Пікірлер
@CabdiRamanyoutube1
@CabdiRamanyoutube1 42 минут бұрын
🎉
@Aqoonsame-Media
@Aqoonsame-Media Күн бұрын
uk kuma jirto miyaa
@CabdirahmanYare-o1b
@CabdirahmanYare-o1b 3 күн бұрын
Thanks Pro guuleyso
@samiramohamed8702
@samiramohamed8702 4 күн бұрын
Qofka aan sidaas ku sameeyey ma ogaan karaa in lala isticmaalayo whts upkiiisa
@Suhayb_Cadaawe
@Suhayb_Cadaawe 5 күн бұрын
Aniga wuxu idhahayaa Withdraw is Unavailable 😢
@KhaalidMaxamed-cabdilaahi
@KhaalidMaxamed-cabdilaahi 6 күн бұрын
Sxp Facebook contact dmaystiran losamaysta lacGna loGa sameya
@MohamethUpdirahmaan
@MohamethUpdirahmaan 7 күн бұрын
Plz wll whatsapka iga soo qabo
@AstaanQaranTv3171
@AstaanQaranTv3171 8 күн бұрын
Laakiin WhatsApp ka kale inad ku sharaxdo ayay fiicneed
@AbshirJabril-l4u
@AbshirJabril-l4u 9 күн бұрын
🎉11111 1:01
@BishaarAhmed-qj8zl
@BishaarAhmed-qj8zl 9 күн бұрын
Mahadsanid
@MunamahamoudAhmed
@MunamahamoudAhmed 10 күн бұрын
Waad mahadsan tahay
@MustafeLaamdheere
@MustafeLaamdheere 11 күн бұрын
@MohammedHusen-q6z
@MohammedHusen-q6z 11 күн бұрын
Silka hoyadaa laxdii kudhashay was
@user-ws4ir7yd6f
@user-ws4ir7yd6f 11 күн бұрын
From tiktok
@Umamuctazim
@Umamuctazim 13 күн бұрын
Kenya yes aniga
@Umamuctazim
@Umamuctazim 13 күн бұрын
Kenya kawaran
@Umamuctazim
@Umamuctazim 13 күн бұрын
Bisinka wa yartaye
@KhaalidAhmed-gj9nc
@KhaalidAhmed-gj9nc 14 күн бұрын
WLL QAALI WAXAA IGA CAAWISAA email IGA LUMAY QORAALKIINA KU QORNAA WAAN WAYAY EE LANBARKII GARANAYAA SIDEE U SOO CESHTAA😢
@FartuunXuseen-s7o
@FartuunXuseen-s7o 14 күн бұрын
Ok😊
@ElonMusk-nc2pz
@ElonMusk-nc2pz 14 күн бұрын
Mahadsanid Sxb 💯 🙏
@DeQziApdiaHmed
@DeQziApdiaHmed 15 күн бұрын
ᴛʜᴀɴᴋs ᴛᴀʟʏᴇ ʟᴋɴ ᴠɪᴇᴏ ʏᴀᴅᴀɴ ɴᴏᴏ sᴏᴏʙᴀᴅᴇ 🤔
@NajmaHassan-fd8fe
@NajmaHassan-fd8fe 15 күн бұрын
M.a Mahad snid qli
@CabaasMuxumed-gn1yq
@CabaasMuxumed-gn1yq 16 күн бұрын
Sxb waxan isticmala tiktok Marka Live galo waxaa cilad iga timid baladhinta qofka waxaan wayay calamadi baladhinta qofka ma iga cawin kartaa
@yaraani2526
@yaraani2526 17 күн бұрын
Wcs
@CaddeKabiirow
@CaddeKabiirow 17 күн бұрын
Laakiin shuruudaha mana tusin maxaa jira ustaad
@Maymun1221
@Maymun1221 18 күн бұрын
Hal moobel malgu istcmali kraa
@user-sc4ub6rz8m
@user-sc4ub6rz8m 18 күн бұрын
0:34 l
@gardodifardoodi
@gardodifardoodi 19 күн бұрын
Clearingnummer Sverige
@Bakardaahir
@Bakardaahir 20 күн бұрын
Lacagta sidee loola baxaa
@ABDIHAMIDEY_7
@ABDIHAMIDEY_7 21 күн бұрын
You're ri
@ayaansaid711
@ayaansaid711 22 күн бұрын
Haa
@maxamuudmaxamed1402
@maxamuudmaxamed1402 23 күн бұрын
Canada maloo ogolyahay
@user-my3eg2ou1f
@user-my3eg2ou1f 23 күн бұрын
Saaxiib thnks waxaa ka soo hadashaa sharciyada mala gadan karaa qofka haduu lacag xoog leh wato
@far007a
@far007a 21 күн бұрын
Ya su dhacday 😂
@MaxamedKaka-jf2pk
@MaxamedKaka-jf2pk 20 күн бұрын
May wll sharciga lacag laguma helo
@Daacibashiir
@Daacibashiir 24 күн бұрын
I'm in ethopia😊
@XiiqaayeBashiir
@XiiqaayeBashiir 24 күн бұрын
Ilaahayow riyadeeda iirumey
@far007a
@far007a 21 күн бұрын
Amiin ya rabi
@Najlaqurux55
@Najlaqurux55 24 күн бұрын
Lanbar somali xita caadi miyaa
@subaxproduction3309
@subaxproduction3309 25 күн бұрын
Umaba socda ader waxaas waa wakhti dhumis
@YuusufMaxamed-ot5gt
@YuusufMaxamed-ot5gt 25 күн бұрын
Sxb waxba bank maheysto
@fadumomohamoud3371
@fadumomohamoud3371 26 күн бұрын
Aboowe Swiss ka waa joogi jiray Waxaan rabaa inaan kaa wareeysto
@maleyka0800
@maleyka0800 26 күн бұрын
Sxb Somalia anjoga sen yela lag aya igu jirto
@DhameestiranMahamed
@DhameestiranMahamed 26 күн бұрын
Walaal aniga marwalibo waxuu tiktok isoqora abdhed mana ubahna abdhed waxuu leyahay si muqaladada dad badan ay u arkan bostadadi dhawayd walagu cusbonesiya hubi aniga ciwan kayga wuyaryahay marki ugu horeysay fidiywyada waxa dawanaya 800 lakin hada 200 bi's dawada icawi adomahadsan walal
@abdi_252
@abdi_252 27 күн бұрын
Swiss baaris dheer ayaan kusameyy laba cilad ayaana iiga soo baxday 1.xabsi nololeed ayaad gali kartaa oo hadi aadan sharci helin majiro hab kale oo uga bixi karto hadi xaalada kugu xumaato hada rabto xaduuda daganow 2.maciishada aad ayy qaali utahay oo hadi aadan shaqo helin homeless ayad noqon karta
@cumraanimobell8328
@cumraanimobell8328 28 күн бұрын
Runtaada waye 😂cabey nabar canada 🇨🇦 ku samestay waa ku fashilmay
@MuscbYare-m7k
@MuscbYare-m7k Ай бұрын
Haa
@NuuradiinDHIRLA
@NuuradiinDHIRLA Ай бұрын
❤❤
@IMRANAHMED-pf3sz
@IMRANAHMED-pf3sz Ай бұрын
Brother addi aan isticmaalo VPN ma badali Kar
@MaysayonisAbuukar
@MaysayonisAbuukar Ай бұрын
Wuu ii shaqey waayay 😢
@MrActionGamer
@MrActionGamer Ай бұрын
Somalia 🇸🇴
@HindaCabdilaahi-rj2kh
@HindaCabdilaahi-rj2kh Ай бұрын
Wuu iga xiishnyahy
@omarabdi1634
@omarabdi1634 Ай бұрын
Cabey sxbow cilad waxaa iga heysata ah in aanan arkeynba muuqaalada soomaalida kaliya dadyowga kale lee arkaa