Qisada Heesta UUR HOOYO, XUDAYDI
6:37
Faarax Murtiile (Qosol)
1:43
7 жыл бұрын
Sheekadii Faarax Iyo Xaliimo (QOSOL)
4:10
Gabay (Dhaqan-Goob) by Canab Guuleed
8:24
Yeelkooda Live by Nimco Yaasiin
6:30
Buraanbur by Suleekha Cali Kaahiye
3:31
Deyrwaa (Heeso & Qosol)
6:00
8 жыл бұрын
Cawo by BK @ Somali Week London 2015
7:05
Пікірлер
@xabiiboxuseen664
@xabiiboxuseen664 9 сағат бұрын
Yes
@suhaybsaleban5120
@suhaybsaleban5120 9 сағат бұрын
7 August 2024, 11:30pm, rainy night I am siting infront of my house, with feeling that I fell in love one of the girls in my neighbor but I don't know how i express her my feeling😢
@BedraXasan-j1u
@BedraXasan-j1u 12 сағат бұрын
Heestan barigay soobaxday jcal iyo waxaas maba aqoon lkn waan iska jeclaa hadana2024 ayaan daawanayaa xasuus walaahi😮
@Musdhafadanhassan-vi2cs
@Musdhafadanhassan-vi2cs 23 сағат бұрын
waan soo laaban muAadan see more BMI Anotomy End PHArmacology waan soo laaban doonaa insha Allah
@abdiqanimaxamuud-ej9mk
@abdiqanimaxamuud-ej9mk Күн бұрын
Best song in somali buqurka codka abdi fitaax yare❤
@AbdilaahiSidiq
@AbdilaahiSidiq Күн бұрын
Fanku meel istaag oo erayo akhri uun maaha ninkani qaab masraxeed buu lahaa fankana hibo buu u lahaa
@FeliciaJohnMelody
@FeliciaJohnMelody Күн бұрын
Aniga my life is ur life of the future of the years of years in the gemeration future years generation of life all my childrens ❤❤❤❤❤ of life mine every familys of future life
@aizhadiamond7561
@aizhadiamond7561 2 күн бұрын
heestaan waxaan ku bartay musalsalkii caasi inkasto aan yaraa mafahmi karin micnaheeda balse hdda wexey kamid tahy heesaha aan ugu jeclahay ereyadoodana isoo jiita 😍
@user-fv8gs1ti8n
@user-fv8gs1ti8n 2 күн бұрын
5/8/2024 hpeen isniin ah 9:24 hpeen aan dareemyo murugo io culays pdn wxn la ilmaynayaa adaygyada nolosha😢 heestana waan jeclahy mrkaztana waan dhagystaa zapap la aan wxn rajynayaa inaan soo laapto sanado bdn kadip hdii aan noolado si aan u akhristo qoraalkygan xsuusta bdn
@madinabourhan1875
@madinabourhan1875 2 күн бұрын
Wow
@muscabramosofficial9421
@muscabramosofficial9421 2 күн бұрын
Waxan hubaa inad erayadaan macan dib udhageesanaysid hadad iga danbeysid like ii saar ❤
@MaryamCuud-hi9ku
@MaryamCuud-hi9ku 2 күн бұрын
After 11 years 5/8/2024😢😢😢
@Mariaabdul08
@Mariaabdul08 2 күн бұрын
8/5/2024 malin isniin ah❤
@apdihakimck602
@apdihakimck602 2 күн бұрын
Iid jaamac adeero❤
@yassinjr5600
@yassinjr5600 3 күн бұрын
2010 ban dhagaysan jiray heeskan Wagan Burco jogay 14 sano kadib ban ku dhagaysanaya Chicago,US
@CabdiMaan-j3p
@CabdiMaan-j3p 3 күн бұрын
Waxay qabyldan ka socota comantiga 😂
@indho-buur-official9324
@indho-buur-official9324 3 күн бұрын
Heestan nabad iyo cafimad maku dawa naysa hadaad iga danbayy sid iiduce waxaa lagayaaba inaan dunida jogin😢😢
@user-bw3fi6ow1w
@user-bw3fi6ow1w 4 күн бұрын
Who is watching 2025 K♡H
@BarbaartaReerYelalle
@BarbaartaReerYelalle 4 күн бұрын
4 -8 -2024 , jacaylku ma dhamaado ❤❤❤❤
@zakiabdirahman9788
@zakiabdirahman9788 4 күн бұрын
Hadad heestan midhaha macaan dib usoo raadisay wlo qli like ta hayla dhaafina 😮😊 03/7/2024 ayaan dhageesana i.a dhowaana waan Qalan jabinaya i.a haddi alle ka dhigo wlo qli ❤
@Bilan-zn7ck
@Bilan-zn7ck 4 күн бұрын
Fariintan waxan soo qorayaa 3 August bishii 8aad 2024 waxan ahey ardayad dhigata sancndry school fasalka form four I.a waxan rajeynayaa qoralkeyka inan kusoo laabto anoo jaamacad dhameeyy rajadeydu ii rumowdey I.a Hadad dhintana ilaahey hey naxariisto
@Axmedmohamed.11
@Axmedmohamed.11 5 күн бұрын
Heestan waa hees xasuus igu leh 1:45 hadana waxaa ku dhageysanaya xaafadayada magalada nairobi 2024/8/2 jimce 12:04 oo duhurnimo
@ARwacollecatoin
@ARwacollecatoin 5 күн бұрын
Heestan 2024 ayaan dawanayaa🎉❤
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 6 күн бұрын
Ilaahay haw naxariisto yusuf X.Aden Qabile cabdilahi qarshe Axmed Ismaaciil Xudeydi dhamaan .
@anissahassan9932
@anissahassan9932 6 күн бұрын
Woow 140 millions vieuws ilahoow uu naxariisto he is the icon of Mogadishu 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💜🌸💕🌷😍
@A3000BC
@A3000BC 7 күн бұрын
Fanan waad noqon kartaa lk abwaan ma noqonkartid waa heybed uu Alle bixiyo reer Somaliland maxd dad aad wax ka dhigteen idinku soo kala qabtayj
@AminoSaid-wd9me
@AminoSaid-wd9me 7 күн бұрын
Heestan waan jeclahay wacadale dhulka uu tirinaya sidaas uma aqaan.
@halaalgirl962
@halaalgirl962 8 күн бұрын
Who’s whatching 2024 July 31 Day Wednesday Haben inan yar habo u ahy nalaga tagay uu seexan waayey aniga iyo waslhy sidiibu waagu noogu baryey Heestan na wan dhagaysanayn 😢😂❤
@Queenhoney2022
@Queenhoney2022 8 күн бұрын
31/July/2024 07:41 Mogadishu
@user-zf3dw1un6f
@user-zf3dw1un6f 8 күн бұрын
Xasuuso Hore Caasi io Amiir Still Listening 🎧 July 30 2024🙆🙆🎉❤🥰
@maanismaanba
@maanismaanba 9 күн бұрын
2024 on monday night 29/july
@user-ry1sk9vj2q
@user-ry1sk9vj2q 9 күн бұрын
2024🤩
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 9 күн бұрын
Cawana tasho baan ku idhi😊
@zakariecabdirahiim6824
@zakariecabdirahiim6824 9 күн бұрын
29 july 2024❤ Like hadda dawnyso 2024
@user-rt3wt9uq9u
@user-rt3wt9uq9u 10 күн бұрын
Marka Aynu Helno Qof Ina Daryeela Oo Ina Fahama Noloshuba Markays ayeey dhamaystirantaa 28/7/2024 Haben Isniin Ah Allah waxan Waydisanaya In uu Igu Arsaaqo Adoonkisa Ay Naftu Jeclatay 🤲❤️‍🔥
@Keena-diid
@Keena-diid 10 күн бұрын
Waa makhrib ku beegan 28-7-2024 waxan ku suganahay waddanka qadar magalada dooxa anoo soo daawaday waraysi laga qaaday suldaan bubul abdi muse oo sidad dareemayso oday dhaqameed ah sidoo kale ah hal-abuure suugaaneed oo sameeyay suugaan badan oo Waddani ah oo ay ka mid tahay :somaliland cidhiidhi maaha" oo isla fannaankani qaado iyo "Annagu xamar dooni mayno xunaanna gaysan mayno" ayay heestan hambalyo iga soo horbaxday insha allah boqol iyo dhawr cisho kadib marka xisbigayga Waddani yimaaddo ayaan ugu hambalyayn doonaa I xasuusiya haddaad Soo booqatan
@jimcaalecali-cf1yc
@jimcaalecali-cf1yc 10 күн бұрын
Waxas way dhamaden😂
@mjbashka3274
@mjbashka3274 11 күн бұрын
27 / 7 / 2024 You're lagend hada iga si danbeeso oo heestan dawanesid 🎉
@SiciidWirdaani
@SiciidWirdaani 11 күн бұрын
Gawlalale iyo Haye dhul Reer yuusuf ❤
@maxamedcabdi9443
@maxamedcabdi9443 11 күн бұрын
2024 Who is watching
@Maria12-bp9pi
@Maria12-bp9pi 11 күн бұрын
Hestan wxan ku dhagaysan jiray musasalkii caasi io amiir wakhtigaa oo aad u yaraa wxan xasusta in aan ilko dhacsanayy barigaa hdana aan ahy qof weyn xasus gaara bay igu ledahy qoralkan wxan kuso labana mrkii riyooyinkyga ii rumooban i.a cimri dheer io caafimaad😢
@Kingatlas-qu2pc
@Kingatlas-qu2pc 10 күн бұрын
I.a sidokle marki ku rumowdo neh comment iga soraadi yah 😂😂
@abdirashidrashka8462
@abdirashidrashka8462 5 күн бұрын
😂😢
@AxmedMohamed-nf9hw
@AxmedMohamed-nf9hw 12 күн бұрын
Sanadku waa 2024 / 7/ 27 magaalda nairobi isli inshalaah waa usoo laabanaya commentigan 3:09
@Axmedmohamed.11
@Axmedmohamed.11 5 күн бұрын
Inshalaah haduu alle idmee 🎉🎉
@adnanhaji7072
@adnanhaji7072 12 күн бұрын
Waxani hees waa dhaaftay garaxajisnimo
@hisaliartan8227
@hisaliartan8227 12 күн бұрын
Buffone stupido buffone stai siito '#somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴1)
@AbdikadirHashmi
@AbdikadirHashmi 12 күн бұрын
Heestaa intaaa dambii 😢😢intaaa ilaaa dareen ah lovetaa😢😢
@kd2528
@kd2528 13 күн бұрын
Watching from Mogadishu Somaliland my people allow dhowr xitaa hadaan Kala tagno isku dhiig beynu nahay igu xisaabtama 2024
@NasraSaed
@NasraSaed 13 күн бұрын
Still am listening 2024 😢 Heartbreak 💔
@SaciidSaciidxaaji
@SaciidSaciidxaaji 14 күн бұрын
Xwy
@Burdiid
@Burdiid 14 күн бұрын
Ayadoo laraacshoo❤❤❤❤❤❤
@khalidvieri2893
@khalidvieri2893 14 күн бұрын
Xasuus heestan markaan gabadhaan is jeclelnahay is baranay ayaan aad u dhagaysan jiray, habeenada qaar waan u daari jiray markaan call ku sheekaysanayno. 15/may/2017 ayaan is baranay gabadha maanta o ay tahay 25/july/2024 wali waan wada soconaa , waxaanan rajaynayaa inaan is calfan doono oo aan meeshan ku soo noqon doono aniga iyo iyada oo ubad isku leh insha allah😢❤ Saxibayaal iskugu kaaya soo duceeya 🥺🙏