KAAR | KULUC | XUDAYDI | LYRICS
8:08
OGAAL | MOOGE | LYRICS | GOOSGOOS
1:02
YAAN UGA CAWDAA | XUDAYDI | LYRICS
5:50
SALUUGLA' | CUMAR DHUULE | LYRICS
11:38
JIIB | MAGOOL | XUDAYDI | LYRICS
5:06
Пікірлер
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 13 сағат бұрын
Mufakirkii muusiga cuudka ee mucjisadii aalada cuudka soomaalida jiim sheekh muumin AHUN
@maxamedcabdiraxmaan-w1e
@maxamedcabdiraxmaan-w1e 8 күн бұрын
Maxamed
@IntisaarAhmed-up2fl
@IntisaarAhmed-up2fl 10 күн бұрын
Axyaa magool
@shifasheka9514
@shifasheka9514 12 күн бұрын
WAXAN LA MURUGOONAYSS GABADHSYDII OO OO XANUUN NA KALA FOGEEYAY OO IGA XANUUN SATI OO MUDO 2SANO IBA MAQAN OO MASKAXDU BURO KASOO BAXDAY OO QALINKEEDUNA NOQDAY DHOMASHO AMA NOLOL ALLAW IICAAFIMAAGI NOLOSHAYDII MUGDI BAY NOQOTAYE AAMIIM ILA DHAHA😢😢😢😢😢😢
@abdullahialiabdullahi3420
@abdullahialiabdullahi3420 13 күн бұрын
Hada oo ay saacadu tahay 5:55 subaxnimo saladi subaxna xogaa kahor la tukaday ayaan wali fadhiyaaa meeshi an shalay galab 10 sac faristay waxayna lamacno tahay inan 13 saacadod an meel fadhiyo waxaana intas ka fakerayay waxa an ka yeeli laha gabar an jeclahay o an 5 sano xirir lahayn dhowr balan oo guur oo horana an u qabtay lkn ay iisuurobi wayday lcg la an awgeed. hadana balanti u danbaysay aya waxay tahay bishan August 2024. Qaasatan shalay oy tarikhdu ahayd 15 August 2024 ayay ahayd malinki u danbaysay o ay jwp igasugayso malinka aroska dhacayo inan u sheego anigana cwa shiida ahan ahay o lcg aros kugalo o igu filan mahayo arinkas ayana 13 sacadod meel u fadhiya kafakarkeda walina meelan wxka qabto wa garan la ahay. Hadi an dhaho arinkii wuu ii hagagi la yahay o an balankale qabsan laha waxan shaki kujirin in gabadha jecla ay iga xuman doonto inay iga niyad jabtana ay ubadan tahay. Hada wxn sugaya in uu waaga si fican u baryo o waxa ii qorshaysan mid an sxp nahay inan dhaho AMAL Bank lcg iga damiino hadii uu iga yeelo arooska bishan dhamadkeda ma dhaafayo inshllh bal soo duceeya inshllh. heestan hadi an uso laabto xoga xasus ayay igalisay o ku saabsan gabar an qabi jiray oo nafta igu dhibtay ceeb iyo fawaxishna ila daba dhigatay. Sababtuna ay ahayd inaan aha nin xishoodo o qaylada iyo dooda neceb sido kale an necbaa in ano nagtayda la buuqayo la arko halka ayada ay jeclayd in laisku soo baxo o gar iyo odayaal loo yeero ana an dhihi jiray ugu yaran wixi qilaf ah an xalisano ayadana arimaha qoyska ay qofwalbo u sheegi jirtay taaso igu kaliftay in an nolasha dhan naco. Marmara waxa dhici jirtay ano magalada iska socdo in qof i dhaho xaskadi o dacwo ah ba arkay e mxa dhacay mrkasa daremi jiray foolxumo. Ugu danbayn wa kala tagnay ayadiina nin ay qarabo ahayeen o an daremi jiray inu ahaa fidno ayada soo dirdiri jiray marna an isdhihi jiray dadkan wx maaka dhaxeyo waxan qarabo nimo waka badantahay aya guursadey 1 sano kadib way is fureen ilaa maanta oo an kala maqanahay 6 sano way iso wacda ayado dhahdo wll wanku xumeyay waana kuuu gafijiray i cafi oo an isku noqono anigana waxn u sheegaa ila hada in an cafiyay lkn guurkeeda iyo kulabasho an diyar u ahayn. Halka arin oo kale oo jirtay aya waxay ahayd ayada in ay guur horey uso martay ana ayada kahor anan guur soo marin taas oo hada qibradayda an dhalinyada wilasha kula dardaarmo guurkada koobad gabar kubilaw oo garoob haku bilaabin ano oga cabsi qabo wixi iqabsadey inay dhalinta qabsato inaksto naagu isku mid ahayn o laga yabo garob fcn in la arko. Erayadan ayan damca marwalbo ina u qoro hadana waan qalbi ilaliya o an dhaha haxumeynin Ama hore u afeef dhigo Ama dib u adkayso Waa maxay ilmaysaye Uur jilicsanantani Waa maxay ilowdaye Intee aayaha waday Olashaye anoo maqan Waa maxay irdhowdaye Naxligiyo amuurahàa Inaad aabahod tahay miyad ka ambanaysa Waa maxay ilowdaye Intee aayaha waday Heestaan dhowr sano kadib ayaan cwa arkay anoo arimihii an u dhagaysan jiray iyo arimaha an cwa ka fakearayay ay kala duwan yihiin Halasoo duceeyo in alle arooska fududeeyo o aysan bishaan ila dhaafin waad dareemi kartaan 5 sano wx la sugayay hadi ay si wanagsan u dhici waayeen AMAL BANK in ilaahay waxkasoo qaado yarka an usocdo o an sxpo nahay asagana allaha ku duwo inuu guurkeyga waxka fududeeyo
@mahamoudabdi431
@mahamoudabdi431 14 күн бұрын
15/08/2024 at Taipie Taiwan 5:26 afternoon Taipei time
@bashman345
@bashman345 14 күн бұрын
1964 Alla aamiin ma iisho
@waberibouh3978
@waberibouh3978 17 күн бұрын
Caydaruus cabdi Ibrahim
@Maeyann9
@Maeyann9 20 күн бұрын
Waa imisa jeer waad dishay heestii
@rashidahmed8794
@rashidahmed8794 20 күн бұрын
Badaw studio will suite him better
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r 22 күн бұрын
HADAANAN QALDANAY!!!! WAA LOGU BAROOR DIIQEY, SHAHIJDKI AUN XAAJI FAARAX OOMAAR KOLKI GUMEYSIGA LO GARBA DUUBO LAGU XIREY XABSI JAZIIRADED
@AbdiwahaabAxmed-g7l
@AbdiwahaabAxmed-g7l 26 күн бұрын
Allaaya raxma yaa Salaam mawjadaa kuluc la iskuma doonto❤
@AbdiwahaabAxmed-g7l
@AbdiwahaabAxmed-g7l 26 күн бұрын
Allaaya raxma yaa Salaam mawjadaa kuluc la iskuma doonto❤
@AbdiwahaabAxmed-g7l
@AbdiwahaabAxmed-g7l 26 күн бұрын
Allaaya raxma yaa Salaam mawjadaa kuluc la iskuma doonto
@AbdiwahaabAxmed-g7l
@AbdiwahaabAxmed-g7l 26 күн бұрын
Allaaya raxma yaa Salaam mawjadaa kuluc la iskuma doonto
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 28 күн бұрын
Basaasta indhaha Ayaa iga ba'shoo.
@qaraamyahan
@qaraamyahan 28 күн бұрын
@@cabdiwalibeeroof2483 waa caynkaa weeyi.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 28 күн бұрын
So badi noocaan oo kle mhdsnd sxb.​@@qaraamyahan
@XasanXayle-po9ed
@XasanXayle-po9ed Ай бұрын
Kaadkacabanayso kaad naqabanaysee haday isku.afnoqdaan.sowqawaaf.xumaaha.
@faqadaricumar5448
@faqadaricumar5448 Ай бұрын
2024
@XaqeeyTagi94
@XaqeeyTagi94 Ай бұрын
Illahow kuu naxariiso cumarow hadhkii janada hadhso Amiin.
@fogaanarag7077
@fogaanarag7077 Ай бұрын
Midhihii abwaan qasim iyo boodhare laxankii iyo gabankii iyo weliba codkii cumar dhuule
@RuthWanupdirahmanYusuf
@RuthWanupdirahmanYusuf Ай бұрын
😂❤❤❤❤
@FarhanawlAli
@FarhanawlAli Ай бұрын
Cilmi boodhari Eesh caalaa erayo Hadaad dhimato geeridu marbay nolosha dhaantaaye😢😂❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
00:00 𝐒𝐚𝐥𝐮𝐮𝐠𝐋𝐚𝐚𝐲 maxaan samir 00:00 Ku weynaaday ALLAHAYOOW 00:00 SaLuuglaay maxaan samir 00:00 Ku Weynaaday! 00:00 Intaa samo ka talinayey 00:00 Maxay talo I Seegaysay 00:00 Sidii Aabahay Sulub 00:00 Ku dhacay cadowna 00:00 Seeteeyey Saqda dhexe 00:00 Maxaan reemayooh 00:00 Seexan kari waayey 00:00 Maxaan sabab aad leedahy 00:00 Darteed sahanku xoogoobay 00:00 Nin ILLAAHAY siciidkiisa 00:00 Ahbaan belo-ba saaqayne 00:00 RABBI baa i seejayeh 00:00 Maxaa dhimasho Lay saadshay! #Page2 00:01 Dhaaxaad i sidatoo 00:01 Aduun kuu Samraayoo 00:01 Nafta kugu Sasabayee 00:02 Dhaaxaan sir iyo caad 00:02 Wixii aad samaysabah 00:02 U sacabo Tumayeeeh 00:02 Ogow samirkii waa jiray 00:02 Waan'se kaa Goostoo 00:02 Sadkiisaa dhamaadaye! 00:02 In Suldaanku boqor Yhy 00:02 Faqiirkuna SabooL Yhy 00:02 In Sareedo khayr Thy 00:02 Sal fudaydna Daran Yhy 00:02 ILa garo SaLuugLaay! #Page3 00:03 Dhaaxaan Samaayooh 00:03 Sixin iyo ahaa maLab 00:03 Kuu YaaL sintaadeeh 00:03 Adiguna SaLuugLaay 00:03 Saadaasha khayrkiyo 00:03 Luminaysay Saaceeh 00:03 Ogow samirkii waa Jiry 00:03 Waan'se kaa Goostoo 00:03 Sadkiisaa dhamaadayeh #Page4 00:04 In Sibraarku maqiiL Yhy 00:04 Oon saa'id Lagu darin 00:04 Inay Siigo boodh Thy 00:04 Saxan saxo Udgoon Thy 00:04 ILa Garoh SaluugLaay! 00:04 Inan Yahay mar ka hore 00:04 SaLaan Guud Oo weliba 00:04 Sooryo Ah waa inaan 00:04 Ku Siiyaaaaaaaaaaah 00:04 Marka xiga Sir teeenii 00:04 Saadaasha Wadateeh 00:04 Loo Sacabo Tumayee 00:04 Seetada Lahaydeeeeh 00:04 Aan Ku xidhay sibraarkee 00:04 Ku QufuLay sanduuqeeh 00:04 Muftaaxeedii Suubaneh 00:04 SaabLayda hoosiyooh 00:04 Sanba bada Agtoodiyo 00:04 Wadnahaaga Aan Sudhay 00:04 Soodigan ka saareeeeeeh 00:05 Soodigan ka Saareeeeeeh 00:05 Durba Siiyey ruux KaLeh. 00:05 Sadar kaasi ii xidhan 00:05 Midna socoto weeyaan 00:05 Waa badi sirtaydiyoh 00:05 Waxan aan ku Suganahay 00:05 Inkastooy sisibashaduh 00:05 Aadmiga ka siman Tahay 00:05 Layma kaa samaynineh 00:05 Ama aad i sidatooood 00:05 Muddo ii Samraysooh 00:05 Ii Sama Falaysooood 00:05 SaLma dhiga ka Wcn Thy 00:05 Sidaad maanta Yeeshiyo 00:05 Saan saanka Muuqdaa 00:05 Kaa Siisan Maayeeeh 00:05 Waa maxay SaLuugLaay 00:05 SakaLahan Is dhaafsamay 00:05 Sideebuu xaalku Kaa Yahay?. 00:05 Sidee buu xaalku kaa Yahay?. ==================END!. من لا يحب سوتل حلوه يحتاج إلى ظبيب ❤ الله يرحمه ملك الملوك العود بصيقته الصومالية و هو المسيقار عمر دوله علي امين يارب العالمين امين امين.
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 Ай бұрын
Heestan kamaba xiiso gooyo
@user-ds1ky7kk7t
@user-ds1ky7kk7t Ай бұрын
Abwanka iska lahaa
@qaraamyahan
@qaraamyahan Ай бұрын
@@user-ds1ky7kk7t inta hore waa Qaasim inta dambena waa Boodhari
@SharmarkeCaamir
@SharmarkeCaamir Ай бұрын
❤❤❤❤
@cabdinaasirkadiye
@cabdinaasirkadiye Ай бұрын
Allaha u naxariisto cumar mahdi boqorka jaceelka
@musaali-dk8cq
@musaali-dk8cq 2 ай бұрын
sixid; wuxuu yimid somaliland 1942. barashada kabanak wauxuu ka soo bilaabay cadan , tiraba laba kaban ayaa adeerkii kaga jejebiyey cadan markaasoo hargeysa ulasoo baxsaday, carabka berbera joogey waxbuu ka korodhsady ee uma bilaabin. dhegeyso waraysigiisa.
@hah7064
@hah7064 2 ай бұрын
Waxaa qaadaya Rashiid Bullo IbrHim
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 2 ай бұрын
Nabad iyo caano aynu ku ciidno 2024
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 2 ай бұрын
Heestan eega eega bal amarkan iyo yaabkan eega erayadii aun abwaan Cabdilahi Cabdi shube laxankii muxamed cige ilbir codkii tubeec iyo iftin muusigii Walaalo hargeysa 17 September 1963kii reedyo hargeysa dad badan ayaa gabadha qalda oo Marwo muxamed iyo maandeeq ku sheega waa iftin oo fanka 1965kii ka baxday sidas ula socda dhalinta Yar Yar by Fuaad shibiin
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 ай бұрын
Aun King voice tubec
@AbdiAnsaari
@AbdiAnsaari 2 ай бұрын
Waynooow wax lagaama waayi jirine Wanaag ii xigsii waxyeelada 😢
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 2 ай бұрын
Saaxiib aan talo ku siiyee heeskan in aad sideedii u dayso ayaa Ila quruxbadan, heestani ma aha wax aad adigu kelidaa leedahay waa dhaxal ummadeed jiil ka jiil in la dhegeysto ayaa ay tahay. Markaa sxb heesta sideedii kusoo geli, kuna mahadsanid dedaalka aad gelisay hawshan.
@user-hm2yg2le1j
@user-hm2yg2le1j 2 ай бұрын
9:40 ❤
@MohamedHussein-mf3fp
@MohamedHussein-mf3fp 2 ай бұрын
ERAYADI XAJI GUJIS ILAHAY HA U NAXARISTE
@aliawil1492
@aliawil1492 2 ай бұрын
Caaawa oo bishu ay tahay 02/06/2024 ayaan ku murqaamaysaaa Guri Burco ku yaaal 2:11
@user-zp7bb6pb8z
@user-zp7bb6pb8z 3 ай бұрын
Woow 2024 y 5 30 sacada 03:23
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 ай бұрын
Erayadii Ismaaciil Sh Axmed AHN Laxankii Saxardiid M Jabiye AHN Kabanka Ismaaciil Xudayddi AHN
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 3 ай бұрын
Laba aan waligood is waayin iyo Iskuma wiirsataan innagoo wada aheeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeey.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 3 ай бұрын
Fari nise.
@HalisTa..22
@HalisTa..22 3 ай бұрын
Masalooyin Talantaaliyaan Maandhe leeyahayoo Waxaan ahay nin midabbeeya oo Maalinba is roga'e Miisaanna ima saari karo Qof i maleeyaaye Nin walboow waxad maagantee ay Mohato laabtaadu Ee aanad madadaaladeed Igala maarmeynin Iska soo mar waa kuu mubaax Marinkaad doontaaye✍ F4 keygii ayaan aad u dhageysan jiray heestan 2022 H&M Waqti qurux badan ayan kuso qaatay runti,, balse caawa oo taariikhdu tahay 22-5-2024 waqtigu iima sama waayuhuna cakiran!! AUN dhamaan abwaan qaasim, Cumar dhuule & cilmi Boodhari🙏
@guuleedrooble300
@guuleedrooble300 3 ай бұрын
Codkii omar dhuule iyo Erayadii .abwaan qaasin .
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 3 ай бұрын
Wllahi kabankii jiim ayaad moodaa sababtoo ah daauud wuxuu kamid ahaa ardaydii jiim sheekh muumin In kastoo jiim garacida cuudka cid ku gaadhaysaa aanay jirin wuu ku yara dhaweeyey daauud AHUNxrsto labadaba
@ismaciilbashe8430
@ismaciilbashe8430 3 ай бұрын
"Waaheen iyo waadi baa i sitoo Walaac baan ku waa bariista!"
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 3 ай бұрын
Jabuuti iyo Jiowhar
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 3 ай бұрын
Made in somaliland ❤❤❤❤
@user-zp8fi7il3p
@user-zp8fi7il3p 3 ай бұрын
Xudaydi marbaa lawaydiiyay laxamada heesaha ee aad samaysay teebaad ugu jeceshay wuxuu ku jawaabay Riftoon waa sababta uu sidaas ugu tumay majirto cid sidaas utumikartaa waa miisaanka culus qaabka uu utamay cuudka ayaa wareera mushteeg ayaa isna qaabka ugu saraysa uqaaday heeskan waana markan marka ugu fiican ee heeskan latumay way jiraan marar kale lkn markan magaadhaan waayo rag culus ayaa meeshaa isku helay xudaydi iyo mushteeg AUN
@AbdiAnsaari
@AbdiAnsaari 2 ай бұрын
Erayga rifdoon muxuu noqonayaa tolow wll
@Ahmedjib
@Ahmedjib 2 ай бұрын
​@@AbdiAnsaari waa cadar Frances ah.
@Highilighschannel1470
@Highilighschannel1470 Ай бұрын
​@@AbdiAnsaari Riftoon waxaa la odhan jiray cadar aad u'udgoon oo barigaa socon jiray waxaana Soo saaray France waana ka uu xudaydi AUN heeska ugu magac daray