Qodobada ay ku heshiiyeen Waddani iyo Kaah
14:35
Пікірлер
@Resaop
@Resaop Сағат бұрын
Muuse aniga kenay aniga diidan waanu ku khaasarnay muse khasaare
@Resaop
@Resaop Сағат бұрын
Waa awliyada ahmed yaasin shekh cali wana sayid saleeban hargeisa ilahay raali ka noqoy nice person ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Сағат бұрын
Waa 2 Horgale oo isku haya Horgalnimo..kk
@user-db2hm8wd6r
@user-db2hm8wd6r Сағат бұрын
Siidaa dhusadaadii bal ha lagu dhagaystee
@arahmanhuseinkahin8033
@arahmanhuseinkahin8033 Сағат бұрын
Buuni Beenaale Maxaa u odhan wayday Kulmiye Soo Saara Mise Kulmiye wuu ku Daayay haday Daacad kaa Tahay oo aad doonayso in Hilaac soo Baxay Intaa is Casisho ayaad Cod u dooni lahayd
@Jibriil595
@Jibriil595 Сағат бұрын
Kani ibna xalaal maaha,
@user-tr1nd8fm6z
@user-tr1nd8fm6z 2 сағат бұрын
Axmed yaasiin Markaad Leedahay ,hogaamiyaha markuu wax hogaaminayo siwanaagsan wax uhogaamiya Laakiin markuu kadhaadjaco Wixii ui hogaaminaayay baba,aani hogaamiye maaha Waxay u egtahay inaad ujeedo Cid hore dalka usoo hogaamisay. inaad daacad tahay baan umalayn Laakiin hadalkasi siyaasiyan cida awsaamaynayaa,aanay kuumuuqan. Hadaadse badheedhay waa dhaga hadal toosa Cidii caqlilihina ay fahmi karto Markaa waxan ku odhan lahaa intaanad falin kafiirso
@MurtidaTv
@MurtidaTv 2 сағат бұрын
Kkkkkk Buuni buudhi gaaboow suuq wareegaagi in yar baa ka hadhay
@cartancartan8452
@cartancartan8452 2 сағат бұрын
Buuuni waxa u muqauultaa inuu kulmiye dib danbaysaaa Usoo baxyn Muuse biixi habaaar ba ku dhacay Isoo Maxmoud xaashi arkaayaa Iyo dad kle bdan kle oo qiimo bdan Ayaa ku doorsday qofkan siyaaasdda waxba ka aqoon
@milonislam8189
@milonislam8189 3 сағат бұрын
Nice country somliland, from Bangladesh❤❤❤❤❤
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 4 сағат бұрын
Waxaad tahay aqoonyahan talo qabeen ah Axmed yaasiin sh Ali Ayaanle.
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 4 сағат бұрын
Waar harti iyo samaron marka la isku daro badhan lascnod borama iyo baki kaliya gaar u dagtan inta kale isaq ba daga 😂😂😂
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 4 сағат бұрын
23 dagmo somaliland ka kobanthy 2 ka dagta marksad leedhy 20 wuxu qaatay ban raba inan la qaybsdo 😂😂😂
@kamaludiin7077
@kamaludiin7077 2 сағат бұрын
Haduu Aqligaa inigu wada jiroh nin kastaa yih Xeradiisayar haka Doobiyoh sida dhulmahanteh Manta Dhulmahante Barina samarooon
@kamaludiin7077
@kamaludiin7077 2 сағат бұрын
Ama ogafeen u yeehdha Aman yeyna cidna inigu Durqinin
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 4 сағат бұрын
Dasturka leedhy hala furo ma waxa ku qoran reer hebel intasu leeyhy reer hebelna intasu leeyhy maskinta ha waalin hal magalo dagta waa laga tiro badan yhy
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 4 сағат бұрын
Geesi hadal cad oo aqoonyahan ah, mashaa Allah. Maanta talo kama dambays ah ayaad tolkaa siisay!
@yonismahamoud5245
@yonismahamoud5245 5 сағат бұрын
Ahmed yasin wuxu ku siqiray siyzsada iyo horomarka Awdal dilal wa dilal😂
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 5 сағат бұрын
Ooooooooooppooooooo muuse ha guulaysto insha alaaaaaaa
@u.j7332
@u.j7332 5 сағат бұрын
Sheekha Abaarso ku aasan bal uga soo ducee adeerkeen muuse inuu dib u soo noqdo
@u.j7332
@u.j7332 5 сағат бұрын
Raganimada la sheegaaba waa runta ood sheegto uun
@ahmedgellah3050
@ahmedgellah3050 5 сағат бұрын
Axmad Ayaanle ma waxaan moodayey mise wuxuu noqday !!!!!!!!!!!!!!!!!!!
@prosl11
@prosl11 5 сағат бұрын
Mudane Yasin sh ali maxaad urur uu furan wayday madaxweyne kugu dooran lahaa
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 5 сағат бұрын
Mashallah. Waa in dhamaan Somaliland gees ila gees hal cod ah la siinin Kulmiye fashilmay.
@MohamedQooje
@MohamedQooje Сағат бұрын
Benta maha bro kulmiye wadanka horumar may gadhsiin ila xad
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 6 сағат бұрын
Afkaaga caano geel lagu qabay waa Siyaasiyiinta aan ugu jeclahay Somaliland we missed you bro come back to politics ❤❤
@nancyjohn2609
@nancyjohn2609 6 сағат бұрын
Baroorti xildoonka adna ma bilowday😂😂😂😂
@suhaybsaleban5120
@suhaybsaleban5120 6 сағат бұрын
Mansha allah, my roll model Ahmed yasin sh. Ali ayaanle.😊
@xasanjego8922
@xasanjego8922 11 сағат бұрын
Asc Waxaan kaa codsanaayaa in aad noo soobadisid
@BarrekhayrebarreBaabaa1234
@BarrekhayrebarreBaabaa1234 12 сағат бұрын
Maxamedan rasulilaa
@BarrekhayrebarreBaabaa1234
@BarrekhayrebarreBaabaa1234 12 сағат бұрын
Waxaynu marwalba ka dhannahay cadowga lailaha ilalaa tagan
@BarrekhayrebarreBaabaa1234
@BarrekhayrebarreBaabaa1234 12 сағат бұрын
Aad baan ugu farxay islamnimo
@BarrekhayrebarreBaabaa1234
@BarrekhayrebarreBaabaa1234 12 сағат бұрын
Masha allah wll anaguna sidoo kale
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 16 сағат бұрын
Sheeko naa dhulka ka fadhiista hablohow walalayal xaalka soomali eega wxba inagama gelin umadaase
@ahmedhassen3309
@ahmedhassen3309 19 сағат бұрын
Allah haw naxariisto awoowgay xaaji guuleed dhoolayare
@MowliidIbraahim714
@MowliidIbraahim714 21 сағат бұрын
Abwaan sare
@hah7064
@hah7064 22 сағат бұрын
Cirro waxaa laga taageeraa Muqdisho, halkaa cod uga doona. Ninka cadawga SL afkiisa kala xishoodaa siduu m.weyne uga noqon karaa SL.
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 22 сағат бұрын
Ma xuma in la isku damqado lk soomaalidu hadda iyo jeer iyadoo dhibaato nooc walba ay ka jirto dhulkooda iyo xitaa guryaha jaar kooda ah Mid gaajo Mid caafimaad Mid hu iyo hooy la aan Mid colaado iyo amni daro Mid qabyaalad iyo qabiil Waxaan odhan karaa meel inoo bedqab taaba ma jirto Iyadoo meel kasta oo ay Soomaali degto gurmad iyo macaluul caafimaad daro ka jirto oo aanay wax xil ahba iska saarin iyadaad waxaad arkaysaa kuwo keh dad shesheeye ah iyo wadanno kale gurmad ha loo fidiyo Waar tiina wax ka qabta oo diinta fahma waa sax Muslim tu waa walaalo xaqna waa isku leeyihiin lk waxaa ka horaysa inaad taada daryeesho oo baahida bulshada aad ka mid tahay wax ka qabto
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 23 сағат бұрын
Warinacaymiya Fadlan 😢
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 23 сағат бұрын
Somaliland Haloogurmado
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 23 сағат бұрын
I’m ninkani Caloolxumo Ayuukahadlay💔
@MubYus
@MubYus Күн бұрын
Ciro , in uu Tuug yahay waxaad ku garan tuugtii oo dhan ayuu urursaday.
@MubYus
@MubYus Күн бұрын
Dantaada gaarka ah ayaad u dhisaysaa Ciro.
@roodacawad13
@roodacawad13 Күн бұрын
Jirjiroole goormuu ucid ka baxay
@roodacawad13
@roodacawad13 Күн бұрын
Muusse ayay kaga dhegtay kulmiye wuu joogayaa tuugta dooran mayno
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q Күн бұрын
Masha allaah illaahayow regayaga qiima badan ee argyiida dheer isaga iyo inta lamidaba illaahay cimri dheer iyo caafiimad hadin siiyo taladana illaahay gacanta dalka hadin soogeliyo soomaaliland kulmiye eeday rajada shacabku waa wadani
@AswanAswaneossob
@AswanAswaneossob Күн бұрын
Abal kada Allah bad ka heli
@cawlfaraarecawlfaraare4190
@cawlfaraarecawlfaraare4190 Күн бұрын
Faysal fifa goormaa xaflad xaflada ku biirista wadani laguu wabanayaa Talo ayaan ku siinayaa dad badan ayaa kugu xidhan ee wadani meel ku gaynmaayo ee dameertaada jar ha ka tuurin
@cawlfaraarecawlfaraare4190
@cawlfaraarecawlfaraare4190 Күн бұрын
Fifa wxaan ku ogaa weriye dhexdhexaad ah weryuhu ma wadani ayuu ku biiray
@suberh8985
@suberh8985 Күн бұрын
Waar niyow ma hurdaad ka soo toostay. waar dhammantood yaryarka meelahan yaacyaaca ee mikirifiinada sita haba kala reebin waxay ku jiraan jeebka wadani iyo kaah.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Күн бұрын
CIRO MAANU AHEYN KII DIIDANAA DHISMAHA DEKADA BEBERA DAMEER U SHEEG CIRAA REER BERBERO AH
@MubYus
@MubYus Күн бұрын
RUN, aa isagii mid kale ma aha.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Күн бұрын
MADAXWEYNAHA KULMIYUU HIRE QASNADA DAWALADA WAXUU UGU YAMI ZERO
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Күн бұрын
TUUGTII OO DHAN BAA MUSSE KA CARAREY MARKUU MUUSE QASNADII XIDHEY
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Күн бұрын
WAA KULMIYEE WAAGII SIIRAYO LACAGTA CUNEY MIYAA
@MubYus
@MubYus Күн бұрын
Haaa . waa iyagii oo doonaya lacag ay mar kale cunaaan dhacaan.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Күн бұрын
FAKE NEWS ADDUNKA DHAN DHAQALAHOODA HOOS BAA UU U DHSCEY BADDA CAS WAX KA SOCDAA XATAA MA OGAA KANI WAABA HUEDAA
@yonismahamoud5245
@yonismahamoud5245 Күн бұрын
Wasir Sajin maha Gadabursi wa nin dhaqmada waxa dhalay odaygi Ali qaadac e rer borama wuxu aha Carab rer Yemena😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Күн бұрын
XATAA KALMADA QIMAAYO QARAN MA FAHANSAN REER MIYI WAAXID