Sayid Khaliifa| Muliya| Balwo Lyrics
5:50
Hees: Hooto|| Digfeer|| Balwo Lyrics
6:13
Пікірлер
@MohamEdIlkacasE-uc2by
@MohamEdIlkacasE-uc2by 12 сағат бұрын
Hees tan waxa I baray abtigay anigoO yar oo ilaa 8 jir ah ilaa hada oo ahay 17 jir waaan dhagays taaa hees way faadh tay maxamed nuur GiriiG✨️❤️🎵
@xasancabdi4374
@xasancabdi4374 Күн бұрын
Guuul somaliland ishaa allah
@CaashoHasan-bk6pe
@CaashoHasan-bk6pe 3 күн бұрын
25 August 2024🥺😂👋
@suganta.dahson
@suganta.dahson 4 күн бұрын
Runtii 8sano ma arkin qof aan uur iskala soo baxnay lkn malin walba wa arkaa dad dhabarka abehey laga abuuray halkan ayan salan uga dirayaa kuwii urka hoyo igala so baxay dhamantod Mohamed ali Safiyo Sahra ali Abdilahi ali Sakariye ali Omar ali Abdinasir ali Ramla ali Abaas ali Xiisaha aan idiin qabo qof wa dili karaa runtii wa rajeynayaa inuu qof idinka mid ah arko commentigaan tilmaam la aan ❤❤❤
@abdiadamabdi3670
@abdiadamabdi3670 6 күн бұрын
2020 ❤
@abdirahmanfarah7268
@abdirahmanfarah7268 7 күн бұрын
Waxan xasuustaa mar ay Sahra Ahmed Heestan kaqaadaysay Hargeisa stadium Allah ha unaxariisto Ilahay Hargeisa haka dhigo meel barwaaqa ah
@Cartan7
@Cartan7 7 күн бұрын
waqooyiga dalka somalia aa heesaayaa
@xasancabdicusmaan
@xasancabdicusmaan 7 күн бұрын
Maxamed MoogE Liiban HeesiHiisu WaYy iigA soocan YiHiiN HeesaHa KalE allaha ku NaxariistoH ustaad ❤😢
@nimcocabdilaahi7692
@nimcocabdilaahi7692 7 күн бұрын
Warun fanaan cod iyo hibo alla siyay fanaan qalinle ahun maandeeq alle cimriga udheereeyo caafimaadka alle hawnaxariisto maxamed cumar huryo ahun
@nimcocabdilaahi7692
@nimcocabdilaahi7692 7 күн бұрын
Heestan waxan maqlay 2022 intii kalena waan raadinayay imko oo ay tahay 2024 ayaan helay habeenko oo ah khamiis sogalayso bishuna tahay 21 08 2024
@geeskaafrika5040
@geeskaafrika5040 7 күн бұрын
Heestan, waxa aan ku xusuustaa nin la dhaho Cabdi-qani sullati oo aroosyada ka qaadi jirey habeen uu gaaf aroos noogu kala kiciyey. Libaax noolow.
@ilyaasmuuse5760
@ilyaasmuuse5760 8 күн бұрын
Goortu waa duhurnimo jawigua aanu maanta joogno wali gore uma arag in muddo ah 20/8/2024 ilaa xalay rooob ila hadda roob ayaa na haya oo kolba nugu soo hooraaya goobihii oo dhan waa fasax shaqada, waxbarashada mana aha maalin fasax oo waa salaasa alle nimcooyinkiisa haynugu manaysto❤❤
@cabdisamadjama3147
@cabdisamadjama3147 9 күн бұрын
Heestan waxan ku halay ta ,amul waxan joogga duleedka degmada caankaa ee galdogob ilaahy ha naxariisto abwaan singub waa erayo cajiib ah iyo lacan aad umacaan ❤❤❤
@dirgaxwanaf6605
@dirgaxwanaf6605 8 күн бұрын
Hadaad joogto ceel ciid iyo ceelbooc igu salaan sxb iyo ragjj ma qaawiirta ahaa
@AmiinDeAlberto23
@AmiinDeAlberto23 10 күн бұрын
from ashqar boy😊
@KhadarMuxumed-d6s
@KhadarMuxumed-d6s 11 күн бұрын
Saxiib waan kula haysta
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 12 күн бұрын
AUN Sahra axmed
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 12 күн бұрын
AUN khadra daahir
@aadammuxumed317
@aadammuxumed317 12 күн бұрын
1:15 Waa hees markaan dhegaysto xusuuto dhaqankii aan kusoo koray. Ereyadu waxay koobayaan dhaqan aan in badan ka shaqeeyey haday tahay xoolo aan mayraco iyo dhaan aan hablo u dhaamiyo oo marka lararo ka dibna awrta gadhka qabto ilaa inta aanu gaadhayno gurigii ay ka soo dhaamiyeen habluhu oo haasawaha jacdaa guro . Marka reerku guuro habluhu waxay kaxeeyaan masha adhiga
@MubYus
@MubYus 13 күн бұрын
Ma adiguu ahaa ruuxaan muranee u macneeyay caashaqa, mise waa is moodsiis oo maluhu waa been. masalada aduunyada.
@Roodoabdiahmed
@Roodoabdiahmed 13 күн бұрын
7/15/2024 ilhyow wiilka adunka ka alkuntey calaf igu dara❤❤❤
@MubYus
@MubYus 13 күн бұрын
Hees wanaagsan.
@MubYus
@MubYus 13 күн бұрын
Mise waa is moodsiis oo maluhu waa been.
@Salugla
@Salugla 14 күн бұрын
Heestan khaladaad ayaa ku jira
@siciidmaxamed8116
@siciidmaxamed8116 14 күн бұрын
ilaahay haw naxariisto sahra axmed aamiiin heestani waxay ka hadlaysa habeenkii wacnaaye aynu xoriyada qaadanay ee aynu xabaasha ku rdnay
@sjg87
@sjg87 14 күн бұрын
Ehelkaad maaha ee waa eelkaad wall
@Hassan-oh8yr
@Hassan-oh8yr 15 күн бұрын
Waxa aan dhagaysanaya 13.08.2024 haben somaliland aad uu fataxsan tahay
@anissahassan9932
@anissahassan9932 15 күн бұрын
Woow 147 millions who listening right now in Heerlen Holland 2.30 pm 13.98.2024 keep going forward 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💚🌸💜💕🌸🇬🇧🇬🇧🇬🇧
@user-so5hx9dq6b
@user-so5hx9dq6b 16 күн бұрын
Codki macaanaa ee sahra axmed jaamac allow u naxariiso aamiin
@SundusMaxamud-ci2iu
@SundusMaxamud-ci2iu 17 күн бұрын
12 August 2024😢
@moremath3378
@moremath3378 18 күн бұрын
He took this song to the next level ML Mooge is greatest
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 19 күн бұрын
ERAYADA HEESTA LYRICS "Xareeda Laguma wacnaado "Abaartana Lama Xumaadoo "Aduun Xunbo Maaha Gudhayee "Haduu Kuu Xeel Furaadoo "Xogtiisana Ruux ku Siiyo "Xusuusta Lagama Gooyee "Xagaaga markaan U ciiray "Inaad xaska iiga baydhaa "Xeerkiisa Jacaylka Maahee "Xan iyo ceebi yay ku raacin. "Adduun waa xeerba xeeroo "Sidii weeye xabag cadaadoo "Xil bay adhi Jiri Wadaagtaa "Inagaa xidid iyo Goba Ahoo "Amase Laamaha Xubnaha Oo "Xumaan Haygu Darin Waxyeelee "Xagaaga markaan u ciirray "Inaad xaska iiga baydhaa Xeerkiisa Jacaylka maahee "Xan iyo Ceebi yay ku raacin. Erayaddii Ahmed S. Bidde Laxankii Ahmed Gacayte AHN Luuqddii Minsi X Aadan AHN
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 20 күн бұрын
Cuudku waxaan filayaa waa cabdicasiis jarmal oo kamid ahaa ardaydii mufakirkii muusiga soomaalida jiim sheekh muumin AHUN
@mohamedjama6237
@mohamedjama6237 20 күн бұрын
😢
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r 21 күн бұрын
MARSIN WAA XAGEE?
@user-if6jb9hz6p
@user-if6jb9hz6p 9 күн бұрын
marsin wa dagmo ka tirsan qoraxey
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r 9 күн бұрын
MAHADSANID MUDANAHASOW!
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r 22 күн бұрын
Isu eega heesjhi MIDNIMO DOONKA MARAYKANKA IYO KUWEENA!! MIDMAREYKANA YIRI WAANU IDINKA MASEYNEY!! HADANU KEYDKIINA WAAGA HEHSAN LAHAYN WAXWEYN BAA NOO QABSOMI LAHAA!!
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r 22 күн бұрын
WAA HEESIHII QARAAMIGA EE SHACBIGA SOMALIYEED LAGU HAGI JIREY XILIGI GOBONIMO DOONKA!! MIDNIMO MAANIYO MURUQMAA,,,,
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r 22 күн бұрын
WAA QAACIDO AMA FORMALO WAQTI IYO WAAQIC WALBA LOO ADEEGSANKARO!! DAGAALKI QABOOBA BAANU KU CABIRNEY!! LANA TARNUMEY!!😀
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 22 күн бұрын
Maxamed baafow iyo Maryan casayr Ereyada shareeco Soo gali sxbow ❤
@abdullahititaanic7930
@abdullahititaanic7930 23 күн бұрын
05.08.2024 00:07 daqiiqo Habenimo abwanka heesta sameye aya call ka isla saranahay waxana ka codsade inu ku luqeyo
@MohamedAbdullahi-g2d
@MohamedAbdullahi-g2d 23 күн бұрын
Haduusan jim shiikh muumin garaacayn kabanka wax xararad ah uu leeyahay malahan
@user-jh4by8yo1m
@user-jh4by8yo1m 24 күн бұрын
2024😂❤😢
@fatuushkim7276
@fatuushkim7276 25 күн бұрын
4/August 😮‍💨🫶🏻
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 25 күн бұрын
Cali sugulle laxan masamayn jirin Laxanka axmed naaji sacad Ereyada cali sugulle
@ilyasiman9737
@ilyasiman9737 27 күн бұрын
Codkii Ilahay ha u naxariisto Axmednur jaagoo Erayadii Xasan Ganey ilahay ha caafimaadka ha u siyaadiyo
@mustahiilmedia1891
@mustahiilmedia1891 27 күн бұрын
Eebe ha u naxaristo dad waa dadkii hore macaanka kaban sida loo tumaayo ilin ayaa ku qabaneyso wlhu😢
@abuukarmaxamed6355
@abuukarmaxamed6355 28 күн бұрын
Dururutay biyihii dabednacabey
@CabdilaahiRashiid-jm2ji
@CabdilaahiRashiid-jm2ji Ай бұрын
Habka luqunta❤heesahaHanaanka iyo laafyaha❤Talalaabada habsamidiyo ❤Haaasaweheedaa Malyuun Hibo la siistaa❤ Waa hbaeen Taariikhddu tahay 3:23 30/7/2024 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Alle hawnaxariisto Muslim ka dhamaantood
@MaxamedXasan-ex8yy
@MaxamedXasan-ex8yy 21 күн бұрын
Sxb habka luqunta heensaha waaye ee ma'aha HEESAHA
@AbdiAliSalad53
@AbdiAliSalad53 Ай бұрын
Boqorkii codka bilaash looma dhihin mohamed suleiman tubeec Allaha Unaxariiste
@dhamaytiransomalilan9098
@dhamaytiransomalilan9098 Ай бұрын
2024 /7/29 ayan dhagaysanaya ❤❤❤❤axya hees
@abdirizakariif9884
@abdirizakariif9884 Ай бұрын
Ilaahow kunaxariiso mama xalima cumar khalif magool halo wada duceyo in ilaah unaxariisto ayada iyo inta dhimatey