afduubka dunida
1:36:35
13 жыл бұрын
salluu kamaa ra'eytumuunii usalii
1:44:10
asataamo kutusaya  midnima & isu dumanka
29:36
sheakh umal quluwiga part 8
9:04
14 жыл бұрын
sheakh umal quluwiga part 7
10:03
14 жыл бұрын
sheakh umal quluwiga part 6
10:05
14 жыл бұрын
sheakh umal quluwiga part 5
9:58
14 жыл бұрын
sheak umal quluwiga part 4
10:12
14 жыл бұрын
sheakh umal quluwiga part 3
9:46
14 жыл бұрын
sheakh umal quluwiga   part 2
10:04
14 жыл бұрын
sheakh umal quluwiga part 1
10:31
14 жыл бұрын
surah Qalam imam faisal
5:52
14 жыл бұрын
surah    haaqah  imam faisal
5:18
14 жыл бұрын
dua imam faisal
10:01
14 жыл бұрын
part11safarkaqubuuraha
8:54
15 жыл бұрын
part10 safarkaqubuuraha
10:00
15 жыл бұрын
 part9 safarka qubuuraha
9:59
15 жыл бұрын
part 8 safarka qubuuraha
9:59
15 жыл бұрын
part 7 safarkaqubuuraha
9:59
15 жыл бұрын
 part 6 safarka qubuuraha
9:59
15 жыл бұрын
part 5 safarka qubuuraha
9:59
15 жыл бұрын
part 4 safarka qubuuraha
9:53
15 жыл бұрын
part 3 safarka qubuuraha
8:59
15 жыл бұрын
part 2 safarka qubuuraha
9:53
15 жыл бұрын
part 1  safarka qubuuraha
9:52
15 жыл бұрын
Пікірлер
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir 10 күн бұрын
War horta suufiyo waaaba yaabe xadiithta may bartaan mida kale xadiithta zaxiixa may keenan mise xadiithta maba kala yaqaanan xadrada iyo durbaankaba way yaqaanan
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir 10 күн бұрын
Suufiyo may keenan daliil sheikh umal ayaa runta usheegay sheikh umal wllhi waa caalim aan cidna gaari karin marka suufiyo sheikha cilmi darada hala dhaafaan waa juhala aan cilmi lahayn
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir 10 күн бұрын
Sheikh umal waxan cilmi wuu dhaafay lkn waan ka xumahay dad aqoon leh inaad ladooday ahayd suufiyo aan waxba aqoon inaad ladoodo sharaftada ayaa ka wayn Allah hanoo barakeeyo Sheikh umal جزاك الله خير الجزاء يا شيخنا الفاضل
@SaleebaanXasan-p6w
@SaleebaanXasan-p6w 13 күн бұрын
Lajan lajandhalay😊 Intee shiikh ayaakabaxay oo suufiyada
@AbshirCabdinasir
@AbshirCabdinasir Ай бұрын
Waaabid,,cigii,kusheegay,nabigeena,muxmd,csm,csm,,,injirta,,waxa,uunan,isuquudhin
@CimraanDahir-nc9yq
@CimraanDahir-nc9yq 2 ай бұрын
Asc walaal
@baxarsheekhcabdi1428
@baxarsheekhcabdi1428 7 ай бұрын
Gabayada iyo suugaanta
@user-kw4bg4dj4o
@user-kw4bg4dj4o 7 ай бұрын
Waa geesi sh umak
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151 10 ай бұрын
رحمك الله يا شيخ احمد
@daaahircali7647
@daaahircali7647 10 ай бұрын
Sufiyo Waxba ma heysan
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve Жыл бұрын
Sheikh mohamed Cabdi umal Wlhi waa caaliim cilmigu ku saldhig tay allaahu akbar allaha kuu siyaadiyo cilmiga
@KheirowIbeee-uw4ze
@KheirowIbeee-uw4ze Жыл бұрын
Sheekh xasaan Xuseen. Waakujuraa Culumada manta muxuu Ugu daxbaxay Ilaahay hasoo hanuuniyo
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto dr sh axmed xaji cabdiraxman
@abdiyarebashiir1246
@abdiyarebashiir1246 Жыл бұрын
Xafidu,LAAHU Culmaadena dhamaantoode
@somaliman8162
@somaliman8162 Жыл бұрын
Sheikh xasaan xuseen aadam waa saaxibul xujaa 5:26 dhageesta siduu xujada ugu oogoyo ashaaciradan
@umuzunaira4570
@umuzunaira4570 Жыл бұрын
Ninkan hada la leyahay wa jahil ee sh xassan xusen so kan ma ahaa culamada oo dan kagayabiyay ayadana sas usharaxay ولو أنهم اذظلمو أنفسهم
@somaliman8162
@somaliman8162 Жыл бұрын
Sheikh xasaan waa sheikhul islaam في هذا السمان
@abdowyare7005
@abdowyare7005 Жыл бұрын
War waxabiyadhu waxba iskuma hayan
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir 10 күн бұрын
Sheikh umal kaliya ayaa meel saaray waxayna keenen xadith daciifa iyo aayado ay badaleen marka suufiyo waxba Islama hayaan
@jaamacsaleebaan9322
@jaamacsaleebaan9322 Жыл бұрын
Maansha allaah alle ha kuxafido aduun iyo aakhiraba shiikh maxamed cabdi umal xafidahullaahu
@abdirahmankulow6122
@abdirahmankulow6122 Жыл бұрын
Waa Libaax Banaanka Halaga maro
@abdirahmankulow6122
@abdirahmankulow6122 Жыл бұрын
الله يحفظك من كل سوء وشر ومكروه
@sahrayusuf397
@sahrayusuf397 2 жыл бұрын
masha allah shakh xasaan alle haku barakeeyo
@duuliyekastamtv3017
@duuliyekastamtv3017 2 жыл бұрын
*Aaal waar xasaan ilayn dooda wuu ku jiray sheekha*
@abdikhabiirmaxamuud1863
@abdikhabiirmaxamuud1863 2 жыл бұрын
Sheikh xasaan caalim Allah haku barakeyo
@saadsaid4464
@saadsaid4464 2 жыл бұрын
اللهم بارك في علماءنا وحفظهم ياالله من كل سوء وجزاك الله خيرا شيخنا الفاضل محمد حسان
@caddiraxmaanhaybe4165
@caddiraxmaanhaybe4165 3 жыл бұрын
Waxaas umal layidhaahdo labo xiniinyood ayaan udaayey Lipaax Lipaax dhalay wuxuu yidhi waxaa lay dhahaa Maxamed Cabdi Umal wlhi wiilashii suufiyada paadiniyada ahayd meel ayuu saaray
@dhussein7284
@dhussein7284 3 жыл бұрын
Illaahay hakuu Naxariisto Sh Dr Ahmed Haji Abdirahman Mohamed Hirsi Samatar Runtii kuma ilaawi doono khayr farabadana waad hormarsatay waxaan rajaynayaa inaad illaahay wax fiican kala kulantay
@abdallaabdikariimyusuf9901
@abdallaabdikariimyusuf9901 3 жыл бұрын
Suufi alle hasoo hanuuniyo shirki majoojin karaan Billahi claykum Sunada nabiga maxaa idiin diiday qubuurahan Aad daba wareegaysaan oo aad usafraysaan waa mxay diinta in loo safro qubuuro wey diidaye War alle kabaqa oo diinta ka ilaaliya badcada iyo shirkiga
@cmcxasanm7979
@cmcxasanm7979 3 жыл бұрын
Sagaaro biyaha ma cabtaa weeye warkaan,safar lama ogala iyo waa la ogalyhy,waxay ku xiran tahay nin iyo jeebkiisa,umal ma isgaa safarka dadka lcgta ka bixiya
@carafaadsiciid3458
@carafaadsiciid3458 3 жыл бұрын
bowe saa mooday mahe wxa laga hdlayo ba ma fahansanid aad markasa dad eedynysaa qabri loo safry mafaasida ka dhalanysa baa laga sii sigin saas baa loo diidan yhy 🤔
@adanabdiwahid4385
@adanabdiwahid4385 3 жыл бұрын
Sh xasan xuseen m.a
@caddiraxmaanhaybe4165
@caddiraxmaanhaybe4165 4 жыл бұрын
oday soomaaaliyeed xasaaan xuseen abuu salmaaan
@jojoojamal1652
@jojoojamal1652 4 жыл бұрын
Ilaahoow unaxariiso
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Hadalka sheekh umul waa iska daba wareeg iyo ila meerayso uun war xadiiska 3 masaajid waxan ahayn looma safri karo hadii aan dhahno waxaa weeye taasi hala xirnaado oo yaan meel kale la aadin safar kale ma banaano hadi la safraa 3daas masaajid bis haloo safro !!!!!!! Horta hadii laysku af gartay inay siyaarada qubuurta suno tahay # maxaa muranka keenay aan qabri ii dhaw siyaarto ama aan mid iga dheer siyaarto anaa qayaar leh waa safraa maahe hargaysa aan kabaxaa asaan biyoolay qabrigi ku yaal aadi si aan usoo siyaarto sheekh aways waa baraawe hadii aan doono hargaysa aan ka baxaa oo waxaan aadi sacuudi arabia si aan u soo siyaarto qabrigi nabigayga suubana scm I'm free
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir 10 күн бұрын
Ukeen daliil beenale ayaa thy xadiith ukeen majiro waxaas
@abdisalamgolden-boy3485
@abdisalamgolden-boy3485 4 жыл бұрын
Caalimka qarniga 21 Aad Alle Haku Barakeeyo Sh mohamed Abdi umal💖💖
@nimoosmanomar1415
@nimoosmanomar1415 4 жыл бұрын
ماشااللہ لقد اثبت برا
@hamzamohamedabdullahi8519
@hamzamohamedabdullahi8519 4 жыл бұрын
Alle miisaanka camalkiisa ha ugu daro Sheikha waxa uu ahaa caalim weyn oo waqtigiisii xaqqa ku adimey.
@xasanxudayfi7150
@xasanxudayfi7150 4 жыл бұрын
Waar raga suufiyada wey is difaacayaan lkn waxba ma garanayaan waayo wax dibjirku garanayo ayay ku dooda yaan
@xasanxudayfi7150
@xasanxudayfi7150 4 жыл бұрын
Waar suufiyada waxba mahayaan
@abdullahiabdi648
@abdullahiabdi648 4 жыл бұрын
Masha allh
@suuzuusuuzusu3011
@suuzuusuuzusu3011 4 жыл бұрын
Allaha u naxaristo al sheekh Dr axmed xaaji craxman
@jamhas8956
@jamhas8956 4 жыл бұрын
Sh xasaan rijaal waaye cilmiga ka burqanayo lkn doodan jaanis badan lama siinin.
@khaalidgabiley9775
@khaalidgabiley9775 4 жыл бұрын
Waar show suufiyadu Waa Wada Shirki Miidhan.
@ayandeeqa9635
@ayandeeqa9635 4 жыл бұрын
sheekh umal waa calim
@xawocabdicaziiz8496
@xawocabdicaziiz8496 4 жыл бұрын
Jazakaallahu khayraral jazai
@xawocabdicaziiz8496
@xawocabdicaziiz8496 4 жыл бұрын
Like
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 4 жыл бұрын
War naga aamusa jaahiliin yahey qabuuraha caabudo kuna been abuurto kitaabka illaahey iyo sunnadii nabiga scw waxey iska dhaadhiciyeen qofka muuminka illaahey ayuu kaaga sokeeyaa illaaheyna waa usii mari kartaa waligood daliil makeenaan mana aaminsana xadiista saxiixa ah waxey keenaan xadiisyo daciif ah ehlu shirki down ehlu qabuur caabudo down ehlu saaxir down suufi jaahil down suufi saaxir down suufi saaxir down suufi jaahil down
@Fatumo
@Fatumo 4 жыл бұрын
Xaqqa allaha kutuso dad aan xishoonayn oo Qur,aanka meesha ay rabaan uqaloocsado cilmi meesha kuma haayaan horta yaa ushiikh ah ay kaga daydeen diintaan waaba yaabee somaliya gormay diinta soogaartay dadkana goormay yimideen ma taqanaa miskiin maan doorsan aatahay ee adiga iska aamus
@adoontiialle7922
@adoontiialle7922 4 жыл бұрын
Labadan shiikh gafuurduub ayaa tidhi waa gaalee oo wayridoibeene aan ilaahay ugu dhawaaano dhiigooda subxaan allaah.
@adoontiialle7922
@adoontiialle7922 4 жыл бұрын
Kuwii dilay waxay ku ganeen in uu yahay sirdoon maraykanka y shaqeeya maxaa ka ieankartaan maw egyahay waxay ku sheegeen ee dhiigiisa ku banaysteen Ilaahay hawnaxariisto.
@mahamedcusman3402
@mahamedcusman3402 4 жыл бұрын
sufiyada iyo xadiith dhaciif ah am maudhuc maxa kala haysto
@mahamedcusman3402
@mahamedcusman3402 4 жыл бұрын
ilahay ayan kamagan galay sufiyada iyo shirkiyadkoda
@yusufabubakar3112
@yusufabubakar3112 4 жыл бұрын
Sh xasaan xuseen lama aqoon markan miya hahaha
@jararmedia9320
@jararmedia9320 4 жыл бұрын
Alaa ilehe bagaad noocadayseen xaqqa khayr alle haydin siiyo