sannadkii 2005-tii, ujeedada loo aasaasayna waxay ku qotontaa inuu adeega wareed oo dheelitiran u gudbiyo Bulshada, iyo in dhacdooyinka ka dhaca Somaliland Iyo Dibaddaba la gaadhsiiyo Bulshada iyada oo lagu gudbinayo muuqaallo tayadoodu sarayso.
Wararka iyo Barnaamijyadda Telefishanka Qaranka waxa aad ka heli kartaa.
1: SLNTV.TV
2: facebook.com/slntvone/
3:twitter.com/slntv
Sidoo kale waxa aad nagala socon kartaa Bogaga kale ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta ee Jamhuuriyadda Somaliland.
Www.slntv.tv
facebook.com/wasarada.warfaafinta.7
twitter.com/MoICNG
Mahadsanidiin.
This is a real Channel Somaliland National Channel SLNTV
10:49
Bandhiga Buuga Guriga Dariiqada ayaa lagu qabtay Magaalada Sheekh.
4 сағат бұрын
6:48
Madaxdhaqameedka Siyasiyinta beesha Dan-Wadag ayaa kulan ay isugu yimaadeen ku caddeeyey mowqifkoda
6 сағат бұрын
1:56
Faallada Warka : Sidee ayaan ula qabsan karnaa isbadelka Cimilada ee aduunkoo dhan saamaysay
8 сағат бұрын
8:18
Komishanka doorashooyinka Qaranka oo ka warbixiyay arrimaha doorashooyinka.
8 сағат бұрын
4:28
الاخبار اليوم في جمهوريه صومال لند
8 сағат бұрын
9:17
Maamulka gobolka Daadmadheedh oo baabiiyay caalamado sharci darro ah oo laga sameeyay banka Aroori.
9 сағат бұрын
1:41
Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi Oo Cafis u Fidiyay Maxaabiista Danbiyadda Fudud Ku Xukuman
13 сағат бұрын
4:16
Curashada Sannadka Hijriga 1446 iyo soo dhawaynta dad-weynaha magaalada Hargeysa
13 сағат бұрын
6:56
Kullanka Muujinta taageeradda Daladda Daa,uus ee xisbiga kulmiye ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa
15 сағат бұрын
33:59
Barnaamijka Qoyska iyo Haweenka Q:1 Martida: Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha
16 сағат бұрын
21:09
Raad raaca Taariikhda Islaamka | Xalqadii 163naad | Sh Ismaaciil Cabdi Hurre
16 сағат бұрын
9:14
Jaamacada Alpha ayaa munaasibad soo dhawayn ah u qabatay Ardayda Sannadkan ka baxaysa Fasalka 4-aad
16 сағат бұрын
15:29
#Barnaamij Gaar ah oo ku Saabsan Hal-abuur Faysa Xirsi
2 сағат бұрын
26:26
#Barnaamij: Maxaa ku cusbaa imtaxaankii Shahaadiga ee 2023-2024 ? Qaybta 2-aad
2 сағат бұрын
2:26
"Spain caawa aqoon kumay badine nasiibkaa soo saaray " Cali Qamaaciir.
2 сағат бұрын
4:21
"Spain ayaa qaadaysa Koobkan mar hadii laga reebay Jarmalka" Khadar Jiilaal.
2 сағат бұрын
7:27
Maayirka Gar'adag ayaa deegaanka Gawsa-weyne mag dhan 115 halaad u kala wareejiyey laba ardaa
2 сағат бұрын
35:10
#Barnaamij: Maxaa ku cusbaa imtaxaankii Shahaadiga ee 2023-2024 ? Qaybta 1-aad
4 сағат бұрын
1:19
Raysal-wasaaraha Itoobiya ayaa taageeray heshiiska Somaliland iyo Itoobiya
4 сағат бұрын
6:28
Tartanka kubada cagta ee kooxaha da'ayarta ayaa ka furmay magaaladda Hargaysa
4 сағат бұрын
2:19
Barnaamij Gaara Maxaa ku cusbaa imtaxaankii Shahaadiga 2023 2024 Kalasoco SLNTV
4 сағат бұрын
3:08
Maamulka jaamacada Golis ayaa tababar u furay maamulayaasha Mac-hadadda Magaalada Hargeysa.
4 сағат бұрын
4:07
''Xaruntan waxaan u aasaasay in lagu daweeyo bulshadeenna maanka ka xanuusanaysa''
4 сағат бұрын
3:31
''Xaruntan caafimaad ee Kooreeye baahi weyn ayey u qabtay bulshadeenu ''
4 сағат бұрын
2:15
''Xarumaha caafimaad ee noocan ahi way ku yaraayeen dalkeenna''
4 сағат бұрын
10:54
Madaxweyne ku-xigeenka JSL ayaa xadhiga ka jaray xarunta daaweynta Cudurada Maanka iyo cudurada guud
4 сағат бұрын
1:52
''Dr Jaamac Kooreeye dalka tacab badan ayuu galiyey'' Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda
4 сағат бұрын
0:55
"Munaasibadani waxay Muujinaysaa Inay jiraan dhalinyaro difaacaysa Qarankooda"Mustafe Shiine.
7 сағат бұрын
2:22
Fagaaraha Khayrida Hargeysa Waxaa Ka dhacday Xaflada Lagu Abaal Marinayo Fanaaniinta Qaranka.
7 сағат бұрын
Пікірлер
@abchirabdillahi3036
3 сағат бұрын
❤
@MustafeJacayl
Күн бұрын
TUUGTTUUGI DHASHAY MAADAA NAAFO TAAGEERA XATAA SI FIICAN WAXBA UGAMA IIBISAAN WAY INOO TAHAY
@engabdicasiisbare2116
Күн бұрын
Waan màansha allh fannintyada qaranka❤❤❤❤
@SuuleeyTafey
5 күн бұрын
Masha allaah
@roodamaash
5 күн бұрын
Wll halkee ayaan ugu so hagaaga se maxa inkala so xidhiidha
@MumtasMubarik
6 күн бұрын
Ilahyoow ibar pilot ninada
@AyaanOsman-bn5mu
6 күн бұрын
Waxaad naa illasiya schoolka mustuqabal 2023 ilaa 2024waa inaayo 4 I.n khadrooooooooooowoooooooooooooooooooo😅
@AhmedMohmed-dx2nz
7 күн бұрын
Masha allaah
@AhmedMohmed-dx2nz
7 күн бұрын
Mashallah
@zakariyeidiriz7514
7 күн бұрын
Waa exam aan schoolka ku galay 2021
@SalebanIbrahim-b4g
7 күн бұрын
Allah hawnaxaristo labadodaba
@AhmedMohmed-dx2nz
7 күн бұрын
❤mashallaah
@MaxamedCisman-o7l
8 күн бұрын
bakh silwayn
@AhmedMohmed-dx2nz
8 күн бұрын
Mashallah
@AhmedMohmed-dx2nz
9 күн бұрын
الله أكبر
@AhmedMohmed-dx2nz
9 күн бұрын
Mashallah
@AhmedMohmed-dx2nz
9 күн бұрын
Mashallah
@SakariyeCabdi-pr7up
10 күн бұрын
Manshallah
@abdihakimmussa9544
10 күн бұрын
Fariid, wxd tahay gubiye fiican; fadlan magacaaga soo raaci
@AhmedMohmed-dx2nz
11 күн бұрын
Waad mahadsind maclin
@AhmedMohmed-dx2nz
11 күн бұрын
Mashallah
@AyaanRubad
11 күн бұрын
Waa maxy BirLab❤
@AyaanRubad
11 күн бұрын
Waa mxy birLaB
@user-ri1cs9nt1v
12 күн бұрын
Allow kuu naxariiso
@AhmedMohmed-dx2nz
12 күн бұрын
Mashallah
@AhmedMohmed-dx2nz
12 күн бұрын
Mahad sanid macalin
@AhmedMohmed-dx2nz
12 күн бұрын
Mashallah
@user-og7wl4qh9j
14 күн бұрын
Thanks teacher 😊
@Apdale_Sanad
14 күн бұрын
Taplets tallow wax maka suurto galleen😂
@nimcanahmed6054
15 күн бұрын
Masha allah mcalin mustafe shukran
@nimcanahmed6054
15 күн бұрын
Masha allah macalin cabdiraxman shukran jazakalaah
@AminaAxmed-yv5kd
15 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@farxanyusuf4177
15 күн бұрын
Wuu wacanyahay
@farxanyusuf4177
15 күн бұрын
So far so good 👍
@yaasiinjaamac-py9le
15 күн бұрын
Ward.khaldantey.xiiqdey.maad.raadisid.goobtii waxan.aadtirineyso.laga sameynlaa
@iidxasan5453
16 күн бұрын
Msha Allah ❤❤❤
@sharmaakeyare6533
16 күн бұрын
Macalimadaydii Nimco Yusuf 2023 Abaalkaaga Janno.
@user-og7wl4qh9j
17 күн бұрын
❤❤❤
@mahamedahmed1058
17 күн бұрын
Leaven galayaa sabtida ii soo duceeya 22/6/2024😢😢😢
@shukribarre195
15 күн бұрын
ILaHy ha inO wda fududeyo😢
@user-og7wl4qh9j
17 күн бұрын
Shukuran macalin😊
@Mohomettnaasir
17 күн бұрын
madaxweynuhu ma habar awalnimda ayu galbeedka u qurxinya miya
@suhaybsaleban5120
17 күн бұрын
Kkkk maanta shacabka aan xilka hayn iyo dawlada waxaa qabyaalad badan dawlada . Goobaha qabyaalada lagu qaybiyaana waa xafiisyada dawlada.
@mohammedhassen964
17 күн бұрын
Been iyo Faan, aan jirin badanaa 10 baa naga dhintay dowladiina 150 iyo kabadan kulahaa, Caqli caruur wada caqli caruur Ninka raga ah waxuu u sheekeeyaa dagaal adag buu ahaa waan isku baa ba, anay. Lkn 10 baa naha dhimayay!!!!! Huuhaa
@fadumaayanNour
18 күн бұрын
Walal soo badi😂😂😂😂
@KhadraAxmed-gj3lq
19 күн бұрын
😢😢😢
@KhadraAxmed-gj3lq
19 күн бұрын
😢
@NuurClbdi
19 күн бұрын
Tanks thecher
@AbdiMuse-kb6fz
19 күн бұрын
Mujaahid maxamud wadad ahna suldaanka guud ee beesha abokor cise -ee cise muse
@MaryanSeedyuusuf
20 күн бұрын
Wamahasanthay
@MuaascaliIsmaaciil-yq2kl
20 күн бұрын
Noolow inta nolol jirto mclin tageyyy