HARGEISA | Somaliland | 2021
6:02
3 жыл бұрын
Пікірлер
@suleekhaaadan3884
@suleekhaaadan3884 11 сағат бұрын
Naxariiis waasacaan alle uwaydiiin❤
@AadanFaarax-w2r
@AadanFaarax-w2r 6 күн бұрын
Alle jantufarduusa ku macsuun
@SuluxXasan
@SuluxXasan 8 күн бұрын
Aug 27// 2024 AUN hadarawi dhaxalkii gabaydisan iska dhagysana❤
@GemechuAme
@GemechuAme 9 күн бұрын
Allow haugaaa formalin hoyo mcn adumkaa iyadaaa qaf aam ahayn ma hausteee alow ka ilaaloli cadaabta jirkewda❤❤❤
@abdikherdahiye4075
@abdikherdahiye4075 10 күн бұрын
AHUN Hadraawi said everything - tallow mid isagaa lamid eh Somali ma kaso dhex bixi doona?????
@dawlad12
@dawlad12 14 күн бұрын
Alle ha u naxariisto Abwaanka
@adanmuniir
@adanmuniir 17 күн бұрын
Ilhy hooyo mcn ha ii kaa daayo cimr dheer iyo caafimd qab ale ha inaku kulmiyo
@ibrahimosman9445
@ibrahimosman9445 21 күн бұрын
08/Aug/2024 ayaan dhageysanayaa, Xaaladda Somalia: Qaraxyo, dagaalo Qabill iyo kuwo kale ayaa ka socda, Siyaasi wareersan, Aqoonyahan wareersan, Shacab wareersan ayey Somalia dhibane u Noqotay, Gabaygaan wuxuu tilmaamayaa, dhibaatooyinka xilligaan la joogo dalka ka jira, Kuwaas oo Nuuc walba iskugu jira, Jiilka Hadda jira oo aan kamid ahay, xaalad jahwareer ayey ku jiraan, Ilaahow xalka Somalia Hagaaji, Dhalinyarada aan aniga ugu horeeyana, Kuwii ka shaqeyn lahaa sida wadanka barwaaqo iyo mid horumarsan looga dhigi lahaa naga dhig kuwii u kaca wadankooda, oo guuleysta aduunka iyo aakhiradaba, wadankeenana nooga dhig midkii la tartama Caalamka🤲🤲🤲 Somalia Guul, Islaamka Meel walba uu joogo Guul✊️
@hanadolad2061
@hanadolad2061 29 күн бұрын
ALAAH HA U NAXARIISTO WAALIDIINTEEDA IYO MOHAMED IBRAHIM HADRAAWI AAMIIN AAMIIN AAMIIN ALAAH
@dadirshabac2659
@dadirshabac2659 21 күн бұрын
@user-du3li7yu5c
@user-du3li7yu5c Ай бұрын
Alle ha naxariisto abwaan hadarwi
@NasroAdanAhmed
@NasroAdanAhmed Ай бұрын
hoyoy naruuriyo necow udgoone naq iyo roob hilaacay nuurkii adunke ka if baxay nasteexe nafta nafta eegmadede naxariis ka qaade ani lega beeray hoyooy nitaqiyo naxli iyo xuman rabi naarta ka haay ifka samo ku noolow aqirana harso geedihiii janada io ambiyada la kulun momiii♥♥♥♥♥🔮🔮
@MaxamedHanad-bp9wr
@MaxamedHanad-bp9wr Ай бұрын
K 41:26
@user-ln3pf1ok8d
@user-ln3pf1ok8d Ай бұрын
Alle Naxaristi Jano Haka WarabiyO😢
@mohamedjamaal2841
@mohamedjamaal2841 Ай бұрын
Maansadii Hooyo. Maansadan waxaan xafidey 2017 ilaaa maaanta Kama daaalo dhageysigeeeda 😢 Ilaaahaw Hooyooyinkeeen janooyinkaaaga uugu deeeq😢❤
@CabdirisaaqMaxamed-qx6wd
@CabdirisaaqMaxamed-qx6wd 2 ай бұрын
ilaahay ha unaxariisto hadraawi hooyaday macaana ilaahow aduunka intaan joogno baari iiga dhig aakhirana janada nagu kulmi aamiin
@hanadolad2061
@hanadolad2061 2 ай бұрын
Allaah rabulcaalamiin ha ku naxariisto aamiin aamiin aamiin
@user-rz9qi8dn4b
@user-rz9qi8dn4b 2 ай бұрын
2024 how to wetech
@MousseA-wo4ks
@MousseA-wo4ks 2 ай бұрын
❤masha allah
@user-bs6to6ts2t
@user-bs6to6ts2t 2 ай бұрын
Amiina ❤
@SucadIbrahim-dp3cm
@SucadIbrahim-dp3cm 2 ай бұрын
Alle ha ku Naxariisto abwaan hadraawi❤❤
@SaidDjama-wl7hu
@SaidDjama-wl7hu 3 ай бұрын
W
@suleekhaaadan3884
@suleekhaaadan3884 3 ай бұрын
Hooyaday gabaygan iidaar itiri caawo dhan sharaxaad😁 alle hku xifdiyo ❤
@guledomer5469
@guledomer5469 3 ай бұрын
Abwanka mansadisan uu dawladii kacaanka iyo tabaheedi iyo xaaladi wakhtigaa taagnayd uukaga hadlayaa waxaad mooda inay maanta taagan thy oo wixii uugaysatay dalimkii xukumadii kacaanka hogaaminayay kabadan uu maanta gaysanayo siiranyo
@ixsaanmaxamed
@ixsaanmaxamed 3 ай бұрын
Allah ha unaxariisto 😢😢
@MadiinoAbdi-yr5sh
@MadiinoAbdi-yr5sh 3 ай бұрын
Alle yaa raxma😢
@IqraSheikh-cu1lz
@IqraSheikh-cu1lz 3 ай бұрын
Allah u naxarizto maxamed Ibrahim warsame Hadraawi Allah maxaan cashiro bdn ku qtay aun f
@CabdiCumar595
@CabdiCumar595 3 ай бұрын
9:11
@SLEEPY0088
@SLEEPY0088 3 ай бұрын
Takale waa maaxay buuga uu ka aqronayo abwaanow xaal qaado
@ahmedhassanhassan1270
@ahmedhassanhassan1270 2 ай бұрын
Maxaa Diiday Suugaanta in buug laga aqriyo
@ahmedhassanhassan1270
@ahmedhassanhassan1270 2 ай бұрын
Gabaygu Waa Dheer yahay 1000 bayd Waa ka badan yhy
@SLEEPY0088
@SLEEPY0088 3 ай бұрын
Gabay maaha ee waa geeraar
@BishaaroisxaaqmaxamadBishaaroi
@BishaaroisxaaqmaxamadBishaaroi 4 ай бұрын
Allha unaxariisto abwaan maxamd warsame. Hadraawi😢😢😢😢😢
@maxamedyuusuf3983
@maxamedyuusuf3983 3 ай бұрын
Aamiin
@Cadeeya-bs9gk
@Cadeeya-bs9gk 4 ай бұрын
Hawiyo tumashoy dhashayda kadaa gacan haadiskaaga Eebe naxariis waasca ha siiyo Abwaan qiimo badan buu ahaaye
@CabdikariinCali-qo8do
@CabdikariinCali-qo8do 4 ай бұрын
Gudgude waa TUSAALE fiixan
@user-naadia777
@user-naadia777 4 ай бұрын
Allow kuu naxariiso awoowe 😢🤲😭
@SalmoMohamed-lr9eq
@SalmoMohamed-lr9eq 4 ай бұрын
Allha ha unaxirsto abwan hidraawi😢🥹
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 4 ай бұрын
Abwaan hadraawi ❤ ALLAHA u naxariisto abwaanka weyn ❤
@Farhan_Viyolla
@Farhan_Viyolla 5 ай бұрын
Illahow unaxariiso abwaaan hadrawi 😢❤
@SaedIsmail-gt5ev
@SaedIsmail-gt5ev 5 ай бұрын
Ciyaar an dawado waa tii ugu quruxda badnayd 😮🎉
@mohamedabdikader4135
@mohamedabdikader4135 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ gool gool
@user-vg3br7nu3t
@user-vg3br7nu3t 5 ай бұрын
Allaah swt ha u naxariisto wllhy qabgayiga aadbay u gilgisha abwaankana alaah ha u raxmadee isaga iyo hoyadiiba janatul firdawusa haka waraabiyo runtii wuxu ahaa tiir qaaliya
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 5 ай бұрын
Yaasiin aburaas 👉⚽️⚽️⚽️⚽️🏃🏾‍♀️🏃🏾‍♀️🏃‍♂️🏃‍♂️🏋️‍♂️🚴‍♀️💪👈
@AxmadcabdiraxmaanXorsioday
@AxmadcabdiraxmaanXorsioday 5 ай бұрын
Allahayoow hooyadeey ka dulqaad culeyska iyo waxa ay dareemayso, Alloow hooyadeey qalbiga uqabooji❤❤❤❤
@AxmadcabdiraxmaanXorsioday
@AxmadcabdiraxmaanXorsioday 5 ай бұрын
الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته يارب العالمين
@AxmadcabdiraxmaanXorsioday
@AxmadcabdiraxmaanXorsioday 5 ай бұрын
Alle hakuu naxaristo abwaan hadraawi ❤❤❤❤❤
@AxmadcabdiraxmaanXorsioday
@AxmadcabdiraxmaanXorsioday 5 ай бұрын
Alloow hooyadey ha iga horeysiin, Alloow hooyadeey aan baari unoqdaa❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤
@mustafeibraahim635
@mustafeibraahim635 6 ай бұрын
Garmaqaatayaashiyo dadkaa beera ruux gudhan Allah yarxamak hadraawiyow Habka uu u fekerayo iyo aragtidiisa hadii dadka somaliyeed oo dhan koonfur, waqooyi iyo Somalida kaleba la fahmi lahaayeen wadada guusha ayaanu cagta saari lahayn
@SuudiSuudi-ws2zz
@SuudiSuudi-ws2zz 6 ай бұрын
Abwan somliyed oo qali ah ayuu ahaa allaha unaxariisto amin
@Daad7
@Daad7 6 ай бұрын
Erayga Naxariis Oo Dhan.😭
@user-lw2ev4zj4e
@user-lw2ev4zj4e 6 ай бұрын
Garsoore bookh
@Yusra-vp7qn
@Yusra-vp7qn 6 ай бұрын
Abwanki cabqariga ahaaa 🤴🏻🥺
@Ameira-oz6et
@Ameira-oz6et 6 ай бұрын
Ilahay ha ku naxariisto