Luuqdii isku shuban xasan diiriye
7:08
maxamed saleebaan tubeec Qaraami
6:24
yurub geenyo (Rogaal)
5:21
2 жыл бұрын
Raaxeeye caabi mire dacar
4:09
2 жыл бұрын
caabi mire dacar (Qaraami Ciil)
4:17
Axmed mooge (duufaanka xooga leh)
6:27
jooqle iyo heestii (sabaax)
8:41
2 жыл бұрын
Пікірлер
@AbdimaalikKirix-jj1sr
@AbdimaalikKirix-jj1sr Күн бұрын
8/5/2024 habeen salasa ah allah haw naxaristo awowo saxardiid
@mahadolad847
@mahadolad847 Күн бұрын
Erayada iyo laxanka hanuuniye
@badrigass4135
@badrigass4135 2 күн бұрын
Ustaad nuuradiin cali Amaanow, Mawydku baryo haku ilaawo, Anna lyrics ka heesta akhyaarta aan fahmin aan uga faaideeyo hadaan qaldana waad isixi, Masku jawharadiisyo Jeexyaduu ilmaha dhigo Kama jeesto mirashada Naf waxjecelna daymada Jaangooyadii hore Jidmarbey ka dhigataa. Jeexaygii midigeey Anigana jeedaladaadi Surkaa ila jabayee Marmarbaan jaleecada Wacan kaaga jeedaa Adoo jeega meel uu Cirjiitamey xaley u jilbaha dhigay Xareeduna jidh tahey wali Marna waxankaaga jeedaa Adiga oo dhex jiifsadey Meel jadeenka geedkiyo Jiiqu is hadheeyoo Jiqaaqirada laamahu Isku jeeni qaarmeen,! Cirkana jarar carceersadey Intey jeexdhan qariyeen Jirkuu saxada soorogo Waagii lasoo jid marayoo Jeegaan kukala badhey, Oon jamashadaadii Jalkii qaadan wayoo Jibaad ololayee Sida geel jidheeriyo Jilab dhagaxle soomarey Jimiimic cidayoo sidan kuugu jeelqabo,adna mawjiraban tahey Mar’xasuus jilbaha iyo Jaaha ma isasaarnaa Marna jiidh dubaaxsiga Qalbiga ma iga jeedaa Mise jibada faalada anaa jitamayo Inaan jiraba maad ogid? Waxan kasoo salamaya gobolka Awdal, wanankugu xidhanahey
@CaliMuxudiin-tp6hf
@CaliMuxudiin-tp6hf 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CaliMuxudiin-tp6hf
@CaliMuxudiin-tp6hf 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamudmuslim8071
@maxamudmuslim8071 5 күн бұрын
😢
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 9 күн бұрын
Wow xasan sabriye afrax (xasan great/garaad) wuu inoogu raaxeeyey isna alle ha u raaxeeyee runtii wuxuu kamid ahaa tumayaasha aaladan cuudka soomaalida wuxuuna ku ahaa maahir ama xariif AHUN
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 9 күн бұрын
Waa cuudkii daauud cali masxaf AHUN
@user-my6dg2sc9c
@user-my6dg2sc9c 10 күн бұрын
Fanaankayga axmed cali cigaal
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 12 күн бұрын
ALLAH RAXMA JAANGO
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 12 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 12 күн бұрын
❤❤❤
@shaaficiaadam1184
@shaaficiaadam1184 13 күн бұрын
Sawtu raxmah ❤
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 13 күн бұрын
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 13 күн бұрын
❤❤❤
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 13 күн бұрын
❤❤❤❤
@Highilighschannel1470
@Highilighschannel1470 13 күн бұрын
Jiim Sheikh Muumin AUN (Qoobka fardaha ) Ayaa lagu naanaysaa heestan iyo heeska layidhaah haadba haadkici 🔥 qaabka uu utumay waa heerka sare legend of the legendary jiim 😢
@MahedxaajiCabdi
@MahedxaajiCabdi 16 күн бұрын
Dayaxbarikasokacay
@guledwalqiye
@guledwalqiye 18 күн бұрын
@user-Axmed
@user-Axmed 18 күн бұрын
Soo raaciya Erayada hesta abwanki lahaa mahadsanidin
@user-horo
@user-horo 18 күн бұрын
Mashalaa fanaan weeyi kabaniistahan iyo darbuugado way isla haleen sifiican kusocda 👏👏👏👌👌👌👍👍👍
@cabaasozil8
@cabaasozil8 20 күн бұрын
ninkaan waa mucjiso xaada i istaagte bilowga taqsiinta ayaaba kgu filan kabankan waa god ka guur sida isu ledahay wa hal teenbo ayuu socod cusub bilabaya buu hdana badalaya alla yaraxma boqorkii cuudka❤😢
@boorkakakac
@boorkakakac 20 күн бұрын
Tolow Mushteg noociso kale dib maloo heli doona?😢 Codkiisi xabeebta lahaa keliye marki aan maqlay ilma igu soo istaagtey Ilaahow qabriga u waasici
@ibrahimMohamed-fb6yt
@ibrahimMohamed-fb6yt 20 күн бұрын
Dhammaan waxaa laga magacaabaayaa muallifka,luuqda iyo cuudka la tumayo war ma maqleysaan miyaa durbaanka iska daba dhacaya waxaan u maleynayaa in uu tumayo al fannaan Goobe haddaan khaldanahay ha la isaxo waad mahadsantihiin dhammaan
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 21 күн бұрын
Heesta ugu wayn weeye oo Xasan Aadan Samatar qaado laxankana saaray wxa sameeyay aun abwaan wayn Mxmmed Cali Walash Caydiid Kaba cune oo Ssdf ka tirsanaa. Wxaa tumaya Jiim sheikh Mumin markaan.
@user-vd1lv8bn7v
@user-vd1lv8bn7v 21 күн бұрын
Qofka kabanka tumaaya igu caawiya guys
@hassanmohamedroble8396
@hassanmohamedroble8396 24 күн бұрын
Hadaad dhegeysan lahayd waxay ku sameeyeen,qolooyinkii warfaafinta haystey,hab cunsuriyad ah Bay kula dhaqneen una diideen inuu soo bandhigu talent igiisa fanaanimo lkn taa bedelkeeda wuxuu go,aansaday inuu isagu isa soo saaro,waata laga wada dhegeystay yurub carab America africa intii soomaali ku nooleyd buu qabsaday,mar qura baa raadin loogu dhaqaaqay ,hade waa shalay qabyaalada iyo qudhunka lagu hor gudbey. Buun buunin igama ahan isaga ba soo dhegeyso . Ustaad hanuuniye fanaan aan la loodin karin.
@hassanmohamedroble8396
@hassanmohamedroble8396 24 күн бұрын
Ma agtahay inaan amakaagsanaa,ayaamahan dartaa,aramida cishqigu uurkiyo qalbiga ku abuuran tahay,Astaahileey astaahileey.
@MohamedJousuf
@MohamedJousuf 28 күн бұрын
Wlh jim waaa legend 😢😢😢wuxuu u gagaraacay si aaan dabadiis loo tumin heeestan xaasidnimadii oo legend ah 6 qof oo is dhinac fadhiso baa mooda iney tumeyso waana kaligiis AUN JIM SHEEKH MUMIN ILAAHOW JANADII GEEY
@abdifataaxbashiirmaxaud8075
@abdifataaxbashiirmaxaud8075 22 күн бұрын
Dhamaan waa noocaas, bal heesta igu dheeridaa ee Samatar qaado soo eeg.
@IsxaaqIsxaaq421
@IsxaaqIsxaaq421 Ай бұрын
Xaxa masalguuro cashaqu ani sibiq maigu galay waa dareen xasiistisa wata / caawa waa haben. Isniin sogalayso /7 /7/2024 sacaduna-11:49 - walle kuman ilawin jacalkaad isiisay iyo sida dhibta yar eed iga tagtay 6 sano ayaan isjeclayan imikana 1sano ayaan kala maqanahay wali sidii ayaan kuu jecelahay❤❤❤
@Alisacudi
@Alisacudi Ай бұрын
Xasuustiii hanuuniye
@SadiiqAwil111
@SadiiqAwil111 Ай бұрын
2024/7/4 Markii Kowaad Een daawado Ha I DhaafiN Hadaad Comanty Gyagaa aad aragto😊
@yusufwais5407
@yusufwais5407 Ай бұрын
A legacy of somaliland literature
@yusufwais5407
@yusufwais5407 Ай бұрын
Xasuusta waayo, waxase fanning ah Reer Cerigabo😊
@sundusmohamed3078
@sundusmohamed3078 Ай бұрын
this song 😢 but makes me stroung wonen she sey Qayrka kamad hadhin wd qimo waynte qalbigagu yu jabin and i fell ok❤
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc Ай бұрын
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc Ай бұрын
❤❤❤
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc Ай бұрын
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@nalkakadiye7800
@nalkakadiye7800 Ай бұрын
Hestan xasus badn ayay igu ledahy mrkn schoolk dhigan jiry ayaa malin ay fasax ay ahyd ayaan kulu go ay mrk heestan ayaa dhageystay shaly onku lu go ay libant mant😂
@Abdullah.Mohamed-jj3zu
@Abdullah.Mohamed-jj3zu Ай бұрын
Laba muus3
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
Heeska "Ma Salguuro Caashaqu" ee ay ku luuqeeyso Allaha janeeyee Xaliima Khaliif Cumar (Magool) waxa uu qeyb ka ahaa heesihii ku jiray riwaayaddii (Talo Iyo Talaabo) ee uu alifay Abwaan Maxamuud Maxamed Yaasiin (Dheeg) taa oo jilliinkeeda masraxiyadeed la metelay horaantii sanaddii 1968, waxaa'se xusid mudan in heeskani uu ahaa heeskii sedexaad ee uu laxameeyo fanaanka weyn marna laxamaystaha weyn ee canka ah Axmed Cali Cigaal waxa uu laxameeyey laba heesood oo hore tanina waa heestii sadexaad ee uu laxameeyo sida uu sheegay marka laga soo taga heeska "Dadnimada Aqoonso" oo ahaa heeskii koowaad iyo heeska "Tuke" oo isna ahaa heeskii labaad. Sidoo kale waxaa xusid mudan in kabanka uu tumayo Aun, Xassan Sabriye Afrax (Gareedi). AHUN Hassan Garayt iyo dhammaan intii dhimatayba Aamiin.
@user-zh4he9bm6j
@user-zh4he9bm6j Ай бұрын
Waxatahy ayaan ladhad io lama ilaabaan Abdulahi hanuuniye ❤❤❤❤
@dhalanteedtv7553
@dhalanteedtv7553 Ай бұрын
Mana ihi nin liitoo AMA leeyli gabaneed Wlhi cajiib waa Allaha unaxariisto m.m.L fanan wayn Sandka 2024 busha july
@user-xj6cv1jf3q
@user-xj6cv1jf3q Ай бұрын
funaanadaha.qarniga.dambe.yurub.geenyo.sawtu.raxma..noolaw
@maxdar11
@maxdar11 Ай бұрын
Ilaahbaan kugu dhaariyee ubaxyow miyaanay asli kaa udgooneyn ❤ Yaa salaam wlaahi xaada istaagtay alle gacanta ha idiin barakeeyo.
@RaxamoCabdi-y2k
@RaxamoCabdi-y2k Ай бұрын
Remember
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Ай бұрын
Kabanka axmed cali cigaal waa mucjiso wuxuuna kamid ahaa best top 5 xagga kabanka somalida inta badan fankiisa xagga codka ayay yaqaaneen Ustaad nuuradiin heesta magaceeda kusooqor
@user-ne7kq8hu7n
@user-ne7kq8hu7n Ай бұрын
Waaa habayn talaado soo galayso waxaanu joognaa garowe aniyo saxiibkey layrshe waa xili danbe waxaan ku raaxaysanynaa codkiii boqorad yurub maxamed cabdulaahi geeyo sowtu raxmo iyo laxamaystihii waynaa Abdi hanuuniyo. Labadaba allaha dhaworo oo qiimo u yeelo.