Пікірлер
@abdullaah4655
@abdullaah4655 5 сағат бұрын
Alle haku barakeeya wax weyn baad noo iftiimisay 08/08/2024
@abdiazizmahamed6610
@abdiazizmahamed6610 7 сағат бұрын
Masha allah
@abdiazizmahamed6610
@abdiazizmahamed6610 7 сағат бұрын
Nio adi un baa kuu raxaysta lacagta dorez ad kaa samayso somalida kale mya😊
@aadamciise131
@aadamciise131 9 сағат бұрын
Ustaad inaan real acount furto rabaa waxaan rabaa markaad dhamaysid dhamaan waxa lagaa rabo qofka kusoo garaacaaya hadaadaan aqoon english maxaa xal ah teeda kle muxuu ku waydiina
@cumaralfa3725
@cumaralfa3725 11 сағат бұрын
Libaax hore usoco
@Zakijamafx1
@Zakijamafx1 11 сағат бұрын
Qof basic ah maxa jude swing kala doontay trading veiw ayuusan aqoonin be wah
@user-px9gw1ku4t
@user-px9gw1ku4t 11 сағат бұрын
Ustaad , Dalxiis wanaagsan baan kuu rajaynaynaa.
@asmaasaid8464
@asmaasaid8464 17 сағат бұрын
Mnsha allh wan rajeyn ina dago gurigaso kale😊😂
@MaxamedSlbn
@MaxamedSlbn Күн бұрын
Xeerkii ragaad jabisay camera man ka inaad cuntada wax ka sii so ayay ahayd nio 😂😂
@MaryamCumar-mo6ro
@MaryamCumar-mo6ro Күн бұрын
M.a wllka ani waxaan beena umaleynjire 🤭lkin waxaa laygu dhahay passport lagaraba waxan lahay qof grab isiiyo
@salahahmet7888
@salahahmet7888 Күн бұрын
dhalinyarada ict trade gareesa hal nin o live so geli kara oo ugu trade gareen kara ma jiro , mid kasta wuxu soo dhiga platformkisa hal trade oo WIN ah markasu ku odhanaya number one strategy weye hhhh
@THOMASSHELBYCillianmurphy
@THOMASSHELBYCillianmurphy Күн бұрын
Bro kindly is it advisable to trade August months
@SabirikeySaabirkey
@SabirikeySaabirkey Күн бұрын
Taliye sideen kubaran karaa forex
@sal-murtiyeed0007
@sal-murtiyeed0007 Күн бұрын
Cod ma maqlayno
@xasanmalay3390
@xasanmalay3390 Күн бұрын
War kuwa calaaclaya marun ayaba u qadateyn ninkaan views ka raadinaya si uu anga lacag naga sameeyo iyo course ka si aan oga gadano hadii uu lacag sameyn karo waxy lacagta oga bahan yahy dhalin yarta waxaba haysan si ay aqoontooda u kordhiyaan marka maskaxdiina ka shaqeysiiya dhalin yaro wxuu trade ku sameeyo ayuu jebabkeyna ka radinayaa si uu godka nagu soo ridilahaa. ❤
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 Күн бұрын
You are just selling lifestyle period.
@cawaalecalawaash2332
@cawaalecalawaash2332 Күн бұрын
poor mindset 🎉
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 Күн бұрын
@@cawaalecalawaash2332 what about spending money for show isn't it poor mindset(subconsciously)
@user-ym1dz5ho7b
@user-ym1dz5ho7b Күн бұрын
The truth about you is that you are a hero. No jealousy. No complexes. No pretense. You treat everyone as if they were your brothers.🎉❤
@MaxamedIsmaaciil-k1i
@MaxamedIsmaaciil-k1i Күн бұрын
Ciyaal ayaad tahay maxaad noo sheegtay imika anaga f***k
@Najm152.
@Najm152. Күн бұрын
Yarkan iyo Moalimuu mxy ku kala trade duwan yihiin?
@Mindcoldchannel
@Mindcoldchannel Күн бұрын
Kee caawiya dhlinyrda isheg
@Mohasimba898
@Mohasimba898 Күн бұрын
@@Mindcoldchannel km solver
@Aswanmed
@Aswanmed 8 сағат бұрын
​@@Mindcoldchannel Moallimu ayaa course kisu bilash yihin waliba strategiad aad uu fican ayuu leyahay
@hurre7771
@hurre7771 Күн бұрын
Muuqaalka lightinkiisa wax wayn ka khal dan indhaha naga galay sxb
@dhamacomaar407
@dhamacomaar407 2 күн бұрын
Live trading mad so gashid hadii aad wax ila haysid
@abdirahman9125
@abdirahman9125 2 күн бұрын
WAXAAN BILAABAY FOREX MAANTA SANADKA CUSUB INSHA ALLAH WIXII AAN SOO BARTAY IYO LACAGTA AAN SAMEEYAY AYAAN IDIIN SOO SHEEGI DOONAA I.A ❤❤❤❤❤❤
@Inaabdullaahi319
@Inaabdullaahi319 Күн бұрын
Haye inta akoon ee qarxisay iyo stress ka aad la kulantayna noso sheeg😁😁
@abdirahman9125
@abdirahman9125 Күн бұрын
@@Inaabdullaahi319 Inshallah waa balan
@khaalidjaamac8115
@khaalidjaamac8115 Күн бұрын
Hhh waar waxaan haku khasarin crypto currency kalay
@mohammedabdirashid7053
@mohammedabdirashid7053 2 күн бұрын
Adkow coursoyinkaga waa qaali plz aqoonta fudude
@Mohasimba898
@Mohasimba898 Күн бұрын
Aad iyo aad
@Vivahub222
@Vivahub222 16 сағат бұрын
Nio waxad daba socotin mid 17k ka qabty ood baryaysin
@Vivahub222
@Vivahub222 16 сағат бұрын
Waxase iska dhafaysin nin 110k ka qabty asago bilash iyo walaltinimo idinku dhigayae😂. Wlhi adunku wa yaab 😂 Gulyso ustad moalimu
@Mohasimba898
@Mohasimba898 15 сағат бұрын
@@Vivahub222 moalimu waa legend dadkan kale sida dhalinyarada loo baadho ayuunbay yaqaanaan
@mohammedabdirashid7053
@mohammedabdirashid7053 6 сағат бұрын
​@@Vivahub222 zxp ma aqaan inaa wax iska raadiya jeclhy ustad moalimu fx wuu noo hagarbaxy ilaah haka abaal mariyo balse ict ayaa aad laygu wareeriyey 😂
@AHMEDKOSAR01
@AHMEDKOSAR01 2 күн бұрын
ATB KALA BADHKEEDA AYAAD KAGA BAXDAAN FILIYAA
@RIYOKAABTEC666
@RIYOKAABTEC666 2 күн бұрын
Sxp waxaan ku weydiinaa cryto iyo forex tee baa fiican
@khaalidjaamac8115
@khaalidjaamac8115 Күн бұрын
Crypto aqoonbadan uma bahna lakin forex wakhti badan ayuu rabaa
@sharmaakalzoonic1114
@sharmaakalzoonic1114 2 күн бұрын
Hhh
@user-us4kw5bv9n
@user-us4kw5bv9n 2 күн бұрын
Aad baan kuugu mahadcelinayaa abaalkagaana ma gudi karo anigoo forex ka niyad jabsan oo strategy ku wareersan baan casharadada helay iyagana forex igu so celiyay hada accoun 10k baasin rabaa bari oo 600$ kaliyaa ii dhiman waxaan kaloo kaa codsanaya in aad i cafiso madaama casharo aad waqti iyo dedaal galisay aan si bilasha ku helay allaha ku sharfo
@CaptionLe12
@CaptionLe12 Күн бұрын
sxp pls lambarkada mise meel aan kaga soo xiriiro isheg cashiradaas kaa raba pls
@BakarowAdan
@BakarowAdan 2 күн бұрын
Majira qof iga cawin kra si aan u noqda tredar buuxa maalin. Un sida mcln cawale oo kle😢😢
@Mohasimba898
@Mohasimba898 Күн бұрын
Sxb qofka ku ccawina lacagbuu kaa rabaaa Dadkii is caawinayey way dhamaadeen
@Aswanmed
@Aswanmed 8 сағат бұрын
Haaa uu jira waa macalinka wayn ee Moallimu
@user-yp4xt5pn2h
@user-yp4xt5pn2h 2 күн бұрын
Asc wall casharada sidn ku ma fahmay no hadad awoodo nooso yara faah faahi
@M.Xiddigyoutube
@M.Xiddigyoutube 2 күн бұрын
zxp wan ku wareeray lkn adan bilabo ka waran mobile maku bilabi raba iso jawaab mclin
@ismaciilCade-cn1yk
@ismaciilCade-cn1yk 2 күн бұрын
Haa wa ok
@cabdicasiis-yj7mt
@cabdicasiis-yj7mt 2 күн бұрын
Wax dhacay ha noga sheekayne live trade samee pro
@suhaibismail7889
@suhaibismail7889 2 күн бұрын
kzfaq.info/get/bejne/nbiefryLyJfKmI0.htmlsi=waSn3-QW4liH0UI9 Muqlkan eeg waliba 1:45 daqiqo eeg adaa wax arki doono, ninkan waa more than trade😅
@kalma747
@kalma747 2 күн бұрын
Jaanis baad heshay ka faaideyso xariif aniga waan waayey
@maxamadmaxamuud-dw7qu
@maxamadmaxamuud-dw7qu 2 күн бұрын
Best teacher ❤❤
@faadumosaid7378
@faadumosaid7378 2 күн бұрын
My best teacher of ICT guulayso cawaale alawaash
@queenliza596
@queenliza596 2 күн бұрын
Hi
@caqliziyaadhussein7977
@caqliziyaadhussein7977 2 күн бұрын
Bare sare, Cawaale Cabdiraxmaan Maxamuud Calawaash Guuleyso Ustaad
@yaqubburhan7858
@yaqubburhan7858 2 күн бұрын
Goat ❤
@user-yt6sw7qt8g
@user-yt6sw7qt8g 2 күн бұрын
cawaaloow zhp hadaan kuu yimaado ma iqaabileysaa
@cawaalecalawaash2332
@cawaalecalawaash2332 2 күн бұрын
Real traderska uun baa fahmaya trdekaas t.me/+VQYl0kyYRj98_I2g
@Mohasimba898
@Mohasimba898 2 күн бұрын
Dhalinyaro wax haysan siday course ku iibsan karaan basic 150$ advance 229$ Dhalinyarada caawi bilahay calayk
@axmedshiine2398
@axmedshiine2398 2 күн бұрын
EURUSD miyaa mise GBPUSD ayey ahyd lacagtaasi
@nimomohamed4498
@nimomohamed4498 2 күн бұрын
Nasiib badana qofka aad face time siiso ee kula fadhista🔥👏👏
@DAACAD383
@DAACAD383 2 күн бұрын
Central bank dealing range muuqaaal kasoo samee macallin please
@DAACAD383
@DAACAD383 2 күн бұрын
CRT baa ku jiray tradeka xatta
@Macruufusuna
@Macruufusuna 2 күн бұрын
Macalin Keena tahay
@AbdiwahabAAbdisalam
@AbdiwahabAAbdisalam 2 күн бұрын
Ustaad wadankee jogtaa mase jiraan courses aad bixiso oo live ah
@Mohasimba898
@Mohasimba898 Күн бұрын
Course ku waaka description ka yaala link
@Rasheitt
@Rasheitt 2 күн бұрын
Asc wall abdi rahmaan wallkei waxaa ahau wiil dhalinyaro barty xirfadda forex trader baranaayayna muddo 1 iyo 2 bil pro dhibka iheysto ayaa ah waxaan lahay laptop 💻 aan ku analysis gareeyo waxii aan soo barty mobile 📱 waa A13 aan labo mar shaashada kasoo badalay mar marka qaarna asi is juqeynaayo pro marka waxaan kaa codsanaa inaa laptop ii iibiso haddaa fahmi karto caqada qofka dhalinyarada ah 😢
@DAACAD383
@DAACAD383 2 күн бұрын
Shp taplet 90 dollar ah soo gado
@user-tp9jn4fu6r
@user-tp9jn4fu6r 2 күн бұрын
War discord kiisa private miyaa
@user-ty3jo6lf5s
@user-ty3jo6lf5s 2 күн бұрын
OUR Goat❤
@AbdifatahRidwaan
@AbdifatahRidwaan 2 күн бұрын
Cawalaw jimcihi immisad kaqabatau trad ki wacnaa
@AbdifatahAbdi-rz6kx
@AbdifatahAbdi-rz6kx 2 күн бұрын
Mentor gul iyo gobanimo korkga ha ahato
@xafsoabdullahi5320
@xafsoabdullahi5320 2 күн бұрын
Mentor muu ku yahay wll waa sidee mentor nimadiisa
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 күн бұрын
​@@xafsoabdullahi5320 walal suuqan hada rabto inaa mustaqbal fiican ka sameyso ku qor moalimou fx trend ga suuqa uu ku shaqeeyo ayuu ku barayaa
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 күн бұрын
​@@xafsoabdullahi5320moalimou fx trend rules ku qor youtube kadib ninkaas trend rules kaso baro
@himiloqatan4992
@himiloqatan4992 2 күн бұрын
Waatan xaqiiqda kaaqarsan daawo kzfaq.info/get/bejne/irJ6fK2Czaevep8.htmlsi=HY36HiEkJCJqb8gG