Murcaanyo. Magaalo filwayn.
2:15
9 ай бұрын
Jasiiradda Suqadra yaa lahaa?
3:30
Baraawe Jasiiradaheeda waa tee?
2:48
Пікірлер
@Kaysar-47
@Kaysar-47 15 күн бұрын
Xiin Malta macdanta iyo demonta ❤ Degan HJ
@MaarigAbdi-mw6ij
@MaarigAbdi-mw6ij 20 күн бұрын
Dhulkii yeesif maxmed ku amarkutaag layjiray
@user-sm3me8bz1i
@user-sm3me8bz1i Ай бұрын
Karin Yeesif
@MursalAlaahi
@MursalAlaahi Ай бұрын
Tastikhdii dhakku soo dagay barbara mahaysaa
@MursalAlaahi
@MursalAlaahi Ай бұрын
Tastikhdii dhakku soo dagay barbara mahaysaa
@MursalAlaahi
@MursalAlaahi Ай бұрын
Taariikhdii dhajku barbara soo dagay mahaysaa, boqoradii biito iyo abanduleherdii tumbile
@ConfusedKoala-np7bd
@ConfusedKoala-np7bd Ай бұрын
Su'aal sxbzinjibar yaa xukumayay oo illa kismaya waliga usoodirsaday
@samakaabfilms9573
@samakaabfilms9573 Ай бұрын
Sxb kordhi daqiiqadaha warbixinta taarikheed si loo fahmo tusaale Farts musnadka waxay ku fiicneyd inad noshegto halka laga isticaali liray iyo cida isticmali jirtay. Balse daqidahu kuma oglaan inaad sii wado hadalka!
@joseph7181
@joseph7181 Ай бұрын
Malaga yaba somalidi hore inay caan ku ahayen farshaxanka iyo wax ku qorida dhagxanta wa weyn sida faracinta Malaga yaba inay somalidu u samayeen boqrtoyadi saba dhagaxan
@abdiqaniabdirahmanhmohamou3112
@abdiqaniabdirahmanhmohamou3112 Ай бұрын
Alle haku barkeyo
@awesomegamer9693
@awesomegamer9693 2 ай бұрын
Sxb gabiley wax ku yaalo xabaalo qadiimay oo.aad u waawayn magacooda waxan ku Maqalay Xardho iyo Fardho waligaa maad maqashay taariikhada plz ii soo jawaab
@iidaantube8899
@iidaantube8899 2 ай бұрын
Maan maqal taariikhdaa, Xardho iyo Fardho maxay uga jeedaanna? Gabiley dhawr goobood ayaa ku yaalla oo ràadad filwayn leh.
@awesomegamer9693
@awesomegamer9693 2 ай бұрын
@@iidaantube8899 waa tuulo u dhow gabiley yaa ku yaal xabaaluhu Halkin xabaal aad yaabay uwaynatahay waxan ka kooban yihiin 20 xabaalood oo aad u wayn, magacoodan waxa lagu sheeke xardho iyo fardho
@awesomegamer9693
@awesomegamer9693 2 ай бұрын
@@iidaantube8899 tuulada magaceed waa lafta tiinka
@najibosman-dx6uv
@najibosman-dx6uv 2 ай бұрын
Meeshaas waa dagmada caluula waana dhul siwaaqroon
@ahmedsheikh9356
@ahmedsheikh9356 2 ай бұрын
Waxaad ilawday kii ugu caanasna Sharmarke Ali Saleh. Oo xukumay 1841-1861 wuxuuna ahaa wagaas ninka ugu taajirsan geeska africa ama sida uu isticmaarka talyaaniga iyo faransiiska u bixiyeen African Rothschild. Rothschild waxay ahyeen familga ugu lacagta badan Europe waana sababta ayu naanaysta ugu bixiyeen.
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 3 ай бұрын
Reeryooonis ayaa iska leh karin
@user-wx6in9ik1m
@user-wx6in9ik1m 4 ай бұрын
Gobolka sanaag waa gobal qaliya
@munaqaali4556
@munaqaali4556 5 ай бұрын
Xiis ilaa berbera inta ka dhex hj xeebtaa iska leh alxdllh
@munaqaali4556
@munaqaali4556 5 ай бұрын
Xiis magaalo dadkeedu dayacay
@abdulrazakbehi3071
@abdulrazakbehi3071 2 ай бұрын
Adigu maxaad ka geesatay qaybtaada horumarka ka socda Degmada Xiis?
@deqaabdi9740
@deqaabdi9740 5 ай бұрын
Laftinaga badayada hanaga cawryina
@arshefootballshorts
@arshefootballshorts 7 ай бұрын
Walaale madhamaystirnee kusoodar qaybta sadexaad
@arshefootballshorts
@arshefootballshorts 7 ай бұрын
Sax
@XusenMaxamad-je6uq
@XusenMaxamad-je6uq 7 ай бұрын
Waa taariikhi lkn yaa dayac tiraya
@MiadSabire-bx8yn
@MiadSabire-bx8yn 7 ай бұрын
Guul falaastin inchalla
@deeq150
@deeq150 7 ай бұрын
Hore usoco
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 7 ай бұрын
Masha alllllah reer berbera nooolaaada insha alllllah❤
@AbdirashiidAhmed-fg3tb
@AbdirashiidAhmed-fg3tb 7 ай бұрын
Thanks
@trumpppl2024
@trumpppl2024 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂❤❤❤❤
@hashiyahya2518
@hashiyahya2518 8 ай бұрын
Haa wll xaqiiq
@MuktarBacur
@MuktarBacur 8 ай бұрын
Runta kasheg tarikhda ma iskadaaa sxp boqortoyadi moqdisho katalinjirtay walayaqana a Wana Boqortoyadi Ajuran
@iidaantube8899
@iidaantube8899 8 ай бұрын
Saaxiib wax qoran ayaan soo gudbiya ee ma mala awaalo. Ajuuraan waa boqortooyo jirta oo la yaqaan xogteeduna aad u yartahay se Abgaal iyana waa mid qoran xilligay Imaamyo noqdeen.
@ismailcabdul-sh1ny
@ismailcabdul-sh1ny 8 ай бұрын
Mashaalah
@Masalaawi
@Masalaawi 8 ай бұрын
Walaal buugaagta noo sheeg
@aliwaberi3226
@aliwaberi3226 9 ай бұрын
Asc Madaxa Iidaan tube Waxaan ka mid ahay qorayaasha iyo akhristayaasha xogaha aad ururiso oo ku saabsan taariikhda Soomaalida. Waxaan kaa codsanayaa inaad Magacaaga oo seddexan aad ii ogolaato oo ii soo dirto si aan ugu qorto qormooyinkaaga xigasho:--‐--------
@iidaantube8899
@iidaantube8899 9 ай бұрын
Mahadsanid. Waa Cumar Cabdi Iidaan.
@abdullahiadan7111
@abdullahiadan7111 9 ай бұрын
Agah oo dorduri waa wadankee
@iidaantube8899
@iidaantube8899 9 ай бұрын
Durduri waa Sanaag. Laasqoray ayay u dhawdahay.
@guletgulet3389
@guletgulet3389 9 ай бұрын
qarnigii 9alaad aye aye Somali iyo China is garanayeen, maxaa ka hadlaysaa adigu,waryaa taariikh waxba kama ogid ee iska aammu.
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 9 ай бұрын
Waxan arkay dhalo qaabkii saabka saabsaan dabol cuf lagurixo intee kakeenteen dhilaha kulamaansaneed bada seeahaan waxyalo lagahelo kamid tahay seeleskagahelaa marakiibtaa sootuurta caag aaduadg masal dhalo hadana sida dhalo udilaceen waxay kalayihin dhiil arjeeg dhiil alwax aba qori isaga iyo dhalada danseeg laguladonayo sida dhaloyinka dhucey farshid bada aba galo duurka daganed oo xaga xebaha kasodagi jirtay barawaha unagudbi jirtay ilaa jilib badiyihiisa dhil arjeg iyo dhalo cag mooyasaxo inamadabaashaneysaan shirkadaha moyasax mabnuuc dhil arjeeg mabnuuc culay maxijinkarto qoriga laculaa siyaso barawe dagadada yaakuhoosjira xiro aaduweyn cadaan joogo dagal sodo hubka hoos kadhib cadceda koronto somali xarka oo dabagab iyo naag fadho igudhahooya xiradas jirada kulexda cawada sodhelmada yaanaladhahay heey haben walagu dhelmadaa manidilikarno inagoo iskujedno haben wanobalan meshan malesyaqan qaxoti lashegay kuwa wadani kuwa xiro dowla dadki kahorey qaxoti meyka orden kurya qaxoti aheen albabadod cid daganey lagawada xawilanaya magac soomali ka ah ooba ahen iskagala afka hore iskuhadal iskumidib tihin baburo toos looraray halka aba noqosho aba ugudbid mesha rabteen aahelikartiin darawalka fasax bii eel basaskaweyceenteen fagtihore waji aqon daris inbadan mawada hadlin markas suqa ano kasobax baburka uukadagay bostejada guryaha ugusokeya cidrakab moye degankuyara gudaha deganka nisodhexgala hasidurkina anoaqon waligey kumalexan ilaisaga oosuqa kasoadego isago oyaya qusul kuqarinay cabar iagfadhin inlosoadego gabdhaha ilasocda wadado cabsida waisnaqana aniga inleyilalesto leygutuhma kAbaqijiray wilkan daris balse famil beenshegay usan aheen wakumaqlijiray famil ma aqonin mid salid uugaday inuu baqarada dowlada kedadkoda kadib isago labacarur gabdho xeebta lagashegay isgoweydinay sidi aheen gafurduban qasnadaxiran nag lasocoto maraci kara intee kusonoqona hada raac reerbadiyo xeebta kusoarken sowadin iyago magalo usosocda dadkudarin ciyalaaduyar nagaa waden barti nigeyneyna hada xiroyin lagaheesta xasan sheeq dagal lowaday
@hibomohamed9384
@hibomohamed9384 9 ай бұрын
Taarihkdii Halend Iyo somalid
@aliyousuf5713
@aliyousuf5713 9 ай бұрын
Waan ku salaamayaa waxaan kaa codsanayaa in aad baadho taariikhdii magaalada bula xaar
@iidaantube8899
@iidaantube8899 9 ай бұрын
Waxooga waan ka uruuriyay aan isku dubbarido insha allah.
@hibomohamed9384
@hibomohamed9384 9 ай бұрын
Xiligii reer holand yimasdeen dhulka soomalida
@iidaantube8899
@iidaantube8899 9 ай бұрын
Qarnigii 17 ayuu ahaa. Xilliga hore ayay u dhaafeen, qoraallo meelahaa ku filiqsan oo ay qoreen waa la helaya.
@user-bp8qx4fm5q
@user-bp8qx4fm5q 9 ай бұрын
Taariikhda ma daneeyaan ta ay hayaana ma sheegaan waxa keenaysa qabyaalada iyo inay ka baqaan in qabiil hebel ugu faano taariikhdaa la hayo sidaa darteed ma sheegaan odayadu taariikhdii iyo guulhii soomaalidii hore xabashida ka gaadheen ama gumaystihii kle haday sheegaana qolo weliba iyadaa sheegata oo anagaa ahaayeen kuwaasi
@user-bp8qx4fm5q
@user-bp8qx4fm5q 9 ай бұрын
Mhdsanid
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan 9 ай бұрын
Meringue caarab maahaa baatiirii caarabtuu xaramuud eewaaxaabaashiid maroodiigaa kuuweeraataay kaabacaada wiixiikaabaabaadeey isiidaa iiguuyiir niin xadaramuud aahaa saanaahoore maxaakaajiiraa waarkaa meriigaa
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan 9 ай бұрын
Masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha
@hibomohamed9384
@hibomohamed9384 9 ай бұрын
Dhacdooyinkii somalida iyo holandiiska boqoradii dhajka ee biito, iyo abonduliahedii tumbule.
@hibomohamed9384
@hibomohamed9384 9 ай бұрын
Taariikhdii dhajka mahaysid miiyaa boqoradii biito
@aliabdigeedi1117
@aliabdigeedi1117 9 ай бұрын
mahadsanid waa kula socdaa
@kingpiipoh9993
@kingpiipoh9993 9 ай бұрын
Legend baa tahay keep moving pro
@jiilka5aad5g95
@jiilka5aad5g95 9 ай бұрын
برابرة المشرق
@870mx
@870mx 9 ай бұрын
Walaal bedka dhulka soomaali weyn waa imisa?walaal iiga jawaab.mahadsanid
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan 10 ай бұрын
Masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan 10 ай бұрын
Weeli siidii beey abeesaaduu uucuun taawaaxa daawuu loomaahaayo
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan 10 ай бұрын
Masha Allaaha masha Allaaha masha