Пікірлер
@NurSalad-pc1xd
@NurSalad-pc1xd 10 күн бұрын
15 may kacaankii ayaa dhisay jaalle
@NurSalad-pc1xd
@NurSalad-pc1xd 10 күн бұрын
Hotel juba ayuu ka soo horjeeday xafiiisla soomali galbeed, sidee u warsaneysaa qof aan garaneyn xafiiska soomali galbeed.
@suhuurcarey
@suhuurcarey 11 күн бұрын
Mahadsanidin i gained alot of knowledge
@user-go8qy3le4t
@user-go8qy3le4t 12 күн бұрын
Madaxa na furan ninkaan ayaa ka mudan wasiirkaa gaashaandhiga soomaaliya
@user-yr3sr8st3o
@user-yr3sr8st3o 15 күн бұрын
Qumayo adigoo naag ah somaliland way taqaanaa tuugtii aan ila diin ila dad ila dhaqan ala dal aan ahayn faqash
@user-db4qe2uz7j
@user-db4qe2uz7j 15 күн бұрын
Waraysigani wax muhiim ah kuma jiraa, taliyuhu xataa wuu garan waayay darajada uu xalane sitay hadana waxa uu leeyahay geesi ayuu ahaa
@hashimmohamed4698
@hashimmohamed4698 15 күн бұрын
Somaliland ay ku taalo marin mihiim ah konfurka waxay ku taala dhinca iyo hindiya badda caas waa ku ay ku dagaalamen turkiga iyo reer gaalbeed waxan layaabanahay ninka reer konfurka waxaa ka khuseya .
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 19 күн бұрын
Date ka ha la ii macneeyo
@kayddaahr815
@kayddaahr815 19 күн бұрын
Thnaks dhaxal reeb group
@kayddaahr815
@kayddaahr815 19 күн бұрын
Thanks ader
@kayddaahr815
@kayddaahr815 19 күн бұрын
Ninkaas waa waayo arag waa inaa taladaa toolmoon qaadano
@kayddaahr815
@kayddaahr815 19 күн бұрын
Thanks bro
@gabayaacali-deeqmaxammedxa5320
@gabayaacali-deeqmaxammedxa5320 19 күн бұрын
Aad iyo aad baad ugu mahadsantahay Prof. Cabdi Axmed Maxammed (Baafo), waraysiyada taariikhiga ah ee aad la yeelato aqoonyahannada waaya-aragnimada leh ee Soomaaliyeed ee aad noogu soo gudbiso dhaxalreeb. Sdoo kale, waxaan uga mahadnaqayaa siyaasiga Ruugcaddaaga ah ee Dr. Cumar Salaad Cilmi wacaasha qiimaha badan ee uu ku soo bandhigay waraysigan iyo waraysiyadii kale ee uu siiyay Madaxshan Dhaxalreeb.
@user-ux5uh1mq3z
@user-ux5uh1mq3z 20 күн бұрын
aabhay wuxuu ahaa qabta luqadaha jamacada ummada wuxuuna bari jiray carabiga iyo talyaaniga oo u diyaain jiray ardayda , waxaan qabay cuqdad ah maxaa talyaani wax la idiinku bari jiray laakinn hada waan ogaaday sababatoo ah waxay ahaayeen mashaariic talyaani free nagu siiyay ..thank pro jurile
@Galoolfxtrading
@Galoolfxtrading 21 күн бұрын
M.a
@abdinuraden968
@abdinuraden968 21 күн бұрын
Professor-ku xildhibaanimada iyo siyaasadda waxaa wadanka iyo dadka uga faa'idabadnayd inuu tacliinta ku mashquulo
@cabdirahmanuweysmaxamed8750
@cabdirahmanuweysmaxamed8750 23 күн бұрын
Siyaad bare dalkaan wa dilay , umadii oo is jecel bu kala dilay , dalkiina wa duliyey wa ninka waxa manta dhahay isaga usabab ah
@abdiisseahmed4188
@abdiisseahmed4188 23 күн бұрын
Cumar salaad waa beenasle Siyad Barre lug kuma lahayn dilki Cabdirashid Cali Sharmarke.
@Halgame334
@Halgame334 23 күн бұрын
WAA AYO SALADKA FAQASHTA WAAN MAQLI JIRAY BADTAR WAA GUMAADE WEYNE DAD KII AFWEYNE AMARAY INUU UMADA XASUUQO..
@Atarax32
@Atarax32 23 күн бұрын
Allow dalkeyna noo hagaaji.
@maxamedabduqadir4112
@maxamedabduqadir4112 23 күн бұрын
Sodaf waxaa la aasaasay 1976dii waxaana lagu aasassay Tehraan caasimads Iran
@maxamedabduqadir4112
@maxamedabduqadir4112 23 күн бұрын
Ssf waxaa ka horeeyay jabhad la oran jiray SODAF
@mohamedhashi8068
@mohamedhashi8068 23 күн бұрын
Waa hawiye cuqdad majeerten qaba xiniiyaha ayuu u salaaxaya isaaq
@hugdheh
@hugdheh 18 күн бұрын
maxa kuwaas looga cuqwdadeesna kkk ayagoo arkayaan haaf qiyaame ciqaabnaye hhh
@muheidinismailmose1083
@muheidinismailmose1083 23 күн бұрын
Asc. Run Allaa kugu jeclaan.
@ahmedabdinasir2005
@ahmedabdinasir2005 23 күн бұрын
Cod ma leh
@mussasheikh143
@mussasheikh143 24 күн бұрын
Very good story
@abdihakimnuur7663
@abdihakimnuur7663 24 күн бұрын
Siyasada kacanka iyo siyaad barreba waxaa ka sherkeya qof xikmad kale wayey fadlan kuwa kumanaanka layey ee hada guryaha dadka iyo kiwi dawlada haysta dawladnimada hor tagan fadlan taa ka hadal
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 26 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa cabdirizaaq jurriile wuxuu ahaa qabyaaliiste aad u xun. 2.0. Wuxuu ardaydii somaliyeed dhammaantood u kala qaybiyey majeerteen iyo daka kalleetto oo isku dhan oo dhinaca kalleetto ah. 3.0. Haddaba waxaba cidina kaa dhegeysan mayso. 4.0. Wuxuu ku dayn jirrey ciddii majeerteen ah amaba la degaanka ah. Dadka kalleetto waxay ku qornaayeen eriga iyo caydhinta.
@abdifatahhassan168
@abdifatahhassan168 24 күн бұрын
Adigoo heego reer handaraab oromo qoti wax kaadhagaysanayso Somali idinfahamtay munaafaqadiina. Cudurkaad soomali kulajirtaan rabi hana. Dhaafiyo
@abdirahmanwarsameawabdi673
@abdirahmanwarsameawabdi673 17 күн бұрын
beenlow inaa tahay ninkaan majeerteen maba ahan.
@abdulkadirali5553
@abdulkadirali5553 3 күн бұрын
Qabyaaladda aad ka sheekaynayso idinka ayaa hoy u ahaa . Ninkaanina MJ maahan beenlow baad tahay
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 26 күн бұрын
manshalha waa warasii dhaalgala cabaas mahad sanid abwankeeni wayna alle haw naxaristo inaagana alle hay noga daba naxariisto
@ismailwarsame6432
@ismailwarsame6432 28 күн бұрын
Aad iyo aad ayaan uladhacay Barnaamijkaan
@ameenhoussaine2695
@ameenhoussaine2695 Ай бұрын
Qaab dhiska tacliinta sarre ee ummada soomaaliyed oo maanta la baafinaayo buu xusayaa Barre buunku. Hadii in uun lexejeclo siyaasi isku sheega hada ka qabo jihada iyo mustaqbalka ummada waa in la dhisaa haayadaha waxbarashada si xalaal ah oo cilmi ah maamulkana siyaasad iyo qabiilna ka dheer.
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb 24 күн бұрын
Waad ku Mahadsantahay Faaladaada wanaagsan
@yusufhuseinyusufdaad9607
@yusufhuseinyusufdaad9607 Ай бұрын
Buuga xage laga helaya
@abdulsaeed5540
@abdulsaeed5540 Ай бұрын
BaarakAllaah, akhbaar Soomaaliyeed oo Soomaali garwadeen ka tahay weeye runtii oo aad u qiimo badan. Prof. Juurile waa nin dad badan wax soo baray wadankana u soo shaqeeyey. Waxaa kaloo lagu xasuustaa hogaankii uu ka soo qabtay dhismaha wadada Garoowe iyo Boosaaso isku xirta. Waana nin aftahan ah oo xataa da'diisa ku xasuus fiican MaashAllaah.
@khayremohamud2651
@khayremohamud2651 Ай бұрын
Maxaa loo waayey hal siyaasi ama hal qof oo waqtigaa shirkii carta xaadir ahaa oo wax ka qora oo dayarta dhaxal ureeba.?
@AhmedAli-fz7fj
@AhmedAli-fz7fj Ай бұрын
Beenale
@ahaloow9655
@ahaloow9655 Ай бұрын
Urur diimeed ahaayeen wuu ka reebay
@mussasheikh143
@mussasheikh143 Ай бұрын
Waxan moodayaa in wareysigan here u baxay.
@Abumaysun
@Abumaysun Ай бұрын
Mahadsanid
@Arabduur
@Arabduur Ай бұрын
AUN Jawaari
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb Ай бұрын
Aamiin
@somkaplan1563
@somkaplan1563 Ай бұрын
Aragtideeda dalkeena warshado lagama sameen ayadoo energy ga qaali uu yahay. Aan ku dadaalno sidii aan uraqiisin laheen energy ga markaas qof walbo ayaa ku dhiiranaya inee warshado sameeyaan.
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb Ай бұрын
Waa Aragti Wanaagsan Mahadsanid.
@suldaand
@suldaand Ай бұрын
Cajiib
@guleedciise4497
@guleedciise4497 Ай бұрын
Aqoon haddii ay jirto waa Prof.Jurile Ilaahey madaxaaga ha raajo
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb Ай бұрын
Aamiin Waad ku Mahadsantahay sida aad ula socoto Barnaamijyada ay Xarunta Dhaxalreeb Soo gudbisho waxaan Jeclaan laheen in aad la wadaagto Asbaaxtaada si ay Aqoon uga Faa'iideystaan.
@abdurahmannour3685
@abdurahmannour3685 Ай бұрын
Waa talo dhaxalgal ah
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb Ай бұрын
Aamiin Waad ku Mahadsantahay sida aad ula socoto Barnaamijyada ay Xarunta Dhaxalreeb Soo gudbisho waxaan Jeclaan laheen in aad la wadaagto Asbaaxtaada si ay Aqoon uga Faa'iideystaan.
@Mowliid2024
@Mowliid2024 Ай бұрын
Pls qaraalka Qabta hormariya Q2 clm Siloo fahmo dag dad
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb Ай бұрын
waayahay Mahadsanid Mowliid
@Yusuf-Ruxani
@Yusuf-Ruxani Ай бұрын
Isma lihi garsoor 4.5 ku imaday in uu wax badan cadaalad keeni karo