Пікірлер
@zhr13yosef54
@zhr13yosef54 21 сағат бұрын
Allah ha u nacristo😢
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Күн бұрын
Waa hees xaalad adag tilmaamaysaa iyo qiiro maaha wax Xasan Geni baa leh la oran karo qofki sugaanyaqaan oo roob baa da'ay iyi cir baa hillaacaya dhaha. Maalmaha Qallooca Hddii ay kaa marooraan. Mxmmed Cali Walash oo gabyaa wayn ahaa baa curiyay oo ahaa nin is guhaamay mar Itobiya lagu xiray. Ugu celceliya wax ma garatada dambe. Waayaha masuugga ah Hddi uu kaa madowyhy Waa arrin adag ka dheer ciyaal maammo abwaanno sheegta iyo Xasan Geny.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Күн бұрын
Gabyaa wayn Mxmm'd Cali Walash ayaa sameeyay waqtu adag mar itobiya lagu xiray bari samaadkii. He is philasopher is guhaamay from Nugaal. Mar baan mawjadaha dheer Maaxaa dhexdoodoo Muuqeyga la arkaa Laakiinse aan maqanahay😢. 2018 ayuu ku dhintay Growe. Rip😢.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 8 күн бұрын
Cajiib. Waligaa ma aragtay abwaanka sameeyay heestaan aun 2014 baa iigu dambaysey anigoo hotel Rayan Park fadhiya ayuu isalaamay 4 sano kddib ayuu geeryooday. Waa Mxmmed Cali Walash Caydiid Kaba cune ku magac dheeraa philasopher wayn ayuu ahaa waa naadir isagoo kle suugaanta lagama dabo dhufan jirin waqtigiis wlow uu mucaarad ahaa Ssdf intii dambe.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 11 күн бұрын
Marbaan mawjada dheer Maaxaa dhexdoodoo Muuqyga la arkaa Laakiinse aan maqanahay. Rip😢 abwaan Mxmmed Cali Walash wxuu ahaa cabqari,philasopher nolosha isku guhaamay marka uu curiyay heestaan Itobiya ayaa lagu xiray. Laxanka iyo luuqda macaan wxaa ku laray fannaan Xasan aadan Samatar. History abwaanku aun 2018 ayuu ku geeryooday maammulka Puntlnd magaala madaxdiisa Growe. Jannada ku lad big Poet❤.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 13 күн бұрын
Maalmaha Qallooca heesaha ugu waawayn soomaalida ayay kmd tahay gabyaa wayn baa lahaa maaha wax guruf gaaruf laga so gaaray iyo dad abwaanno iska sheegan jiray . Mxmmed Cali Walash Caydiid Kaba cune ayaa qisadeeda mihindisay oo 2018 ku geeryooday magaalada Growe ee caasimadda Puntlnd. Itobiya ayaa lagu xiray marka uu curiyay saas ogaada yaryarow. Nugaal poet ayaa lahaa wxa aad uga yaabbantihiin nin philasopher ah baa lahaa oo is guhaamay. Muuqeyga la arkaa Laakiinse aan maqnahay. Igu so orod maaha.
@ZaeidAhmed
@ZaeidAhmed 13 күн бұрын
Sayyidunaa Maxamed Mooge Liibaan Rabbi kuu Naxariisey 🤲🤲🤲
@sckeynan157
@sckeynan157 13 күн бұрын
Heesaha soomaalida heeska ugu miisaanka culus waa heesta qarniga 🤗👋
@Yaasiincrahmaan
@Yaasiincrahmaan 14 күн бұрын
Alle AUN mujaahid maxamed mooge libaan my favorite the song 🎉
@MaxamedXanaaneeye-jr2pz
@MaxamedXanaaneeye-jr2pz 16 күн бұрын
😢😢 Mujahidkii, fanankeenii weynaa eebe ha unaxaristee Maxamed Mooge liiiiiiiibaan eesh calllaaa Fanaaan
@muxamedcabdi5341
@muxamedcabdi5341 16 күн бұрын
Seestani si gara ayeey itabata Ax my dhiiga
@shuuriyecade1027
@shuuriyecade1027 17 күн бұрын
SSDF 2024😎
@AxmedClaahi-wo8qm
@AxmedClaahi-wo8qm 20 күн бұрын
Xasan aadan samatar ❤❤❤only one legend of Somali ❤❤mxd samaysay
@RuthWanupdirahmanYusuf
@RuthWanupdirahmanYusuf 22 күн бұрын
Ereyadii ❤ filasoofar abwaan dhaafey maxamed i warsame hadraawi ❤❤ Aun❤
@Mohamedabdihakimali-cz1qw
@Mohamedabdihakimali-cz1qw 25 күн бұрын
Maamaha Qallooca Hddii ay kaa marooraan. Abwaan Mxmmed Cali Walash alle ha unaxariistee baa curiyay waa hees qiso leh.
@blackscreen-fi8ee
@blackscreen-fi8ee 25 күн бұрын
Allah is one ❤
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 28 күн бұрын
Ayaan maanta ka horow mahiigaanku igu dhicin. Rip abwaan Mxmmed Cali Walash Caydiid Kaba cune.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 28 күн бұрын
Heesaha Xasan Aadan samatar qaado wxaa ugu wayn Maalmaha Qallooca wxaa lahaa abwaan wayn aun Mxmmed Cali Walash.
@ahmedsadak2
@ahmedsadak2 Ай бұрын
2022 xili ad nogu adked aniga iyo abdiweli mohmed hassan ayan wada dhegsan jiray hestan (wadeco maxan ilalshay waraabe ka so kaxeyay sac weyda maxan u dhanshay walwaal uga so arooray halkisa ku so warabshay maxan wali soo kaxeeyay wadado maxaan u yeray u logay wankeyga fican wax yelo halkey u taalo nafteyda maxan ka waabshay walalkey niman u haystay muxu wado i fadhisty
@sahan7042
@sahan7042 Ай бұрын
1979 ayaa heesta la sameeyey berigaa SSDF ayuu ka tirsanaa Maxamed Mooge, heestawaxaa sameeyey Abwaan Cismaan Diiriye Kulane oo reer Puntland ah.
@XafsoQuen-y7n
@XafsoQuen-y7n Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢
@MohamedAbdihakim-w6z
@MohamedAbdihakim-w6z Ай бұрын
Waxaa sameeyay aun abwaan Mxmmed Cali Walash(Caydiid Kaba cune) Itobiya ayaa lagu x-ray. Rip.
@somaliking7807
@somaliking7807 Ай бұрын
Waa hees aad u wanaagsan, abwaanka umada somaliyed xasan ganey iyo fanaanka umada somaliyed xasan aadan samatar
@Mohamedabdihakimali-cz1qw
@Mohamedabdihakimali-cz1qw 25 күн бұрын
Abwaan Mxmmed Cali Walash baa sameeyay Ganey ma hooyadaa baa siisay.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Ай бұрын
Xasan Geni baa sameeyay kulahaa hooyadiin wasa ma wax aan waxba qorin bay noo qabaan😂. Riwaayadda galbeed bu leeyahay oo heesta Xasan Aadan geeyay se qisadeed waxaa curiyay aun abwaan wayn Mxmmed Cali Walash Itobiya ayaa lagu xiray nin is guhaamay ayuu ahaa. Mar baan mawjadaha dheer Maaxaa dhexdoooo Muuqeyga la arkaa Laakiinse aan maqanahay. Philasopher Caydiid Kaba cune ayaa mihindisay 2018 ayuu Growe ku dhintay Policeka Somaliya buu kmd ahaa kddibna Ssdf buu galay waa kan deellayda laga dabo oran waayey Lilxey jare ku darantiyo Afar duub leh baan degay Dig dheh Dinnaagooyinkaygiyo Hoortaan dir u lahaan jiray Hddaan dadabka dheeshiyo da'da cagaha soo dhigay.
@SheekhaxmedFaarax
@SheekhaxmedFaarax Ай бұрын
Alle ha h naxariisto xilimuu qaaday heests tolow
@XayaadAli-p5x
@XayaadAli-p5x Ай бұрын
Cisha calaa heees❤
@mohamet_fouzi4504
@mohamet_fouzi4504 Ай бұрын
2/july7/2024/tue
@mohedsaed4393
@mohedsaed4393 Ай бұрын
Dib bay ka macaanaanaysaa caloosha hala adkaysto dadoow.
@L.i.B.a.a.X.o
@L.i.B.a.a.X.o Ай бұрын
Alle naxaristi jano haka warabiyo m.mooge maxa halyey tagay 😢 waxan dhagaysanaya 28/6/2024
@willford-sn4ko
@willford-sn4ko Ай бұрын
0:50
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Ай бұрын
Geni baa sameeyay heestaan hddii ladhaho wxuu fashilmayaa markii lamarayo tuducyada Mar baan mawjadaha dheer maaxaa dhexdoodoo Muuqeyga la arkaa Laakiinse aan maqnahay. Waayo abwaan walba isma guhaami karo qof isnacay mooyee.
@Talosame4191
@Talosame4191 Ай бұрын
.... waa u mur iyo deebaaq Caashaqa martiyayee.✅
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Ай бұрын
Erayada: aun abwaan Mxmm'd Cali Walash(Caydiid Kaba Cune). Maalmaha qalloocaa Hddii ay kaa marooraan Waa muraayad waayuhu Caashaqu ka muuqdee Marbaan sida mayeeraan Muddo aammusaayoo Isha mirig ka siiyaa Mar wxaan iraahdaa Siday tahay mar curad geel Ilmihii mawtku kala tagay Maqaar saarka ciidda ah Yaa maali jiraye Mar baan mawjadaha dheer Maaxaa dhexdoodoo Muuqeyga la arkaa Laakiinse aan maqanahay Intaasoo marxaladood anigoo Kasoo maray Mahuraan dhulkeenniyo Manaxaanka caashaqa ayaan maanta ka horow Mahiigaanku igu dhicin. Waa erayo Guhaan ah Gabyaa wayn baa sameeyay qisadeed Itobiya ayaa lagu xiray marka uu sameeyay.
@cccarab
@cccarab Ай бұрын
18/6/2024 ayaan ku dhageysanayaa qolkeyga yarka ah ee fooqa labaad magaalada jigjiga anigoo ah Abdiwahab Arab Omar
@aliahassan3067
@aliahassan3067 Ай бұрын
Malinku was maalin ciid waxan saaranahay tareen isku xira Vancouver io Toronto anu waxan ka imid vancover waxaa ku jeeda dhanka iyo Toronto jawigu waa roobanyay malinku waa malin ciid saa caddu waa 1:02 hestan ayaa ka qayb qadanysa safrakayga tariikhduna waa Sunday / 16 / June
@Ahmedfaransa
@Ahmedfaransa Ай бұрын
Qof wax badan og waxaan ka simannahay jacaylka heestan miraha iyo laxanka macaan gaarka loo siiyay. Jumce wanaagsan alia.
@MaaweellOSMAN-ib4wx
@MaaweellOSMAN-ib4wx Ай бұрын
Sowad libax
@Abdikadar.
@Abdikadar. 2 ай бұрын
Maalmaha qaloocaa Haddii ay kaa marooraan Waa muraayad wayuhuu caashaqu ka muuqdee😢 heestan waqti waxa dhageysan haya wayahan adag aan ku halgami haayo waqtiga mar buu I saacidi doona I.a hadad qoralkeyga aragto sxp cafimad iyo nolol qurux badan baa kuu rajeynaa. Galab Khamiis ah 13/06/2024 18:00pm 😮
@waxkakorodhso8332
@waxkakorodhso8332 2 ай бұрын
Heestan nin aan isaaq ahayn waa ka mamnuuc inaga ayuunbaa iska leh
@abduqani4951
@abduqani4951 2 ай бұрын
Malmaha qalooca haddi aay ka marooraan waa umur waayuhu caashaqu ka muuqdee
@willford-sn4ko
@willford-sn4ko 2 ай бұрын
0:42
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi 2 ай бұрын
Waahwah hees iga dheh maantan mirqaamayaa heestan ayaa dhagaysanayaa ax yaa hees mirqaan❤
@Teetanopro20
@Teetanopro20 2 ай бұрын
Tani hees dhaaftay wa hees iyo badh ❤❤❤2024/6😢
@mahadyare3672
@mahadyare3672 2 ай бұрын
Mirihii=maxamed ibrahim warsame {hadraawi} laxan-kii cabdikariin qaarey jiir Codkii maxamed mooge libaan, Wax-yeello halkey u taalo nafteyda maxa ka waanshey walalkey niman u haystey muxu wado ii fariistey 3-6-2024 haben isniin soo galeyso goorshegtu waa 3:40 habenimo Mid kamida heesaha aan soo mari doonin gayiga soomalida"
@Faadma7
@Faadma7 2 ай бұрын
2024 ano gabar ah mana marqaamo😂😢
@mustafyusuf3423
@mustafyusuf3423 2 ай бұрын
Ok
@siciidmaxamed3733
@siciidmaxamed3733 2 ай бұрын
30/5/2024 1:50pm 😢Wallhy ilma iga timi markan dhageystay xaalada jira darted waa marxaladan ku jiro khayrkay ku danbeyn yaa xasan aadan samatar fanaan qaaliya........Mudona way ibaxaysay hada
@abduqani4951
@abduqani4951 2 ай бұрын
Ilaahay hawlaha haku fududeeyo bro
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 ай бұрын
Heesaha la curiyo kuwa ugu waawayn bay kmd tahay oo is guhaanka iyo Phalsafadda ku dhisan aun abwaan Mxmmed Cali Walash (Caydiid Kaba cune) ayaa mihindisay barisamaadkii qofkii aan aqoonow baro wxuu kasoo jeeday Gobalka Nugaal.
@abdullahisahal8369
@abdullahisahal8369 2 ай бұрын
Xasan a samatar waxuu mudan yahay abaal marin weeyn lkn waxuu ka dhashay dad faqiira oo hadana ilbaxnimadu ku yar tahay
@abdikaniabadir9110
@abdikaniabadir9110 2 ай бұрын
Heesaha Berisamaadku waa dahab.😮
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 ай бұрын
Wxaa curiyay alle ha unxriistee abwaan Mxmmed Cali Walash (Caydiid Kaba cune) wayna ka horraysey qisadeedu riwaayadda galbeed qofkii raba inuu ogaado cidda mihindistay waa erayo Guhaan ah oo meel dheer iyo abwaan wayn cabbiray. Itobiya ayaa lagu xiray marka uu sameeyay Policeka Somaliya buu ka tirsanaan jiray kddibna Ssdf waa kan soo xiray Deelleydii Gaarriye bilaabay. Shaxdaan la isku wada dayey Nin waliba damaaciyay Qaamuus da'wYn iyo digreega ula soo baxay Nin kastaa diktoorkeed iyo Door ha isku sheegee Lixley jare ku darantiyo Afar duub leh baan degay........