Пікірлер
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 5 күн бұрын
RABAAX DAYDAYOOW Kulmiyaanu nahay hadaanu nahay Reer burco AMA KA NAX AMA KUNAX❤❤KUNAX
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 5 күн бұрын
Qaaahira waayo waayo waxaan ahaa 10 sano maxaad ii xasuusisay maanta waxaan ahay 55sano
@moustaphayacindjama1448
@moustaphayacindjama1448 5 күн бұрын
Samaliland wa habar shaydan
@AbdirashidYaxye
@AbdirashidYaxye 5 күн бұрын
Masha Alahh why mudanyihii❤❤❤❤
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 күн бұрын
Wuu iskasoonoqone Balsug Derejooy
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 6 күн бұрын
😅😅😅 oo waa maxay wiilkan yar ee sheekhda maagayaa miyaanu xishood aqoon😅😅😅😅
@zn5732
@zn5732 5 күн бұрын
Sheq umal isagaba nabiga ayu caayay tas kahadal
@ShamhadMuhammed
@ShamhadMuhammed 6 күн бұрын
Masha allha mash allha hambalyo. Walshey io walakey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Hada23234
@Hada23234 6 күн бұрын
Manshll Hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bilana289
@bilana289 7 күн бұрын
Kulmiye markuu siyaasada ku raftay ayuu xisbi mucaarad ku meeraysanaya
@KhadarCilmi-wv9cn
@KhadarCilmi-wv9cn 8 күн бұрын
A.DEEY MAXA IDIN DABADHIGIN
@mcnncm1318
@mcnncm1318 8 күн бұрын
Macaac bacaaac
@user-mk5hf2yr1x
@user-mk5hf2yr1x 8 күн бұрын
BURCO WAY TASHATAY GALBEED IYO BARI MA KALA LAHA WAY OGAATAY MUNAAFUQADI HARGAYSA LAGA SOO TAHRIIBIN JIRIAY BURCOOÒOOY GOBOLKII RAGAAAAAAY GUUUUULAYSO WELIGAAA HOYADII GUUSHA CADOWGAA JABAN
@XuseenCismaan-em2ff
@XuseenCismaan-em2ff 8 күн бұрын
Waa.dad.waalan
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 8 күн бұрын
Ina Cali hayste Mr Ramaax waxaan Run ahayn Ummada uma Sheego anigu nin Runta Yaqaan ayaan u Garanayaa .
@MohamedAhmed-bd4ug
@MohamedAhmed-bd4ug 8 күн бұрын
Ramaax waa nin run badan oo hadaf leh. Kuwa wax ka sheegayaana waa dad doonaya in uu tooda raaco.
@user-lk3jk7rm2o
@user-lk3jk7rm2o 8 күн бұрын
Kani caadi maaha shalay io maanta ha loo saaro
@user-fd3io4qr5j
@user-fd3io4qr5j 8 күн бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد Reer Somaliland waxay yidhaahdaan Bidadu meel ay wax ku baratay ayey Macaluul ugu Bakhtidaa/Waa sida ninkan 🤣🤣🤣🤣🤣
@ahmad6967
@ahmad6967 8 күн бұрын
anigu waxaan layabaa kuwaa warayisda Ramaax Iyo cali guraay
@Gudhuudhe058
@Gudhuudhe058 8 күн бұрын
Tuug tuug dhalay baad tahay
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 8 күн бұрын
Qofkani waa cunto doon macno malaha
@Jscali263
@Jscali263 8 күн бұрын
Ramaax waa nin adag osagoo gurigii badhasabka jooga ayaa lagusoo weeraray cidna cuqdad Uma qabo inkaahina Niman buur kudoontay oo dhamatay ayay Wali hadal hayaan
@samriyecapull2101
@samriyecapull2101 8 күн бұрын
Ma nimankii qaran dumis ka ah ee buurta fuulay ee wadani saaray ayaad sax u aragtaan anagoo cidagale ah ayaanay xitaa na matalin oo lanaga been abuurtay qaar habaryoonis ah oo magacayaga ku shaqaysanaya mida kale wadani waa cadawga gudaha Somaliland hadii Somaliland is bedel saxa la rabo waxaa la dooranaya ucid
@CiidCali-zz2ue
@CiidCali-zz2ue 8 күн бұрын
Adigu ciidagale hooyada baa dhilo hoyadaa sacad muuse wasay​@@samriyecapull2101b
@bilana289
@bilana289 7 күн бұрын
Ina kaahin buurta ayuu laydhkii kagaga bakhtiyey
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan 8 күн бұрын
Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 8 күн бұрын
Ramaax waxaanu leenahay burco adigu gacanta kuma haysid burco waa tii aad xildhibaanimada ku soo bixi weyday wax allah waxaad burco ka tahay majirto.Burco waad arkaysay wacdarihii kulmiye iyo samaale ka dhigay markii maayarka iyo maayarku xigeenka kulmiye lagu soo dhowaynayey waxaanu ku leenahay samaale isagaa gebiley iyo burcaba wax ka ah
@MohamedAhmed-bd4ug
@MohamedAhmed-bd4ug 8 күн бұрын
Riyo maalmeed, ninka la yidhaahdo HAAKAH iyo cida uu u shaqeeyaaba waxay dalka iyo dalka gaadhsiiyeen nin rag ahi wuu garanayaa doqona loo sheegi maayo!!!!!.
@maxaa.qaldan.
@maxaa.qaldan. 9 күн бұрын
Maxamed Abiib dambigiisa Allah ha dhaafo. Guuleyso waligaa!
@guledh4521
@guledh4521 9 күн бұрын
Mashallaah afkaaga cano lagu khabaay gob iyo ajidir ayaa is helay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@alinaaden7674
@alinaaden7674 9 күн бұрын
Wuu idin qaawiyay kkkkk
@ku-kaaje
@ku-kaaje 10 күн бұрын
INAAY DHILO BILAA NIXA WARAYSTAAN BAAY KA DHAMAAN LAYIHIIN 😂😂😂😂
@maxaa.qaldan.
@maxaa.qaldan. 9 күн бұрын
Gabadhan maxaad ku caysay walaal?
@cabdinaasirsalebaan6600
@cabdinaasirsalebaan6600 10 күн бұрын
Arinta Milka qaadista managed abiib waxay Dani ugu jirtaa beesha samaroon iyo gobolka awdal
@mahmahamal4131
@mahmahamal4131 10 күн бұрын
Farid faridi dhashay sida wax uu fahma rer somaliland. Musse iska qabta
@DeeqoXassan2000
@DeeqoXassan2000 10 күн бұрын
Hambalyo walaasheen iyo walaalkeen isku waara oo ubad qeyrqabo kala hela ❤❤❤❤❤viva dir from sure
@deeqagopey1580
@deeqagopey1580 10 күн бұрын
Ali ma hj iska dhashay man ciise muse rer abti ahayn awel
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 11 күн бұрын
Cisse iyo Samaroon waa mid
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz 11 күн бұрын
Fariid, guul M.Abiib from Boorama
@KhadarCilmi-wv9cn
@KhadarCilmi-wv9cn 11 күн бұрын
BEENALE CIRKA HADAD QABATO AWDAL WA S.LND TUUG TUG DHALAY
@mos1954
@mos1954 11 күн бұрын
Sacad Marna Waa Kamuude Ogaadeen, Marna Hawiye HG. Ceyr Ayaanle Marna Waa Dhulbahante Marna Waa Hawiye HG . Saruur Marna Waa Jareer Weyne Marna Waa Hawiye HG. Saleebaana Maanta Waxa Uu Noqday Arab Isaaq. Teedakale Kuwakalena Uu Duduble iyo XW Uukamidyqhayba Ayagana Daarood Iyo Meelokale Ayaa Dabada Loogeliyaa. Marka Su-aashe Taal Waxa aytahay Haddii Daarood iyo Isaaq Amaba Aan dhahno iyaga lagelayo Maxuu Caqliga wanaagsan kaleeyahay Saamiga uu Hawiye Somali Kuleeyahay? Miyuusan Hawiye Waxjira uusan ahayn? Maxaa Somalida Kuqasbay Haddii Aysan Taariiq la iskuwafaqsanyahay jirin in Somalinimada lagu Ekaado oo Dadka lawalaaleeyo oo Derisnimada ladhooro oo Awoodeena intaan Meel iskuugu geyno Dhulka Baaxada Weyn Ee Jarmalka la eg iyo Midka Labada Mar Kaweyn Ingiriiska Ee NFD Kenya oo Weliba Gaalo Kutamashleyneysa Awoodeena Dhaqaale iyo Cudud, Xataa Weliba Djibouti Maanta Dowlada Ah Larabo in Laburburiyo . Aan u istaagno. Kheyraadna lasoibaxno, Beerahana Waxkasoosaarano, Maxuu Sookordhin Oday 1000 sano kahor mootan Ee uu Aboorka Cunay? Kuwa 1000ka Calan Sameystay Ee Kala Irdhoobay Ee Qabiilka Iskunwceb oo Maalinwalba Durbaanka Beenta ah Utumaya In Shacab horleh Xaabada ay Kuguraan Laga Hortago ileyn Waa Waxmagaratee. Aduunka Maanta Colaad buugelayaa iyo Dagaalo waxa aan Lagusoodegdegeyna Waa Kuwa Iskutashaday Oo Hubka Sameysta Warshadahana Leh Dadkooduna Iskuduubanyihiin. Maxey Qabyaaladi Katarikartaa ileyn Gaal Beejoleh inuu nagumeysto ayaan Kajecelnahay iney Dadkeena Midoobaane !
@leylaa3666
@leylaa3666 11 күн бұрын
Been maha waa geesiyada HJ waliba waa deeqasiyiin waa idinkaa arakay in boqal halaad ay bixiyaan ilahay baa iga dhaliyaye reer lagu faano Maanash Aallahu
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 11 күн бұрын
Reer sheikh isaxaaq. Hadaynu nahay. Waa duriyad.. makala dhacaan❤❤❤❤
@ilsanmohamed8141
@ilsanmohamed8141 11 күн бұрын
Hodan caawa amuurahay akhrin jirtey maxaa ka helay
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 11 күн бұрын
Kkkkk
@ahashi7828
@ahashi7828 11 күн бұрын
Ceeb Habarawal waa iska qaban waayeen Muuse biixi ! Boqor Buurmadaw waxuu yidhi hadaad yimaado Hargeisa waan xirayaa!😭😭😭
@ahmedmoussa8841
@ahmedmoussa8841 11 күн бұрын
Ciise iyo gadabuursi way wada dagaan soomaaliya. Laakiin Djibouti no halkuu ka dagaa gadabuursii. Gobolkuu dagaa gadabuursi xaga Djibouti
@munajamac1419
@munajamac1419 11 күн бұрын
Haddii saleeban horay unoqday Arab habargadir waaba isaaq dhumay❤❤❤❤❤❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano 11 күн бұрын
Guuuuuuul somaliland geeeesi cali
@XuseenMuxumedOdowaa
@XuseenMuxumedOdowaa 11 күн бұрын
Bada 😂😂😂 isaaq ba leh samaroon 😂😂maleha 😂😂
@IkraanMaxamed900
@IkraanMaxamed900 11 күн бұрын
Adeerkay Ali Abdirahmaan Abdillahi maxamed darud cigal guuulso adero
@user-vi8vs3zx4d
@user-vi8vs3zx4d 11 күн бұрын
Masha allah wllo .بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
@monaallin6022
@monaallin6022 11 күн бұрын
Odaayganii wuu xanuusanaya waa faqaash ka hadhkii ku karbasha ayga hadii u yimaado hargaysa doofar urayso waxa habarta u egaa
@ahmedfarahsaleban8673
@ahmedfarahsaleban8673 11 күн бұрын
Dirbaa is guursadayun sure hawiye Dhaka iyo isaaq
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 11 күн бұрын
Sure hawiye maaha
@ahmad6967
@ahmad6967 11 күн бұрын
sure Iyo Isaaq waa walaalow waa Ilmaa maah dir sure waa garabkaa midig ee Reer shiik Isxaaq adeer sidaa oo lasoco inantaa hoyadeed baa hawiye ah sibaa habar gider
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 11 күн бұрын
@@ahmad6967 Waxani waa been sure irir dir waan noo koow isaaq waa carab Sheekh isaxaaq binu Axmed binu haasm ayaanu nahay walaahi dhawaan uun baan maqlay sure irir IWM
@queenofqueens661
@queenofqueens661 11 күн бұрын
@@user-sz7sn2rv9r carabta maxd isugu qor qortan horta kabahooda idinkama yaqaanine afrikan kaynu nhy ku faan carab mel kumaso marine
@ahmad6967
@ahmad6967 11 күн бұрын
​@@user-sz7sn2rv9r😂😂😂 anigu waxaan arkay harag laqoray 300 oo sano kahor waxaa ku qoranaa Isaaq maxamed xanaftire mah dir
@afnancumer8907
@afnancumer8907 11 күн бұрын
Waar cuqdad bad qabtaan faqash cadaw bay markasta isaaqu korsadan lakin waa abaalkooda
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 11 күн бұрын
Muuse biixi iyo kooxdiisu lacagta ay bada ku iibsadeen ayaa u muuqata
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 11 күн бұрын
issiyaashi issaq 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 11 күн бұрын
Welimahadlaya Wasakhani😕