Пікірлер
@qaraaxomedia1351
@qaraaxomedia1351 8 күн бұрын
👏👏👏
@qaraaxomedia1351
@qaraaxomedia1351 8 күн бұрын
M.A TEACHER KEEP GOING
@ismailibrahim9676
@ismailibrahim9676 10 күн бұрын
He is playing well a short black kenyan guy 🇰🇪
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Ай бұрын
Salaam alaykuma first one thanks to dear teacher
@SomaliCommunityCollege
@SomaliCommunityCollege Ай бұрын
waleikuma salam hodan thank you for watching, please share to others.
@AbdiwahabYussuf-pt2dg
@AbdiwahabYussuf-pt2dg Ай бұрын
De haye wad dadajinaysa macalin midakale balari siloqorto wadku mahadsantahay is xilqanka adsamaysay
@SomaliCommunityCollege
@SomaliCommunityCollege Ай бұрын
casharada aan soo galiyo oo dhan halakn kala dag t.me/somalienglishcollege
@xafsafahma-fc6jq
@xafsafahma-fc6jq Ай бұрын
Mahadsanid ustad hakacajisin in noo soo galisid ilaah qeyr hakusiiyo☺😔🙏✅❤
@SomaliCommunityCollege
@SomaliCommunityCollege Ай бұрын
soo dhawoow Xafsa waad ku mahadsan tahay dhiiri galintaada, insha Allaah wan wadeeena casharada la wadaag asxaab taada.
@MohamedIbrahim-rq5sk
@MohamedIbrahim-rq5sk 2 ай бұрын
Thanks my teacher 😊
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 2 ай бұрын
Salaam Alaykuma first one thanks my teacher masha Allaha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊
@SomaliCommunityCollege
@SomaliCommunityCollege 2 ай бұрын
thank you hodan for watching our videos.
@faisalibrahim2090
@faisalibrahim2090 2 ай бұрын
Ustad casharo aad Tenses ku sharxeyso maku jiraan waan wayee
@SomaliCommunityCollege
@SomaliCommunityCollege 2 ай бұрын
haa qaybtq grammar ka eeg
@SomaliCommunityCollege
@SomaliCommunityCollege 2 ай бұрын
book aaan ka qoray grammar bey kijiraa kq eeg telegram ka hada kujirtid channelka
@baramabaro4590
@baramabaro4590 2 ай бұрын
Musik maas nabaree mise luuqad fadlan kalasaar
@mohamedSagal
@mohamedSagal 2 ай бұрын
maxaad kala jeedaa hadal kaas ma music baan ku bari mise baraa baa meesha ku qoran. hadaad kala jeedid intro dhawrta second ee hore ah waa hore ban ku furi jiray hadana waaban iska dhaafay ee inta aad hadal ka so qorin misaan u yeel hadal kaaga .
@baramabaro4590
@baramabaro4590 2 ай бұрын
Maxaa kaa qaldan ustaad cashar ayaad soodhigtey musik ayaad kushidey see loo fahmaa musika kasaar fadlan
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 2 ай бұрын
Salaam Alaykuma masha Allaha qofkii 17 Ee casharkan daawada million thanks my teacher ❤🎉🎉🎉🎉😊
@SomaliCommunityCollege
@SomaliCommunityCollege 2 ай бұрын
thank you too hodan your most welcome
@user-ys5ne6tn8d
@user-ys5ne6tn8d 2 ай бұрын
Thanks ustaad.
@SomaliCommunityCollege
@SomaliCommunityCollege 2 ай бұрын
your welcome
@SomaliCommunityCollege
@SomaliCommunityCollege 3 ай бұрын
telegram channel t.me/somalienglishcollege
@SomaliCommunityCollege
@SomaliCommunityCollege 3 ай бұрын
telegram channel casharada soft copy ga ka dagso t.me/somalienglishcollege
@user-zh3tw2xq2d
@user-zh3tw2xq2d 3 ай бұрын
Wll tellegram maleedahay
@SomaliCommunityCollege
@SomaliCommunityCollege 3 ай бұрын
haa walal channel so gal kadib ana admin ka ah t.me/somalienglishcollege
@cabdicasiisfaarax6298
@cabdicasiisfaarax6298 3 ай бұрын
Mansha allah wax badan baa lagaa faa ii dayaa
@cabdicasiisfaarax6298
@cabdicasiisfaarax6298 3 ай бұрын
Asc thank you
@SomaliCommunityCollege
@SomaliCommunityCollege 3 ай бұрын
wcs welcome walal
@FaadumoMacalin-kd9no
@FaadumoMacalin-kd9no 3 ай бұрын
ustad waxan ka codsanayaa inad no bilowdid casharkii conflict resolution ple
@SomaliCommunityCollege
@SomaliCommunityCollege 3 ай бұрын
haye insha Allah waan soo galinayaa
@SomaliCommunityCollege
@SomaliCommunityCollege 3 ай бұрын
kan sii daawo hadii aadan horey u daawan. kzfaq.info/get/bejne/l8tymsep0Z2wn2g.htmlsi=RdfbFoJDrKZZJrVQ
@lailaismail1317
@lailaismail1317 3 ай бұрын
Waxan u baahanahay course advanced ah oo online ah ee iso jawaab
@SomaliCommunityCollege
@SomaliCommunityCollege 3 ай бұрын
whatspp me +254722318214
@zahracdey3809
@zahracdey3809 3 ай бұрын
Codku xooga wuu hooseya tr
@SomaliCommunityCollege
@SomaliCommunityCollege 3 ай бұрын
sorry wll voice recorder baa si iga noqotaye
@OmarAbdi-yd9zw
@OmarAbdi-yd9zw 4 ай бұрын
Tnxs mr.
@user-gc6wt4oe7h
@user-gc6wt4oe7h 4 ай бұрын
Thanks😢❤
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 4 ай бұрын
Taxane nova dhig casharkan PLEASE and please MILLION THANKS 🎉🎉🎉🎉
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 4 ай бұрын
SALAAM ALAYKUMA MASHA ALLAHA QOFKII 9 EE CASHARKAN DAAWADA MILLION THANKS MY DEAR TEACHER 🎉🎉🎉🎉
@OmarAbdi-yd9zw
@OmarAbdi-yd9zw 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@user-wk2xc9um5d
@user-wk2xc9um5d 6 ай бұрын
Xoogaha dagdag ayaa kugu jira teacher
@xasanxaaji5768
@xasanxaaji5768 6 ай бұрын
Hada waa iku dhexyaac codkaga waa lamaqlayaa laakiin sadarka aad mareysid waa in laraadiyaa tankale codkaaga deji oo 2/3 jeer kucelceli sidegan bobsiis eheen xumaan igama aha yaana la,ii arkin adinka &macalinkaba wa idinka raali gelinayaa hadan qaldamay
@xasanxaaji5768
@xasanxaaji5768 6 ай бұрын
Teacher habka qoraalka casharada ay uqoranyihiin walagu wareerayaa ee fadlan wax ka bedal oo kala saarsaar jumladaha siloo fahmi karo
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 7 ай бұрын
Salaam Alaykuma masha Allaha thanks my dear teacher qofkii 5 Ee casharkan daawada million thanks 🎉🎉🎉🎉
@SomaliCommunityCollege
@SomaliCommunityCollege 7 ай бұрын
waleleikuma salam hodan thanks for watiching
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 7 ай бұрын
Salaam Alaykuma masha Allaha thanks my dear teacher qofkii 10 Ee casharkan daawada million thanks 🎉🎉🎉🎉
@SomaliCommunityCollege
@SomaliCommunityCollege 7 ай бұрын
waleikuma salam hodan thanks for watching please dont forget to share with your friends
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 7 ай бұрын
Salaam Alaykuma first one thanks my dear teacher 🎉🎉🎉🎉🎉
@SomaliCommunityCollege
@SomaliCommunityCollege 7 ай бұрын
waleikuma salam hodan thankz for watching please dont forget to share your friends also.
@CabdiLegend
@CabdiLegend 7 ай бұрын
Mahadsanid ustaad.
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 7 ай бұрын
Salaam Alaykuma masha Allaha thanks my dear teacher qofkii 5 Ee casharkan daawada million thanks 🎉🎉🎉🎉
@SomaliCommunityCollege
@SomaliCommunityCollege 7 ай бұрын
your welcome hodan thanks for watching please share
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 7 ай бұрын
Salaam Alaykuma first one thanks my dear teacher 🎉🎉🎉🎉 I messaged you this month welcome back 🎉🎉🎉🎉
@SomaliCommunityCollege
@SomaliCommunityCollege 7 ай бұрын
waleikuma salam wr wb hodan thank you for being with us please also join our telegram channel t.me/somalienglishcollege
@user-rt3bx1vk4c
@user-rt3bx1vk4c 7 ай бұрын
Huno no so badi❤😊
@dytffttg6491
@dytffttg6491 8 ай бұрын
Wlh adban kaga faideystey wanakusary
@SomaliCommunityCollege
@SomaliCommunityCollege 8 ай бұрын
waad mahad san tahay walal sidoo kale nagu soo biir telegram channel kena oo casharo badan ku jiraan t.me/somalienglishcollege
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 8 ай бұрын
Salaam Alaykuma first one thanks my dear teacher masha Allaha I messaged you this days welcome back 🎉🎉🎉🎉🎉
@SomaliCommunityCollege
@SomaliCommunityCollege 8 ай бұрын
waleikuma salam hodan ibrahim thanks for your comments. we hope your also join our telegram channel t.me/somalienglishcollege
@MamadAbu
@MamadAbu 8 ай бұрын
Brother mcn keep going casharka sii fican noo sharax
@SomaliCommunityCollege
@SomaliCommunityCollege 8 ай бұрын
insha Allah casharo qayb ka ah OB baan so wada sxb
@foosomarwarsam3592
@foosomarwarsam3592 8 ай бұрын
Masha Allaah walal
@ducaysanemawlid9666
@ducaysanemawlid9666 10 ай бұрын
conduct engage commericial
@FaraxMuxumad-gz5om
@FaraxMuxumad-gz5om 10 ай бұрын
Ho! You are good teacher where do you live I like your lesson
@MadinoJamac-qh2fh
@MadinoJamac-qh2fh 10 ай бұрын
Thanka
@cabdilahimaxamed3916
@cabdilahimaxamed3916 Жыл бұрын
English for everyone madhigtaan
@SomaliCommunityCollege
@SomaliCommunityCollege Жыл бұрын
haa halkan ka fiiri english for everyone basic ilaa advance level book taas t.me/somalienglishcollege
@cabdilahimaxamed3916
@cabdilahimaxamed3916 Жыл бұрын
New concept books madhigtaan
@SomaliCommunityCollege
@SomaliCommunityCollege Жыл бұрын
haa waa dhignaa telegram channelka kasoo fiiri walal casharo hore
@faisalibrahim2090
@faisalibrahim2090 Жыл бұрын
thanks teacher