Biidku qeymo daranaa
3:04
3 жыл бұрын
SAYID KHALIIFA. GEEDDI CAANO LEH.
7:56
CUMAR DHUULE CALI, BOOGTII . AUN
7:52
WAA SIDAA XAQIIQDII. KOOXDII HORSEED
6:39
WAAN KUU BUKAA I BAANO. SUUFI CALI
19:42
UMMADAHA MIDOOBAY, Kooxdii Heegan
6:29
DAN & HAWL. HOBALADA WAABERI.
9:39
3 жыл бұрын
HEESTII SAXANSAXO. HOBALADA WAABERI
12:52
Пікірлер
@AhmedHayaan-Biribiri_47
@AhmedHayaan-Biribiri_47 12 сағат бұрын
Waa hees cajiiba mooge ayaa inanta ka codsanaya in ay u raacdo meel aanay aqoon iskalana joogto, iyana waata leh " haday jiibtu kaa tahay, Jimicsigii magaaladda Joog, joogsi ma aqaan" Yacni idhaafi.
@user-df6ff1nl3o
@user-df6ff1nl3o Күн бұрын
Abwaan Mohamud Abdillahi singub
@user-df6ff1nl3o
@user-df6ff1nl3o Күн бұрын
Sinsub weeye
@QureehMaxamad
@QureehMaxamad 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 күн бұрын
Maxamed Jaamac Joof Beri hore waxaa jiray Inan timaha biifttoo Baarkana u tidicdoo Boqorkiyo dhaclahiyo Maro beyle xiratee Wax badaley kuwii hore Belo geesa dheeroo Buur madaxa saartoo Suuqa baratamaayee Naa bi’ise dhaqankii Sharcigii ka beydhoo Diintii burburisee Habloow maad is barqabataan Maryan Mursal Ciise Boqolsano horteediyo Beri hore wixii jiray Ee la iska baal maray Budulkii dib u ha u qaban Laga soo baqoolee Hadda baratan & orod Bisha iyo cadceediyo Beesha loo horseedoo Aanu beegsaneynaa Horta baro tacliintiyo Buugiyo dhigaalkoo Badow yahow dib ha u celin Dadka soo baraarugey Max’ed Jaamac Joof Beri hore waxaa jirey Inan aan bil & labohadal kaaga bixinoo Raggu baadi goobaabidhaan arag ku weydee wax bedalay kuwii hore Casarkii dad baxayoo Kiish buuran qaatiyo Burcad debada meertee Naa bi’ise dhaqankii Sharcigii ka beydhoo Diintii burburisee Habloow maad is barqabataan Maryan Mursal Ciise Ilaahii bad iyo wabi Biyahooda daadshee Meel kula balamayee Dhulka baaxadaliyo Buuraha rakibeybaa Bini aadamigiisuna Ruuxba cayn u beere Waad baadiyowdee Cidi kulama beyrine Horta baro tacliintiyo Buugiyo dhigaalkoo Badowyahoow dib ha u celin Dadka soo baraarugey Maxamed Jaamac Joof Beri hore waxaa jirey Inan baarax geeliyo Faraskii baxdoowaba Yarad looga bixiyaa Bunduqana la raacshaa wax bedalay isu boga bar maqanoo bahdii ay ka dhalatiyo beylihisay waanee Naa bi’ise dhaqankii Sharcigii ka beydhoo Diintii burburisee Habloow maad is barqabataan Maryan Mursal Ciise Baarax geela iyo faras Iyo boqon yaraha ari Hablihii lagu badali jiray Diinta aynu baraniyo Ma baneyn kitaabkuye Booli quutayaashii Biicsan jirey haweenkiyo Baxadsoorihii tagay Maanta looma baahnee Horta baro tacliintiyo Buugiyo dhigaalkoo Badowyahoow dib ha u celin Dadka soo baraarugey. Mahadsanid Jaale Alle Magan.
@eidomar5754
@eidomar5754 3 күн бұрын
2007 ayaa maqalkeeda iigu horaysay. 17 sanno ayaa ka soo wareegtay.
@MuuseAxmed-vb7hg
@MuuseAxmed-vb7hg 5 күн бұрын
Quruxbadanaa xasuuusaha qaar waan ku caqliyaystay uun wllhi heesta ano sabiya xazuuzta hadana wxn jiraa 23 yers
@xaliimoxuseen121
@xaliimoxuseen121 5 күн бұрын
11 8 2024
@abdiahmed8678
@abdiahmed8678 5 күн бұрын
11/8/2024❤️😍Sunday
@hassanGaney
@hassanGaney 5 күн бұрын
Kabax
@HoodoAbdinour
@HoodoAbdinour 5 күн бұрын
2024 ❤
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 8 күн бұрын
Thay killer of cawaale bustale
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 8 күн бұрын
Faqash offspring of bigs that's meaning of it
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 8 күн бұрын
The anemey of somalil peaple and somali Nation is faqash
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 8 күн бұрын
Faqash peaple kill in jigiga
@anissahassan9932
@anissahassan9932 8 күн бұрын
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️💚🤍💜😍👍🌸💕
@anissahassan9932
@anissahassan9932 8 күн бұрын
Woow 2.5 millions vieuws well done xasan Aden iyo halimo khalif Mobil Allaya rahma long live xasan Aden keep going forward 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤍❤️💚💜😍😍🎉
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 8 күн бұрын
Waxaan ka shex maqlayaa cuudkii mucjisadii aalada cuudka soomaalida jiim sheekh muumin oo laga dhex galay
@user-lt5os1ro1m
@user-lt5os1ro1m 8 күн бұрын
Abwaanka heesta Clqafaaar ciise cagoole big legend
@MaxamedXasan-ex8yy
@MaxamedXasan-ex8yy 8 күн бұрын
Erayadii c/qafaar ciise cali
@xamdixarago5656
@xamdixarago5656 9 күн бұрын
2025 😢😢😂
@kadersheik7948
@kadersheik7948 10 күн бұрын
6/8/2024. Time 12:03Am dareen gooni ah ❤
@Buneysead
@Buneysead 11 күн бұрын
Yaxdii gaalkacyoodeyyyy❤ Aun xalweystee
@kiinowpoy7930
@kiinowpoy7930 11 күн бұрын
5,8,2024 years old
@Shekeye-nq2md
@Shekeye-nq2md 11 күн бұрын
ma ogthy siradey Somaliyo idile uma sida tid quruxde hablha kulama mid jira ona San ugine muhimada Ina fahanto fican 🫵🥀
@zackariasabdo7685
@zackariasabdo7685 12 күн бұрын
Xasuus 😢
@hasan-tx8cl
@hasan-tx8cl 12 күн бұрын
❤2024_Aug_4 habeen isaniina waxan jooga Addis Ababa 11:50pm 😢
@AaminDeeQyuusuf-s7e
@AaminDeeQyuusuf-s7e 12 күн бұрын
😢😢
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 12 күн бұрын
#MAHAMED#MOOGEAUN "Babaygii Jamaamiyo "Canbe Jilib Ku Yaalaay "Ubaxii Janaaliyo "Jawharad La Moodyeey "Jidhkaagaa Udgoonbaa "Isoo Jiidanaayee " Wadnahayga Jeexdee "Jeegaan Sideed Baad " Hay Odhan Hay Odhan " Jawaab Qudha Azmaay #HIBO NUURA Hamaskayga JiiLaal "Ruuxa Uu Jil Jilayee "Jilbiskiyo Abeesada "Jiridaha ULa Hoyda Ee "Oo Soo maray Jiidaal "Dheer Lama Moodo Jawhare "Jiiftada Hadoodilan "ka jidhidhicoodee "Janno galle hay celin #MAHAMED #MOOGE AUN "Geenyadii Jaraysani "Ma taqaan Jikaarkee "Jidiinkaagu Raaxada Ma mid JaahiL ka Ahbaa? #HIBO #NUURA "Calool Jilicsanaantaadu "Ma Hal Jeel Ku Raagaa "Sideen Jawharadaydaa "Ciyaar Ugu Jajabiyaaaa #MAHAMED #MOOGE AUN "Jeertaa Gadoodoo "Jidhifta iska Kicisoo "Ruuxii Hor Joogsada "Hawl Yari Ku Jiidhee "Sida Jiir Dhalaan Helay "Ha Jirabin Naftaydeee "Waxaan Kaaga Jeedaa "Jinow inaan wadaagnee "Qarda Jeexa Qarda Jeexa iga daa #HIBO NUURA "Jilibkaan Afaystaba "Goortii Uu Jilow Gabay "Ee Jamatay Laabtii "iLlin Goonyo Haw dhigin "Naftaan Xadhig Jebaanjiba "Ku Xidh Xidhay Jahaaseee "Anoo Jidhiyo Laalays "Jilbahaa Kusoo Koray "Kuma Jixin Jixaayee #MOHAMED #MOOGE AUN "GEENYADII jaraysaay "Ma taqaan Jikaarkee "Jidiinkaagu RAAXADA "ma mid JAAHIL ka ahbaa? #HIBO NUURA "Callol Jilicsanaantaadu "Ma hal jeel ku raagaa "Sideen Johoradaydaa "Ciyaar Ugu Jajabiyaa "Jamaal Qurux wanaageey "Jaleecadaan Ku Eegaa "Jacayl igu Abuurmoo "Kaa Jeesan Waayeee "Xageed iga jiraysayoo "Jihadee baad ku noolayd? "Jeexaygii midigeey "Jidka Laysma Taagee "Jinaweey Jinaweey "Jinaweey isoo Raac #HIBO NUURA "Inanyohow Jibaysabi "Dhabarsani Jacaylkii "Jir Jiroole Weeyoo "Jiho Maleh La Raacoye "Jirid midho ka beermiyo "Jirid midho ka beermiyo "GUUR waan u Joogaa "Hadayse Jiibtu Kaa tahay "Jimicsigii Magaalada "Joog Joogsi Joog Joogsi ma aqaan!. Erayadii Xasan Sheekh Muumin AHN Riwaayadii GAARRAA BIDHAAN Laxanka Bashiir Xaddi AHUN.
@alisaid2008
@alisaid2008 13 күн бұрын
Mirihii iyo laxankii m.aadan badeey codka xalweeyste
@Asmacabdicilmi2233
@Asmacabdicilmi2233 13 күн бұрын
Xasuus ❤3/7/2024 sabti ❤😢
@mustaf7562
@mustaf7562 14 күн бұрын
2024 qofki dhageysanaya like you ila dhafin😢
@user-ce7ub7vs9p
@user-ce7ub7vs9p 11 күн бұрын
a
@Said_yasin10
@Said_yasin10 14 күн бұрын
2009 maqlay , maantana waa 2024 😢😢
@NuurAbdull
@NuurAbdull 14 күн бұрын
Beautiful songs very legend proud to be my language ❤
@jacfarwadani2200
@jacfarwadani2200 14 күн бұрын
Heestan waxaa micnaheeda ifahansiiyay abwaanki sameeyey c/qafaar ciise cajiib Ha gilgilin albaabkee gacalba ilaashe xidagaha xagoodiyo Guud uga soo dago
@mowza3840
@mowza3840 15 күн бұрын
This generation lived once upon time somali music was his highest peak. Allow u naxariiso dhamantood. Janadii firdowsana geey. Wa soo halgameen af iyo suganba wa hormariyeen
@Aboke10
@Aboke10 15 күн бұрын
𝑨𝒃𝒔𝒐𝒖𝒍𝒆𝒕𝒍𝒚 𝒃𝒆𝒔𝒕
@quakzyt3489
@quakzyt3489 15 күн бұрын
Heestaan waxaa la tiriyay 1975tii, waana dagaaladii somalidu ku taagaaraysay Djibouti, France baana loola jeediyay, somaliyana waxay isku hallaynaysay saldhiggii Berbera ee USSR- Ruushka
@user-dj3lg7tt8z
@user-dj3lg7tt8z 15 күн бұрын
1 August 2024 d17:34 pm adkeyg wexey udabaal dagayaan puntland day lknse anu maqane jooga noqdey waxaa i gaĺey safar meel an wax ka bilaabo wan garan la ahey 1year baa meel volunteers ku shaqeenaya mobile wa 0dollar nolosho wy iska adagthey shaqo la'aaan ta wadanka ka jirta na saameysey Allah hayow nataageeer ❤ i.a nolol wanaagsen
@anissahassan9932
@anissahassan9932 16 күн бұрын
❤️💚🌸🤍💕👍🌸💘💕🇸🇴🤍❤️🤍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@anissahassan9932
@anissahassan9932 16 күн бұрын
Woow 2.5 millions vieuws I am listening right now 3.35 pm 31.07.2024 I am enjoying the song of magool and hassan Aden samatar keep going forward ❤️💚🤍💚❤️🤍❤️💚🤍💕💜🌸🎉🎉💚🇸🇴🇸🇴🇸🇴 both of the singers are habar gidie ilahoow uu narariisto halimo khalif magool she was the icon of Mogadishu 🌸👍💜💜❤️💚😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💘🌷😍
@AhmedadanAli
@AhmedadanAli 17 күн бұрын
Ninkani waa Maxamed Nuur giriiig ee Maaaha Maxamed Axmed qaasaale
@rumanahassan7782
@rumanahassan7782 17 күн бұрын
2024😢😢
@khalidofficeal3380
@khalidofficeal3380 18 күн бұрын
Monday july 29/2024 Time::11:52
@allweather7847
@allweather7847 18 күн бұрын
Wa malin Isniiin 29/07/2024 watching from Kampala 🇺🇬🇸🇴, AUN 😢 xasuuus
@XasanCali-i4e
@XasanCali-i4e 18 күн бұрын
29/7/24/ yaiga danbeyo
@user-fz4jl2mm6h
@user-fz4jl2mm6h 19 күн бұрын
Cabdirisaaq axmed kaariye madar Joga hargaysa Jigjigayer Malin axda 28/7/2024 Xasuus
@user-fz4jl2mm6h
@user-fz4jl2mm6h 19 күн бұрын
2024
@suldaanofficially
@suldaanofficially 20 күн бұрын
Mid aanu ilmaadeer nahay ayaa heestan aad u dhagaysan jiray Waxa uu jeclaa inan istaahil layidhaa Intaas ayuu ku soo celcelin jiray Ruxaad jeclaato Oo beer jileec leh Jini kaama celiyee Xaafada ayaa iska daa ku odhan jirtay inantaa 😂
@FaadumoFanka-wj2no
@FaadumoFanka-wj2no 20 күн бұрын
Heestan waxan dhegaysanaya malin sabtii ah cada 9:14 bishuna thy27 Jul 2024 waqtigasoo u exkaygu soo diraay