Пікірлер
@XamdiMaxamed-em3yf
@XamdiMaxamed-em3yf 7 күн бұрын
youtube isoqobo abayo ❤❤
@xamralive
@xamralive 6 күн бұрын
okay Walaashay adna waad ku mahad san tahay Booqashadaada JK Khayr
@XamdiMaxamed-em3yf
@XamdiMaxamed-em3yf 5 күн бұрын
Masha allaah abayo isoqobo walashey
@hsaksa8264
@hsaksa8264 14 күн бұрын
👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️
@NasiinNasiin
@NasiinNasiin 22 күн бұрын
Mansha alaah abayo horay usoco
@maxamedcumar3739
@maxamedcumar3739 Ай бұрын
@abdiabdihasan
@abdiabdihasan Ай бұрын
Ay soo biqlaan dheh , Not bilqaan
@xamralive
@xamralive Ай бұрын
hhhhhhhhhhh sax mahad sanid walaalkey
@user-tk8bo7mz9z
@user-tk8bo7mz9z Ай бұрын
Maansha allaah
@itsjuliam
@itsjuliam 2 ай бұрын
Assalamu alaikum aunty. Thank you so much for sharing your knowledge. May God bless you. For how long should the mask stay on the skin before washing?
@fartun9503
@fartun9503 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@fartun9503
@fartun9503 3 ай бұрын
sifiican Ayan ku fahmaya Abaayo Thanks❤
@NasiinNasiin
@NasiinNasiin 3 ай бұрын
Mansha alah walal asxabta ka faidesta
@AmuunMoha
@AmuunMoha 3 ай бұрын
Muqdish maka bxi karo miyaa😢 I soo jwb pls
@user-wk8co3vf8b
@user-wk8co3vf8b 3 ай бұрын
Walal sidee baa loo baweeye joonisk cad❤
@r017x
@r017x 3 ай бұрын
Taliye anne waa ihaaya ee side ku kala xog qaadana
@user-wk8co3vf8b
@user-wk8co3vf8b 3 ай бұрын
Sidee baa joniska loo daaweeyaa
@MohamedAdam-nc6qe
@MohamedAdam-nc6qe 4 ай бұрын
Asc. Mahadsanid
@kafiyaabdulkadir6973
@kafiyaabdulkadir6973 5 ай бұрын
Asc abaayo meel meeshee jogtaa.aniga aad u jeclahay beerahaa iyo xoola dhaqashada plz ma ku baran karaa si aan wax badan kaaga barto xagee kaalaa soo xeriiraa
@Hooyoqaali5
@Hooyoqaali5 5 ай бұрын
Waxan ka codsanaa sida loo abuuro inaad noso galiso jaza kallaah
@xamralive
@xamralive 5 ай бұрын
Hamdi waan ku salaamayaa walaashay Soodhowoow marka hore inshaa Allaah waan idiin Soo Gelin sida ugu Fudud ee loo beero Liinta oo dhan aad baan kaaga mahad celinayaa Soo booqasgadaada
@fadumadahir9435
@fadumadahir9435 5 ай бұрын
Magaciisa noo soo sheeg walaal
@user-vw8qq3xe6j
@user-vw8qq3xe6j 5 ай бұрын
Waa jasiirad tansaaniya ka mid ah😊
@GF-fk4is
@GF-fk4is 5 ай бұрын
Mahad sanid Abaayo Ama wll
@GF-fk4is
@GF-fk4is 5 ай бұрын
Masha allaah Wll aad U mahad santay
@user-kt2lp2re7o
@user-kt2lp2re7o 5 ай бұрын
Asc waadmahadsantahay
@wacanali3595
@wacanali3595 5 ай бұрын
What is the name of the flower?
@IkramXusen
@IkramXusen 5 ай бұрын
Jizakallahu kheyr walal ilaahay haku barakeeyo
@xamralive
@xamralive 5 ай бұрын
Sc wr wb walaashay Allaah kuligeen hana wada barakeeyo Allaahumaa Aamiin mahad sanid Ducadaada iyo xiriirka iyo qoraalada Quruxda badan Soo dhowoow walaashay
@firdausmukhtar5684
@firdausmukhtar5684 5 ай бұрын
Waan kaqadney my qalbi
@NasiinNasiin
@NasiinNasiin 5 ай бұрын
Mansha alah horay usoco❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@haawoabuukar1640
@haawoabuukar1640 6 ай бұрын
Asc abayo qobka mooskaleelka mala isticmaali karaa
@xamralive
@xamralive 6 ай бұрын
Wcs wr wb walaashay haa mooska waxaaba larabaa inuu kuu qalalo asoo qoyaan horay geedka ama beerta ma uga shubaysid ee xaraad ku qasee meelaa la dhigee bacdeen aad isticmaalee Mahad sanid Booqashadaada Soodhowoow
@AbdiwahabSheikh
@AbdiwahabSheikh 6 ай бұрын
Kan dhulka ku Jira malagu shubikaraa
@AbdiwahabSheikh
@AbdiwahabSheikh 6 ай бұрын
Rumaanka sida loobeero iisheeg uqti
@AbdiwahabSheikh
@AbdiwahabSheikh 7 ай бұрын
Xamra
@AbdiwahabSheikh
@AbdiwahabSheikh 7 ай бұрын
Wall waxaan kaarabaa rumaanka sida loobeero xamari
@AbdiwahabSheikh
@AbdiwahabSheikh 7 ай бұрын
Wsc
@annaahmed2564
@annaahmed2564 7 ай бұрын
Yummy yummy thanks for sharing qaaliyeey.
@annaahmed2564
@annaahmed2564 7 ай бұрын
Masha Allah xabiibtii jzklq Inaba cadi ma aha cuntadaada yummy yummy gacantaada alle s.wc Haku barakeeyo qaaliyeey thanks for sharing qaaliyeey.
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 7 ай бұрын
Manshallah
@fardowsaxmed184
@fardowsaxmed184 7 ай бұрын
Masha ALLAH
@maxamedcumar3739
@maxamedcumar3739 7 ай бұрын
Wadanka wey ka baxdaa lkn madaneyno
@mohali2507
@mohali2507 7 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Walaasheena nagu Qaali eh Eng. Xamra Jimco wanaagsan Ilaahay khayr ha ku siiyo Wanaaga sameeyneyso Miizaankaaga Aakhiro ha kuugu ha kugu Kaalmeeyo AAMIIN AAMIIN YAA RABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@xamralive
@xamralive 7 ай бұрын
Allaahumaa Aamiin
@ahmedismail4735
@ahmedismail4735 7 ай бұрын
Maansha Allah gabadh wanaagsan ayaa tahaty waad mahadsantahay.
@fardowsaxmed184
@fardowsaxmed184 7 ай бұрын
Waan beeranaa
@user-kr7vh5bc1h
@user-kr7vh5bc1h 8 ай бұрын
Walaal qarahanosogali
@faaido6069
@faaido6069 8 ай бұрын
One of the main differences between whole wheat and white flour is the fiber content. Whole wheat flour naturally has the level of fiber found in wheat, while most of the fiber has been removed from white flour during pr
@nasiib-sq1hk
@nasiib-sq1hk 8 ай бұрын
Bahashaan qooq ayaa laga qaadaa 😂 Ninkii iskaabulo ah oo cuno habeenki jiif waa uga dhamaatay
@xamralive
@xamralive 8 ай бұрын
nasiib caadi matihid waad iga qoslisay yes dabcan hhhhhhhhh
@miskimadar9532
@miskimadar9532 9 ай бұрын
Abayo wad mahad santahay waan is dhahay biyo ubahan yahay inkasto la igu dhahay geydaha wa weyn xogaa uma bahna biyo markasta waxan umaleyna dhibka halkas inuu iga yamid
@husienaadan401
@husienaadan401 9 ай бұрын
Cashar welba na tosi grafting sitoos ah noo praticay
@xamralive
@xamralive 9 ай бұрын
Walaalkeey waan jeclaan lahaa laakiin hada Dhir kuma haysto guriga xiligii qaboobahana waa la galay markale inshaa Allaah mahad sanid xiriirkaaga
@husienaadan401
@husienaadan401 9 ай бұрын
Wllshy xamra waxa aan ka codsaneyaa inaad ka dhiqto itus iyo itaabsi Waa in aad si toos ah noo tosi
@miskimadar9532
@miskimadar9532 9 ай бұрын
Abayo geyd camba ayaa guriga iga baxa saas uma weyna lkn dhibka jira waxawaye marko ubaxa soo dhaliyo wey dhimata geydkana wuu iga qalala caleyn tisa maxan kusamey adoo mahadsan
@xamralive
@xamralive 9 ай бұрын
Sc wr wb walaashay soo dhowoow walaal geedka waxaan u malay nayaa biyahaad ku yaraysaa ama ciid nafaqaysan buu u baahan yahay in aad ku shubto ee ciid nafaqo leh ku shub walaashay
@husienaadan401
@husienaadan401 9 ай бұрын
جزاك الله خير الجزأ Waxa kale.aan ka weydineyaa cambaha wadankiii isaq oo dhan waxa uuu ku dhaleya 6 sano ama kaban kan lagu beeriyo labda sano ka dhaleyo wadan keena gedahaase maba ku yaalan
@husienaadan401
@husienaadan401 9 ай бұрын
Mahadsanid wlshy . Waxa aan ahay arday barta kuliyada agriculture ama beeraha waxa aan ka codsineyaa in aad isoo raadiso mel lagu barto website ama youtube lagu barto beeraha 😊
@husienaadan401
@husienaadan401 9 ай бұрын
Waa mahadsantahay Waxa aan rabaa in aan ku weydiyo su aal ah cambaha wadankeena ka baxo in mirihiisa lagurto waxa qadanaa wakhti badan wadamadankale Waxa qadanaa 2 sano Waxa aa ka codsineyaa in aad noo faideyto sida loo sameyo grafting to mango
@xamralive
@xamralive 9 ай бұрын
husienaadan walaal waan ku salaamayaa Soodhowoow walaalkay Canbaha wadamada kale Lafta canbaha ma beeraan badanaa ee waxay beeraan Canbe laga talaalaalay geed wayn oo miro dhalay kadib 2basano ka diba wuu kuu dhalayaa geedkii oo 2ba jira
@husienaadan401
@husienaadan401 9 ай бұрын
Waxa aan ka codsaneyaa in aad soo bandhiqdo sida lagu tilaalo labada cambe
@xamralive
@xamralive 9 ай бұрын
waan ku salaamay walaal husienaadan aniga ma haysto geed canbe ah balse dhegayso Fidiyowgan aan maanta soo geshay ayaan ku sharaxa yaayee @@husienaadan401
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 9 ай бұрын
walalo qaali manosodirikarta sawirada vitamintadka adomahadsan
@xamralive
@xamralive 9 ай бұрын
Sc wr wb okay walaashay