Пікірлер
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 7 ай бұрын
Masha allllah reer hargaysa nooooolaaada iyo reer smaliland iyo somalida kale❤
@saidmussa6461
@saidmussa6461 7 ай бұрын
FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA FAKE KZfaqR ROOTI LOOGA RAADSADO
@saidmussa6461
@saidmussa6461 7 ай бұрын
FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA FAKE KZfaqR ROOTI LOOGA RAADSADO WAA BEENAALE NAHAAB AH ISKA JIRA MOORYAN DHIIGYOCAB AH AYAA ISBAARO U DHIGATEY SAXAAFADII
@dontworryaboutit8602
@dontworryaboutit8602 9 ай бұрын
@Hitthesack94
@Hitthesack94 10 ай бұрын
Si xun wax usheeg sixir waa ka daran yahey 😅
@aliguleed6748
@aliguleed6748 10 ай бұрын
Xasan sheekh raaxo umafuulin hogaankii wadanka waana masuuliyad daro inuu baraf ku cabo villa somaliya
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 10 ай бұрын
Asc. Waa cunsiriyiin xun halaga soo guuro.
@ahmeddirshe3141
@ahmeddirshe3141 10 ай бұрын
Xasan isaga laxukumaa ee isagu maaha madaxweynaha dalka somaliyed shirqol lagulayo cidanka mahe Murad kale malaha sas weye
@saaqsakaaro3982
@saaqsakaaro3982 10 ай бұрын
Walaal hambalyo dhulkiina hadaa xoreysateen guul insha allah inta dhiman ku dara adiga kuwa comment qaldan baxinaa in hg lama hubo dad badan hormar ka aad sameyseen khawarijta neceb ku jiraa dhag ha u dhigan besha dhan comment Haku xukim adiga oo mahadsan
@saaqsakaaro3982
@saaqsakaaro3982 10 ай бұрын
Sidaan run iyo cadaalad ku sheege illahey qabiilka hanaga qabto dadkii caqli an qabiil ahee. Laga waa dowladana waa rabaan
@abukaralasow8491
@abukaralasow8491 11 ай бұрын
War nin yahoow marku farmaajo joogay xitaa ayaga jogay xitaa siyaad bare ayaga jogay sababto ah dhimashada Kama baqaaan reerka aad ka so jeedo reer ordaayaa la dhahaa
@deyniiletv8579
@deyniiletv8579 Жыл бұрын
Kkkkkkklll😂😂😂😂
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 Жыл бұрын
Dowlada. Adeer Xamar hiraab ayaa Leh dowlada hiraab ayaa iska leh nac nac da joogi 😂
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Hhhh romania 🇷🇴 waxaan arday ka ahaa 1990 -1995 luqadiina wali waan ku hadlaa uk bay ka buuxaan
@shamsoaboore2941
@shamsoaboore2941 Жыл бұрын
Guul insha allah
@samadoontube8871
@samadoontube8871 Жыл бұрын
guuleyso
@munirizaahmed8508
@munirizaahmed8508 Жыл бұрын
Mnshllh gulyso
@maxamedbashiir4462
@maxamedbashiir4462 Жыл бұрын
Guuuul😂
@maxamedbashiir4462
@maxamedbashiir4462 Жыл бұрын
M.a
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 Жыл бұрын
Adeer maahin saas dowlada wey mamnuucday wax sahay ciidan in la soo dejiyo dekada iyo garoonka diyaaradaha beentaa weeye shabaab ayaa loo waday cadeymo ayeey haayaan iska aamus adiga shabaab ayaa difaacdaa waa ku naqaanaa😢
@ismailabdi3654
@ismailabdi3654 Жыл бұрын
Waxaa cajiiba ah nin kasto dowlada sheeganaayo in loosabciyo oo laiska tago
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 Жыл бұрын
Oday iska aamus Ramadan kariim adiga shabaab difaaca ayaa tahay shabaab weligood ayeey odayaasha hubka u dhiibi jireen waxey horay iga dhacday shabeelaha Dhexe Markii ciidanka qabsadayna hubkii way dhiiben!!
@khadramuuse8339
@khadramuuse8339 Жыл бұрын
❤❤
@casanova2450
@casanova2450 Жыл бұрын
Kkkk, maantay oo 2003 lajoogo kulahaa, waa daanyeer caqli xun ninkaan oo waalan, oo argagixissada alshabaab taageera issaga iyo 90 percent Murusadde. Waanna in Hawiye eqx ka qabyaan Murusaddaha ku qarrinaya Ceelbuur argagixissada alshabaab oo hadhow kasoo abaabulli doonna qaraxyo!
@mohamedsheikh6056
@mohamedsheikh6056 Жыл бұрын
Wajira lakin isaq waxba isuma ah
@xabiib-nuur
@xabiib-nuur Жыл бұрын
Qaaq magaalo kuma yeeshee boowe dhiig ha isku kicin nimanka aad u jeedaa waa hee hg xoogooda iyo xoolahood ayay xamar ku joogaan 17 degmo 9 ugu nabada iyo dhaqaalaha badan ayay degan yihii waaawaaaa yay kaa dhamaan xaad waa daanyeer ciyaal suuq ah farmaajo iyo shabaab ayaa ka hadlaya 😅😅😅😅😅😅😅 Yur yaanyuur
@xabiib-nuur
@xabiib-nuur Жыл бұрын
Kkkkk dayniil ayaad kuleedahay magaalada muqdisho Hg kaa badan kaan xoog badan
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 Жыл бұрын
Adiga shabaab maa u doodeeysaa waxaa lagu dagalamaa lacagta shabaab ay hesho ma ahan shirkada somaliyeed adeer war xuma tashiilka naga daay
@burhanahmed7198
@burhanahmed7198 Жыл бұрын
Murirsade maxaad faaideen dagaalkii Farmaajo gadaashii? Afar qooble uun baad weligiin ahaaneysaan
@casanova2450
@casanova2450 Жыл бұрын
Nacas Murusadde ah oo afka argagixissada ku hadlaya ayaad tahay. Doqon ayaad tahay oo caqli xun oo qorshaha eey argagixissada alshabaab u soo dhiibeen ku shaqeeynaya si argagixissada alshabaab culleeyska looga qaado, oo aannan lagu weerarrin Ceelbuur. Laakiin la'iddinkama yeelayo. Midkaan xun ee aad leedahay waa la xirray waa Gaaljecel oo ah dhamaantood kuwa sidda Murusaddaha u shaqeeya argagixissada alshabaab. Xataa Ikraan Tahliil ayaa aheeyd argagixiye alshabaab u shaqeeya. Sidoo kale, Duduble iyo Saruur ayaa ah badankood argagixissada alshabaab kuwa u shaqeeya. Waa in la dhameeystirro argagixissada alshabaab oo Ceelbuur si dag dag ah loo xorreeyaa oo cagta la marriyaa Hawiyaha iyo qaahinka rabba in eey fakkiyaan argagixissada alshabaab. Guul ciidanka xooga dalka iyo mujaahidiinta macawiisleeyda. Guul madaxweeyne Hassan Shiiq iyo ra'iisalwasaare Hamza iyo taliyaha nabadsuggida Mahad Salaad.
@diriyemohamed7061
@diriyemohamed7061 Жыл бұрын
Shubaa ku dhashay jiis qeer leh ma arag
@MM-qm7iw
@MM-qm7iw Жыл бұрын
Walaal tolka ha isku dirin wanaag ka shaqee
@raghedanan3959
@raghedanan3959 Жыл бұрын
Dadka Hawiyaha ah waxaa isku dira Shaydaan kaan oo kale ! Hada hadii Wasiir la siiyo Murursade muxuu usoo kordhinaa? Madaxweyne Xassan Shiekh Dagaal ayuu ku Jiraa sidii uu Caddawga Shabaab Khawaarijta ugu xorayn lahaa marka yaan Madaxweynaha laga mashquulin Arinkaas inta uu Wadanka ka xoraynayo Khawaarijta.
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j Жыл бұрын
Cali Dheere iyo ilma adeeradaa iskama laynaysid inbadan oo waalid iyo walaalba kuu ah ayaa afduubayaal kaa ah. Murursade Duduble horaa loo ogaa inay shabaab ahaayeen.
@abdikadirnur1388
@abdikadirnur1388 Жыл бұрын
War calaacalka is ka dhaaf.xawaadle soo soco bal waa la arkaa meeshay ku dhamaato.
@nashmaamaxamed21
@nashmaamaxamed21 Жыл бұрын
Beelae Allah ku qaad, duliyohow umada beenta ka dhaaf
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Kalaay saxib salaam
@ahassan709
@ahassan709 Жыл бұрын
Adiga maaba si fiican u qayliyey qabiil wax mataro, yaa dhaamo oo haysaa khayre hadii aadan haynin maxaad ugu dhegan, 3sano.5 ayuu soomaaliya la degay ninkaad maanta qabiil nimo ku taageeraysid ee adiga iska biloow.
@Muzamil701
@Muzamil701 2 жыл бұрын
Ninkaan hala yabina wa nin Gaajeysan oon ik radinaaya Ma ahan Ninkii somalidu shalay u hiilineysay ee u Dagaalantay dhibistii Ethiopia Hada wuxuu noqday Najis Qashin ah
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 2 жыл бұрын
Murursade idinku filan in gabadhiina raisalwasaare idinka dhigto hal mar ee naga fadhiista meel.
@hamdan13mohd
@hamdan13mohd 2 жыл бұрын
💙💙💙💙💙💙💙💙
@jamalsheekh808
@jamalsheekh808 2 жыл бұрын
Waxa la yaab leh in nin xanuunsan san shantii la soo dhaafey wadanka kursigiisa u sareeyey uu ku fadhiyey war ninkan daawo ha loo raadiyo
@DS-fb2vr
@DS-fb2vr 2 жыл бұрын
welcome maahir musharaxnimadaaada adigoo jacel qabiilkaaga iyo doorashadii garbahaareey oo kaa dhicistay caawa
@faisalsheikh5682
@faisalsheikh5682 2 жыл бұрын
Adeer ayaadahii quraankaay kudhaqmi la,yihiin dadkani ee ma hees beey wax kuqaadanyaan
@a.j2428
@a.j2428 2 жыл бұрын
XIJAAR WAA NIN ODAYA HALA WAREEGSADO
@kiesagulled1507
@kiesagulled1507 2 жыл бұрын
dameer hadalay kasoo qaad
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 2 жыл бұрын
Nin xaqaani ah sawaabku meeshu ku jirana yaqaano. Kuwaas inaad isaga dhumiso ma aha nacasyada shisheeyaha Afka iyo Faraha uu ka kiraystay ee Facebook shaqada ka dhigtay. Ilaahay hakuu fududeeyo xilkaas.
@khadidjaabdullahi5570
@khadidjaabdullahi5570 2 жыл бұрын
Taliye Shub wuxuu yiri "Dhaarta in lagu dhaqmo aan la rabin oo la boobaayana taana diyaar aan u ahay in aan dhaarto"
@musdafamohameddahir3002
@musdafamohameddahir3002 2 жыл бұрын
NINKANI LA YIRAAHDO DABAGEED WAA AHAL JANO WALAAHI XAQA JECEL NOOLOOW
@Ahmed40662
@Ahmed40662 2 жыл бұрын
Ninyahoow dadka ha jahwareerin doorashada farmaajo ma diidan EE imaaraad iyo Kenya iyo xulifadooda mucaaradka sida rooble iyo deni iyo madoobe iyo waxii lamidaa ayaa doorasho diidan xalaala waxayne ku diideen waay farmaajoow dadku kuu jecelyihiin iyo in uu farmaajo Soo baxo Marka adeer nin wareersan baa tahay EE dadka ha jahwareerin farmaajane insha Allaah wuu Soo bixi waayo dadka somali ayaa jecel ..