Пікірлер
@Moha-qf6xt
@Moha-qf6xt 2 ай бұрын
Macalinoow waxbo waan kafahmi waayee maad watsaabkaaga ii qorto si aan su'aal kaaga weydiiyo meeshaan fahmi waayey adigoo mahadsan ?
@ahmedabdi4708
@ahmedabdi4708 5 ай бұрын
Salaan
@xussenceleye7149
@xussenceleye7149 5 ай бұрын
Masha allah aqoon yahan maxamuud cabdillahi
@cabdiqaadirmaxamedducaale3590
@cabdiqaadirmaxamedducaale3590 9 ай бұрын
Cilmi loo baahnaa weeye
@maxamedmaxamuud-bz8zp
@maxamedmaxamuud-bz8zp 11 ай бұрын
M.a sharaxaad guud oo ku saabsan Cilmiga xiddigiska.
@AbdulahiMoalimMohamud-qn5ch
@AbdulahiMoalimMohamud-qn5ch Жыл бұрын
Xagee lagaa helaa
@m.hassenamin701
@m.hassenamin701 Жыл бұрын
Soo badi duruustan Khuraafaad maahane waa cilmiye
@laacibaduun2941
@laacibaduun2941 Жыл бұрын
ماشاء الله
@shimbiroole96shimpiroole35
@shimbiroole96shimpiroole35 Жыл бұрын
War waa wax wanaagsan ee jamacado haloofuro
@user-kc7fb1jz7s
@user-kc7fb1jz7s Жыл бұрын
Asc ustaad number kaada whats number k isii
@abdulahihussein3095
@abdulahihussein3095 2 жыл бұрын
Fadalan Nala wadaaag meel lagaala soo xiriiri karo
@JaguarTeeth
@JaguarTeeth 3 жыл бұрын
Aad baa loogu baahan yahay cilmiga noocaan oo afsoomali rasmi ah, mahadsanid, maashallah.
@nastehaahmed9879
@nastehaahmed9879 4 жыл бұрын
M.a
@Hawd
@Hawd 4 жыл бұрын
This is not Somali calendar. It's Islamic. Dabshid is Somali calendar.
@Qubanaha_Uurdoox
@Qubanaha_Uurdoox Жыл бұрын
There is no written Dabshid calendar, Somalis use Hijri calendar as soon as Islam reached us on early spot Adigu lkn soomaali diid nimo ayaad meelkasta la joogtaa
@Hawd
@Hawd Жыл бұрын
@@Qubanaha_Uurdoox none sense. Ask average Somali to name first 3 months on the Islamic calendar. No one will know. Now go to rural communities and ask them to name dabshid Average Somali doesn't know and average Somali doesn't speak Arabic
@Qubanaha_Uurdoox
@Qubanaha_Uurdoox Жыл бұрын
@@Hawd i would like you answer in which Nayruus year we are in right now? Somali people use to call whole months their own names except 2 months (sako and mawliid), and somali year is lunar which is similar to hijri year. these 2 months is missed because of their importance in Islam, one of them is the time of sako and the other one is the month of birth of prophet I believe we have to use our Somali names of months, but the year must be a lunar Islamic year to know each important date in our religion; Eids, hajj, and sako. And it's the way that our grandfathers used to behave from my side i dnt thnk you're Somali, if you're reply with me in Somali, CAR!
@AbdulahiMoalimMohamud-qn5ch
@AbdulahiMoalimMohamud-qn5ch Жыл бұрын
Asc
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 Жыл бұрын
Maasha allaaah
@sadiqadan6368
@sadiqadan6368 5 жыл бұрын
Masha Allah macalin Allah ajarhakaasiiyo
@MohamedAhmed-ec4bn
@MohamedAhmed-ec4bn 7 жыл бұрын
max'ud c/laahi kulmiye (juquraafi) aadbuu ugu mahadsan yahay waqtiga farahabadan ee uu galiyay calendar soomaaliga ah
@maxamuudcabdulaahi5801
@maxamuudcabdulaahi5801 7 жыл бұрын
Haddii Rabbi idmo ciddii su'aalo qabta ha i soo waydiiso
@Moha-qf6xt
@Moha-qf6xt 2 ай бұрын
Macalin whatsaabkaaga nasii adigoo mahadsan
@maxamuudcabdulaahi5801
@maxamuudcabdulaahi5801 7 жыл бұрын
Haddii Rabbi idmo ciddii su'aalo qabta ha i soo waydiiso
@maxamuudcabdulaahi5801
@maxamuudcabdulaahi5801 7 жыл бұрын
Haddii Rabbi idmo ciddii su'aalo qabta ha i soo waydiiso
@Kichwa1-fl6jp
@Kichwa1-fl6jp 4 ай бұрын
Ustadkaas researchkisii ma dhameyay noso Ogow wll