Sidee u adeeg sataa naxariistada
8:04
7 сағат бұрын
Пікірлер
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 5 сағат бұрын
Suhayba Masha alaah nin weyn baa masnta marti ku ah ilaahay sheekha ha inoo daayo
@user-rl1nr7hb9q
@user-rl1nr7hb9q 9 сағат бұрын
Mashallha ❤❤❤❤
@user-sr3dj8oc2v
@user-sr3dj8oc2v 16 сағат бұрын
Asc suheyba wall maamada qadkeeda iisheeq caada ayaan karabaa waan xanuunsanahay
@jacobxj387
@jacobxj387 18 сағат бұрын
Suheyba Badqas halke jogta athiga?
@falisnor6391
@falisnor6391 19 сағат бұрын
Narcissistic casharadii ahaa sii wad waxbaa ka fahmay awal waxaan isdhihi jiray dadka nuucan ma waalan yihiin lkn hadda helay waxay .
@falisnor6391
@falisnor6391 19 сағат бұрын
Maasha allaah
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 21 сағат бұрын
Baarakalaah adiga iyo shiiqaba
@BashiirBashka-nz1bb
@BashiirBashka-nz1bb Күн бұрын
Suheyba walaal Vedioyada sidano kale ah ee cilmi nafsiga ka hadlaya ee d'rka ama qof kale aad ka wareysaneyid noso badi walaal Hadaa nahay dadka qurbaha jooga baahi aad u weyn beynu qabnaaye. dadka wadankeenii joogana wax badan kama fahmi karaan D'r wuxu ka hadlaye alle ha xifdiye❤️👏
@ashanur7166
@ashanur7166 Күн бұрын
Maashaa alllaah sh qan aad ayan ujeclahay
@shukriali5038
@shukriali5038 2 күн бұрын
Illhy ha unxariisto mama caisha
@AxmedIbrahim-rm9xg
@AxmedIbrahim-rm9xg 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SiciidCisman-w3n
@SiciidCisman-w3n 2 күн бұрын
Dr xagu kahawlgala wlalyaal
@SiciidCisman-w3n
@SiciidCisman-w3n 2 күн бұрын
Dr xagu ka hawlgala
@Muaadyare-b7l
@Muaadyare-b7l 3 күн бұрын
Mahadsanid dr and suhayba
@umusuheib1058
@umusuheib1058 3 күн бұрын
Please suheyba his cantact,
@SuheybaBadqas
@SuheybaBadqas 3 күн бұрын
+254 781 184822 walaal WhatsApp-ka ka wac. Mahadsanid
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 3 күн бұрын
Asc wl markasta wuu iso dhici jiray hada yutubka ban kaga xirnahay kuma arkayo sabbab
@SuheybaBadqas
@SuheybaBadqas 3 күн бұрын
Wcs walaal ma aqaan sabata dadkalana sidaa bay igu yiraahdeen. IA waan fiirinayaa ciladda. Mahadsanid
@abaska17gmail
@abaska17gmail 3 күн бұрын
M.a drka mowdiicyadiisa Noo soo Badi Kheer Allaha Ku siiyee🙏
@user-uh5dr9dg9y
@user-uh5dr9dg9y 4 күн бұрын
Jasaka laah shiikhad
@WardaMuuse-el3cv
@WardaMuuse-el3cv 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 6 күн бұрын
Inta samaha Jecel Sida Suhayba Salaam Qalbiga ka timid❤❤❤
@Nimcaanyaasiin9097
@Nimcaanyaasiin9097 6 күн бұрын
Mansha Allah tabaarakallah dr hussein ahmed Guuleyso my brother. 👏
@munaxasandahabo7331
@munaxasandahabo7331 7 күн бұрын
Asc zuhayba wll kasoo hadla adi io macalin fartuun dumarka dharka ay xidhanayaan cumrada io xajkaba dharka ay ku tagayaan nooca looga baahanyahay baarakallahu fiikum
@11naa44
@11naa44 7 күн бұрын
MashAllah 🎉
@sahrahassan4353
@sahrahassan4353 7 күн бұрын
Masha allah waa barnamish lo bahanyayhay
@abubakaromar357
@abubakaromar357 7 күн бұрын
Asc kusali nabiga❤❤❤❤❤❤
@mohamudabdidahir7889
@mohamudabdidahir7889 7 күн бұрын
Kkkkk,qolada kafeega ayaa ugu daran oo soo dedejiya furriin laga baaqsan karo.
@sacdiyoisak4167
@sacdiyoisak4167 7 күн бұрын
Dr waa sax wlhi dadkaas weey na dhibeenee allaah hanaga qabto allaah ayaa abuuray
@Muaadyare-b7l
@Muaadyare-b7l 8 күн бұрын
Wcs mahadsanidiin
@abaska17gmail
@abaska17gmail 8 күн бұрын
M.a waa mowduuc muhiim ah Wll Xala Qooyinkiisa Noo Soo Badi.
@dhuleceeydhuleceey6444
@dhuleceeydhuleceey6444 8 күн бұрын
Wiilkaan hadalkiisa waa cajiib
@Maryamasuldaana
@Maryamasuldaana 8 күн бұрын
Cajiib
@Maryamasuldaana
@Maryamasuldaana 8 күн бұрын
Caniib
@GeelJire-ns6tp
@GeelJire-ns6tp 8 күн бұрын
Suhayba keep going ❤
@muniiroali
@muniiroali 8 күн бұрын
Thnkz so much both of u very interesting topic
@sahrahassan4353
@sahrahassan4353 8 күн бұрын
Allaha na xifdiyo
@falisnor6391
@falisnor6391 8 күн бұрын
Walee waa run.
@canabmuktar4957
@canabmuktar4957 9 күн бұрын
Xaalada Daasaan ku jiraa waan dareemaa iney ku farxaan dhibaato iheyso
@aliosman9609
@aliosman9609 9 күн бұрын
Suhaybo .ciwaanka wa la yara yabay mawduuca
@faisalsalad8358
@faisalsalad8358 9 күн бұрын
ASC wallkey jazakalaah kheyr
@balqiisacabdinasir2489
@balqiisacabdinasir2489 9 күн бұрын
Subxanallah wlhi waa arkay dadkaas
@bey351
@bey351 9 күн бұрын
Calaamadaha qaarkood ee muujinaya in qof laga yaabo inuu qabo xanuunka shakhsi ahaaneed ee narcissistic (NPD) waxaa ka mid ah: Dareenka is-muhiimnimada ee Grandiose: Waxaa laga yaabaa inay dareemaan inay gaar ka yihiin oo ay ka muhiimsan yihiin kuwa kale, waxayna si joogto ah ugu faani karaan naftooda. Dareenka xaqa: Waxa laga yaabaa inay rumaystaan ​​inay u qalmaan in si gaar ah loola dhaqmo ama loo aqoonsado waxyaabaha aanay kasbaday, xeerarkaasina ma khuseeyaan iyaga. Baahida qadarinta xad dhaafka ah: Waxaa laga yaabaa inay raadiyaan feejignaan iyo ammaan joogto ah, oo ay naftooda ka hor mariyaan kuwa kale. Dareen la'aan: Waxaa laga yaabaa inay tixgelin yar u hayaan dadka kale. Dabeecad wax-is-daba-marin: Waxaa laga yaabaa inay marka hore isku dayaan inay ku farxaan, laakiin aakhirka waxay hor marin doonaan baahiyahooda. Waxa kale oo laga yaabaa inay dadka ka fogeeyaan si ay u xakameeyaan, ama uga faa'iidaystaan ​​kuwa kale si ay wax u helaan. Dabeecadaha kibirka leh: Waxaa laga yaabaa inay dadka kale eegaan oo ay khaladkooda ku eedeeyaan kuwa kale.
@saidnourainan5223
@saidnourainan5223 11 күн бұрын
SUHAYBA BADQAS WAAN KU SALAAMAY QAALI.
@ifrahabdurahman3462
@ifrahabdurahman3462 11 күн бұрын
Mahdsanidiin
@ifrahabdurahman3462
@ifrahabdurahman3462 11 күн бұрын
Mnsha allah
@DeeqoCiise-x6r
@DeeqoCiise-x6r 11 күн бұрын
Naagta hal Cuda kudhacda magur san kartaa
@faisalsalad8358
@faisalsalad8358 12 күн бұрын
ASC wall Jazakalaah kheyr
@adenamir5541
@adenamir5541 12 күн бұрын
Waa run
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh 13 күн бұрын
❤ᴀʟʟᴀʜᴜ ᴀᴋʙᴀʀ❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh 13 күн бұрын
❤ᴀʟʟᴀʜᴜ ᴀᴋʙᴀʀ❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh 13 күн бұрын
❤ᴀʟʟᴀʜᴜ ᴀᴋʙᴀʀ❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤