Пікірлер
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 4 минут бұрын
SO24TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ 💪
@danabguuled5491
@danabguuled5491 8 минут бұрын
Xilibaan abiibi estkuu yidhi waa huf iyo been, ,3 calan Aniga xataa wuu na diiyeu calanada waxaanu yidhi Wat vaahanta anigayaa idinka hor joogsanasya odhanaya dadkaaasi Aniga imaatelasn
@hassanomar8696
@hassanomar8696 16 минут бұрын
Turki naval forces are strongly opposed in Somaliland waters, by the Somaliland democratically elected authorities.
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 54 минут бұрын
Ma rabno oo ma doonayno itoobia oo timaada Xeebahayaga. Ciidankii Somaliland ee loo diray Itoobia inta la dilay mooyee inta nool dhaqso wadankooda ha loogu sok celiyo.
@husseinomar5942
@husseinomar5942 Сағат бұрын
Love you Borama,love you Somaliland, long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 2 сағат бұрын
Mr ooyaaye beel ayaa dooray waxaa u soo baxay waa dumar iyo caruur iyo qaar baahan qaranka daaye boorame awood uma leh SOMALILAND IS NOT EASY GUUL INSHA ALLAAH ALLAAHU AKBAR
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 2 сағат бұрын
Ccccccccc nacskii beeshii dooratay maantana waa kaa baroor ula tegey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedahmed9928
@mohamedahmed9928 2 сағат бұрын
Oohinta ayaa laga nasteexaynaayey ee isku xaar oo waxaad doonto samee laguma dooran
@user-tz4hy6tw8f
@user-tz4hy6tw8f 3 сағат бұрын
Xildhibaankan isfiilato ha iska baadho.
@zahraabdi8800
@zahraabdi8800 3 сағат бұрын
Wixii cuqdadu heysey ayaa isku soo baxay waxse ey ka badali karaan ictiraafka somaalilan ma jirto guul somaalilan
@user-nu2pe1go3s
@user-nu2pe1go3s 3 сағат бұрын
Ala maxuu is xiijiyay oo uu wanjaha is kariyay😂😂
@user-nu2pe1go3s
@user-nu2pe1go3s 3 сағат бұрын
Bakhbakhleeye waa lagu casilayaa ee ku bisharayso😂😂😂😂
@ApdiraxmaanJeesto
@ApdiraxmaanJeesto 3 сағат бұрын
Guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul ❤❤❤❤❤
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 3 сағат бұрын
Ayuu is xiijiyay❤❤❤❤❤
@kaltumjama6989
@kaltumjama6989 3 сағат бұрын
Ilaali iskuna ilaali maa Lagu yidhi turkiga!!!
@makebravo7133
@makebravo7133 4 сағат бұрын
OOYAAYE MAXA HELAY
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 4 сағат бұрын
Warye waan ku salaamay
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 4 сағат бұрын
Bacaaaaaaac ooyaaye waa lagu xidhayaaaaaA waad arki dawarsade
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 4 сағат бұрын
SO24TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️💪
@zahrasaed148
@zahrasaed148 16 сағат бұрын
ILLEEN CUMAR GEELE WAA HANDADAC DHAREER WEYNE! KULAHAA ILAA LABURBURIYO WADA TASHIDKA ITIYOBIYA IYO SOMALILAND JABUUTI BAA BURBUREYSA. BURBUR MAAHEE BADU MEYDIN LIQDO MA ALLE BAANU NAHAY.SAGAGARYOOW BILAA IIMAANKA AH
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 16 сағат бұрын
❤❤😢❤❤❤❤❤❤❤❤
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 17 сағат бұрын
SO24TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ 💪
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 17 сағат бұрын
Jabuuti wax kasta way samaysay Adigu ma cadawga xisbiga wadani Ayaad tahay
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 17 сағат бұрын
Ciidanku trabajar bay galeen way Napa soo hadleen waa been Abuur ka noocaas.dadka rumaysanayaa.waa dad waalan❤
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 17 сағат бұрын
Guuuùl sland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-rt8hv6wv7e
@user-rt8hv6wv7e 17 сағат бұрын
waar beenale ayad tahay jabuuti ma soomalilnd ayey iska celin kartaa waxa la jiira somaliy waxna nagama badali karaan ee beentan nagala tag nacas 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@danabguuled5491
@danabguuled5491 18 сағат бұрын
Ciyeene shimbiruu ha ciyeene hadaba hayska ciyeene Awrka caynka u giija Cadowga Debeda iyo Gudahaba ee Somaliland illahay ha jebiyo 👍, guuleysta guule haydin garab galo 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 19 сағат бұрын
Eebe ha ka nabad galiyo qoriga dabka leh ee Emaaraatku la wareegayo. Burburka Sudaan uu u geystay wax ku qaado. Nin qayrkii loo xiirayow soo qoyso adiguna. 😢 😢😢😢
@user-eo7br4hv1o
@user-eo7br4hv1o 19 сағат бұрын
Maya
@user-eo7br4hv1o
@user-eo7br4hv1o 20 сағат бұрын
Aqli miyaa waan kiibsaday waawala muuse jaahil sirbaa fakatay guul badbaado waa muuse jaaahi hais casinos 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@roodacawad13
@roodacawad13 20 сағат бұрын
Alle ayaa qaban isha allaah jabuuti iyada ayaa burburi
@MaaslaxMaxamed-bj2hc
@MaaslaxMaxamed-bj2hc 20 сағат бұрын
Aalle ayaakashifay ismulahayn walagadubaya😂😂
@MustafemuuseMuuse-wl4gg
@MustafemuuseMuuse-wl4gg 21 сағат бұрын
Frrrr
@GadhkaXaaji-bz2cy
@GadhkaXaaji-bz2cy Күн бұрын
Waryaahe.waxsoomaaliland.layiraahdo.waayiskudhamaatay.iidooorland.iskadheh.aankuusaxee
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Күн бұрын
SO24TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤
@mustafesulyman
@mustafesulyman Күн бұрын
Ha.iskuxaarin.xasraamiyow.
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d Күн бұрын
Ku saliya na biga❤
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib Күн бұрын
Somaliland guuuul Somaliland hanoolaato
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 Күн бұрын
Itoobia aqoonsigeeda iyo Baddeena oo la siiyo Itoobia ma isku qalmaan. Jawaabtu waa maya. Madaxweyne Muse please and please ka noqo.
@danabguuled5491
@danabguuled5491 Күн бұрын
Ha ciyeene shimbiruu ha ciyeene hadaba hayska ciyeene Awrka caynka u giija, 😁👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@husuinalsalmy368
@husuinalsalmy368 Күн бұрын
Waar xishood waxaa waanib ah in laga cariyo .maadaa bixiyay magta qywadda gaxanis baad xaasidaysa.mar hadaanad xishoonayd waxaad doontto ku hadal.
@user-lb4ub5nd3b
@user-lb4ub5nd3b Күн бұрын
Maa la dilo maxaad ka buunbuuninaysaan ka yiri iska daaya waa qadanyahay ee hal dilo
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Күн бұрын
Maanshee wax badanbay reer somaliland soomaaliwayn min gees ka gees gurmad iyo hiiil u gaysteene-- xasuuq iyo cadaawad Aan tudhaale lahayn iyo ceebayn iyo gawrac mooyee bal maxay ka macaasheen?? Sxb wixii la qabsanayo iyo wixii Aabihii goblamayo iyo ciddii Aakhiro loo dirayaba-- maanta kadib waa nin iyo nasiibkii iyo nin iyo xeeladdii iyo nin iyo wuxuu ahaan jiraye - jixin'jix kuuma yeeshoo - wallee soomaali danboow ehel iyo Kuma moodo xigaal dheh, dibna kuuma Aamino,, sababtuna waxay tahay - wax badanbay reer somaliland dulqaad iyo muujiyeen samir oo ay dibindaabyada dhagaraysan ee cadawgooda kaga imanaysay dhayal'sanayeen iskana indha tirayeen,, kadib'se weerarkii colaadeed ee gobolka sool siiba magaalada laascaanood laga fuliyay ee munaafaqadda iyo izir nacaybka huwanayd iyo muwaadiniintii iyo hal doorkii reer somaliland ee muqdisho iyo garoowe lagu qal'qashay reer somaliland xaqiiqatan way baraarugeen, cadawgii dorraad siduu damacsan yahay garte oo ka toose hurdadii -dhamaan heegan iyo reer somaliland waxay wada galeen gaadh buuxa, ballan waxay ku qaadeen- qiimahay doonto ha ugu kacdee nacabkooda xididada inay u siibaan dheh, waana la eedayaa wixii dhacay oo wallaahiyee ha ogaado nin moogi insh tcaalaa,,, geedka muuqdeey guushu hadhisana reer somalilandoow cadawgiin ha jabee waa la gaadhiye yaan la gaagixin insh tcaalaa,,,for ever Somaliland rep,,,
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Күн бұрын
SO24TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ 💪
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@GaariAli
@GaariAli Күн бұрын
Awdal state of Somalia 🇸🇴 ❤
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Күн бұрын
Dhal faqash iyo nacabkii dorraad iyo ilaahii qadaad wayn na kala rarayoow mahaadaada weeyaan malyuun jeeer,, Anna ducada Aammmiiiiiiiiin oo hadana Aammmiiiiiiiiine- dad qalatadaa bahaloowday iyo dhal' faqash iyo intay ehel wadaagaan toona-- rabboow wax danbe hanaga dhaxaysiiin dheh,,, for ever Somaliland rep,,,
@RoobleAbsiiye-fv6wq
@RoobleAbsiiye-fv6wq Күн бұрын
Waa talo waayeel
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Күн бұрын
Waa in lajoojiyo xeer ilaalintu arinkaa
@iali8540
@iali8540 Күн бұрын
Gacan ku dhiigle cabdiraxmaan iiyo kuwa qabyaalada ku daba socdaa cod ka heli maayo shacabka dalkooda jecel.
@cunaayeliqaaye5559
@cunaayeliqaaye5559 Күн бұрын
BADA ITOOBIYA AY LAHAYD WAA BADA CAS WALIGEEDNA WAXAY LAHAYD BADA DHEER EE MAANTA AY SIIYEEN DAWLADA ELATARIYA WALIGEEDNA 33 IYO SODONKAN SANADOOD EE UDAMBEEYAY AYAY BILAA BAD NOQOTAY ITOOBOYA SIDAANA IYAGA AYAA ISU GAYSTAY