10 Waxyaalood oo Farmaajo u gooni ah
1:38
Farmaajo ma Madaxweyne Habaaran baa?
2:07
MEEL KU SHEEG
2:30
3 жыл бұрын
Kursi dhiig leh
0:48
3 жыл бұрын
10 ka mid ah Beenaha Farmaajo
2:05
3 жыл бұрын
Fariin ku socota Madaxweyne Farmaajo
2:07
Qabyaalada Farmaajo
5:07
3 жыл бұрын
Madaxweynaha xanaaqsan
0:49
4 жыл бұрын
Yaa dalka Madax ka ahaa xiliyadaa?
5:44
Пікірлер
@faarahabdi8502
@faarahabdi8502 3 ай бұрын
Markaad maqlo xaada ikacdo garan waayay aniga
@drdek9790
@drdek9790 5 ай бұрын
xusuus waaye wlh
@llaalaa34
@llaalaa34 7 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-mf5uk7sp4n
@user-mf5uk7sp4n 7 ай бұрын
Farmaajo
@anassuldankaofficial9135
@anassuldankaofficial9135 8 ай бұрын
2003 ila 2005 xiligas ayaan dhagesanjiray
@ahmedcade7782
@ahmedcade7782 8 ай бұрын
Heesta magaceed akhyaarey
@khadar1011
@khadar1011 8 ай бұрын
Gadaalaan ka gartee Xabiib sharaabi
@jamaaloomka2119
@jamaaloomka2119 8 ай бұрын
Xasuus wlh 2005 iyo Radio shabele filanwaaa hooyadey mcn aa mar kaste radio ka daaran jirtay alle haku naxaristo hooyo mcn😢😢😢 Manta 26 Nov 2023 xasuus dheeer galay
@kingahmed8839
@kingahmed8839 8 ай бұрын
Dadkaan jilaya ruwayadan hada yaka warhaayo
@apazade1220
@apazade1220 8 ай бұрын
Zhb ma riwayadba mise waa sheko anu hadan tiktok kaso racaye 😂😂
@dhorreofficial9757
@dhorreofficial9757 9 ай бұрын
2004ki ilaa 2005ki ruwaayadan fila waaa radio shabeele xasuus
@ak-kunaari719
@ak-kunaari719 11 ай бұрын
😢😢😢 wlhi waqti waa kii tagay umaleymaa wixii la somaray in laheli doono
@copyofficial1538
@copyofficial1538 Жыл бұрын
2023 Afgooye
@ahmedalielmi1457
@ahmedalielmi1457 Жыл бұрын
Xasus walahi 2023 ayan dib uso radiyay adunyo watasa hadba wa her
@maxamedkhadar6667
@maxamedkhadar6667 Жыл бұрын
Sxb mahsnid
@abdullahibulla
@abdullahibulla Жыл бұрын
Musica sheekada filnwaa aadba ujeclaa anoo yar maqli jiray 🎶 2023 yaa dawanyo 😢
@nasriinacabdulaahi3674
@nasriinacabdulaahi3674 Жыл бұрын
Sheekadan magaceeda tiktok ka soo maqlay hadana dhageesanooyaa 14/3/2023😭😂
@laztmucashaq4932
@laztmucashaq4932 Жыл бұрын
24/4/2023 Ana waa iskeenay🥲😂😂
@timshow2240
@timshow2240 Жыл бұрын
Ninkan tuugaa heshay ban umalayn kkk
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Qosol hadaa rabto shaah soo qaado farmaajo beentiisa daaawo adaa yaabaya
@Abby2003-m8f
@Abby2003-m8f Жыл бұрын
waa ooyay markaan maqle codkii marshaale alla ya raxma ❤️
@maslahhassan7539
@maslahhassan7539 Жыл бұрын
Wagii wadanku wadan ahaay deriska isjeclaay walaalnimado micno laheyd waa waqti xusuus mudan gubta oo cidlo cidlo eh
@Abby2003-m8f
@Abby2003-m8f Жыл бұрын
gubta ma dgneden anaga weligen dagneen ani hada baa dib u dawanyaa wa yaraan mrkaas
@MunazerAbdullah
@MunazerAbdullah Жыл бұрын
I remember my memories 2005 😊😊
@mohanad143
@mohanad143 Жыл бұрын
😊😊 What a memories 🥺
@xasanloolodow7017
@xasanloolodow7017 Жыл бұрын
waa ka war yarahay
@xasanloolodow7017
@xasanloolodow7017 Жыл бұрын
qanaat laab qabojiye tv
@xasanloolodow7017
@xasanloolodow7017 Жыл бұрын
qanaat laab qabojiye loolodow tv
@xasanloolodow7017
@xasanloolodow7017 Жыл бұрын
qanaat laab qabojiye loolodow tv
@kalatuuraaye.7106
@kalatuuraaye.7106 Жыл бұрын
Gundhig baryahaan waa seexdeen waxna nooma soo gudbiyaan sababtuna ma garanayo.!!!
@munamahamad9731
@munamahamad9731 Жыл бұрын
2022 yaa daawanaa
@AasiyaAbdalla
@AasiyaAbdalla Ай бұрын
2024😂 waqtiga wuu cararayaa
@maejorrali1684
@maejorrali1684 Жыл бұрын
Wa suasha kaliya ila hada jawab lo heyn mana jiro wax kala saaraya dowlada iyo alshabab #Fikirkeygu wa alshabab wa cutub cidan ah o caloshad u shaqeysta cid walba dantood ku fushato "Dowlda iyo dowldaha shisheeyaba"
@hawahassan8569
@hawahassan8569 2 жыл бұрын
Weyjiran qofki soshega kuwa indhaha iskaxira waxan sinaya buqol kun USA dollar ah
@xaabsade9171
@xaabsade9171 2 жыл бұрын
Wariyahaan magaciis
@bisharaomar997
@bisharaomar997 2 жыл бұрын
Ano aad uyar ayaan dhageysan jiray markale cawa ayaan dib u dhageystay 6/62022 cajiib
@pidihoofficial6887
@pidihoofficial6887 2 жыл бұрын
Barnaamijyadii laudinki Barta maxaa helay
@aidarusasad2220
@aidarusasad2220 2 жыл бұрын
waa barnaajim qiimo badan
@malagomalago6763
@malagomalago6763 2 жыл бұрын
Nin xasuuq ku toogan cidna maquudiyo kalamana jecla
@studiomaanaf9716
@studiomaanaf9716 2 жыл бұрын
Video yadada soo badi
@studiomaanaf9716
@studiomaanaf9716 2 жыл бұрын
Bro ku waayay intee jeer magacada KZfaq ka ka soo raadiyay
@rashkaviproyal1425
@rashkaviproyal1425 2 жыл бұрын
Hᴏᴏʏᴀᴅɪɴ ᴀɴᴀ ᴡᴀsᴏ ᴍᴜᴄᴀʀᴀᴅ ғᴀʀᴍᴀᴊᴏ ᴍᴀɢᴀʀᴛᴀɴ ʜᴀᴡɪʏᴏ ᴅʜᴀɴ ᴀɴᴀ ᴡᴀsᴏ ᴀɴᴏᴏ ᴀʜ ᴡᴀᴅɪ sᴏᴍLɪʏᴇᴅ xᴀsᴀɴ xᴜᴜ ǫᴀʙᴀɴ ᴋᴀʀᴀ ᴋɪɪɴ ʏᴀᴛɪ ɴɪɴ ᴜsᴜᴊᴜᴜᴅᴀʏ 😡😡😡😡
@jaahiltirechannel9976
@jaahiltirechannel9976 2 жыл бұрын
#Gundhig Aaway Muuqaaldii Runta Ka Sheegayay Dhibaatooyinka Uu Umada U Gaystay Taliskii #Sharmaajo. Xili Doorashaa Lagu Jiraa Muuqaalada Ka Dhankaa #Sharmaajo Soo Badiya.
@poorindiansanddogsarenotal1276
@poorindiansanddogsarenotal1276 Жыл бұрын
Dameerka hada qabsaday aaka daran
@FAAD21
@FAAD21 2 жыл бұрын
Madaxweyne xasan Sheikh maxamud waxbarashada wax badan ayu ka qabtay markale madaxweyne HSM insha Allah
@Somfox1
@Somfox1 2 жыл бұрын
ODOWAA WAA BEENAALE Weyn .. waayo Qalbi dhagax waxa laga soo Qabtay GALMUDUG .. WASIIR LA YIDHAA TAAR DHULEED OO GALMUDUG AH BAA YIDHI WAA ARGAGIXISO , KAAGA DARANE Kheyre iyo Sanbalooshe intuba way wateen qorshaha .. marka Galmudug iyo SANBALOOSHE WAYDII .. ODOWAASE Wuxu wayey lacagtii beentii iyo wasiirnimadii uu ku helay qabiilka .. SHAQO KALE RAADSO ODOWAA
@ifha9974
@ifha9974 2 жыл бұрын
I see he wanted the best but unfortunately one person can’t create when nobody is there to help. He failed but at least he didn’t looted like other presidents before him
@SahalDaljir
@SahalDaljir 2 жыл бұрын
2022/4/19 aduun waa aduun sheekadii 2005 radio shabeeele ka dhageysan jirney maanta dib udhageystey😢😢
@hodanali9759
@hodanali9759 2 жыл бұрын
Ala filanwaa markan yara wanka cabsan jiray😥 hadana xasuus beey iitahay markan dhageesanayo wanku maqsuud sanahay
@somalimediaproduction5317
@somalimediaproduction5317 2 жыл бұрын
Hhhhhhhh Saaaxiib inta aad sheegtay waa mid hal dhan ah ubadan macnahayga dhanka XUN OO KALI AH. Waad saxan tahay Dhammaan waxa aad kadhawaajisay, Laakiin ogow oo Wax caddayn ah kaama hayno kaliya Eed iyo Caro burbur ayaa kaa dhex guuxaya. Ma inta aad halkan aad kusoo uruurisay mise inta aad kasoo tagtay Ogow Farmaajo Ma'ahayn malaaig ilaahay noosoo diray macnahayga (Wuu khaldami karaa". Adiguna waxaad kadhigtay Nin aanan khaldami karin. Dabcan Waxa aad isku soo uruurisay Oraahyo iyo dhaliilo kasta oo lagu dhaliili lahaa siyaasi laakiin aan mid kaxasuusiyo oo ah "Hal ninkii lahaa uudabada hayso makacaysaa" macnaha hawl ninkii loo qaban lahaa uu Rabo sida uu isagu doonayo in layeelo ama aysan soconayn dabcan hawshaasi manoqonayso mid hirgasha ama soconaysa, hadaba saaxiib Farmaajo waa uu dadaalay oo tabartiisii waa uu shaqeeyay ee aaway adinka shaqadiinii?. Ma'in aad xumaanta qod-qodaan oo sidii duqsiga xumaanta katilasaan mise In aad tiraahdaan war maxaa dan ah. Waa sax saaxiib kani waa fikirkaaga laakiin hanagu soo labin anaga fikirkaaga khaldan. Manihin dad wixii larabo loogu sheekayn karaya maanta balse inta aad wax ka'aragto in kabada ayaanu wax ka'aragnaa. Saaxiib Farmaajo ma' orankarno dalka xumaan ayuu usoo jiiday ogow oo Dalka sharaf iyo karaamana waa uu uyeelay oo maanta cidwalba iyo madaxwayne kasta Soomaaliya waxa uu rabo kama sheegi karo taasina waa mid uu farmaajo kadanbeeyay suuro galnimadeeda. Waxaynu ognahay Xilliyadii hore (Xilligii burburka) soomaliya Dullinimo ayaynu kujirnay laakiin maanta SOOMAALIYADII LAYAQAANAY ayaa nahay. Waa sax NIN RAGA BAWDADIISA MAALINBA MIDBAA QAAWAN farmaajo haka eegin Doorasho kaliyee Ka eeg Waxa uu dalka uqabtay..... (وتعيها ادن واعيه.....)
@Blues26
@Blues26 2 жыл бұрын
Omg xasus 🥺🥺
@maxamedsaciid3722
@maxamedsaciid3722 2 жыл бұрын
Waa il meeyay runtii waa 2022 waxan maqli jiray anoo ilmo ah hadana qof wen ban ahy 24 jir waa xaus wlhi😭😭😢
@to2557
@to2557 2 жыл бұрын
xusuus wllhi music ba cadi aheyn
@hibohussein5461
@hibohussein5461 2 жыл бұрын
M.a
@cawaaleofficial5930
@cawaaleofficial5930 2 жыл бұрын
xasuus waye wlhi ala caruunimo macaan badanaa
@mohamedaamin8060
@mohamedaamin8060 2 жыл бұрын
Ardeyda ayaaaa ka mit ahaaa maalintaas
@yahyeguled2242
@yahyeguled2242 2 жыл бұрын
Muuqaalsameynta Gundhig aaad ayaan Ula Dhacay
@yahyeguled2242
@yahyeguled2242 2 жыл бұрын
Muqalkaan Apolication kee ku Edit gareysay Very Effective waye
@Xamze
@Xamze 2 жыл бұрын
Simple answer shabaab waa hawiye, raxanweyne iyo jareer ama diid ama yel Yelka ala yelka